Тёмный
Meehaal Media
Meehaal Media
Meehaal Media
Подписаться
Meehaal, Waa Podcasts aqooneed isu taagay sidii uu qaadhaan ugu darsan lahaa koboca wacyi ee bulsho.

Bahda Meehaal Podcasts iyo martideeduba waxa ay idiin soo tebindoonaan fikrado -Meehaallo- hogatusaalaynaya waaxo badan oo taabanaya nolosheenna, kuguna dhiiri galinaya arimo badan, kaana reebaya fikrado togan, iyaga oo kugu biirinaya fikrado toolmoon.

Waxa aannu u filaynnaa dhegaystayaashayada xurmada leh, in barnaamijka Meehaal uu culi doono garaadkooda.
Waa maxay Qiimaha Qofku? | Meehaal Podcast
27:39
5 месяцев назад
Cudurka Caanimada | Meehaal Podcast
22:53
5 месяцев назад
Raali galinta dadka - Meehaal Podcast
17:01
6 месяцев назад
Sidee loo gaadhaa horumar | Meehaal Podcast
25:07
7 месяцев назад
Saamaynta baraha bulshada | Meehaal Podcast
41:24
7 месяцев назад
Adkaysi yeelo | Sabair ma leedahay?
1:25
2 года назад
Комментарии
@AmaalSulub
@AmaalSulub 2 дня назад
May second teacher fx keep going ❤
@AK__chanel
@AK__chanel 3 дня назад
Mahadsanid ustaad 😊❤
@shukrimohamed7738
@shukrimohamed7738 4 дня назад
Mhdsnd ustad ❤
@kadare228
@kadare228 5 дней назад
Good topic 💯
@MaryamaAbdulahi-er5ug
@MaryamaAbdulahi-er5ug 6 дней назад
Maxa indhaha ugu dhacay wa is waydineysa adiga xita miriq miriq😊
@elmiismo201
@elmiismo201 6 дней назад
M.A Waayo aragniml iyo aqoon talo iyo tusale intaba ❤❤❤❤😊😊
@AbdikafarOsman-bv6um
@AbdikafarOsman-bv6um 6 дней назад
Illahayow qatumada ii hagaji danbi ayan kaagalay 😢😢😢😢
@deeqacabdi2576
@deeqacabdi2576 6 дней назад
M.a aqoonyahan ilaahay barakeeyey ayaa soo casuuntay
@abdulkadirjalaqo9765
@abdulkadirjalaqo9765 7 дней назад
Dhallinyaro aynu Alle u noqono mar walba, oo aynu runta u sheegno nafteena.
@ikraamfarxaan6172
@ikraamfarxaan6172 7 дней назад
Sh dirir u cod egyhy❤
@KhadiijoSuldaan-zv7jz
@KhadiijoSuldaan-zv7jz 7 дней назад
Waxaa noosoo badisan arimaha waxbarashada gaar ahaan ardada jaamacadaha dhigata iyo caqabadaha soo maro iyo sideey uga dhex dabaalan lahaayeen.
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 10 дней назад
(مَّا يَلْفِظُ مِن قَوْلٍ إِلَّا لَدَيْهِ رَقِيبٌ عَتِيدٌ) ِق ( WAXAA KULA SOCDA RAQIIB IYO CATIID -2 MALAG OO QORAYA WAXAAD KU HADLAYSO ) surat QAAF. Wax wanaagsan mise wax xun, RUN mise BEEN. ADEER XUSEEN
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 10 дней назад
(مَّا يَلْفِظُ مِن قَوْلٍ إِلَّا لَدَيْهِ رَقِيبٌ عَتِيدٌ) ِق ( WAXAA KULA SOCDA RAQIIB IYO CATIID -2 MALAG OO QORAYA WAXAAD KU HADLAYSO ) surat QAAF. Wax wanaagsan mise wax xun, RUN mise BEEN. ADEER XUSEEN
@AsmaaFay-j2e
@AsmaaFay-j2e 11 дней назад
masha allah❤
@AbdulqadirfarahXagafe
@AbdulqadirfarahXagafe 11 дней назад
Shugran
@AliGab-c6d
@AliGab-c6d 11 дней назад
❤ thanks bor
@AliGab-c6d
@AliGab-c6d 11 дней назад
Thanks bor
@NajiibFarxaan-d3p
@NajiibFarxaan-d3p 11 дней назад
Aqoonyah
@habibdiriye8964
@habibdiriye8964 14 дней назад
Siwacan ayaad noo qulaamiseen wax badana waannu gunadnay, waxaanan rajaynayaa inaad qulaamiska nagu wadaan abid. Mahadsanid
@MohamedAhmed-mb5cg
@MohamedAhmed-mb5cg 15 дней назад
Thanks so much
@sahramohamed4563
@sahramohamed4563 15 дней назад
