Тёмный

SUGAHAA QALBIGA EP06:~ Qura’an in the time of crises|Quraanka Iyo Wakhtiyada dhibaatada | 

Amal Abdilaahi Bade
Подписаться 40 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

اللهم إني عبدك، ابن عبدك، ابن أمتك، ناصيتي بيدك، ماضٍ فيَّ حكمك، عدلٌ فيَّ قضاؤك، أسألك بكل اسمٍ هو لك، سميتَ به نفسَك، أو علَّمتَه أحدًا من خلقك، أو أنزلتَه في كتابك، أو استأثرتَ به في علم الغيب عندك؛ أن تجعل القرآنَ ربيع قلبي، ونور صدري، وجلاء حزني، وذهاب همِّي؛

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 75   
@shukriomar6391
@shukriomar6391 4 месяца назад
Abaayo amal Alle haku karameeyo labada daaroodba dadka clipyada soo gudbiya wax soo duuba dadkan ugu jeclahay ayaad kamidtahay aadna waan kuugu bogaadinayaa soo gudbinta qeyrka iyo wanaaga waxa Jira qalbiya badan EE wacyiga iyo wax sheega ku toosa oo wax ku qaata waxa jira qalbiya badan ee dhibcaha danbiyada madoobeeyeen ee ey sabab u noqoto inuu kafeydmo madowgii iyo daboolkii iftiinka iimaankana uu bedelo oo wax sheegaagu saameeyo Alle wanaagaga kama yeelo mid Ku anfaci waaya oo Alle hakaa dheereeyo quruur iyo riyaa Jwax leysugu duceeyo janaa uqaalisane Alle hakugu bishaareeyo walaashey qali
@Amal1124
@Amal1124 4 месяца назад
Aaamin walalo ilaahaay adna raali hakaa noqdo hana kubarakeeyo ❤
@user-rn9tz7ws1h
@user-rn9tz7ws1h 3 месяца назад
Allahu Akbar😢🗣🎧M.Allah Wllsheyda Wanaaagsanney Jazakallaahu kheyr illahay Haka Ajar Siiyo wanaaga io xadalada qalbiga ka ooysiiya Daawada ruxda ah Aad Noso Gudbisay qalbiyay illlhy Hku Amansado Jannadiisa Haynagu kulmiyo ilhy dartii Kujeclhay😢😢❤❤
@user-ki2cl1ox3e
@user-ki2cl1ox3e 4 месяца назад
M.a m.a wll Alle haku xafido Wallahi waxaad zbb u noqotay isbadalkayga ood qayb wayn ka qaadatay wax fara badana waan kaa faa iday waana kuu duceya walahi markan ku xazuuzto oo walba Xitaa hooyo Ayaa ku jecel Zbbtan kuugu shegayana waa madama uu [nabigenu dhahay midkin marka uu jeclado mid kale ha u sheegto jacaylkisa] Ee Alle haku jeclaado wlll AmaaaaaL❤
@Amal1124
@Amal1124 4 месяца назад
wlo aad bad u mahadsantay hooyana igu salam, ilahay khayr hayni siiyo.
