Тёмный

Su'aalo iyo Jawaab ( Dooddii Cali Khaliif iyo Ismaciil Axmed Samatar 

Khaatumo Nation
Подписаться 5 тыс.
Просмотров 228 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 119   
@weldeabful
@weldeabful 8 лет назад
Being an Eritrean, the Somali people have suffered a lot, the professor is the hope for the greater Somalis, Bless him
@abdiasishassan6592
@abdiasishassan6592 8 лет назад
Libaaxu laba maha waa mid cali qaliif noloooow 🇸🇴🖖🏾
@baasheali631
@baasheali631 8 лет назад
Cali Khaliif waa geesi darwish from sool sanag cayn mashllah long life
@muhiimfaaraxmaxamed3831
@muhiimfaaraxmaxamed3831 7 лет назад
Manashalah alle ya xifadiyo waa geesi Cali khaliif viva Cali khaliif galaydh
@abdirashiidburaale8966
@abdirashiidburaale8966 10 лет назад
prof samater spoke gently and is the one of the best politicians who will make a full complete succes if he became a president of somaliland
@ibramaxamed790
@ibramaxamed790 7 лет назад
abdirashiid buraale l pm
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 6 лет назад
Waa Labada Professor Aan Waqooyi🇸🇴 Ku Ogahay Aqoon iyo Badbaado Shacab Labadaba
@halimamohamed4414
@halimamohamed4414 10 лет назад
Ilaahay ha ku dhowro ina samatar...geesi baad tahay meeshana waad ka level saraysaa mansha allah
@mrmaguurefarizi9960
@mrmaguurefarizi9960 11 лет назад
Prof Galaydh-----------------------------Geesi isku darsaday aqoon iyo aftahanimo maansha allah
@kaifali3703
@kaifali3703 10 лет назад
viva ali khalif galeydh illaahoo noo dhowr cimri dheerna noo siiy waa nin daarood ismaaciil ah harti beelweynta dhulbahantana ka dhaliyey waa birmageeeydo ali
@aishaaliaided7808
@aishaaliaided7808 6 лет назад
kaif ali nazaq nazaq dhalay
@hanadsalim47
@hanadsalim47 9 лет назад
Two well-advanced and educated professors; Galayr and Samatar
@nadissahid6542
@nadissahid6542 9 лет назад
@mazzimzoli5512
@mazzimzoli5512 6 лет назад
Hanad Salim 3
@ahmedmoalim9374
@ahmedmoalim9374 4 года назад
Ilaahay ha ku naxiisto Professor Cali soomaali taariikh iyo tusaale ayaad uga tagtay.
@MohamedB614
@MohamedB614 7 лет назад
2 daa Professor waa raag an jeeclahay aqoon dheer..
@mrmaguurefarizi9960
@mrmaguurefarizi9960 10 лет назад
Maansha allah ,,Prof Galaydh nooloow cimrigaa ha raago
@mohamudkalagooye7053
@mohamudkalagooye7053 8 лет назад
professor CALI Khalif waa geesi
@lt2528
@lt2528 9 лет назад
waa prof qabiil iyo mid qaran cali nooloow wan jeclahay wadanika fiiri cali booka oowado calnki somali ayaa ku sawiran .
