Тёмный

Su'aalo iyo jawaabo dheeraad ah oo Group 5-ka Maraykanka ku saabsan 

Xogmaal Media
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 72 тыс.
50% 1

Su'aalo iyo jawaabo dheeraad ah oo Group 5-ka Maraykanka ku saabsan

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 95   
@sabraa2009
@sabraa2009 6 месяцев назад
Jamila Gurhan masha Allah very patient person.
@khalifmukhtarmohamed7920
@khalifmukhtarmohamed7920 6 месяцев назад
Ileyn somalida mareykanka way iska joogaane waxba kamaba yaqaanaan shuruucda immigration ka 🤔🤔
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 6 месяцев назад
Not only USA.waa meel walba ,Waxeey jacel yihiin in wax lo sheego run iyo beenba .Waayo wax ma aqrino waxna ma barano."Caydhii malaguu bilaabey taasaa noo dsran.Meeshan aan joogo rag iyo dumar joogey 30 sano ka badan ,Wali waa loo turjumaa waraaqahaana waa loo buuxiyaa.Walahi waa ayaan daro.Hooyooyinka ayagu ilmeeyba korin.Walowlaa aysan taasi ahayn cudurdaar oo iskuulku yahay "Free"ilmahana laguu haynaayo.Sheekadeenu waa "Yaad keentay,guri soomaliya maka dhisatey .Intaas uun nolashaas baanu ku faraxsanahay
@dhumaygalaydh6644
@dhumaygalaydh6644 6 месяцев назад
Wallhi gabadhaan said ugahelay say qofwalpa uqancinayso allaah haka abaalmariyo
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 6 месяцев назад
yaa rab Igakaafi mareeykan iyo gaal oo dhan Yaa rabi waxaan kuweeysiistay maal iyo xoolo Anigoo been sheegin
@user-sk4lg6rv1j
@user-sk4lg6rv1j 2 месяца назад
Aamiin yaarabbi abaaydiis
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 6 месяцев назад
Wallahi hadeey soomaali wax ku qaadanyso ,Ineeysan keenin caruur .Soomaalida dabkeey kuwii hore ku gubteen .Kama joogaan.Dhul gaalo waxa yaala,Waynu aragnay .Waxaa layiri shar utooghaay kheyr waxkaama dhimee.
@niciimaawil4731
@niciimaawil4731 6 месяцев назад
Asc wll
@user-ui5dr5qz1r
@user-ui5dr5qz1r 6 месяцев назад
Gabadhaan waxay isku egyihiin wasiiradii hore arimaha dibabada Kenya Amina
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 6 месяцев назад
Laailaaha illalaah gaal dumar iyo ciyaal muxuu u rabaa?Qofkii caqli leh baa garan kara .Illaahoow noo xifdi .
@saynabm3396
@saynabm3396 6 месяцев назад
Soomalidu waa dhagax same question bay weydiinayaan Maxaa ka qaldan
@boqorhanad1720
@boqorhanad1720 4 месяца назад
Istaqfurullah waxa dhan waa wada same question 😂😂😂
@abdireeskarama7068
@abdireeskarama7068 6 месяцев назад
Thanks abayo humble girl mashaallah good job.
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 3 месяца назад
MAN SHA ALLAH. QURUUX BADANAA. JAMILA QURXAN. WA ZABIIB
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 3 месяца назад
MAN SHA ALLAH.
@Rahma-pu3of
@Rahma-pu3of 6 месяцев назад
Allaahumma Amine
@khadraali8373
@khadraali8373 6 месяцев назад
Masha allah Jamiilo gurxan welcome to my city 🏙️
@FaadumoaxmedSalaan-xu1wc
@FaadumoaxmedSalaan-xu1wc 6 месяцев назад
Walayal qof ku gurey kaar qatigisi mrkle mala sinkara kar lagu dacwodo o qaxoti 😢wixi ugu dhama i jbwa plz
@anas-ismail
@anas-ismail 6 месяцев назад
Szb cardka waxa ku qkran xog dhameystiran o ku saabsan qofki hore e card ka laha, so xogtas dhamanteedna UN wey hayaan xita hadi wax laga badalo xita wey arkayaan , marka ilama ahan sawir aadan kahyn iyo magac indhaha faraha xogtaas o dhan in la iska indha tiri karo
@abdinasserj2022
@abdinasserj2022 6 месяцев назад
MashAllah Qof wax taqaan
@abusultan011
@abusultan011 6 месяцев назад
Qof interview Canada maray 2 years kahor welina aan jawaab reject ah aan lasiinin USA 5 groups malloo xarayn karaa
@chalichali9452
@chalichali9452 6 месяцев назад
Congratulations keep going ♥️💯🥰💪
@shukri1395
@shukri1395 6 месяцев назад
Masha Allah ❤ good information session!!