@anitaabintuhirsi1162
@anitaabintuhirsi1162 4 месяца назад
❤❤¹311
@user-tf5wj3gp2k
@user-tf5wj3gp2k 4 месяца назад
جزاك الله خير gabadhan markaa dhagysto qalbiga idaga😢
@Hawa-xd6wx
@Hawa-xd6wx 3 месяца назад
jazakallh walashy, illhy ha ku sharfo🥰♥️🤲
@KeifNour
@KeifNour 4 месяца назад
Baaye mcn mahadsanid ilhy labada daarood hakuu nuuriyo 😢😢❤❤
@yaasmiinclaahi321
@yaasmiinclaahi321 3 месяца назад
ألهم اني عبدك ابن عبدك ابن امتك ناصيتي ماض في حكمك عدل في قضاؤك اسالك بكل اسم هو لك سميت به نفسك او انزلته غي كتابك او علمته احدا من خلقك او استا ثرت به في علم الغيب عندك ان تجعل القرءان ربيع قلبي ونور صدري وجلاء حزني ودهاب همي🤲🤲🤲😭
@user-ns5dr6vc3t
@user-ns5dr6vc3t Месяц назад
✔️في كتابك( غي)❌️🙏
@imanibrahim9065
@imanibrahim9065 3 месяца назад
Jazakalah khyr walaashay mcn sidaad khyrka noola wadaagtay waan ka faaiday runti ducadada quruxda badan e video gadaal kaga jirta rabbi ha inoo aqbalo 🤲🏼
@sumayaabdiqadir8845
@sumayaabdiqadir8845 2 месяца назад
Mahadsanid abyo ❤Jazakallahu kheyr ❤
@nadiramohamed8542
@nadiramohamed8542 3 месяца назад
Rabiga weyni ha ku barkeeyo wllo amaaly dar allaan ku jecelahay ❤
@asiyaali1351
@asiyaali1351 4 месяца назад
Mashlaah allahuma barik si qiima Leh u sharaxdey ducada ❤
@user-rq5gd6xo9o
@user-rq5gd6xo9o 4 месяца назад
Masha Allah run ahaantii quraankii oo baryahn aanka tagay ayaan dib ugu laabty mahadsanid wall amal wanku jeclhay wll qali jasaakallaah
@sundussaid3650
@sundussaid3650 3 месяца назад
Xili aan aad ugu baahanahay ayay isoo gattay xalqadani❤ jasaka allah khayr qalbiyeey
@noqosaalixad9817
@noqosaalixad9817 4 месяца назад
Ramadantii 2022 ayaan ana kuducaystey xifdinta kitaabka quraanka wllhi ducadaydaa way iirumowdey mahadsanid aduna ❤❤❤
@SakariyeMaxamuudismaacil
@SakariyeMaxamuudismaacil 3 месяца назад
Wlle qali ii faaidee sidee uqaybtay adoo raliya
@noqosaalixad9817
@noqosaalixad9817 3 месяца назад
@@SakariyeMaxamuudismaacil duco rabi dadaal iyo waxkasto bila micna aan iska dayey wakhtigeygana uhurey markasna waan kubiirey
@SakariyeMaxamuudismaacil
@SakariyeMaxamuudismaacil 3 месяца назад
@@noqosaalixad9817 msha allh alle haku sharfo wllo malinkii bog miyaad qaybin jirtay mise bar
@hibocadar5342
@hibocadar5342 3 месяца назад
@@noqosaalixad9817Allahumma barik ilahy haka dhigo midii uu qalbigeda dago macanidisa
@user-pg4uq1cn2h
@user-pg4uq1cn2h 4 месяца назад
Qalbiga ayu hadalkagu taabtay ilahay waxan kabaryaa qur,aanka sidaan qalbi oga jeclahay iikarsiiyo insha Allah adigana amaaley Allah haku dhowro aduun iyo akhiro ba❤
@MamiBoy-vp1vm
@MamiBoy-vp1vm 3 месяца назад
Mashallah ❤❤
@yaasmiinclaahi321
@yaasmiinclaahi321 3 месяца назад
Walal Amal Allha hako barakeeyo waan kugu xirnahay wlhi wax badan baan ka faiday Allha hako sharfo aduun io akhiro aamiin yaa Allha 🤲🤲🤲