@gucuuso
@gucuuso 9 лет назад
Lii Taagane Ina Ugas cali khaliif qabyaalad badanaa kanay yidhaahdeen waa prof.............illaahay baa ku baday Somaliland waanaad ku khasbantahay tuugna waad ahaydoo lacagtii soomaaliyeed ee aad xadayna waa lagugu daba jiraa
@gucuuso
@gucuuso 9 лет назад
gucuuso caawa faqashtii baa hareeraysay axmed ismail samatar
@myoneferret3192
@myoneferret3192 8 лет назад
oo khatumo waa qaran bad laedahay yarisow qabil maha adi natirkaga waxaad kutagereysa waa qabil
@aishaaliaided7808
@aishaaliaided7808 6 лет назад
Lii Taagane Ina Ugas imikapa somaliland calankeedu hoos fadhiya
@kawtharabdirahman8740
@kawtharabdirahman8740 8 лет назад
alle ha idiin sahali somaaliy
@AbdirahmaanMAli-ds7xn
@AbdirahmaanMAli-ds7xn 11 лет назад
maansha allaaah prof Ali Khaliif galaydh isha cadawgu kaa dilan waxaan leeyahay ciyaalkan hargaysaland sxbayaal khaatumo way dhaqaaqday no hno walaaaa mucaarad
@abdirizakmohamoud1069
@abdirizakmohamoud1069 9 лет назад
Halyaay qaran prof ali khaliif galaydh ilahay haku daayo sammatar waa nin madan
@abdirahman8500
@abdirahman8500 2 года назад
Ali khaliif galaydh alle ha i naxariisto. aqoonyahan iyo mufakkir soomaaliyeed buu ahaa
@ahmedxadreeye9615
@ahmedxadreeye9615 9 лет назад
cali khalif waa haliyeey somaliyeed isaga iyo sxbkis waana taageersanahay
@doonefataax8827
@doonefataax8827 11 лет назад
prof axmade ismaaciil samatar maan shaa alaah raganimo ..waan kugu ognahay iyo runba somalilan kusoo dhawaw dhulkaagana kusoo dhawaw gabilay awdal salal ..guud ahaan somalilan waa lagaaga baahan yahay ,,aqoontaada iyo maskaxdaad qurxoonba huuno wlc
@axmedqd3768
@axmedqd3768 11 лет назад
prof: Axmed ismaciil samatar waa profisor aad u maskax badan run ahaantii hal iyo eber ayuu kaga badiyey prof cali khaliif galaydh ...............
@Somfox1
@Somfox1 5 лет назад
Beenaale ..ismacil samatar waa nin somali weyn ku dodi jiray . markii uu muqdisho ku guulaysan waayey madaxweyne is badaley xataa sheekh Daheeye baa ka SOMALISAN .. KOLEY WAXA TAHAY NACAS QABIIL KU TAAGEERAYA .. LAAKIN ISMACIL SAMATAR WA OPPORTUNIST AMA MACAAN JECEL AADER KU DAYO SHEEKH DAHEEY MUFTIGA BOORAMA ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-gXNlrw7-pOs.html
@assedmomo8384
@assedmomo8384 10 лет назад
if samatar was da president of somalia, i believe that somalia will success
@abdijamanuur9797
@abdijamanuur9797 6 лет назад
War ha if if leeynin.😂😂😂😂. Meesha tuugta. tuug in uu kunoqdo Buu kacararay😂😂😂😂😂😎😎😎😎
@shaafiyare9112
@shaafiyare9112 8 лет назад
pro ali khalif galayr balyey somaliyed
@salaanmaxamuud6616
@salaanmaxamuud6616 7 лет назад
aboowe ileen af aanad lahayn lama qabto bal waxaan la yaabay dadkan isbarbar dhigaya prof samatar iyo cali adeer waa kaaf iyo kala dheeri aqoonta ilaahay siiyay samatar somali dhamaanteed waa ku yartahay ta kale caqli iyo garashada iyo aftahanima rabi ayaa bixiya viva prof samatar
@mohamedkayse2315
@mohamedkayse2315 9 лет назад
griet mind pro ahmed ismaciil samatar
@somaliland2012
@somaliland2012 11 лет назад
anigoo Somaliland ah waxaan kula talin lahaa prof ahmed Ismaiil samatar inu iska yimaado xamar oo uu latashado walalihii waqooyi waa iga talo.....waayo waa nin haya waxbarasho badan wax la taban karo inu nogusoo kordhin karo
@xaashitv7119
@xaashitv7119 10 лет назад
Masha alah ina smaciil alaha daayo galaydh uf uf uf
@waalimaryoxidhaan8369
@waalimaryoxidhaan8369 11 лет назад
viva prof ismaciil axmed samatar
@halimamouhamad4890
@halimamouhamad4890 9 лет назад
samatar alla ka cabso xaqa sheeg ama iska aamus cidna lama jeclaado ilaa markay xaq leeyihiin xaqa lajir waa fiican aduunka iyo aaqiro dhibaad kala kulmaysiin iscafiya
@djilkacase
@djilkacase 10 лет назад
GREAT MIND ISMAIL AHMED SAMATAR NOLOW,
@mustafamohamed5472
@mustafamohamed5472 8 лет назад
af soomaali ku hadla odayaa reer waqooyi soomaali ha ceebeeynina. Samatar iyo Galaydhoow.
