Тёмный

Sooraan oo Diiday inuu Cashuurta Bixiyo [Riwaayad ku Saabsan Cashuuraha Somaliland] 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 28 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 46   
@nimcaahure6232
@nimcaahure6232 3 года назад
Manshallh soomalilan gulgul🥰🥰🥰🥰💯💯💯💥💫
@Mo-dool
@Mo-dool 5 лет назад
hargeysa canshuurteeda waxa cuna maayer solteco iyo golihiisa
@barashadadiintaislamka2745
@barashadadiintaislamka2745 5 лет назад
Ilahay ka baq wll Ha ku Aakhiro seegin Haduu cuno Alle ayaa Xisaabinaya
@sssdddf8508
@sssdddf8508 5 лет назад
Hargeisa cashuurteeda habar yartaa baa cunta
@kaakihassan4840
@kaakihassan4840 5 лет назад
Waarun
@idilcabdi4848
@idilcabdi4848 4 года назад
Wll haduu cuno wallahay xisaab ayaa danbayse iskada
@abdulahimaxamed1350
@abdulahimaxamed1350 5 лет назад
Anaa ugu horeyo muuqaalka
@abdirahmanmohamed22
@abdirahmanmohamed22 5 лет назад
Sooran waxa lanagu wada xidhey o baaburta lanagag xareeyay sababto ah Cashhurta wada madista hhh jaba waka danbeeye Sooraan wa diidey wany islaayen gadhigina wa kaga xareeyay😂. Imkana waxa u ileyhy cashhurta bixiya
@boossbooss1485
@boossbooss1485 5 лет назад
Waa run shacabku way arkaan waxay siyaasiyintu ina leeyihin sanadkasta bilkasta shacab rer somaliland ee wangsan waxa laga qada cashur dhanksta ah wax lagu qabtay majirto an ka ahyn nimanka siyaasiyinta ee ushaqaysanayaa caruurtooda kuna jira qaysriyo qurux badan oo mukayf leh hanti lacgedna kasamaystay mrka inta aynu tagerayno siyaasi benale ah kuna tagereno rer hebel dhalin yaroy mel gadhi mayno cashurkasta oo labixiyo waxa qata mayirada gobalda tasina waa mid xaqiiqa hargysa waa casimada somaliland mrka dusha laga sawiro waa mel qurux badan lkn markad dhex marto waxd is odhanysaa miyeyna mesha dawlad ka shaqayn wayna og nahay shacabka rer somaliland in ay cashuur ku baqan ay ku baqato siyaaasiyinta benalayashaa tasna maha mid dul qadan dono caqliga salimaka ee rer somaliland ee badi ay yihin dhalin yaro caqli hayna shaqeeyo ee yuna ina shaqayn caqliga rer nimo
@nicmayusuf3802
@nicmayusuf3802 5 лет назад
Gole deegaankan xiligan sii dhacaysa waxay gaadhsiinayaan sidii xaaranta ubadsan lahaayeen intaanu gole deegaan oo cusubi iman
@abdirashidbarre1602
@abdirashidbarre1602 5 лет назад
Nederland anaa joogaa ilaa ay ka dhintaan ka ab ka ab shaqada waa iska wadaan maba joojiyaan iska wax uqabsana waaba ku shaqeeyaan ay raali kayihiin
@PapuPapu-ul3nc
@PapuPapu-ul3nc 5 лет назад
Away lacagta dolada Somaliland iyada neh doller mey isticmalan sida somalia
@khaddaradamios7117
@khaddaradamios7117 5 лет назад
Han bixinee maxaa lagu qabanaya cashuurtan afarta nin ay siday donaan ugu raxaystaan
@hanadgigis8049
@hanadgigis8049 5 лет назад
Inay shilinka Somaliland yidhaahdanbey ahayd lkn dolar kumay fiicaneyn
@cumarjamac3624
@cumarjamac3624 3 года назад
Run
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 5 лет назад
