Тёмный
No video :(

Safarkaygii Janaale - Beeraha mooska ee ugu weyn Soomaaliya 🇸🇴 

Geedi Sahan - Somali Traveler
Подписаться 236 тыс.
Просмотров 241 тыс.
50% 1

Waxan Booqday Deeganka janaale oo ah mel ku caan ah Waxsoorka Dalka nocyadiisa kala duwan.
Aduunyo janaale ka joog Akhirana Janno
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 51 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 51 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 569   
@GeediSahan
@GeediSahan 5 месяцев назад
Fadlan 5 kun oo like iyo share Aduunyo janaale ka joog Akhirana Janno
@mahamudahmed9670
@mahamudahmed9670 5 месяцев назад
السلام عليكم ورحمة وبركاته Office of the DIRECTOR XAFIISKA AGAASIMAHA AYAA KU QORAN
@mohaibrahim348
@mohaibrahim348 5 месяцев назад
Sxb dhaantada magaceed
@ashrafcadde3122
@ashrafcadde3122 5 месяцев назад
Asc walaal maadaama aan bisha Barakaysan ee ramadaan aan ku jirno música Naga dhaaf muuqaaladaada waan jeclahay hadal keygana u jeedo gaar ah kama lihi hana i dhibsanin wllkey waana kutaageeraa
@abdiaziizaliabdikaadir7511
@abdiaziizaliabdikaadir7511 5 месяцев назад
Absolutely ❤️🫶🏻
@Really2025
@Really2025 5 месяцев назад
Noo duceeya. MSiyaad Barre….Farmaajo ayaa ku xigay! Allaha noo soo celiyo. I already miss him-big time.
@123natule6
@123natule6 5 месяцев назад
Wiilka wuxuu uqalma like badan dadka somali aan aheyn wlhy qofka wxayala noocasa sooduuba ee kolba wadan tagtey waxa siieyy like badan
@shedo7275
@shedo7275 5 месяцев назад
Inta walan okaliya Somalia lagadhagesta camal shamure okale inshallah iyo manshallah meel udhafin la
@Barre371
@Barre371 5 месяцев назад
Soomaalida dadka malaayacniga ka shaqeeya ayay jecel yihiin sida kuwa tik toka oo kle waxaana ugu wacan baraarug la aanta
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 5 месяцев назад
​@@shedo7275shamuuri run ayuu sheegay markhaanti ayuu ku furay jareer saleebaan kii gabadha gubay teeda kale MaashaAlaah hadal ka fiican miyaa jira jaahil
@salmalali3367
@salmalali3367 5 месяцев назад
Dhulkena nimca fadhiida been maa aaha🇸🇴 ❤❤❤😊 from 🇩🇯✌️❤
@MahadAbukar2009
@MahadAbukar2009 5 месяцев назад
❤🇩🇯🇸🇴
@ozzylink
@ozzylink 5 месяцев назад
wadan fiican laakiin hogaan aad uu xun. No investment no leadership
@user-gl2bh7kv3m
@user-gl2bh7kv3m 5 месяцев назад
Wlhi dalka waa hodon lkn dadku waa doqon 😢
@fayizza
@fayizza 5 месяцев назад
Sax lakiin anagana makaxda na fadhida😢
@zamzam5255
@zamzam5255 5 месяцев назад
SHACAABKA JABUTI ❤❤❤❤
@cabdirisaaqxaashi2277
@cabdirisaaqxaashi2277 5 месяцев назад
Cudurka dhulka iyo dhirta ku dhacay waxa keena hay adaha siidhka ay bixiyaan ayaa sumaysan geed kalena kama baxaayo Waxa sunta ka saaraya dhulka waa digirta ee usheeg walal digir halagu beero meel kasta ❤
@sadiqsulayman3166
@sadiqsulayman3166 5 месяцев назад
Somalida waa is caawisa baa la yiraahda marka wiilkan maa la tageero waliba olale lagu follow gareenayo la samyo somaliyee dalkii buu soo gudbinayaa shaqada ugu fiican buu hayaa
@zahraali-pe2yk
@zahraali-pe2yk 5 месяцев назад
Somalidaan dadkn wxba laga faidiin lee yaqaninin sida kor logu qaado sida shamurey io naagaha tiktoka Ka Nikiya kaliya
@halimoHashi111
@halimoHashi111 5 месяцев назад
Masha allah
@apdikhalaqhiz3529
@apdikhalaqhiz3529 5 месяцев назад
Run badanida​@@zahraali-pe2yk