@Sahruush
@Sahruush 4 месяца назад
Wcs wrx wbr hppti Amal jazakallah ❤❤
@user-tu4xs5uk6r
@user-tu4xs5uk6r 4 месяца назад
Walaal amaalay way ibadaleen dhamaan mawduucyadaada imika taxanaha ah khayr badaan alle ku wadydiinayaa wll❤
@SaraAli-yt5oj
@SaraAli-yt5oj 3 месяца назад
Hanbalyo hppi 30k❤🎉
@Kaltuun6
@Kaltuun6 4 месяца назад
Allhuma baarik gacalo❤
@Möhamed67-p1n
@Möhamed67-p1n 4 месяца назад
maasha allah thankz waxa kasta oo aad inoo soo gudbiso
@UpdikariimsaleebanXabeeb
@UpdikariimsaleebanXabeeb 16 дней назад
❤❤❤❤
@Sahruush
@Sahruush 4 месяца назад
Aamiin yaa Allah 🤲🤲🥺
@saaracabdilaahi7693
@saaracabdilaahi7693 3 месяца назад
جزاك الله فردوس الأعلى اختي الغالية ❤❤
@user-ob1vb1ef8m
@user-ob1vb1ef8m 4 месяца назад
Maasha allah ilahy hakaa abaal mariyo walashy qaali❤
@user-dg8fn7wm8z
@user-dg8fn7wm8z 4 месяца назад
MashaAllah Jzk amal I don’t get enough of your videos I don’t know to thank you inshallah see ya in janaa tul firdowsa Shukran xabibti
@Najmaladan-Ahmed
@Najmaladan-Ahmed 4 месяца назад
جزاك الله خيرا حبيبتي ❤
@user-yq4xk1mt7j
@user-yq4xk1mt7j 4 месяца назад
Walashy mcn allaha ku barakeeyo Ma helli kraa meel gaar ah oon kaagala soo xidhiidho
@nasrasaid4665
@nasrasaid4665 3 месяца назад
Ducadaas macalinka dugsiga na baray ilhey janada Hageyee waa xifdisanhy lkn ma aqrisan jirin 😢
@Cabdulahi91
@Cabdulahi91 4 месяца назад
Always waiting ur updated video❤
@MaryanMuhudiinAli
@MaryanMuhudiinAli Месяц назад
Amal ilahy dartii baankuujeclhy 😭🥰😍❤️
@user-tx7pt5kh3x
@user-tx7pt5kh3x 3 месяца назад
Walal alle haka abaalmariyo❤
@user-eb4bj4fx3r
@user-eb4bj4fx3r 2 месяца назад
Allaha ku barakeyo ustada❤
@Muhannat
@Muhannat Месяц назад
May Allah grant yu jannah
@Canab-Cabdirashiid
@Canab-Cabdirashiid 3 месяца назад
لا حول ولا قوة الا بالله ❤🎉
@jiyaafaraxsan2754
@jiyaafaraxsan2754 4 месяца назад
Masha allah❤❤
@ifka1414
@ifka1414 4 месяца назад
Jazalllaahh
@fatuushqalpi
@fatuushqalpi 3 месяца назад
Jazakallahu khayr🎉🎉🎉
@cumarmoumin9103
@cumarmoumin9103 3 месяца назад
Walaashay waxaa tahay wllhy inta aan qof dhagaysty qofta ugu saamaynta badan aan dhagaysty xaga qalbigayga alle ha ina wada guuleeyo haday suura gal thy aan isla soo xiriirno
@maryammohamedtawakal
@maryammohamedtawakal 3 месяца назад
Jazakillah Kheyr Wll Amal🥹❤️
@HudaNuuruhuda-cw5uw
@HudaNuuruhuda-cw5uw 3 месяца назад
Manshallah
@SumayaMohamed-sg6iw
@SumayaMohamed-sg6iw 3 месяца назад
Barakow wlo wan kujeclahay❤
@user-wt3yk2qh5m
@user-wt3yk2qh5m 4 месяца назад
Amiin amiin yaa rabi ❤❤
@ayuushahmedelmi8191
@ayuushahmedelmi8191 4 месяца назад
Shukran 😊
@user-hp9ol7bf2e
@user-hp9ol7bf2e 4 месяца назад
Amiin yaa allah