@SummerSissle
@SummerSissle 9 лет назад
Professor Samatar waa nin adag walee, xamar way ku guul daraysteen in ay ka faa iidaystaan, se aad baan uGu faraxsanahay in uu Somaliland imika la shaqeeyo.
@libaaxabdi6820
@libaaxabdi6820 9 лет назад
waa labo proffisor oo aad qaali ugu'ah umada soomaliyeed sidoo kale miisaan culus ku dhex leh gayiga soo maalidu dagto allaha idin xafido
@kaifali3703
@kaifali3703 10 лет назад
samater waa aqoonyahan weyn oo aan ixtiraam weyn u hayno soomaliya hadii loo dooran lahaana meel fiican gaarsiin lahaa
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 5 лет назад
Dhalinyarada Somaliyey Odey Talada Fiican Ka Qaata Waxa Xun Ka Diidaa Odaygan Inta Badan Waa Tuug Dhalin Yarooy Intaad TAHRIIBTA KU dhamaateen Wallaahay HAYBAD Waxaad Ku Leeyihiin Dulkiina AMA Garo AMA Ha garan
@barreconstruction2913
@barreconstruction2913 8 лет назад
ninba wax isleh, cali khaliif wuxuu hor fadhiistay, aqoonyhan, maskaxda si wanaagsan u isticmaalay, oo xabad isku wareerin
@TheAfricanChief
@TheAfricanChief 11 лет назад
At least Samar came back to Somaliland, saw the democracy, the rebuilding of the nation, and is willing to join and help his country. But Galayd, worked to instill hatred and spill blood by creating Khatumo, which failed. Then he went to Mogadishu with the hope of winning the Presidential election and got 4 votes. Now he champions the formation of Jubaland (another darood state). But it is a long road as many tribes live in the Jubas. And Somalialand will always be a thorne in his side.
@isxaaqmazri5385
@isxaaqmazri5385 6 лет назад
Now 30 Nov,2017.they are SOMALILANDERS.god.
@caliasadamiin8870
@caliasadamiin8870 10 лет назад
kkkkkkkkkk waa labo nin oo aqoon iyo ixtiraam ku leh gayiga soomaliyeed lkn waxad aad ugu kala duwanyihiin shaqsiyada , hugaanka sida ay sawir uga haystaan ahmed ismail samatar waa shaqsiyad hugaamiya wayn ah oo umada u talin kara waa inuu somaliland baa ah dad wada tashan kara ee dadka dhinac karaac
@yusufcabdilaahi-1070
@yusufcabdilaahi-1070 Год назад
Namaste
@momohamoud8885
@momohamoud8885 11 лет назад
ina samater waa talent lkn caqli iyo maskax ahaan garanmaayo wax haysta dadkiisiba noo tali leh oo u baahan meel baa'aday oo musmuusuqa hadheeyay ayuu ka doorbiday dadkiisi war ina samtarow dib iskugu noqo oo dadkaaga meel ka raac dadkan aad dabo socto dadkooga ayaa u ogol gabiley iyo boorama ayaa ku soo saraysa qudha inadeer
@abokor-abokor3682
@abokor-abokor3682 11 лет назад
Markaan ahay reer somaliland waxaan qabaa hadii union laheli laahaa marlabaad raga cadaalad inagu hagi lahaa inuu ka mid yahay axmed ismaaciil samatar ookale
@abdirahmanalsomali629
@abdirahmanalsomali629 6 лет назад
waa laba nin oo ayaan daran soomaliduna way ayaan darantahay aqoonyahankeedu haduu sidaa yahay maxaad ka filaysaa
@gaaxnuugmedia4727
@gaaxnuugmedia4727 7 лет назад
dhalinyarooy hadaynaan iska qabanin odayaashaa bukaanku dilooday qabyaaladuna laha ay kagashay ogaadaa mugdigaa ayaynu kujiraynaaaye
@nasraahmed8906
@nasraahmed8906 9 лет назад
Somaliyey babas Yusuf
@wardahassan2462
@wardahassan2462 11 лет назад