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 5 месяцев назад
Wa uqalma walahi
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 5 месяцев назад
Waa Runtaa Walaahi Dadaal badan Ayuu galin Ayaa Geed ka gees Waa uu noo Soo gudbiyey, Shalaan bood Si Gooniya Ayeey ii taabatsy Barissmaadkii Ayaan Dalxiisvu tagay Ayadoo Aad u aqurxoon Maashaa Allash , Dalxiis Ayaa loo Aadi jiray
@hersijama6905
@hersijama6905 5 месяцев назад
Geedi Sahan wadani ayaa tahay waa loo baahan yahay dhalinta adiga oo kale ah ee caqliga iyo maskaxda furan. mahadsanid
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 5 месяцев назад
Maashaa Allaah Walaahi wuu naga farxiyey Yididiilo Ayuu I gashay, inkastoo u baahnyihiin in la yaa kuleeyo. oo kor loo See oo Qaado
@warsamediiriye3743
@warsamediiriye3743 5 месяцев назад
''Aduunyo Janaale ka joog , Aakhirana Jana ka joog''. hadalkan waa maqli jiray markaan yaraa. Mahadsanid Geedi Sahan. Mogadishu ayaan kaa soo salaamayaa
@sayidka6911
@sayidka6911 5 месяцев назад
Maahmaahdaas waa tii Jowhar.
@hodandahir8111
@hodandahir8111 5 месяцев назад
Cawo igu horty janaale
@user-j2i9d
@user-j2i9d 5 месяцев назад
🤍🤍🤍
@Maskamadow1
@Maskamadow1 5 месяцев назад
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ ❤️ 💖 ❤️
@yoonisguleed8645
@yoonisguleed8645 5 месяцев назад
waxaadan indhahaada ku arkin weligaa been haka sheegin.
@amorthentiae
@amorthentiae 3 месяца назад
I love Somalia very much, your beaches are very beautiful, I will definitely come back for a holiday as soon as possible. Greetings from Türkiye.
@SaadaqDuraan7
@SaadaqDuraan7 5 месяцев назад
Ramadan Mubarak all muslims ❤
@jamilamoalim3487
@jamilamoalim3487 5 месяцев назад
Wiilkaan wax qurxoon ow keenay maasha Allah halagu caawiyo shaqadiisa
@Tasniim1
@Tasniim1 5 месяцев назад
Geedi sahan shukran dalxiiska iyo beeraha janaale iyo nimcadda dalkeena fadhida iyo sida aynu uga baahanahay walaahay markaan video yadaada daawado waa qiiroodaa. Dalku sida uu uburbursan yahay dayaca haysta siiba buundooyinka. Waa agoomoobay wadanku. Ilaahay mid dalka iyo dadkaba daacad u’ah ukeen iyo dad lashaqeeya.🤲.
@fayizza
@fayizza 5 месяцев назад
Aamiinta ii DHaha 🙏 Ilahayaw Somaliya iyo Somali dhibka ka qaad oo DAREEN ay ku fahmaan kheyraadka aad siisay ku arkan sii. AMIIN
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 5 месяцев назад
اللهم امين
@IkramMaxamud
@IkramMaxamud 2 месяца назад
Aamiin😢❤❤
@zakariyemohamedjimalemataa5731
@zakariyemohamedjimalemataa5731 5 месяцев назад
Muuqaaladaada wey wanaagsan yihiin oo aqoon baa qofka ugu ziyaadeysa lkn muusiga aa ku dareysid inaa ka dhaaftid baa wanaagsan . Qof daawan lahaa muqaalka kana faaidi lahaa wax badan muusig dartii buu uga tagaa marka hadana waxaa lagu sii jira bisha Ramadaan marka muusigaas inaa wax kale ku badashid baa rajeynaa insha Allah ilahey ha inoo dambi dhaafo dhamaanteen
@ins4n1
@ins4n1 5 месяцев назад
Janaanle Waa Beeraha ugu caasan mid kamid ah somalia Sheabeeloyinka waa Barwaaqo wan u xiisay Sheikh baa u aadi jirnay janaale Allah barakeeyo
@mohamedmohamed-lb8jm
@mohamedmohamed-lb8jm 5 месяцев назад
Asc waad ku mahadsantahay tegida janaale waan u xiisay magaaladaas mudo dheer ayaa iigu danbeysay beertayda 5kiiloomitir ayay u jirtaa magaalada waxaa la dhahaa 52SH Bakat aabahay ayaa caanka ah magaalada waxaa la dhahaa isagana SIIDCALI MAXAMED (Siidcali dabruuwe) I love JANAALE❤❤❤