@khadijaibrahim3054
@khadijaibrahim3054 6 месяцев назад
SOOMALIDA SI WA NALOO FAHAM SIIYO WEY ADAG TAHAY BAL ODAGAAS WALAASHII INEY ILMAHEEDA KEENSATO BUU LEEYAHAY NAGADAA WAXAASE AYADAAN KAHADLAYAA
@abdallahadan9991
@abdallahadan9991 6 месяцев назад
Jamilo waan kusalaamaya wakhti fog baa isugu kaaya dambeeysay
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 3 месяца назад
12/1/2023 baan aniyo 4 walalahay ah group five ku nimi America🇺🇲🥰
@Ugaso
@Ugaso 3 месяца назад
Side kugu surto gashy wll ana ubahane
@lulitaluna621
@lulitaluna621 2 месяца назад
Sidee wll ???
@NasraAbdi-hj3wzjeyt566ueueu
@NasraAbdi-hj3wzjeyt566ueueu 5 месяцев назад
Hodonay waraaqaha si fiican usooo qaada❤❤😂😊
@qalanjadaqaranka6171
@qalanjadaqaranka6171 6 месяцев назад
Walalyal wadanka jooga waa ogtihiin in la qadan rabo xagee ka adnaa dhulkeena
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 3 месяца назад
Dhulkan maxaa yaala 1 xabee sigaara laaysku dilayo🚬
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 6 месяцев назад
Niyow tan kanada maas kasoo hadashaan baryahaan taas ayaaa lahadal haayaa
@misraabdi4049
@misraabdi4049 6 месяцев назад
Riwayadi aaway
@abdiyusuf3544
@abdiyusuf3544 6 месяцев назад
Allahu akbar. War umadaan intee uqaxayaan.
@IsraMohamed-jh1md
@IsraMohamed-jh1md 6 месяцев назад
Wlhi waa wall jira❤
@user-xn4xp6hb6f
@user-xn4xp6hb6f 6 месяцев назад
Kwrn dadka south Africa joogo group 5 maraykanka aniga iyo xaaskeeyga iyo Wil yar nahy
@fardoosmaxamed4817
@fardoosmaxamed4817 6 месяцев назад
Dadka marakyan jooga group 5 Canada maygu gayn karaan
@N.A.M1234
@N.A.M1234 6 месяцев назад
Gabadh card qaxoti haysato o nin Djiboutien ama Ethioian gursatay o cardqaxotigeda ku darsatay miyey ka faideysan karan group 5 mahadsanid
@user-gg9lr4vo3u
@user-gg9lr4vo3u 6 месяцев назад
Haa sbbto ah ayagu kuma oga adi hays ku shegin wxa thy muhimadu waa inad ku jirta carka qoxotiga
@N.A.M1234
@N.A.M1234 6 месяцев назад
@@user-gg9lr4vo3u wa Sax walaale marka applicationka la BUXINAYo informationkaga malagalina mise wa laga rebaya
@shukrifarah5369
@shukrifarah5369 6 месяцев назад
Aamiin Yaa rabbi
@sacdiyolovelove9515
@sacdiyolovelove9515 17 дней назад
Asc qof ka raba ino ku boxo group fiveka haduu tago kenya asgoon kaar qoxooti aan leheyn maka bixi karaa
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 3 месяца назад
KOLEEY .GABDHAA. WA. RER .MOGADISHU. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@AkramAbdisalam-vj6kb
@AkramAbdisalam-vj6kb 6 месяцев назад
First comment ushega cali inu kaso hadlo wararka falastin kaso baxo cml turjuman somaliyed u noqo
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 6 месяцев назад
Intee loo wada socdaa wadankii oromo maan ugu soo wada guureynaa.
