Тёмный

SOORAAN SHIRKIISII JARAA'ID ┇RIYO UU KU RIYOODAY┇ ©2016 2017 

SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Подписаться 251 тыс.
Просмотров 297 тыс.
50% 1

🔴 🔴 🔴 🔴 🔴 🔴 SUBSCRIBE★SHARE★COMMENT🔴 🔴 🔴 🔴 🔴 🔴
★★★★ Sooraan And Jawaan Film Production ★★★★
★★★★★★www.sooraanjawaan.com★★★★★★★★

Развлечения

Опубликовано:

 

12 дек 2016

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 204   
@faraahnuurwacayskamohamed2284
@faraahnuurwacayskamohamed2284 3 года назад
7-june-2021 Goor shegtu waxay shegaysa 12:30 habenimo Alle naxaristi janno haka warabiyo abwaan Ibrahim ismail sugule sooran 😊🍃
@hamzikapdirizak
@hamzikapdirizak 2 года назад
3 March-2022 alle how naxariiisto😭😭😭
@Somalioz2020
@Somalioz2020 3 года назад
Jawaan Sooraan wuu kula dhuuqaaye meesha waxba kuma hayo, ninkan shaadhka buluuga ah wata ayaa more talented ah.
@diiniahmad4298
@diiniahmad4298 5 лет назад
Hhhhhhh sayid meesha jawaan wuu kasaaray like iisar tagerayasha
@one1893
@one1893 2 года назад
Allah haunaxaristo walaalken Soran.
@user-fi4sf3cw2d
@user-fi4sf3cw2d 11 месяцев назад
😘
@akirtulzaturki8119
@akirtulzaturki8119 3 года назад
Maskaxdaan cadiban hanala Soo raadsan kulahaa sooraan
@malqabenka414
@malqabenka414 7 лет назад
hhhhhhhhhhhhh sooraan kulahaa karyoonaa lagu riixayay best comondey
@ridwaanmohamed2796
@ridwaanmohamed2796 2 года назад
Ilaahaw naxariistii jano sii walaalkeen
@abdikadiribrahim462
@abdikadiribrahim462 7 лет назад
ninkan kale waa inaad riwaayado badan ka soo samaysaan
@warsamejamal9828
@warsamejamal9828 4 года назад
Walaahi sooraan waa saaxibul caqli
@nouraibraahim7153
@nouraibraahim7153 4 года назад
illhay cimriga hakuu dheereeyo sooraan my favorite comedy
@abwaangaraneofficial2393
@abwaangaraneofficial2393 2 года назад
Wallahi waan qoslay wadamada uu tagay markuu sheegayey BOORAME kuye
@harambaal
@harambaal 6 лет назад
Ku lahaa waa aan shiinaha tegay waxaan soo arkay maqaaxi laga ooyo kaliya iyo mid laga qoslo ...
@user-ve7cs4xk6c
@user-ve7cs4xk6c 4 месяца назад
Allha unaxaristo. Sooraan
@hamdahussein6166
@hamdahussein6166 5 лет назад
Sooraan nin waalan kkkkkkk waan qoslay
@jamayusuf7205
@jamayusuf7205 2 года назад
Wn si dhegeystay meel cidlah kaboday... sorry soooran Rabi haku dhaxariisto ameeeen...
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 6 лет назад
Kayse Saydhiye caadi maaha Ku lahaa oo meesha aad Seexatid ma Diyaarado Ayaa fadhiysta
@nimcakoscambe
@nimcakoscambe 7 лет назад
abdullhi 👏👏
@mohamedadan1518
@mohamedadan1518 2 года назад
Alle ha u naxriisto
@noor-fw2hm
@noor-fw2hm Год назад
Allow kayel Ahalka janatul firdowsa uduceya walalyal walakiin
@fuadbadmah7542
@fuadbadmah7542 7 лет назад
hhhhh nin sooraan la matalaada ayaa soo baxay video yawyo kalo badn ban filayna inshalah
@ahmedheybe334
@ahmedheybe334 Год назад
Mr sooraan alle ha unaxariisto
@sezed8991
@sezed8991 7 лет назад
maxaad igu diideen , hadaan ku doorano annaga yaana dooranaaya hhhhhhhhhh . sooraan caadi maahan. wlhi so talented!
