Тёмный

Sooyaalkii mar la'aragga ahaa | Islamic Golden Age 

Подписаться
Просмотров 707
% 61

Baraarug waa taxane, maan toosiya ah kugu baraarujinaya! wax kasta Oo u haboon maanka ruuxa muslimka ah.
kaasoo socon doono bisha barakaysan ee ramadaan. ♥
" Xalqadan waxan ka soo dheegtay -
- كتاب ماذا قدم المسلمون للعالم ".
" هذا البرنامج صدقة جارية من أجدادي"
Follow me on social media
www.Facebook.com/bilalmustafe2
bilalmustafe1
bilalmustafe1

Кино

Опубликовано:

 

6 апр 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 9   
@asmagaza4946
@asmagaza4946 2 года назад
Runtii waa barnamij gobaabinaya dhalinta muslimka ah tusinayana Sidii ay ahayeen maskaxihii muslimintu…maasha Allah thanks wall hore u soco🥰👏
@Meehaalpodcasts
@Meehaalpodcasts 2 года назад
Mahadsanid in badan walaal.
@qummane118
@qummane118 2 года назад
Allaah, Allaah, Allaah, yaa salaam, walaal waxa aan kuugu Bishaaraynayaa in aad haddii aad sidan u sii waddo ka mid noqon doonto dadka Xulka ah ee loo quudho xilliga inta la dhex mushaawaxayo Shabakadda ENTERNET.
@Meehaalpodcasts
@Meehaalpodcasts 2 года назад
Mahadsanid garab sitaagaaga waan ku faani doonaa dhiiri galintaa. Inshallh waxan ka badali doonaa wax badan Baraha bulshada somalidu hanaanka uu u socdo. Mahadsanid Jazakallah khyr
@عبدالرزاقمختار-ي4ذ
Masha Allah, hore u soco walaal Bilaal.
@Meehaalpodcasts
@Meehaalpodcasts 2 года назад
Mahadsanid ❤
@moohanyou424
@moohanyou424 2 года назад
Guuleiso❤
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 2 года назад
Islaamkaa hogaaminayay culuumta se su'aasha waxa ay tahay xillima ayaa ay gaadheen heerkaas. Jawaabtu waxa ay tahay darajaba darajay kuu dhiibtaa.
@Meehaalpodcasts
@Meehaalpodcasts 2 года назад
Dr subeer aqoon yahy mahadsanid