@sadiaabdulahi6311
@sadiaabdulahi6311 6 месяцев назад
That is the big issue! Why are they excepting the kids and women easily?
@nijaj9157
@nijaj9157 6 месяцев назад
Waxgarad
@WHO2024
@WHO2024 6 месяцев назад
Lol Waa dadka si sahlan loo badali karo.
@anas-ismail
@anas-ismail 6 месяцев назад
Coz they easy to change their identities(relegion)😢
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 6 месяцев назад
They easily can get target and can be changed their culture religion and even their dignity oo waxaa laga dhigi karaa diinlaaweyaal ama sheydaan caabudyaal. 😅 waciyaadu billah
@user-zf6fm6ep3m
@user-zf6fm6ep3m 6 месяцев назад
Wll su aal ayanku weydinaya waxan lay rajisan gareyey bishi 8 20023 lkn kadh mahaysto malay xerayn kara
@anas-ismail
@anas-ismail 6 месяцев назад
Wall sidi ay gabartu sheegtay waxaa waajib ah qof inu card qaxooti haystaa (vedeo ga bilowgiisa daawo waad ka dhex fahmi donta e )
@MaxamuudaxmedCabdi-dk9ww
@MaxamuudaxmedCabdi-dk9ww 2 месяца назад
M.A HOW IT TALK AND HAVE SWEAT TALK❤
@cabaasaliahmed8595
@cabaasaliahmed8595 6 месяцев назад
Djibouti miyaa lakaso qadikaraa
@abdullrabi2446
@abdullrabi2446 6 месяцев назад
5t qofoo isu imaaday qof walbo 5taas qof kamid ah inta qofu rabo miyuu keni karaaa mise 5tood Hal qof ayeey keeni karaan kaliyaa ?
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 2 месяца назад
Su aashaas baan ana qabaa
@Abdikani-ahmed
@Abdikani-ahmed 6 месяцев назад
Dadkan waa dad ehel ah rabo dadkoda 😅
@rakbah.c
@rakbah.c 6 месяцев назад
Alle idinkuma guuleeye group five amiina dhaha
@user-um6ln2xf1c
@user-um6ln2xf1c 6 месяцев назад
aduuka kuma arag gabadhan qof soomaali ah oo ka dulqaad badan yaa sidaa naga wada dhiga
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 3 месяца назад
HADDA. .SAHAL ABDI BOULALE. OO. KU NOL DEGMADA MUULIID. EE.KONFURTA DALKA JAMHUURIYADDA. DJIBOUTI 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯
@hanieman9318
@hanieman9318 6 месяцев назад
wllalow aaway sir iyo intuu ku danbeeyey
@user-yf7iq9bg1g
@user-yf7iq9bg1g 6 месяцев назад
Su,aasheyda Wali ma arak ee yaa ii sheegi Kara hooyo io hooyadeed oo caruur 7 ah wadata 3 ka mid ayada may dhalin lkn ilmaha hal magac oo aabo ah ayaa la wada siiyay marka Malagu kaxeyn karaa sidaa qofkii haaya way u furan tahay
@anas-ismail
@anas-ismail 6 месяцев назад
Sida ay gabartu sheegtay waxaa laga yaaba in DNA test la qaado, bakse hadi ay qaraabo yihiin adeer,abti,habaryar,eedo intaas hadi ay dhaleen YES
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 6 месяцев назад
Su aashi aan rabay cina maweydin waxan weydinlahaa 5 qof halmar ma u dacwoonkaran mise waa in marba qof lacawiyo 5 qof midkood ah
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 3 месяца назад
ANIIGA .SIIDA RUUNTA AH. QABIILKEY GA. WAA CIISE. LA KIIN .WAXAN. AH.MUWADIIN. SOMALIYEED. AMAA KU DASHEY. DALKEENA JAMHUURIYADDA. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴. GAR AHAAN. GOBOLKA AWDALLAND. OF.CIISE. ZAYLAC LUGHAYA STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@Daqare666
@Daqare666 6 месяцев назад
JAMIILO GURHAN HADAAN PASSPORT SWEDAN HAYSTO SIDEE DAGANAANSHO KU HELI KARAA
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 3 месяца назад
SII AAN. UGAA WAREYSTOO. ARRIINTA. GROUP. 5. WAXAN QORTEY. DJIBOUTI 🇩🇯. SIIDA .RUNTA AH. ANII SAHAL ABDI BOULALE. AH. SIDA.RUNTAA. AH. QOF. MUCARAAD. AH.DOWLAADEENA. JAMHUURIYADDA. DJIBOUTI 🇩🇯 🎉. KU MAA IIHII. .LAKIIN. WAXAN .RABAA . DACWAD. KU.GALOO. DALKA AMERICA 🇺🇸. NEBRASKA
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 6 месяцев назад
barnaamijkan.waa.mid.aysan.barlaamanka.mareykanka.sharciyeen.waa.xafiiska.madaxweynaha.waxan.laga.yaaba.inta.madaxweynaha.xafiiska.joogo.hadi.beri.laga.heli.dorashad.madaxweynaha.cusub.kuma.qasbaano.barnaamijkas.inu.si.socdo.
