Тёмный

SUGAHAA QALBIGA EP09:~ The power of forgiveness| Awooda samaaxada| 

Amal Abdilaahi Bade
Подписаться 37 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

اللهم إنك عفو تحب العفو فاعف عنى..

Опубликовано:

 

1 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 67   
@QamarAli-tk8ss
@QamarAli-tk8ss 2 месяца назад
لاإله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤جزك الله خير الجزاء حبيبتي ❤❤❤❤❤😢😢
@HilaalKaami
@HilaalKaami 2 месяца назад
Wan kusogi la aa walhiy san ku jeclhy alha haku barkeyo abyo wacaneyy❤❤
@user-eu1tu4pd8w
@user-eu1tu4pd8w Месяц назад
Alle haka abaal mariyo Amal Abdilaahi Bade xappti Wax badan baan ka faaiday❤
@kifaaxali7201
@kifaaxali7201 2 месяца назад
M.a hptiii gabrtaa 100k halagarsiyo waa uqalntaa wax dadka anfacyo khayrna ku jiroh soo gudbisaa jasakalaah habtii
@queenhodanitta3622
@queenhodanitta3622 2 месяца назад
This topic is talking about me wlhi 😢❤
@hayaatjoseph7329
@hayaatjoseph7329 Месяц назад
جزاك الله خير ورضي الله عنك اختي امال❤
@ilyasmacallinmohudin5334
@ilyasmacallinmohudin5334 29 дней назад
Masha allah abaaya qiima badan jazakalahu qayr
@nimconalkanimconalka
@nimconalkanimconalka 2 месяца назад
Alluhuma barik amaley happti♥️🥀
@Amalmaxamad-mu4rx
@Amalmaxamad-mu4rx 2 месяца назад
Wlshy amal jazakallah huuno mcn ❤❤😢
@user-dg8fn7wm8z
@user-dg8fn7wm8z 2 месяца назад
JizakaAllah khairan Amalei
@nurtaadan3148
@nurtaadan3148 13 дней назад
😊
@bushraapdullah7297
@bushraapdullah7297 Месяц назад
jazaka Allah kheyr
@ahmedmohamudduale2797
@ahmedmohamudduale2797 15 дней назад
❤🥰 m.a wlo qli Amal
@Mahatt_21
@Mahatt_21 2 месяца назад
Jasakallah wll0 🥰 ❤
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 2 месяца назад
Jazakkallaah abyo mcn danbigaga iyo danbi walidkaga allaah dhafo
@SawsanAli-ku6wq
@SawsanAli-ku6wq Месяц назад
جزاك الله خيرًا
@24hours171
@24hours171 Месяц назад
jasakallah ❤
@user-hs2kk9zv4w
@user-hs2kk9zv4w 2 месяца назад
جزاك الله خير ❤❤❤❤
@ambiayussuf8021
@ambiayussuf8021 2 месяца назад
JazakaAllah kheir amal ❤may Allah increase your knowledge
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd Месяц назад
Jasakala wll mcn ❤
@Sahruush
@Sahruush 2 месяца назад
Jazakallah Khair qali Waxa ugu qimaha bdan waa waqtiga Allaah ku sharfo waqtiga sida wangsan aad inagu hurtay❤❤
@abdiazizjimcalemustaf4216
@abdiazizjimcalemustaf4216 2 месяца назад
Allaah hakuu naxariis to walaashey 😞❤😍
@dheman7663
@dheman7663 Месяц назад
❤m.a allaahuma barik wllo
@ummnora4665
@ummnora4665 Месяц назад
Subxaanallaah walaahi waan lilmeeyey muuqaalkan markaan daawadey waayo cafisku aad buu iigu adag yahey caruurteyda aabahood 3 sano ayaan kaga maqanahey cadho walina ma moodo in wakhti uu ka soo wareegey ii soo duceeya in ilaahey ii fududeeyo 😭 inkastoo qalbiga aanan ka rabin inaan cafiyo wali😢
