Тёмный

SUBXANALLAH Ninkedii ayaa dhintay Kadibna waxa isku qabsaday laba Nin Oo marxumka ladhashay muqal 😭 

Caaisha Lifestyle.
Подписаться 129 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 24   
@sadam1318
@sadam1318 4 месяца назад
dhaqan xumaa nimanka mallaha ayagaaba dilay ee ha la baro
@AbdikarimNoor-l4k
@AbdikarimNoor-l4k 3 месяца назад
Abdikarim
@umuzakariyaofficially5386
@umuzakariyaofficially5386 4 месяца назад
Subxanallah wlhi wayab somadici kardo ninkaba dimashadisa inaay sabab uaxayan 😂😂😂Astaqfurullah
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 4 месяца назад
😂😂😂😂😂 yaahu Nin dumaashi ah uma dhar dhigan kar damiir ima sinayo Nin Ka xijaaban jirtey shaley mel fog kala tagneden manta xaalka xumaado geeri dhacdo ma ogalaaden ninkeda ma hilmaamin mid kale naagta laga dhintey hde guursato Ninkedi kowaad xural ceyn Uma noqoneso ninka ugu danbeyo qabo xural ceyn unoqonesa
@ficaney-f5j
@ficaney-f5j 4 месяца назад
sax sido kale Allah nagumakeno abayo carurteyda abohod cimrigisa Alah dereyo dumashigey magursade wlhi
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 4 месяца назад
​@@ficaney-f5j aamiin abaayo wa run ma guuraaden anigaba
@Casriyah-jq8gu
@Casriyah-jq8gu 4 месяца назад
Asc walaalayaal Ceeb ma'aha inu jeclaado ama isku qorsheynaayey gabadha walaalkii ka dhintey hadeyse ayadii kala dooratey waxaa haboon inuu candhuuftiisa dib u laqo reerkaana isugu duceeyo samro ,hadiise intaasi ku simi weydo waa iney soo kala dhex galaan intii kale ee la dhalatey iyo duqeydii iyo culimmadii reerka ka dhalatey oo arrintaa la xaliyo ninkaa la dejiyo koley gabar kale loo guuriyo insha'Allaah. Isagana xaqa Allaha garansiiyo wax badan baa ka maqane.
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 4 месяца назад
RAGGA soomaalida waan kayaabey, waxay dumalaan lee kafikiraan, (waxaa intaas kahoreya iney qoftaas ay DIYAAR utahay, ama ay jeceshahay midkamid ah nimankaas. Koley waxaa ilaqaldan Ninkii labaad. 🙄 Labadooda way diidikarta, qasab ma ahan guurkooda Mahadsanidiin
@AbshiroAskar
@AbshiroAskar 4 месяца назад
Kow kow nagtas yeysan raga isku dilin Reerka haka dhax baxdo melaha nin kale haka doonato hadeyba Joogi karin 😂
@143-k1d
@143-k1d 4 месяца назад
Gabdhihii Soomaaliyeed Maa Dhamaaday ? Sidee Wax U Jiraan?
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 4 месяца назад
Dumaal xagee looga carari jirey weligeedba somaalida way taqaaney laakiin qasab ma aha sidaan filayo gabadha ayadaa dooran karta qofkey rabto
@um.samiir3755
@um.samiir3755 4 месяца назад
Markiihore eygaadgad wadeen nimankakkkkk
@sadiyoarshe6500
@sadiyoarshe6500 4 месяца назад
Asc aniga waxey ilatahay wa jahilnimo walal
@SahraAhmed-m3t
@SahraAhmed-m3t 4 месяца назад
subxanalaah dumar way buxaan ❤
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 4 месяца назад
subxanallh waa waa yab
@axmedcade7
@axmedcade7 4 месяца назад
Naagta ayadaa u baahan baaritaan
@xabiibaabdi3635
@xabiibaabdi3635 4 месяца назад
😂
@toshnahmad660
@toshnahmad660 4 месяца назад
Iyagaa dilay miyaa xaqii baa soo baxay
@zamzam5255
@zamzam5255 4 месяца назад
SUBXANALLAAH NIINKA MAA IYAAGA DILEEN
@ConfusedFireDragon-mq7xw
@ConfusedFireDragon-mq7xw 4 месяца назад
Ok
@xabiibaabdi3635
@xabiibaabdi3635 4 месяца назад
Vcsgubsvy😊🎉🎉😂bbvyd❤
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 4 месяца назад
Subxaana Allah. U jeeda kale ayuu leeyahay ninka xabada sito. Gabadhu waa xor haddii ninkeedii uu dhintay, ninkii ay doonto ayey guursan kartaa.
@z-1il
@z-1il 4 месяца назад
Subhanallah
Далее
Airpod Through Glass Trick! 😱 #shorts
00:19
Просмотров 647 тыс.
Bearwolf - GODZILLA Пародия Beatrise
00:33
Просмотров 359 тыс.
Airpod Through Glass Trick! 😱 #shorts
00:19
Просмотров 647 тыс.