@cawayskatv1713
@cawayskatv1713 6 лет назад
Walhi hadaan awoodayo sooraan baan lanoolaanlahaa
@wardajamal9000
@wardajamal9000 7 лет назад
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walahi wan qoslay wan riyooday riyo live ah
@hakumashquulinsaaxiib2199
@hakumashquulinsaaxiib2199 7 лет назад
sooraan sxb aad ayaan kuu taageeraa aqli nin wayn ayaad ku hadashay walahi
@nimconaruuro7545
@nimconaruuro7545 7 лет назад
hmmmm oo riyadu ma imika socotaa waa live ku leeyey
@user-sm6hf2ge4w
@user-sm6hf2ge4w Год назад
Alle hawnaxariisto sooraan ismacil sugule
@mubaarakzulup9829
@mubaarakzulup9829 5 лет назад
😂 waaa riYo laaaf aH sHirka live Hmmmmmmmm WLLAHI ZOORAN KHATAR KULA NINKA INGIRSKA UGU WAYN OO KARYOOLE LUGU ZIDO HMMMMMMM ZORRAN WLLAHI WAN KU TAGIRAA INA KA HESHAYE LIKE PEOPLE
@bakhadciise7716
@bakhadciise7716 Год назад
Soraan ilahaw unsxariiso
@qadanali1267
@qadanali1267 4 года назад
Qofkii waayo araga wuu fahmayaa Hadalada zooraan . Zooraan waa xikmaawi
@youngbile2323
@youngbile2323 4 года назад
Kkkkkk wllhi mrkan dawado qalbigan ka qosla
@Umardahir02
@Umardahir02 7 лет назад
shirkan looma dhamo. aaway Jawaan.
@Somali-One
@Somali-One 2 месяца назад
Saami qaybsigii Tv kahadalka manu helin kulahaa 😅😅😅😅
@haniyohimilo8060
@haniyohimilo8060 4 года назад
Dadka qayilaa maskaxdoodu waa fireesh meela aynaan waxba kaeegin ayay waxka arkaan kulahaa.nabigoo xayiya ayay kadiideen
@binoabokor1039
@binoabokor1039 5 лет назад
Nin xilqaaday eed qaad
@faysalahmedsheikh6975
@faysalahmedsheikh6975 6 лет назад
Waa Hadal Wax Badan Sheeegaya
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 7 лет назад
kkkkk beesha yada miyaaney saami qeybsi TVGA kulahayn oo ay kudigarogato waa sidee? wallaahi caato waa nin cajiid ah viva
@caashocaday2033
@caashocaday2033 3 года назад
Well done
@bananarice8317
@bananarice8317 7 лет назад
Dharkii kibirkana waad so qaadanaysan kulaha😂😂😂
@abdikariimfaysal5004
@abdikariimfaysal5004 Год назад
Nabigii ayey ka diiden
@yangjohn486
@yangjohn486 4 года назад
from muqadisho ader wan kutagera 1960 aya la idin aqonsade m,a 2 mar,lama aqonsado tankle dowlad galaa ma aqonsaneso towxidki iyo n bgi asi o nol aye diden
@balibaaxone7136
@balibaaxone7136 7 лет назад
kkkkkkkkkk walaahay sooraan ninkanaa ka badiyay kulahaa saami qaybsigii beeshaydu ku lahayd tvyada
@galhareeri5189
@galhareeri5189 4 года назад
Mow shin loomadhamo shirka Aaaway jawaaan
@abdimahadyusuffarax2883
@abdimahadyusuffarax2883 7 лет назад
waxaysmay qofbaan ku xasuustaa kelmadaa
@mohamedabdirahman8783
@mohamedabdirahman8783 6 лет назад
Nin ween erayo mcn
@Ahmedabdilnasir
@Ahmedabdilnasir 7 лет назад
kkkk shirkaygu waa riyo live ah kulahaaa
@ahmedabdishirekeyse9438
@ahmedabdishirekeyse9438 7 лет назад
ahmed cabdinasir kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@abdimusa895
@abdimusa895 4 года назад
Wa reyio life aha. What a legent soran.