wxn odhan lahaa xaasid maa ya aflax hadii uu aflaxana maaya aslax ee dantiina raacda oo somaliland waa dad isku tashaday ee danihiina qabsada oo is fahma hadii kale waligiin ma dagaysaan sida muuqata lkn dad muslim ah ayaad tihiin ee alle dantiina hadin garan siiyo axmed samater adigan alle haku dhawro dalkaagii hooyo alle ku garan siiye cali galaydhna ilaahay dariiqa saxda ah ha tuso oo wxn odhan lahaa somaliland ayaa kuu baahan ee isku soo sharax madax wayne bal in laguu codayn waayo
@rahmaha1882
@rahmaha1882 6 лет назад
Cadawga nabad iyo noLoL aLaha Jabiyo
@caliasadamiin8870
@caliasadamiin8870 10 лет назад
waxan u soo jeedin lahaa cali khaliif inta uu dadkiisa aqoon daro haysto jamacad ayna haysan biyo nadiifa ayna haysan oo qabyaald un karinayso in somaliland si dhab ah wada hadal ula galo xaqa dhulbahante waydiiyo lkn haduu taa diido waa kaaraha u sheegayo uunba haysan somaliland waxa ay u soctaa waa xad cidna ka celinmayso taasi iga talo ah
@cabdulaahicali11
@cabdulaahicali11 8 лет назад
sxb xadka aad sheegeeso sooma ahan kan aad ka damqaneesay xukunkii siyad bare ee hargeysa iyo burco baabi'iyey oo xoog idin adeegsaday maanta maxaa keenay inaad dib usoo cusbooneesiisan dad dhulkoodi inaad ku duushan oo somali ah ma xoog baa dal ku keenesaan ee kajooga adinka dadkaas xaqoodu meeshee doonan hala aadan adinkana burco iyo hargeysa ku ekaada ileen dadka waa kala qabiil
@cisseamir2608
@cisseamir2608 9 лет назад
Cali khaliif noolow
@gucuuso
@gucuuso 9 лет назад
Cisse Amir cali khaliif qabyaalad badanaa kanay yidhaahdeen waa prof.............illaahay baa ku baday Somaliland waanaad ku khasbantahay tuugna waad ahaydoo lacagtii soomaaliyeed ee aad xadayna waa lagugu daba jiraa
@MrGalaydh
@MrGalaydh 11 лет назад
Prof Samatar waa nin caafimaad qaba,,,,Laakiin cali khaliif waa xanuunsanayaa qabyaalad ayaa dishooday.
@faizawichi
@faizawichi 9 лет назад
prof samater dadkaagii ma noola soomaalidii fahamkaaga lahayd maanta ma joogto dunida ilaahay ha ku xafido . cali khaliif cidla ayuu ordayaa lamana sina lamana tartami karo prof samater
@guraygucuse3612
@guraygucuse3612 9 лет назад
.
@samirballout6811
@samirballout6811 8 лет назад
sek
@muraadali5514
@muraadali5514 7 лет назад
thnks pro.ahmed samater aad ayaan u raacsany mowqifkaga adigiyo pro.ali khaliif
@hashimahmed977
@hashimahmed977 11 лет назад
good
@wardahassan2462
@wardahassan2462 11 лет назад
Maanso uu tiriyay alla ha unaxariistii gaariye ayaa ahayd kuumaan dar daar warin kuuna dayrin maayee wuxuunbaan ka digayaa inaanu daruurayn cirka aad inuu do'o ku ducee ileedahay aniga oo uga socda reer koonfur midnimo ayay u waalanaysaa manahayaan dariiqii ka horeeyay ee ahaa waar horta hala mideeyee maxaynu midaynaa oo ah wadankii oo nabad ah inay helaan iyo inay dhistaan dawlad nabad ku dhisan oo cid kale ee ay midaynayaan kusoo hiran karto sida jirtana xasad ayuu hadafkoodi isku rogay S.land
@abwaanshucaybyarexasan5383
@abwaanshucaybyarexasan5383 7 лет назад
samatar saxaafada ayu lacag kusiiyay siidu loo buunbuniin laaha. somalida. lagu dhadheciin laahaa. inu aqoon leyahay lkn xaqiiqdu prof cali ayu. daaba fadhiista. xaaga aqoonta wana laa fahmaayo hadaalkodaa
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 5 лет назад
Nin Aan Wax Qabsan Loo Qaban maayo CALI KHALIIF Galaydh Dhalinyarada Somaliyey Sida Aad Aragtaa?