@jgorgor8604
@jgorgor8604 5 месяцев назад
Nin qaniya ayaa tahay sxb ee qurbaha iskaga tag dalkii aan ka shaqaysano, ilahay ha kuu fududeeyo
@fayizza
@fayizza 5 месяцев назад
MashaAlah nasiib baad leedahay
@user-ft5rt9ls6g
@user-ft5rt9ls6g 5 месяцев назад
Alla walal hadii aad garaneyso maad iga caawin kartaa please interview aya kumari laa 😊😊thanks
@lodoonelmi6875
@lodoonelmi6875 3 месяца назад
Maa shaa allah ilahay dhirta iyo dad kaba Caafimaad ha siiyo aamiin
@AbdulAziz-vl9pu
@AbdulAziz-vl9pu 5 месяцев назад
Janaale kaalmo uma baahna ee isku duubni ayey u baahan yihiin waa hadii ay qalbi fiican yihiin. Waa magaaalo wax soo saar badan oo awood u leh in ay lacag iska aruuriyaan kuna dhistaan buundada
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 5 месяцев назад
Mashaa allah Dhulkeena nimca taal...Thank you inbadan Geedi dadaalkaga❤
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 5 месяцев назад
Masha’Allah! Waad ku mahadsantahay inaad dalkeena iyo barwaaqadiisa noo soo tabiso. Fadlan ha la soo caawiyo dadkan beeraleyda ah🇸🇴❤️
@ssalad5012
@ssalad5012 5 месяцев назад
Maasha Allah waa dhul qurux badan. Soomali Allah Nimco siiyay. Hadana waxan Barinas aduunka cayr. Mahadsanis inaan nala wadaagto. Laakiin su”all halkan ma joogaan Alshabaab haday jooogin waan soo blown lahayn
@Ahmeddahir-kh1zo
@Ahmeddahir-kh1zo 5 месяцев назад
Geedi sahan waxaan ahay mid kamida dadkaan aadka kuu taageera jece maalin noloshooda kamida inay kula dalxiisaan wllky 🎉❤❤
@Funny.family11
@Funny.family11 5 месяцев назад
ramadaanka qeerkisa ilaah hanawada waafijiyo inta sooman ilaah soonka haka aqbalo
@user-cy1rv1dg1n
@user-cy1rv1dg1n 5 месяцев назад
Dadka umada wax kuso kordhiyo fellow iyo like lama sinayo Kuwa 1m oo micno la, aan lasiina 😢😢MA shaa Allah iyo in shaa Allah oo anan wax kale dheren lalabo Somali ugu imow iyo qof anan bulshada wax taraynin
@samiirsuldaan9813
@samiirsuldaan9813 5 месяцев назад
Aabibii hormarka mohamed siyad bari Alle ha u naxariisto😢
@halimadirie5301
@halimadirie5301 5 месяцев назад
Siyaad barre hortii ayaa somali wanaag ugu dambaysey wexeey ahaayeen dad gob ah oo islaam ah oo lagu tilmaamo wanaag hadii somali wanaag laga rabo somali qabiil kasta meeshiisii uu 60kii deganaa ha ku noqdo sifa edebtii iyo miyirkii dhumay u soo noqdo oo loona boksado
@AlmaasXasan-hq9gg
@AlmaasXasan-hq9gg 5 месяцев назад
janaaale sh.hooose k.galbeed somaalia allow barake❤😊
@rocky4066
@rocky4066 Месяц назад
waa loo dhasha sidee baa laysaga dhigikaraa waddani jaalle maxamed siyaad barre allaha ha u naxariistee
@AnwarSiyadnur
@AnwarSiyadnur 5 месяцев назад
Geedi sahanow video yada soo badi 8malin kadib hal video sogalisaye sobadi talyow👍
@alifarah5262
@alifarah5262 5 месяцев назад
Geedi Sahan mahadsanid DALKA ayaan kaa bartay mahadsanid waan maqli jiray Janaale waa magaala weyn
@RashiidOmer-dq5tg
@RashiidOmer-dq5tg 5 месяцев назад
Somalia hadey mal gashato kwrn oo dhulkenu nabad noqdo kenya iyo etopia dalxisayasha wa iska iloowi lahayen😊
@MaxadNuur
@MaxadNuur 5 месяцев назад
Somaliya oo nabad ah Allah natuso
@shlmhd7386
@shlmhd7386 5 месяцев назад
Thank u brother geedi sahan fo showing us the real life in somalia
@dhdowlad
@dhdowlad 5 месяцев назад
Siyaad Barre u duceeya..