@ibrahimdanishidofficail
@ibrahimdanishidofficail 7 лет назад
hhhhhhh walahi uu iga qosliyay qabiilksygu sami qaybsiga tv kula hayn kumanu hadal kulahaaa
@danhiilalichannel5332
@danhiilalichannel5332 3 года назад
Waa.niman.qosolbadan wantagera
@akramnur6417
@akramnur6417 7 лет назад
qofkii ugu horeeya ahay
@suleimanabdirahman6929
@suleimanabdirahman6929 7 лет назад
Abdullahi Nur Eid maxaad dadka kale dheertay hadaad ugu horaysay
@aliabdi7191
@aliabdi7191 7 лет назад
Abdullahi Nur Eid Maxaad uga Jeedaaa Qofkii ugu horeeyey ayaan ahay
@akramnur6417
@akramnur6417 7 лет назад
inta geelu ariga dheer yahay ban dadka dheerahay
@dulqaadmasamre6461
@dulqaadmasamre6461 5 лет назад
Noo aqoonsada oo miyay idin oqoonsanayaan nabigi ayay ka diideen towxiidka
@crashiid6224
@crashiid6224 2 года назад
10 11 2021
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 года назад
Sida kale abwaaniinta wa ok laakiin dhaarta kadaaya walaahi badanaa wuxu sowtan riwaayada ah maaha
@bashirmahmud9536
@bashirmahmud9536 7 лет назад
Asha haadka aad la ordaysaan gaalo nabigiinii (scw) ayey ka diideen 😂
@somalioomidahinshaaallaah5908
@somalioomidahinshaaallaah5908 7 лет назад
bashir mahmud waa run dee
@fardowsoahmedyusuffardus1845
@fardowsoahmedyusuffardus1845 4 года назад
scw
@abdullahimhersi1324
@abdullahimhersi1324 4 года назад
kkkkk reerkeenu saamigii TVga ay kula haayeen ma helin kulahaa
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 7 лет назад
ninka kale ayaaba funy ah walee kkkkkkkkkkkkkk
@hamze-17
@hamze-17 4 года назад
Wuu u Eeg yahay Ku dar😀😀😀
@abdimoge3839
@abdimoge3839 6 лет назад
Kkk wa riyo live eh kulahaa.
@hamzaali3339
@hamzaali3339 7 лет назад
dhoqoshi ma wadamaday ku jirtaaa hhhhhhh alla yaaa nala qosla hadaba
@kamacnshecadde6129
@kamacnshecadde6129 Год назад
Yaadawanaya 2022 bisha9
@sharmakedayib3057
@sharmakedayib3057 2 года назад
🥺🥺🥺
@MK-th1xd
@MK-th1xd 4 года назад
Dhoqoshay kulahaaa kkkkkkk Tan iyo dhoqoshay baad dhabada hayse dhega iyo ha layaabin dhego maleh
@muparikmedia8894
@muparikmedia8894 4 года назад
Wixii hore ayaa socon waayey miyaa😂
@Wasiirka98
@Wasiirka98 7 лет назад
Aduu mA xabadi keentaydii Baathay Hhhhh
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 4 года назад
Eesh calaa xigmad nin fahmay ayuun baa fahmay a kkk
@user-ox7pe1rm5z
@user-ox7pe1rm5z 7 лет назад
wax dhabu ka hadlay
@mohamiin4740
@mohamiin4740 7 лет назад
Hmmm kuwii na aqonzdey maanay dhiman
@kafadhafacandarta2110
@kafadhafacandarta2110 7 лет назад
😂😂😂😂😂😂 hhh alla meesha maxaa sarbeeb ka socota kulahaa beeshayadu saami qaybsigi ay kulahayd tvga kamaanu helin
@snmtv1499
@snmtv1499 5 лет назад
Mala uu inoo dhex geliyay kayse saydhiye
@elyassayoub9785
@elyassayoub9785 4 года назад
aasnololeed kkkk
@cmeggeh6259
@cmeggeh6259 7 лет назад