@saidmussa6461
@saidmussa6461 6 лет назад
Kuwani waa labo qowsaar oo Prof ku shaxaad taga shaqo miyey kawayeen dunida
@qaarulxiram4077
@qaarulxiram4077 6 лет назад
Said Mussa faashiliin. Runtaa thank u.
@sandullecali8004
@sandullecali8004 6 лет назад
Labo duli weeye cali khaliuf isaga oo maqaan sare kagaadhay dowlad somaliyeed qarana usoo shaqeeyey kana mida shakhsiyadaka soomalida mnta siyaasada soomaliya wax laga weydiiyo ayuu qabiil kusoo hoos noqday hanyaraa ina samatarna waa nin waalan marfuucul qalim weeye hadaad xilka weydo somalia ma qabiil baad usoo cararasaa
@geeljire4414
@geeljire4414 6 лет назад
Dadkan yaa soo tabobaray? I think in farta Somaliga la geliyo ayay unaahanyihiin?
@gaaxnuugmedia4727
@gaaxnuugmedia4727 7 лет назад
ilaahoow naga qabo wixii 40 jirka dhaafayba
@abdinurseefka
@abdinurseefka 9 лет назад
Hhhhh abtigey ayaaan meeshaan ka arkaa abti shuuriye
@abdilahibashir6405
@abdilahibashir6405 7 лет назад
samatar aqoonyahan dhaba weeyaan cali khaliif waa nin ku shaqaysta colaada iyo dhibta
@kingahmed1943
@kingahmed1943 4 года назад
Madal aqooneed uu joogo aqoonyahan samaroon marnaba ma dhacayso in hadal lagaga badiyo
@Badwi1114
@Badwi1114 11 лет назад
Waa labo tuug
@khadraahmed3105
@khadraahmed3105 8 лет назад
Hal kama faidin samatar dad qaybtiis waxa fiican in ay gartan in ay u bahanyihiin in ay so repeat gareeyaam jamacadii
@ashwaaq910
@ashwaaq910 7 лет назад
khathri ahmed i
@qanamiadam8476
@qanamiadam8476 11 лет назад
Cali Khaliif waxaa ku jirta iska caabin iyo isaaq nacayb waleey kaathay KHATUMO isaaq ayuunbaad hoos iman doontaa samatar ayaa kaa caqli badan oo doonaya in umada somaliyeed laysku soo dhaweeyo lkn waa waxaansuuroobayn via SOMALILAND.
@fuadlazio9805
@fuadlazio9805 6 лет назад
qanami adam Nacasnimaa kaa hadlisay adoomiidhan baa dadka lasoohor istaagaya somaliland wa isaaq badow
@geeskabarimedia9799
@geeskabarimedia9799 5 лет назад
Khatumo iyo somalind waa 2labo belood oo hubaysan sababta ay idiin hoos imanayaaan garan maaaayo hadaaan caqligoodu foororin
@suadabdi5
@suadabdi5 5 лет назад
Qanami somaliland ectraaf ma helayso ha riyoon meeshana qabyaalad ayad ku haysan wadada barbara maad dhisataan dekadiina carab ayad ka gadeen fools
@abdirahmanjama8229
@abdirahmanjama8229 7 лет назад
Siyaasaddu is bed beddel badanaa. Maantana labaduba mabda'aaa way ka soo horjeedaan oo Somaliland bay ku dambeeyeen
@geeljire4414
@geeljire4414 6 лет назад
Adeer dadkiina dhinac karaca.