@sayidka6911
@sayidka6911 5 месяцев назад
Balo kuu duceysay, beeraahaan isaga hortii ayey jireen isagaana burburiyay.
@Tasniim1
@Tasniim1 5 месяцев назад
Balo adiga kuu ducaysay xaqiir xun oo qabyaaladi dilootay. Beerahee buu bur buriyey? Dalkii iyo dadkiiba waa tabeen Dawlad micna leh oo kadambaysa majirin. Dalka oo nuuraya oo nimcadu fadhido ayuu katagay. AUN MSB aabihii dalka iyo dadka.
@sooyaalka326
@sooyaalka326 5 месяцев назад
​@@Tasniim1 qabyaalad ayaa madaxa ka gashay ha layaapin siyaad bare liis madow iyo liis cad waa leeyahay lkn qof Muslimka xumaantiisa Lama sheego
@Tasniim1
@Tasniim1 5 месяцев назад
@@sooyaalka326 sax qalad waa lahaan karaa oo waa bani’aadam. Laakiin in xumaantiisii dadka qaar badan oo kamida hor cararto wanaagiisii faraha badnaana laga indha saabo waa xaqiirnimo iyo qabyaalad aan daawo lahayn.
@sayidka6911
@sayidka6911 5 месяцев назад
@@Tasniim1 wax wanaag ah oo uu lahaa ma jirin, dowladnimo sharaf lehna waxaa u danbeysay 1969, markii uu sharcigii iyo dowladnimadii afgambiyay qaxii iyo kala cararkii bilowday ayaa illaa hadda socda, qof soomaaliya oo dalkiisa ka qaxa waxaa u horeysay 1969 intaana waxaa laga qaxayay dil boob kufsi iyo xarig waxaana marqaati ka ah caalamka oo dhan iyo soomaali dhamaanteed ilmihiisii qaar ka mid ah ayaa u adkeysan waayay boholaha uu dalka ku wado dabadeedna is daldalay, Adiga hadda qoraalkaan soo qoraya xitaa marqaati ayaad ka tahay inuu qabyaaladiiste ahaa, cadeyna waxaaba kuugu filan sida aad aniga qabiilka iigula dagdagtay.
@feysalcali9337
@feysalcali9337 5 месяцев назад
Acww geeddi sahan waan idin salaamayaa dhammaantiin asxaabta jannaale waxaan idin leeyahay reer janasle halkaa ka sii wada ilaahay ha idiin barakeeyo beerihiinna geedi sahanna janaele waad na bartag ku mahadsanid qadase wax Naga soo gaarsiiya .macsalaama.
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 5 месяцев назад
Maanshallah ilaahay ha ini barkeeyo dadka beerlayda Keep going. Hard workees.thanks
@xamdigallad5987
@xamdigallad5987 5 месяцев назад
Masha allah Ilaahayow dalkeena dowlad kheyr qabta keen
@user-wg7op9ns1m
@user-wg7op9ns1m 5 месяцев назад
Rabi baa Nimco dhigay wadanka soomaaliya halkaan waa magaalada janaale Rabiyow noo deyso
@nimoabdifatah289
@nimoabdifatah289 5 месяцев назад
Masha'allah 😍 Janaale my hometown ❤❤❤❤ mahadsanid wll
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 5 месяцев назад
Mansha allah dhulkeena waba jano cadiye ilahay nabad hainoga dhigo waa bil barakaysane ❤🎉
@Ruun533
@Ruun533 5 месяцев назад
Walhi waa sas anaga arkin 😢😢
@RooblesJourney
@RooblesJourney 5 месяцев назад
Waa ka helaa barnaamijyadaan wadanka laga soo duubo, noo soo badi. Mahadsanid
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 5 месяцев назад
Masha Allah waa dhul aaad u qurux badan oo aan jeclahay mar walba inaan tako insha allah Ramadan Karim
@Somali100
@Somali100 5 месяцев назад
Waxan aminsanahay in Fatahadi laso raciyay Sun iyo cuduro Beeraha Wax yeelo weyn u geysta , wabiga hala control Ithiopia waa cadaw
@wiizhassandemaanka2676
@wiizhassandemaanka2676 5 месяцев назад
Aado weyn
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 5 месяцев назад
Wow 👌 qurux maba laga sheekeyn karo ilaahoow dalka noo Nabadee🙏🙏🙏
@m.x970
@m.x970 5 месяцев назад
Ninkaan Ilahay ha barakeeyo, lakin wax fiican ayuu so gudbiyaa. Masha an Allah.
