Тёмный

Su'aalo & Jawaabo: Waxrabashada, Shaqada, & Fursadaha Cilmiga Beeraha | Cali Bashi | FarmSomalia 

Abdiwali Khalif
Подписаться 122 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Muuqaalkan waxaan Wareysi Kula Yeelaneynaa Ustaad Cali Bashi oo Bachelor iyo Master 2adaba ka diyaarisay Agriculture ama Kuliyadda Beeraha waxa ustaad cali kusoo gudbiyaa Chanellkiisa ‪@FarmSomalia‬ muuqaalo aad u qiimo badan oo la xaariiro cilmiga kuliyaddan.
waxaa wax ka weydiinay;
waxa lagu barto kuliyadda beeraha.
Ahmiyadda cilmigan.
Ibarbardhig wadankeena iyo dunida ee waxsoosaarka beeraha.
iyo channelkiisa youtubeka.
ka faa'iideyso channelkiisa oo ku dhufo linkigan hoose:
/ @farmsomalia

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 35   
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 года назад
Abdiwali wll waad mahadsan tahay sida aad iigu casuntay channel kaaga. Sharaf ayey ahayd in aan kahadalno barnaamijkaas muhiimka ah. Insha Allah walaalaha kale oo su’aalaha nasoowaydiiyay Lkn aanan kagaarin videowgan in aan uga jawaabno waqti ayaan uraadinayaa qaybta commentiga in aan ugu soojawaabo. Mahadsanidiin
@cabdiwalixuseen6234
@cabdiwalixuseen6234 3 года назад
M.a cali baashi waamacalinka beerteeyda iga caawiya alaha kuxafido
@KhaadirSahane1998
@KhaadirSahane1998 3 года назад
Mansha Allaah wll Ali baashi waan uga mahad celinayaa aqoonta uu nala wadaagayo. Wlll Abdiwali waxaan jeclan lahaa in aad qof kuliyad machenical engineer in aad noogu casumtid barnaamijkaaan kan ku xiga
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 3 года назад
macalinkayga... Ali bashe.. waa dadka faro ku tiriska ah ee dadkiisa uu hagar baxey... anoo ku hadlya afka beerolayda somalyed iyo kan ardeyda,, abaal wyn ayan uga haynaa cilmiga uu nala wadaagey.. allah ha barakeeyo ustaadka..... thanks ustad abdiwali
@muxamad8022
@muxamad8022 3 года назад
Ustaad cabdiwali waad mahadsantahay, hadii ay suurtagal tahay waxaan doonayay in aad ka hadasho kuliyadda geology ga, soomaaliya ayaan joogaa aad ayaan kuliyaddaa u daneeynayaa, mahadsanid
@faisalalicaanad6276
@faisalalicaanad6276 3 года назад
Mahadsanid Abdiwali iyo Ali bashi Runtii fecultigan aad baan udaneynaayey maantana faahfaahin badan ayaan ka haysta inzha aLLh sanadkan ayaan bilaabaya inzha aLLH madama aan sanadkan inzha aLLh ayaan dugsigii sare dhameynaya
@fahmijama7794
@fahmijama7794 3 года назад
wad mahadsan tahay wll abdiwale . waan ka dhex arkay su'aashaydii , thank you
@jaamacafrica5678
@jaamacafrica5678 2 года назад
Ustaadkyga baashe Allaha ku xifdyo dhiirigalihayaga baa tahy
@abdourahman8231
@abdourahman8231 3 года назад
Sheekh abdiwali kaso hadal wll sida ugu fudud ee shaqo loga helo dalka qadar laguna iman karo anagoo dalka joogna mahadsanid.
@sacdiyoahmedali4911
@sacdiyoahmedali4911 3 года назад
Asc thanks teacher waxaan rabaa inaa noo martiqaadid qof cilmiga nutrition ka waxkayaqaana si aan wax uga faaidaysano
@XasanmaxamedCali-e6h
@XasanmaxamedCali-e6h Год назад
Asc walaalah sula kujira wxaan idiin leeyah guul guul waccan walaalkeey cali bash Allah kuxifdiy waad nacaawisay aniga ahhaan waxaan ahhay beeraleey jooga joowhar shabeellada dhaxxa soomaaliya walaal sii wad dhirin gelin
@abdifatahsupparka6843
@abdifatahsupparka6843 3 года назад
Asc, Ustaad Abdiwali waad mahadsantahay runtii, mawduucyo muhiim ah ayaad nala wadaagtaa, waxaan codsan lahaa inaad hal mar si waafiya uga hadasho sida lagu helo deeqda waxbarasho ee wadanka Qadar, sida loo xareysto iyo xilliyada ay soo baxdo. mahadsanid.