hhhhhjhhhhhhhhhh alla beerka😂😂😃😃😂😃😃
@jogosmaxamed9308
@jogosmaxamed9308 4 года назад
Nic
@aliyusuf-channel
@aliyusuf-channel 6 лет назад
Kkkkkk kuwii na aqoonsaday weey dhinteen kulahaa
@barwaqosharif6326
@barwaqosharif6326 7 лет назад
😅😅😅😅😅
@abdulaahimali7817
@abdulaahimali7817 2 года назад
Waad dhimtaye Muuse Biixi dirqi baad kagaga baxtay waa ku xidhi lahaa.Sida Abdimalik.hadna hadaanu qabriga ciidan kuugu soo dirin
@cashawarsame6213
@cashawarsame6213 Год назад
Doqon
@user-wx2yx9vt2k
@user-wx2yx9vt2k 4 года назад
Kkkkkkkk ana adeeer inaan hadlaan doonaya
@abdirahmaneid8313
@abdirahmaneid8313 7 лет назад
Facebook ma barkaat ayaa iibisa kulahaa 😂😂😂😂
@maxamuuddaahir1108
@maxamuuddaahir1108 2 года назад
Asc
@maxamedmuxumed6613
@maxamedmuxumed6613 5 лет назад
kkkkkkkk waaa riwayad saxa waaqica
@hollaatme8054
@hollaatme8054 7 лет назад
sooraan waad igaqoslisay hhhhhhhhhh
@wariyeheer-sare.8716
@wariyeheer-sare.8716 2 года назад
Riyo live ah kulaha sooraan kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@danhiilalichannel5332
@danhiilalichannel5332 3 года назад
War ninkansoranlajoga magacis
@nucmanabdases5562
@nucmanabdases5562 3 года назад
Kayse saydhiye zhp
@yoonis1699
@yoonis1699 4 года назад
Riyada Sooraan ee ictiraafka dadbana lagama daaalo Miyaaa Sooraan oday Soomaaliyeed Inaad noqoto soo kama fiicna Somaliland is a part of Somali weyn
@ahmedabdu7367
@ahmedabdu7367 3 года назад
Maxaad u dhihi weydeen Somali waa qayb kamida somaliland
@snmtv1499
@snmtv1499 5 лет назад
Kkkkkkk odaygani waa nin khatara siyaasadina marku darsaday
@ahmedabdishirekeyse9438
@ahmedabdishirekeyse9438 7 лет назад
kkk dharkiiiii kibirkana wadso xiraneysan kkk
@jamayusuf7205
@jamayusuf7205 2 года назад
Doqishey..kkkk
@munayuusuf6325
@munayuusuf6325 5 лет назад
hhhhhh zoraan aad ku jecelahy whi ku tagera
@Is-haqAOsman
@Is-haqAOsman 4 года назад
warba inkaartaan eega hada mawaxaadleedihiin soomaalilaan oohinta meelhaysugugayso qosolkana meel oomarkaas yaa kalaxukumaya lambada meellood waryaarahee masuurtagalbaa
@queenofsomaliland1872
@queenofsomaliland1872 7 лет назад
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk alla beerka
@ubahletv684
@ubahletv684 7 лет назад
wow 😂😂😂😂😂😂
@axmedcabdallw547
@axmedcabdallw547 7 лет назад
hhhhhhhhhhh sooraaan iyo saydhiye rag culus ayaaa is helay
@mohamedjamahassan9838
@mohamedjamahassan9838 7 лет назад
kkkkkk samigii aan Tvga ku lahayn kamanan helin
@abdisamad_shukri
@abdisamad_shukri 4 года назад
Walay ka tay
@abdisamad_shukri
@abdisamad_shukri 4 года назад
Jegan wuu ku saydhiyay
@ahmedordugan5470
@ahmedordugan5470 7 лет назад
hhzhhhh ragan rag iga dheh sooraan iyo saydhiye
@cabdulaahicabdiwahaab398
@cabdulaahicabdiwahaab398 6 лет назад
ilkcase iqra
@cabdulaahicabdiwahaab398