@abdinaasir9315
@abdinaasir9315 5 месяцев назад
Geeedi Sahan thanks waaa taaariiq Kale suxufiyiinta dalka jooga wax barta marka hada aaada marka
@AbdiazizMohamedNoor-il1zy
@AbdiazizMohamedNoor-il1zy 5 месяцев назад
Kan waa zeeytun kulaha xarifko asagoo canuuni gacanta kuhaayo 😂 Geedi Sahan guuleyso
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r 5 месяцев назад
Reer koraad waaye lahjadiisa xataa waalafahmaa reer Gaalkacyo inuu yahay
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 5 месяцев назад
Manshalah , janaale waa dhul beereed qurux badan somaliyay dhulkii maalgashta oo dibadaha u dhoofiya wax soo saarkiina
@mohamadmakaraan237
@mohamadmakaraan237 5 месяцев назад
Dadkan laleyahay macawino logeyna sow nasiib daro mahoo
@Banooda
@Banooda 4 месяца назад
Dekadaha baraawe iyo marka la furaya laga dhoofinaya koonfur galbeed wee dhaqaqday!
@safiyohussen9969
@safiyohussen9969 5 месяцев назад
masha allah waa mahadsan tahay wllkey shugran sida quruxda u sobandhigtay guuleso
@user-mt2mw8fb5v
@user-mt2mw8fb5v 5 месяцев назад
Mash Allah Rabi haku xifdiyo saxib waxa so bandhigtay waxa inaga qarsona
@FatumaAmina-ow4kj
@FatumaAmina-ow4kj 5 месяцев назад
Mashallah Alxamdulilah calaa kula nicam Ilaahaw qabyaalad naga madoobee ilaahaw na midee oo qalbiyadayada saafi ka dhig
@raqianor
@raqianor Месяц назад
Meshaan waa barwaaqo sooran masha alllh ❤
@user-xt6dp4iz6s
@user-xt6dp4iz6s 5 месяцев назад
Wiilkaan suuqa khamiista sharaxaaya caadi ma'aha waa wiil wax fahansan waa in lagadhigaa madaxa suuq gaynta wax soo saarka Janaale
@user-lz2hd6gm1x
@user-lz2hd6gm1x 5 месяцев назад
Waa khabiir aqoon fiican u leh beecinta iyo suuq geenta quudka dalka ama dalaga ka soo go'a beeraha dalkeena hooyo. Fiiri, sida uu ugu faraxsan yahay dalagyada kala nooca ah ee suuqa yaalo. Fiiri, hadaladiisa iyo sharaaxada uu ka bixinayo in qudaartani ama dalagani uu yahay quudkii dalka hooyo ee uusan ahayn kuwa dibedda ka yimaada. Fiiri, sida uu uga faa'iideysanayo fursadan qaaliga ah ee uu ka helay dhiggiisa/wallaalkii waddaniga ah ee Geedi Sahan. Fiiri, guud ahaan farxada, reyreynta, kalsoonida iyo waddaniyada saafiga ah ee ka muuqata. Waa nin leh dhaqankii runta ahaa ee beeraleyda Soomaaliyeed lagu yaqiinay.
