Тёмный

STREET FOOD NAIROBI ISLII (10$) 

Asad Faqdiid
Подписаться 245 тыс.
Просмотров 48 тыс.
50% 1

STREET FOOD NAIROBI ISLII (10$)

Опубликовано:

 

13 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 74   
@diyadichannal6904
@diyadichannal6904 2 года назад
Legend asad faqdiiid lakiin maalmahaan danyeer noqotay
@hal-abuur-official1340
@hal-abuur-official1340 2 года назад
First comment😂🙈
@ismaip1
@ismaip1 2 года назад
Dirisle Nairobi goormu kusoo laabtey 🤔 mise wa vedio marhore la duubey 😅😅 keep going legend's
@Muslimah536
@Muslimah536 2 года назад
xalay ayu so laabty
@ismaip1
@ismaip1 2 года назад
@@Muslimah536 tnx abayo.
@robleali8710
@robleali8710 2 года назад
ASC Sxp arin talo ah ayn kugu dhibi raba dirisle abdi arintas o ah lacagaha sadaqada o u arurinayay in u kuwarejiyo wlalkena ali khadhaab wayo ninkas wa nin og melaha ugu badan o ay darufaha kajiran dalka wa nin wx bdn og runtii wa iga talo fdlan iga garsii taladas
@matagaaye1231
@matagaaye1231 2 года назад
Asadoow adiga Dirisle plz public prank ku sameeya Isliii plz yaa igu raacsan
@leylahussein9688
@leylahussein9688 2 года назад
Legend
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 года назад
Mashaa Allah wll From dirisle Abdi❤️🌹
@anasbashiir1233
@anasbashiir1233 2 года назад
Two legend waa idin tageeraa
@cabdifataaxxaajiyusuf4811
@cabdifataaxxaajiyusuf4811 2 года назад
Yaa ku arkay ina faqdiid another level adiga iyo asxab kale oo 😆 badan
@S7_TOP10
@S7_TOP10 2 года назад
Woow keep going bro
@queenasli5422
@queenasli5422 2 года назад
100 subscrube iga farxiiyaa illhey ha idiinka farxiyo murugtinanah farxaad allah idinku badalo xawiwiyaal 🥰❤️
@lajecleyadan816
@lajecleyadan816 2 года назад
Yanyadha iyo basbaska magaca gooni qabta kashumbari ladaha
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 года назад
RAMADAN MUBARAK 💡✋🌙🌃☕. Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏. INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
@Geeljire21
@Geeljire21 2 года назад
Aduu wx wlaba waa la qaysaa Dirisle wuu xishonaaa miYaaa 🤣
@SHARKEYSHORTSOFFICIAL
@SHARKEYSHORTSOFFICIAL 2 года назад
Keep up
@alsidiqiofficial5921
@alsidiqiofficial5921 2 года назад
Nice
@ahmth167
@ahmth167 2 года назад
Fajiiile
@asadcabdi9330
@asadcabdi9330 2 года назад
Legend waa idinwta ani
@aminayusuf9333
@aminayusuf9333 2 года назад
Ale ha idin xiftiyo
@ahmth167
@ahmth167 2 года назад
Fajiile asad faqad88d wanu ku fahanay war somalidu way kaa horsysa dirisle shaadh cade legend nin weyn
@salmaabdi228
@salmaabdi228 2 года назад
Abow chapati iyo digir folk lagucunaayo maxawaaye🙄🥲😭10$ waxyabaha yaryar ayuu deeqa un dar iyo shopping loogumatalagalin Darka huudey Lee kusoohele😂
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 2 года назад
Asc walashayada farxad ku nolada❤❤❤👍👏
@Sharmacreative1
@Sharmacreative1 2 года назад
10$ war ani Bil dhan biisha waxaas xamar lee laga helaaa 😂 coming soon muqdisho asad faqdiid 😂😂
@harerayare1040
@harerayare1040 2 года назад
Ukun lafuriyay😂😂
@xuseenmohazbriye4078
@xuseenmohazbriye4078 2 года назад
Wr asadoow aduga maba lagu arkee xagaad aaday nio
@zahraabdirahman8307
@zahraabdirahman8307 2 года назад
Waw
@dhalinkaabechannel
@dhalinkaabechannel 2 года назад
Video gan ayaan hore ayaa la duubay
@Siciiddhiif14
@Siciiddhiif14 2 года назад
Legends❤
@Sadiqyaree
@Sadiqyaree 2 года назад
😂
@fattimahassanali767
@fattimahassanali767 2 года назад
Waxyar ice cream kama iibsaan wiilkaan 5street
@Msskavya9139
@Msskavya9139 2 года назад
Xasiid basbaas lagu darayo waligay ma arsg
@shakircalii
@shakircalii 2 года назад
Xasiid
@omarmuktar7839
@omarmuktar7839 2 года назад
Wax walpo ay igu qadatoH waxan jeclan laha anigo ah fanka ugu weyn dirisle pro inu ilaso hadloH hade macqul thy wllahey