@danielmohamoud8887
@danielmohamoud8887 11 лет назад
siday u dhacayso sxb sawtan ina siyad bare rabo inu madax noqdo iyo general morgan . iyo all warlords . dadkas markay dhamadan waxba is badali doona
@sajinmedia8045
@sajinmedia8045 6 лет назад
Cali iyo Ahmed yaa ukala gar qada
@mustafamohamed5472
@mustafamohamed5472 8 лет назад
A Samatar istus
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 7 лет назад
hhhh prof samataraw wxuun baa tahay dir waqooyi waa inaan taa fahanaaa waxay awood ju leeyihiin oo ay maamulaan waa jabuut, somaliland iyo ismaamulka magaalada diridhaba waxay dhul badan ka degaana kililka shanaad weyna ku dulmanyihiin waxay dhul badan kedagaan somaliya ama koonfur weyna ku dulmanyihiin markaa direey bood ama carar cows jiilaal waa lama huraan hooy jabuuti waa geed ka goan lkn waar hooy aan somaliland ku fara adaygno oo aan hadaynu nahay samaroon iyo ciise garab istaagnaa ragaa isaaq mar labaaad yaynaan ka gelin godobtii aynu ka galay 1988
@TheBashe3
@TheBashe3 11 лет назад
ali qaliif tuug dowladii kacaanka soo dhacay
@himiloaxmedmaxamud6159
@himiloaxmedmaxamud6159 8 лет назад
galaydh duqan yari uu asasaqay waxba garanmanyo lkn Axmed ismacil samatar Waa aqoonyahan il dheer wax badana og noolaw
@waalimaryoxidhaan8369
@waalimaryoxidhaan8369 11 лет назад
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK PROF CALI KHALIIF WAA ODAY DUMARKUU SOO DIRAYAAN TELKAA SHUKRI KULAHAA WAXBA MA SHEEGI KARO KKKKKKKKKKKKKKKKKKK
@salmanalfarisialfarisi4759
@salmanalfarisialfarisi4759 7 лет назад
ali khalif waa nin aqoonyahn ah lkn ninkankale wuu iskabadhacinaya waxba mesha kumahayo runtiii pointless waaye markaasu prf soo agfadhiisanayaa doqon madax cad
@musekhadir4125
@musekhadir4125 6 лет назад
Salman Al Farisi Al Farisi abayo isku degree maba ahaa,prof samatar got different degrees how much does galeyr have ?????
@youtubefilmsaxmed8364
@youtubefilmsaxmed8364 6 лет назад
Salman Al Farisi Al Fari it
@farxaancabdixakiin5991
@farxaancabdixakiin5991 8 лет назад
more intellectual man
@axmedcynte8723
@axmedcynte8723 6 лет назад
Kuwani waa labo oday oo waal waalan maaha in prof lagu tilmaamo laascaano waxaa looga yaqan riyiihii is nuugay waa labo gorof oo bilaa damiira isma dhaanto iyo dhasheed
@nadirajamac9250
@nadirajamac9250 6 лет назад
Baxa jaahiliintii baa idin taladhaanta cajuusiin yahay lagu qasaaray
@danielmohamoud8887
@danielmohamoud8887 11 лет назад
way dhacday brother ma dadka wax loo sheego ayad thaay kakakakak
@zakiasad9103
@zakiasad9103 5 лет назад
maya ka sohorjed
@gvdddgdsttrrr7634
@gvdddgdsttrrr7634 7 лет назад
😂😂😂😂😂Alle dadka ma simin
@baasheali631
@baasheali631 8 лет назад
dulbahaante will never i agree with idroor idea dulbahaante also be a port off somalia and they die off somalia flage
@zakiasad9103
@zakiasad9103 5 лет назад
Warkaa dhilado dhasheye dhulbante farmajo
@abdilahibashir6405
@abdilahibashir6405 7 лет назад
samatar aqoonyahan dhaba weeyaan cali khaliif waa nin ku shaqaysta colaada iyo dhibta
Далее
Bro's Using 3 Weapons
00:36
Просмотров 3,6 млн
Town Hall Meeting Prof Samatar iyo Prof Galayr
1:30:58
Просмотров 95 тыс.
Wareysiga Todobaadka prof cabdi ismacil samatar
1:02:20