@user-ey2wr3kz9d
@user-ey2wr3kz9d 5 месяцев назад
Thank you so much my brother 🎉
@AxmedNuur-pk6ki
@AxmedNuur-pk6ki 5 месяцев назад
Deegaanka jinaale waa deeegaan fiican
@Glydh
@Glydh 5 месяцев назад
Ilaahey ha u naxariisto siyaad iyo ragii la shaqeeyn jiray dal kama dambeeyn lama hayo waxaan haynaa waa ka dheragsan tihiin dhulka ayaa xitaa tabay buundooyinkii dhirtii xaruumihii wax soo saarka maanta juhalo ayaa noo ah hogaamiyo qurun qabiili qashin tuugsi maafiyo Somalia qaar baa jecel oo aan ogeeyn waxa ka maqan Allah sahlo
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 5 месяцев назад
Gaal bu aha beraha io bundoyinka asiga kahor bey dhisnaayen qabil ba kudilay hadu wax dhisayo rerkisa 2024 baahi uma baqtiyeen
@Banooda
@Banooda 4 месяца назад
Janaale waa degaan koonfur galbeed reer kgs ba dhisanayan deganadoda siyaad barre iyo waxaa ka sheekeynesid ma naqaan!
@Teamtherapy
@Teamtherapy 5 месяцев назад
MashaAllah we need more videos like this
@AbdinourDiaz-fe9lp
@AbdinourDiaz-fe9lp 5 месяцев назад
Gedi sahan wllka wan ku slamay ramadaan mubarak wxan kaala soo hdli haya magalada b/weyne ee xarunta gpolka hiiran mrka xigta wllkeyow Mr walpa dalxiis aya wadamada calamka u tagta mrka wllkeyow wadamada wadanka jeceshahay ina igeysid rbaa waana malin ramadaane hdda awoodid adigoo dhan walpa fiirinaya wll 😢😢😢😢😢
@abdulahiroble4978
@abdulahiroble4978 5 месяцев назад
Asc all family friends and all Muslims Ramadan Mubarak teda kale yarkan wa wiil qalbi wcn waxyabo wanagsan noso gudbiya an tagerno ileen wa u qalma dhabti ❤
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 5 месяцев назад
Mashallah Mashallah 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤janale wa jinadi aduunk e somaliya wa beraha caan ah ❤❤Love Somalia 🇸🇴 hanolato ❤️ 🇸🇴
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 5 месяцев назад
Wadanka nabad Allaha nooga dhigo nimankaa khawaarijta oo xasilooni darada Wadanka ka jirta kow ka ah Allaha suuliyo
@miskiomar4399
@miskiomar4399 5 месяцев назад
Masha Allah Allow wadankena noo wanaji 🤲
@sufigaladi5208
@sufigaladi5208 5 месяцев назад
Janaale mesha ku dhashay❤
@Tahliilcrizaqahmed
@Tahliilcrizaqahmed 5 месяцев назад
Guri idiyari
@xawom3016
@xawom3016 5 месяцев назад
Mashlh geedi, walal dalka iyo deegaanka . Suuqa janale mashlh iyo wiilka sida wanaagsan usharxey dalageena. Waa dad isku xiran alaha u barwaqeeyo deegaankooda. Dhamal chanelka geedi waad ku mahadsan tihiin. Runtii waxa umada usoo bandhigtey wax yaalo u baahan dayac tir iyo dad u bahan in la caawiyo. ✌️🙏🏼
@aliahussein9044
@aliahussein9044 5 месяцев назад
Masha allh Geedi sahan Markan fiirsado indhaha iyo maskaxda ayaan ka dalxiisaa❤
@Dalkiiuhiiliye
@Dalkiiuhiiliye 5 месяцев назад
Mahadsanid geedi muuqaladan quruxda badan ee aad dalki noga so diyaarinayso runtii in lagugu abaal mariyaad istaahisha walal hore u socaan ku leeyahay
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 5 месяцев назад
masha allah bal meshas eeg nimcada taal❤iyo sida dadkeedi u silcaan ee gaajo u hayso somalia 🇸🇴 alla u maqan 😢
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 5 месяцев назад
Geedi Sahan shaqo fiican baad haysaa walaal good job 👍
@Bytity35
@Bytity35 5 месяцев назад
Aduunyo janaale ka joog Derisna Abgaal kala ahaaw Dowladna Xasan sheekh hakuu wado
@Farhia_ali
@Farhia_ali 5 месяцев назад
Maasha. Alaah Wadanka. Nimcaa. Taala. ILAAH. Usiyaadiyo
@dahaboibrahim4563
@dahaboibrahim4563 5 месяцев назад
That’s my country❤
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 5 месяцев назад
Ma sha Allah., Allahuma mubarak waa degaan qurxoon
@Rahmah-Mercy
@Rahmah-Mercy 5 месяцев назад
Rayxaan=raihan=basil..cuntada lagugu casuumay dude from MUDUG maahayn qof degaanka kasoo jeedo ku fiicneed.......I missed so so so much janaale cuntadeeda,dadkeeda .geedi sahan team jzkl aa dalkii hadane riyo nagu geysaan❣❣❣❣❣
@mohammeddirie9800
@mohammeddirie9800 5 месяцев назад
Masha allh.