@arsenalshorts5713
@arsenalshorts5713 2 года назад
Hhhh 10 dollar waa labo shey🤣
@cabdininwanaagsan3827
@cabdininwanaagsan3827 2 года назад
Sabuul Afka qadaadwaynta
@candicasiisbinuxagar5899
@candicasiisbinuxagar5899 2 года назад
Dirisle iyo Asad LandherayaaaL TalaabsadEY
@SULDAANKA.44
@SULDAANKA.44 2 года назад
Nio maxaa kugu dhacay iyaa mahaan asadow ma balwad baa baratay😂😂😂
@bunduki__man1926
@bunduki__man1926 2 года назад
Choma🤣🤣🙋‍♂️
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 2 года назад
Unuka tijabeyno
@cilmiwacaqlichannel6635
@cilmiwacaqlichannel6635 Год назад
Dhandhanaan😂
@hormarinaftaada539
@hormarinaftaada539 Год назад
$10 dollar in Kenya : 1000sh Cents 1. 2Eggs $0.6 each for 0.20 cent 2. Roasted corn $0.3 3. Ice cream $1 4. Jabaadi iyo digira $0.6 5. Miisaan 0.5 saddex qof Total $3 dollar
@esramaxbub7130
@esramaxbub7130 2 года назад
alfanaan azad faqadiid
@bashiirxirsicali9366
@bashiirxirsicali9366 2 года назад
Aad io aad
@clraxiincllahi2456
@clraxiincllahi2456 2 года назад
Qashin cun baa tahy walhi
@mustaphanuriye3075
@mustaphanuriye3075 2 года назад
Sabuul, Ukun Iyo digir isku cuntee walee maxa shubantee sxbow
@rahmaruuxee8242
@rahmaruuxee8242 2 года назад
waxas isku darty calosha kuxanuney
@giniabdisalam6615
@giniabdisalam6615 2 года назад
Kenya biyaha cadiga lama cabo ee tuubada ama wa leyska karkariya ama kuwa xiran la cabaa intasna waa iga talo
@Fatherofali1
@Fatherofali1 2 года назад
Ukunta waa 0.20€ xabadi
@sabrinababy4926
@sabrinababy4926 2 года назад
Ala xafda ba inaaden ima sobaqanina maad sheegtin
@aqoontaislaamkabaro
@aqoontaislaamkabaro 2 года назад
BUSHAARO BUSHAARO BARASHADA CARABI KA BARO BARTAN MEELKASTO JOOGTAAN
@siyaadoshow1433
@siyaadoshow1433 2 года назад
Wcs
@ISRAADVISUALS
@ISRAADVISUALS 2 года назад
😂😂😂😂😂😂mingi
@najahmohamud2496
@najahmohamud2496 2 года назад
Asad abowe snpka igala hadal plz
@axmedmuuse6231
@axmedmuuse6231 2 года назад
10 miroo kucuna
@jaaburabdulaahi5153
@jaaburabdulaahi5153 2 года назад
Wllahaygaa somliyeed 1k subacribta wax yar iga dhiman igaarsiyaa waa codsi mahadsanidiin igarap isdaaga
@sacadsadiq7074
@sacadsadiq7074 2 года назад
Mxd dirisle khayr ka ugala qayb gali wayday sadaqada Mise awalba fanan bad ahayd oo khayr shaqo kuma lihid
@khaliilgaaruf1284
@khaliilgaaruf1284 2 года назад
Dirisle isku lahjadbanunahay
@harerayare1040
@harerayare1040 2 года назад
😂😂😂
@hananita0097
@hananita0097 2 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@worldssecret7855
@worldssecret7855 2 года назад
WAR YAANU SHUBAN IDINKU DHICIN MAXA ISKU DRAYSAAN 😆😆
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 2 года назад
0.6 one boiled egg. Tha is too much.
@Unknown-ez3mo
@Unknown-ez3mo 2 года назад
3x0.20
@mahaduk8710
@mahaduk8710 2 года назад
Qatar maad cuntintin
@abdiwalihussein5857
@abdiwalihussein5857 2 года назад
not streat its street
@maxamedaxmed2716
@maxamedaxmed2716 2 года назад
tan fake ga ahaad cunteen orijinaalka waa 30 shilling fake 20 shilling
@cuntomacaan9962
@cuntomacaan9962 2 года назад
Ilaahey dartiisa igu so booqo
@ahmedsiyad9969
@ahmedsiyad9969 2 года назад
Wan ku saray keep going wll
@Shuudeytha
@Shuudeytha 2 года назад
Nairobi street food fcn malahan 10$ waa athigo maqayad gala uun chapati and maharagwe sabuul mayai leen arkaa wana kadalay waxaa 😂
@26.salman88
@26.salman88 2 года назад
Watu waa miyaa chomaa😂😂😁
Далее
XOGTA WIILKA IYO COD SIR AH 😱😱😱
39:32
Просмотров 56 тыс.
September 14, 2024
8:19
Просмотров 2
MUQAAL XAAFADA USHRIKA GAGAAB ISLII
11:50
Просмотров 12 тыс.
Islii xaafada soomalida ee Nairobi Kenya 🇰🇪
16:13
MARKAAN LA XIRIIRAY GABADHII !!!!! 😱
7:07
Просмотров 34 тыс.
NOLASHA MALAYSIA 🇲🇾 IYO NOLASHA KENYA 🇰🇪
9:30