@cabdulaahicabdiwahaab398 6 лет назад
ilkacase into work yareey
@sabaxmaxamud2680
@sabaxmaxamud2680 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
@abdikadiribrahim462
@abdikadiribrahim462 7 лет назад
soraaan iyo ninkan kale way isla haystaa lakiin ninkan kale wuu qosliyayba sooraan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkmkk
@asadabib6142
@asadabib6142 7 лет назад
aqoonsigaaga was hadaad aqoonsi haysaan somali passport koonfur umad doonateen
@suubanmagan9475
@suubanmagan9475 7 лет назад
yaa kugu yiri baasaboor baa xamar loo doontaa imisa qofbaa dhoofa maalin walba airporka Cigaal inter. ma passport bay u doontaan xamar hurdada ka kac, aqoonsina wayka hor qaadanay xamar orod baro taariilhda somalida adigu ma guamysi baaad ku jirtaa mise xorbaa tahay mayee AMASON baa ku xukunta maadaaba xor ah
@cawayskatv1713
@cawayskatv1713 6 лет назад
Asad Abib hooyadaa usheeg buste fooqal buste ordoo alshabaab iska qabta markaasaad somaliland af ka lasoo galaysaa qudhun fooqal qudhun walhi waligay kumaan riyoon in aan hbeen muqdisho u hoydo ilahow nabada noosiyaadi fataashan xamar laleeyahayna naga qabo
@user-jm5oc3jn7e
@user-jm5oc3jn7e 5 лет назад
malayacnii iskadeeh
@jabirmoalimabdikadir7079
@jabirmoalimabdikadir7079 7 лет назад
Kkkkk sooraan caadi ma ahan
@fomar2137
@fomar2137 7 лет назад
ķkkkkkkkkkkk
@fomar2137
@fomar2137 7 лет назад
walahi. waaa qosl
@abdikanimohamed3768
@abdikanimohamed3768 4 года назад
kkkkkkkkk xabadikeenti miya tahay adigu kkkkkkkkkk
@halabuurabdirisaqboos387
@halabuurabdirisaqboos387 6 лет назад
hhhhhhh kulahaa riyo laaf ah
@iglancadey9449
@iglancadey9449 7 лет назад
kkkkkkkkk wlh ninka kalaaba kaqatrsan maanta kkkkk
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 7 лет назад
Soraan .... wan kaa dambeya wllee
@nuurabdiqaadir7713
@nuurabdiqaadir7713 5 лет назад
Nin adag wlee
@abdulazizkaamill4235
@abdulazizkaamill4235 7 лет назад
jaahiilkii sooraan ahaaa hahahahahh konfur iyo waqooyiba, Bari waa soomaaliya one jaahiilkii soooraan ahaa baa dhataqdiisii soo duubay
@muxiyadiinuk3271
@muxiyadiinuk3271 5 лет назад
Siilki hooyada ayaa dhotoqle ah
@muxiyadiinuk3271
@muxiyadiinuk3271 5 лет назад
Hargaysi hadii aay somaliya tahay dee bal farmaajo hayimaado
Далее
SOORAAN IYO JAWAAN RIWAYAAD CUSUB RUUG CADAAGII 2018 HD
39:18
СМОТРИМ YOUTUBE В МАЙНКРАФТЕ
00:34
Просмотров 292 тыс.
majaajilo xisbiyada Somaliland.flv
34:41
Просмотров 1 млн
Halkee iyo Sidee ayay isku barteen sooraan iyo jawaan
6:08
SOORAAN IYO SAYDHIYE MAXAA KALA QABSADAY ILA DAAWO
26:27
SOORAAN IYO SAYDHIYE FILMKII RUNTA 2017
16:16
Просмотров 616 тыс.
SOORAAN IYO JAWAAN IYO CABDI GOOD
47:26
Просмотров 203 тыс.
SOORAAN RUWAAYAD CUSUB ADIGAA DALKA LEH? DALKEE
27:16
Просмотров 212 тыс.
В кого влюбляются парни
0:30
Просмотров 1,8 млн