@abdiladifali6606
@abdiladifali6606 5 месяцев назад
Awesome bro keep the positive energy dhulkena qurxdisana so iqrtirac
@farhiyoaliwarsame3695
@farhiyoaliwarsame3695 5 месяцев назад
Waan jeclahay ❤❤❤dalkeena qurux
@massiysomalimohamed2027
@massiysomalimohamed2027 5 месяцев назад
GEEDI SAHAN UMADA SOMALIYEED SHAQO MUHIIM AH AYAA U HEESAA❤GUUL IYO GABANIMO 🇸🇴🌙🇸🇴🌙
@user-lz2hd6gm1x
@user-lz2hd6gm1x 5 месяцев назад
Masha Allah. Geedi Sahan, nin culus RAGGEEEDII ... Waxaad noo soo gudbisay meelihii halbowlayaasha ahaa ee dhaqaalihii dalka hooyo Bad iyo Berriba leh, Jubooyinka, Shabeelaha hoose iyo baddahoodiiba. Mahadsanid.
@user-zt9tw8tq7r
@user-zt9tw8tq7r Месяц назад
somalia ha noolato one day im gonna come back and help my country inshallah
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 5 месяцев назад
masha Allaah Geedi sahan sxp horey usoco Reer Janaale salaan sare
@AbasOsman-br5yx
@AbasOsman-br5yx 5 месяцев назад
mashalh muuqaal duube aad u wacan
@foozia426
@foozia426 4 месяца назад
Maasha allaah
@nuurto3823
@nuurto3823 5 месяцев назад
M.a ilaahow noo barakee beraheena iyo dulkeena walal mahadsaniid video qurxoon waye❤
@naimaboor5646
@naimaboor5646 Месяц назад
Masha Allah ❤❤❤❤❤
@abdirahinmahamedilmi5435
@abdirahinmahamedilmi5435 5 месяцев назад
Really He Deserve More Like,Share, Subscribe and Followers . He is Real Nationalism and States Man.
@aliosman6893
@aliosman6893 5 месяцев назад
Masha Allah Alle nabad nasi o an barwaqadas iyo nimcadada an ugu fa'idesano masha Allah Tabarakallahu Alle dhul Qeyraad leh wa ina ma nestay wlhi masha Allah Alx
@abdikaniabdallamohammed4889
@abdikaniabdallamohammed4889 5 месяцев назад
Masha allah dalkeena waa barwaaqo, mahadsanid geedi sahan ❤😊
@farhaahmad-fia87
@farhaahmad-fia87 5 месяцев назад
ماشاء الله تبارك الله
@mymmym8283
@mymmym8283 5 месяцев назад
Shiine culay oo aan dadka waxba tarina waxay ku taageeraan like iyo follow, qofkii dalka iyo dadka wax tarka u lahaana waakan 🤔 Somalaay dadka waxtarka idiin leh taageera sida wiilkan
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 5 месяцев назад
Alla mxd wax aragtay
@ozzylink
@ozzylink 5 месяцев назад
Hadii ay tuuladani Somaliland ahaan lahayd dawladu waxay maalgashan lahayd oo ay dhisan lahayd bakhaaro/wharehouses khudaarta laadigto. Waxay dhigayaan khudaaro kuu socdaa Moqdishu geed hoostii .. Subhanallah.. Beerahu waxay soo saaraan lacag ka badan garoomada diyaaradaha (Airports) iyo dekedaha. Somalia is beautiful and is gifted with natural resources but the people in control are soo corrupted and confused. I will forever be proud Somalilander. I hope Somalia builds her country
@mozi3051
@mozi3051 5 месяцев назад
Yet the most shocking thing is that the somalilanders are getti g contracts from somali govt. You didnt know that did you?