@malakaaay
@malakaaay 6 месяцев назад
Qof DNA idinka dhexeeyo maaha qaraabo waa ehel. Qaraabo waxaa ah qof qof ka aad ehel tihiin isagu ay ehel sii yihiin.
@ahmedarab2796
@ahmedarab2796 6 месяцев назад
Shardi miyaa in dadku isku meel joogaan mise iyagoo dhowr wadan kala jooga ayaad hadane la soo qaadi karaa?
@HeroBoy27
@HeroBoy27 6 месяцев назад
War elmi waare hala waydiiyo su’aalaha ku saabsan barnaamijkaan gabadhaan shaqo kuma laha eee
@najahabdi11
@najahabdi11 6 месяцев назад
Lacagta horay maa laga scuba
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 6 месяцев назад
Dad anan card qoxoti haysan balse joga afrika maa la waadi karaa
@Larasamira1
@Larasamira1 6 месяцев назад
Wa mida aan rabo inan ogaado
@fatimamahdiismail6535
@fatimamahdiismail6535 6 месяцев назад
Maya car qaxtooti aya laga raba haday haystàn walwdi kara
@ahmedmorgan3098
@ahmedmorgan3098 6 месяцев назад
😂😂dadku waaba daalan yihiin,yaahuu
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 6 месяцев назад
waxay.sheegayso.waxba.kama.jiraan.waa.iska.hadleysa.waraqadaha.la.buxiyo.ayay.wax.ka.baratay.sida.form I.130..i.730.iyo.sida.green.card.lo.buxiyo.ka.dib.la.diraya..taasi.qof.waliba.samey.karo
@houmedmohamed1923
@houmedmohamed1923 6 месяцев назад
Adigu xasidnimada iskadaa qoftani waxani waa baratey waaney taqaan waxay ka hadleyso
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 6 месяцев назад
@@houmedmohamed1923 adiga.ma.taqaana.macnaha.mise.waxa.tahay.dameer.faq.meel.kasto.ka.so.dhahayo
@khadraali8373
@khadraali8373 6 месяцев назад
Iskanaso ama nefis
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 6 месяцев назад
@@khadraali8373 dadka.bufiska.hayo.ma.ku.jirta.meshad ku.nooshahay.amin
@nasradirir6209
@nasradirir6209 6 месяцев назад
adigan spaceka iyo fullstopka kala aqoon ba wax yaqaan miya marka
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 6 месяцев назад
War dhulka gaalada iska dhaafo dalkiina imaanka ku sugata.
@sahalmahamed7719
@sahalmahamed7719 6 месяцев назад
Qaxooti hadana qabiil ah
@sahalmahamed7719
@sahalmahamed7719 6 месяцев назад
Soomaaliya ma Qaxooti mise Qabiil waaye ma aha Soomaali jecel wadan kooda waa aqoon la.aan waa daciif ku nool aaminsan Qabiil....laandheere iyo laangaab
@malakaaay
@malakaaay 6 месяцев назад
Kismaayo aaa ?? Been weynaa Ninku muu hargaysa ka imi iska yiraahdo
Далее
NEW SOMALI FLIM "NABSI" 2021 'QISO DHAB AB
30:54
Просмотров 558 тыс.
Нарвался на сотрудника ФСБ⚡️
01:00
War Farxad leh oo ka soo baxay Group 5-ka Maraykanka
28:58