@sumayocabdinuur7229
@sumayocabdinuur7229 4 месяца назад
Shukrn xppti ❤
@maryammohamed7790
@maryammohamed7790 3 месяца назад
❤❤❤m.a thanks sister 🥰
@user-st2oo7pp9w
@user-st2oo7pp9w 3 месяца назад
Aamiin Aamiin
@user-bc8mj8nd4i
@user-bc8mj8nd4i 3 месяца назад
Mahadsaaniid wll
@dheman7663
@dheman7663 3 месяца назад
M.a ❤
@nimco4922
@nimco4922 4 месяца назад
Mahadsanid 🙏❤️
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 месяца назад
Salama wlloh Said Ayan Ku Dhagaysta Illahay Ha Ku Barakeyo Wax Badan Ayad ii Faidaysay Wan ku Jacelahay
@AnisoSheceyb-zn6mn
@AnisoSheceyb-zn6mn 3 месяца назад
Wlshy😢
@sahraabas1956
@sahraabas1956 3 месяца назад
amiin.amiin❤❤❤❤1
@sabriinmohamed6616
@sabriinmohamed6616 3 месяца назад
Aad baad umahadsanthy Amaleey illahey ajar io xasanad hakasiyo wanadada in badan bey qalpigeyku tabata wllhi wax bdna wanka faaiday❤️
@UpdikariimsaleebanXabeeb
@UpdikariimsaleebanXabeeb 16 дней назад
❤❤
@AGUUN
@AGUUN 3 месяца назад
Waad mahadsan tahay walaashey dadaalka aad ku bixisay in aad nooso gudbiso xogtaan muhiimka ah Waxaan kaa codsanaa in aad codkaaga kali noo soo dhigto plz 🙏 codkaan kale naga reeb oo ku dhax jiro
@user-zj6bv4nr4x
@user-zj6bv4nr4x 3 месяца назад
Aboyo mcnto inan kula hadalo rabaaa intee kala hadali karaa😢please Aboyo 🥺
@Amal1124
@Amal1124 3 месяца назад
Aalaam walalo Instagramkayga iga soo massage garee ❣️
@user-rv5lw9bk4i
@user-rv5lw9bk4i 3 месяца назад
Abayo amal wan kusalamay abayo marka aan bilaway inan dagaysto casharadada isbadal weyn ayan ku darimay wana kuxasila abayo waxad oo igtahay gabar wax badan oog wax laisku jeclato waxa ogu wanagsan aya aah inad qofka dar alle inad u jeclato wan kujeclahay walaho abayo hadi aad isheg blz meel aan kala so xiriro hadan halmalin waqti kula qato wan jeclan laha lkn ma iromoweyso sida aan filayo xiya waxan jeclan laha janalkaga inan halmalin kala so qeeb qato abayo baliz isheeg beel aan kala soo xiriro wan kusalamay abayona wey kusalamaysA waxan rajenaya inad mar uun ila so hadli dontid🥺✅
@abdiazizjimcalemustaf4216
@abdiazizjimcalemustaf4216 4 месяца назад
Amiin Yaa Allaah 😢
@AbdalleNor
@AbdalleNor 3 месяца назад
m.a apaayo wllhi aad ayan codkaaga udareemaa qalbiyan waxaan kugu soo biray dhowr bari kaliya aan kula socdaa wllhi marwalba aan khadka soo galo chanelkaaga soo booqdaa si aan codkaaga dareenka wata u dhagaysto illhy hakaa ajar siiyo abaayo❤
@Amalmaxamad-mu4rx
@Amalmaxamad-mu4rx 4 месяца назад
❤❤❤❤wlshy amal ❤❤❤❤❤
@khuluttahir1788
@khuluttahir1788 4 месяца назад
😭🥺
@nayramahmed7682
@nayramahmed7682 4 месяца назад
Masha alah
Далее
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48
SUGAHAA QALBIGA EP01 ( Self worth - Qiimaha nafta )
23:19