@Ruun533
@Ruun533 5 месяцев назад
Cuqdada iska saar Somalia dadka waa isku mid mel walba wada qabiil even somaliland aad shegeyso acuudu bilah
@ozzylink
@ozzylink 5 месяцев назад
@@mozi3051 Contracts for what?
@mozi3051
@mozi3051 5 месяцев назад
@@ozzylink pointless hate is pointless. Who was treated well by the regime or the collapse that came afterwards? The south doesnt hate you. The south is shocked at its state of affairs. Elites point fingers at each other but truth is nearly half the population was born after the collapse. What did we do to the north? Why is it that politicians from the north feel free to air their bile at the somali public? Sometimes you would think there are no hawiye in hargeisa or sheick isaac in xamar and thats just not true. People have gotten around.
@ozzylink
@ozzylink 5 месяцев назад
@@mozi3051Brothers, it’s Ramadan, i have no hate for any Muslim Somali. My message was applauding the beauty of Somalia but also recognising the failure of the system that govern maskiiinta doing business there. Being realistic and not lying to yourself and having many people that think like this will change a nation. What Siad Barre did was the past & I have forgotten all that. However I see what’s happening daily in Moqdishu and how it’s managed. I honestly wish you guys all the best but it’s system that’s not for me or my people. Without dragging myself to your problems. I hope you wonderful young Somalis in the South will one day change Somalia for the best 🙏
@rocky4066
@rocky4066 Месяц назад
waa xafiiska maamulaha
@Fooseey96
@Fooseey96 5 месяцев назад
Ramadan Mubarak ☪️ Alla xasus aa igalise gedi sahan Suuqas janaale Qamis walbo marko ila Janale wa ulugen jire ❤
@Gmaaad
@Gmaaad 5 месяцев назад
Somalida qofka waxtarka uleh ma yaqaanan Geedi sahan waxuu uqalma 1 milyan marka hala fellow gareeya
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 5 месяцев назад
Qofkasta o somalia ah wax ku wajib ah in uu dhulkena u Duce yo wa bil ramadan ee dhulka wa dhulkeni ee somaliyeey u ducee ga dhulkena an ka Qatan nahay ee Qurx da leh
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 5 месяцев назад
Masha Allah my Home Town
@Samatardahir-ty4sf
@Samatardahir-ty4sf 5 месяцев назад
Masha allah geedi ramadaan kariim sxb marka danbe afgooye ama jowhar noo soo duub insha allah hadi ay nabad yihin sxb dhulkaas oo dhan aad bay uu qurux badan yihiin
@kaahiyepoi8151
@kaahiyepoi8151 5 месяцев назад
Mahadsanid geedi sahan bro
@ahmetkayse5023
@ahmetkayse5023 5 месяцев назад
best somali youtuber
@abzlibaax7412
@abzlibaax7412 5 месяцев назад
Beautiful Somalia 🇸🇴
@abdulkadirabdi6325
@abdulkadirabdi6325 5 месяцев назад
Ramadan Mubarak all muslims around the world ❤❤❤janale pest place in the world mashallah
@kibmussa
@kibmussa 5 месяцев назад
Ninka dhulkaas ku dhashay ee nsiib u yeelan inu ku nolaado ka waran 😢😢😢 wadankenii dad ayaa uga raxesan wenay ilaahay wad argta dhul shisheeyo ku dhibnhy
@Fifiyale
@Fifiyale 5 месяцев назад
JANAALE UGUNJI. DHUL BIYOMAAL WA DAD SOMALI JECEL OO QANI AH SIDA DARTEED AYAAN HADALKOODA IYO CALAACALKODA LO MAQLIN.
Далее
Burco wa magaalo cajiiba! | Gobolka Togdheer
18:46
Просмотров 32 тыс.
Cristiano Ronaldo Surpassed Me! #shorts
00:17
Просмотров 10 млн
Аруси Точики ❤️❤️❤️
00:13
Просмотров 150 тыс.
How to get Spongebob El Primo FOR FREE!
01:36
Просмотров 13 млн
3da Webi ee Somaliya Mara
4:25
Просмотров 3,7 тыс.
Cuntada wadooyinka mombasa | street food in mombasa
19:40
Goobta aysan Soomaalidu booqan -Afgooye
15:46
Просмотров 212 тыс.
Nolosha UK maxay ugu adkaatay Somalida?
19:45
Просмотров 73 тыс.
Cristiano Ronaldo Surpassed Me! #shorts
00:17
Просмотров 10 млн