@aidarusabdilahi4698
@aidarusabdilahi4698 11 месяцев назад
Masha Allah mahadsanidiin laba aqonyahan
@zaki143
@zaki143 3 года назад
Masha Allah waa waraysi aad ufiican wax badan ayaan kafaa idnay mahadsanid.
@hassanolol1292
@hassanolol1292 3 года назад
Assalamu allykum wll Abdiwali waxaan kaa codsanayaa in aad ka soo hadasho cilmiga bada waxaana rabaa in aan wax badan ka ogaado kuuliyadaas mahadsanid I waiting for you
@maxamedismacil5770
@maxamedismacil5770 4 месяца назад
Nin yahow Farm somalia macalin cali bashi Intee ku dameeyey Ninkan waa muhiim See wax u jiraan ???
@abdirizakhussein9204
@abdirizakhussein9204 2 года назад
ASC WLL ma soo samayn kartaa laboratory macluumad ku saabsan
@cumarsalaad4989
@cumarsalaad4989 2 года назад
MashaAllah wllaha qiimaha badan allaha idin guuleeyo wll cabdiwali iyo wll cali baashi
@Dawlad252
@Dawlad252 3 года назад
Masha Allah mahadsanid wlal
@mohamedawes6370
@mohamedawes6370 3 года назад
mashaAllah runti waa barnaajmi ad umuhima bulshadana baraarujin iyo fa'ido uleh.
@rashiidabdulahi7557
@rashiidabdulahi7557 3 года назад
Shukran ustaaad cabdi wali
@asiasaid1968
@asiasaid1968 2 года назад
Allaha ha inii xifdiyo
@mahadxaashi9746
@mahadxaashi9746 3 года назад
mahadsanidiin ustaadis jasaakallaah.waxaad iga jaahil bixiseen focult aan danaynayay inaan barto waadna noo kala dhigdhigteen waana ku dagaal gali karaa
@maanoowcabdi4421
@maanoowcabdi4421 3 года назад
Masha allah
@rashiidabdulahi7557
@rashiidabdulahi7557 3 года назад
Waa cilmi dhaqan galintiisa loobaahanyahay wadankena waa qani lkn dadkii si dhab ah uga faaideysan lahaa ayaa yar
@basharyare1157
@basharyare1157 Год назад
mahadsanadiin macalamiinteyna ❤
@cabdicasis3649
@cabdicasis3649 Год назад
cilmiga beeraha noo fa.ayday wll
@mohamedawes6370
@mohamedawes6370 3 года назад
Midakale soomaliya waxa igumaqaala in dhulbereedkeda garaayo 9 milyan hector oo waxlagubeerikaro waa nasib darro inan cunno nagufilan soosaranwayno
@CabdixakiinYarsa
@CabdixakiinYarsa Месяц назад
❤❤❤❤❤
@kafiyaabdulkadir6973
@kafiyaabdulkadir6973 2 года назад
Masha allah waxan aad iyo aad idinkaga mahad celinaya abdiwali iyo ali bashi barnamijkan. Walalyaal ma noo samyn kartan tegem si tuus ah aan su aalaha isku weydarsano ,aniga aad waxan udaneyaa farmka dhul wan heytaa lakin mesha an rabo in aan ka beero waa meel baahi badan ka jirto hadana aan biyo badan laheyn,dabcan waan ka fekeraya biyaha isdan ku kensan lahaa. laakin waxan kaga bahnahay waxbadan oo aqoontada ku sabsan. ali bashi plz walal meel an kala soo xiriiro isii adigoo mahadsan waxan hayaa fikrado badan aan rabay kala tashado madama ad aqontii leedahay. Waxn raba in aan dadkeena ku wacyi galino in dhulka laga faaiideysto. Dhulka waa uu nabd guuray xoolihina waxay la yihiin daaq dadkina waa barakeceen. marka qofkastko awood u leh ama aqoon waa in dhulka la noleeyaa.ali bashi welldone dadka kuu baahan dalkaa kuu bahan qeyr allaha ku siyo🙏.
@tayofitness7722
@tayofitness7722 3 года назад
Zhp ICT noso qabo.
@caishamoha182
@caishamoha182 2 года назад
Waw wlh aad umahadsantahay lkn jamacad iyo shaqo dheer baratiko ayakaficana isleyahay
@naimaaxmed7204
@naimaaxmed7204 2 года назад
Meeqo sano labrta
@rashiidabdulahi7557
@rashiidabdulahi7557 3 года назад
Mansha allah
Далее
(Hereri) Qurbajoogta iyo Beeraha Qaybtii 1aad
41:50
Просмотров 136 тыс.
4 YEAR SIBLING DIFFERENCE! 😭 #shorts
00:11
Просмотров 11 млн
Please Help This Superhero! 🙏
00:48
Просмотров 2,8 млн