Hlkaan kala xidhiidhaa
@NasraMahamud-u2v
@NasraMahamud-u2v 15 дней назад
Astaqfurulah 😭😭
@AyaanCabdulahi-zt6iz
@AyaanCabdulahi-zt6iz 15 дней назад
Reality 😊😮
@JIROOW-sv7
@JIROOW-sv7 19 дней назад
16:44 wed/18/9/2024 waxan ku soo laaban doona comment tigaygan aniga oo gaadhay qaar ka mid ah hadafyadeyda insha allaah ❤❤❤❤
@sakariyegroubofcompanyburc4454
@sakariyegroubofcompanyburc4454 19 дней назад
Ustaadku wax badan baan ka faaiaday. Alle ha barakeeyoo
@ridwanhassan858
@ridwanhassan858 20 дней назад
Thanks to the Meehaal podcast.❤
@Kadartube
@Kadartube 21 день назад
Wow😮😮20sano
@ALmt-Hasanat
@ALmt-Hasanat 21 день назад
Excellent example 👏
@SakariyeZaki-x7l
@SakariyeZaki-x7l 22 дня назад
Mashallah ustadih markle inshallah❤❤
@SakariyeZaki-x7l
@SakariyeZaki-x7l 22 дня назад
Mashallah ustad
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 23 дня назад
قال رسول الله -صلى الله عليه وسلم-: (من ادّعى دعوى كاذبة ليتكثّر بها لم يزده الله إلّا قلّة) رواه مسلم في صحيحه NABIGA ﷺ WAXUU YIDHI : ( QOFKII BEEN SHEEGA SI UU UHELO SHARAF IYO WAX BADSO , ILAAHAY WAXUU USII KORDHIYAA WAX LA`AAN AMA SHARAF LA`AAN) Waxaa soo wariyey Saxiix Muslim ADEER XUSEEN
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 23 дня назад
قال رسول الله -صلى الله عليه وسلم-: (من ادّعى دعوى كاذبة ليتكثّر بها لم يزده الله إلّا قلّة) رواه مسلم في صحيحه NABIGA ﷺ WAXUU YIDHI : ( QOFKII BEEN SHEEGA SI UU UHELO SHARAF IYO WAX BADSO , ILAAHAY WAXUU USII KORDHIYAA WAX LA`AAN AMA SHARAF LA`AAN) Waxaa soo wariyey Saxiix Muslim ADEER XUSEEN
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 23 дня назад
قال رسول الله -صلى الله عليه وسلم-: (من ادّعى دعوى كاذبة ليتكثّر بها لم يزده الله إلّا قلّة) رواه مسلم في صحيحه NABIGA ﷺ WAXUU YIDHI : ( QOFKII BEEN SHEEGA SI UU UHELO SHARAF IYO WAX BADSO , ILAAHAY WAXUU USII KORDHIYAA WAX LA`AAN AMA SHARAF LA`AAN) Waxaa soo wariyey Saxiix Muslim ADEER XUSEEN
@nimcocawil1608
@nimcocawil1608 23 дня назад
🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@MaxamedBuleadanMaxamedBuleadan
@MaxamedBuleadanMaxamedBuleadan 24 дня назад
M.a nin maskax badan guleyso
@gorodxeey9701
@gorodxeey9701 25 дней назад
One of the deeplieas pordcast i have ever seen❤👏
@muxsina5395
@muxsina5395 26 дней назад
Masha allah
@foosdarleeg
@foosdarleeg 28 дней назад
Maasha allaah ilaaheey ha idin barakeeyo
@MohamedKhaalid-wf4hl
@MohamedKhaalid-wf4hl 29 дней назад
Masha allah
@ugaasoahmet-tc4pw
@ugaasoahmet-tc4pw 29 дней назад
M.a
@lailalaila-kq1en
@lailalaila-kq1en Месяц назад
7/ 9/ 2024 yaarapi riyadeyda ii rumee🤲 commentigaan maalin uun waan usoo noqondoonaa isha allah
@safiyarashiid-lq8ww
@safiyarashiid-lq8ww 20 дней назад
Amin amin
@SamatarIbrahim48
@SamatarIbrahim48 Месяц назад
Jazakallah wll
@MohammedAhmed-nj2qd
@MohammedAhmed-nj2qd Месяц назад
Qiimaha insaanka waa akhlaaqda gaal iyo muslim mid kuu doono ha ahaado
@PuntlnadNow24
@PuntlnadNow24 Месяц назад
ما شاء الله
@abdirahmansaid4605
@abdirahmansaid4605 Месяц назад
Comment gan waxan raba inan usoo labto malin aan wax noqoday podcast gan wuu itaabtay
@dhiririgalinchenall64
@dhiririgalinchenall64 Месяц назад
Masha allah ❤