Waan yaabanay uun anigu runtii cashuur la qaadayo iyo waxay qabanayso la arkayn
@shariifmohamed2363
@shariifmohamed2363 5 лет назад
Walahi waa ruwayad waa been cid wax qabataa ma jirto Alle ka baqa oo dadka u qabta
@movie123-cut-6
@movie123-cut-6 5 лет назад
02:25 dee askar badaniyo ciidaniyo waxaa😂😂😂😂
@duuliyekastamtv3017
@duuliyekastamtv3017 5 лет назад
*Cashuur cashuur cashuur waar sida tuunus halakaco*
@xasanmaxamed8303
@xasanmaxamed8303 5 лет назад
Ar waayo wadankaasi oo marmara walee sooraan runbuu sheegay lacagta cashuurta labixiyana madaxda sare masoo dhaafto iskadaa waxayqabtaane
@ahmedabdi3215
@ahmedabdi3215 5 лет назад
Hahahaha wey iska hagaageysaa adeer
@mukhtarabiib4245
@mukhtarabiib4245 Год назад
Inalwaeninhwarajcin
@abdiqanimohamedali9586
@abdiqanimohamedali9586 5 лет назад
Horaaa loo socday dheh
@abdulahimaxamed1350
@abdulahimaxamed1350 5 лет назад
Hhh caadi ma aha runtee
@mohamedibnueidle5585
@mohamedibnueidle5585 5 лет назад
Waala qaban dona wax wax lagu cuno waaye
@apdirashiidali8453
@apdirashiidali8453 5 лет назад
nin ka soraan wlle wli waa xarapad isaga iyo Guri barwaqo waa mid keee asxpty
@farhiyajama9346
@farhiyajama9346 5 лет назад
Tuugo weeye
@siciidfarax6022
@siciidfarax6022 5 лет назад
wala hgaaa jindoonaaa hsocoto
@abdikadir8645
@abdikadir8645 5 лет назад
Waar telesom umadii way dhakaynaysaa 0.12 cent halkii doolar ay dawladu ka qaadayso ayay rabtaa inay 0.05 kamid ah dadka dul saarto si ay badhuun u bixiyaan.
@themog6556
@themog6556 5 лет назад
HADII CANSHUURTA DADKIINA AYNIGU FILANTAHAY BACDEEN ISKA DHAAFA INAA XAMAR MARWALBO TUUGSATAAN SIDA HADEER. MARKII LACAGTA NIGA SOO DAAHDO QAREERKA ISKA DHAAFA SNMLAND.
@MOALI886
@MOALI886 5 лет назад
Imika ma afsomali baad kuhadkaysaa Mise siilkii hooyadaa baad kasheegaynaysaa qadaad wayneey
@amiirmohamed2667
@amiirmohamed2667 5 лет назад
Cashuurtu wlhi waaa mida ugu muhiimsan dadka dalka danta haba lala yaabo madaama aan horay loo arg blse hadii ay noqotay maanta mid lagu baraarujiyay dalka dadka waxaan u rajayanayaa Isbedal muhiimadu maaha inad marwalba hadalka fiican kasoo horjeesato blse waxaatahy adigu ku wangsanow wixii aad waxtar u aragtana dadkana uga hor mar alaha inaga wada raali noqdee
@abucubayr8517
@abucubayr8517 5 лет назад
Faqash fool xumo aduunyo Soo baro afsoomaliga horta
@themog6556
@themog6556 5 лет назад
@@abucubayr8517 QALDAAN MA SOOMAALI EE FAHMIKARAAN.
@nicmayusuf3802
@nicmayusuf3802 5 лет назад
@@themog6556 Cashuurta muqdisho laga qaado 8 degmo ayaa laga qaada iskadaa in aad 5ta maamul goboleedyo kaqaadaan sida federalka ethiopia maamul goboleedyada kaqaado Idinka wax kuwada hadalnaa majirtee ilaahay nabada ha idiin sugo ku cimra qaata jamhuuriyada somaliland ee kala dambeynta leh
Далее
Кольцо Всевластия от Samsung
01:00
Просмотров 578 тыс.
majaajilo xisbiyada Somaliland.flv
34:41
Просмотров 1 млн