@anisaali5451
@anisaali5451 2 месяца назад
جزاك الله خيرًا يا اختي الغاليه ❤❤❤❤❤❤
@AyaanMahamud-on6fg
@AyaanMahamud-on6fg 2 месяца назад
Alle ha ku sharfo xbbti amaal ❤alle ajar badan ha kaa siiyo qali🤲🥰
@israaaxmed9502
@israaaxmed9502 2 месяца назад
Allaahuma baarik❤❤🎉
@malikatushaada5636
@malikatushaada5636 2 месяца назад
Allahuma baarik 💕
@krlicenajuu1896
@krlicenajuu1896 Месяц назад
Mudo 14 sano ah islaan ii ayeey ah sixir igu dhibaysay dhibka mray ilahy ba oh hdana wlhi mar wlpa wan u qalbi xadhany wana cafiya 😊
@ahmedaflah3881
@ahmedaflah3881 Месяц назад
Maansha allah Allaha kaa jazaa I siiyo podcast qiimaha badan aaad ila wadaagto Midkle waxaan bartan kagaga codsanhayaa akhtaarta sharaftaleh ee madashan qiimaha badan ee walasheen ku xidhan dhammaanteen inaan link qaadano baraha kala soo dhigno si ay asxaabta kale uga faaiidaysato
@qaaliluul8650
@qaaliluul8650 2 месяца назад
Jazakallaah khair walal ❤️
@NasroAbdirahman-pm9lf
@NasroAbdirahman-pm9lf Месяц назад
Illaahayow aduunka iyo janadaba nagu kulmi aniga iyo washeyda amal wlhi waxan jeclhy sida an ujeclaan lahaa nafteyda inloo jeclaado allow murugo ka ilaaali farxad waarta ilahayow isii wllsheyda amal abdullaahi marna ina kulnsiii labada daaaroodba😭🥺🫂❤🤲🌻
@Sacdiyahadfow86
@Sacdiyahadfow86 2 месяца назад
Abalkada jano allha ka dhigo abyo tankiyo i❤❤
@hamdanoor3535
@hamdanoor3535 2 месяца назад
Waan ku wayay ayamahan mase anaa jeclaaday in aad soo dhaqsato any way illahay ha ku xafido xbbti adduun iyo akhiraba ❤❤❤❤❤
@cabdifitaaxdaahir489
@cabdifitaaxdaahir489 2 месяца назад
Hamdaaay abyo
@hamdanoor3535
@hamdanoor3535 2 месяца назад
@@cabdifitaaxdaahir489 heeee
@nastishmaxamed267
@nastishmaxamed267 2 месяца назад
Ustaaad wllhi wan sugi kari wayaaa muqalka intaad so dhigayso ee noso yara dadaji❤😢
@ezmaahmed127
@ezmaahmed127 2 месяца назад
Thank you so much walalo😢 waligay ba wan saamaxad badnaa se xalay qof aad iidhaawacay ban rabay inana ka aargoosto mrki u horysy. Se ilaahay dartii ban uga tanaasulay 😊
@hindafarhan4452
@hindafarhan4452 2 месяца назад
Jazakallaah khayr wll
@Kaltuun6
@Kaltuun6 2 месяца назад
Allahuma barik❤
@user-mk3cs3qf4h
@user-mk3cs3qf4h 24 дня назад
Xaqiiq ❤❤❤❤❤❤
@lixleonline8135
@lixleonline8135 2 месяца назад
Shukran ustaad amaal
@ShirhaanMuxumed
@ShirhaanMuxumed 2 месяца назад
Dar allah ban ku jeclahay wll
@hudaahmed27
@hudaahmed27 2 месяца назад
Jasakalah khayr walalo ❤❤❤
@khadijobarkhadle8432
@khadijobarkhadle8432 2 месяца назад
❤❤😊
@ayuushahmedelmi8191
@ayuushahmedelmi8191 2 месяца назад
Shukran 😊❤
@SawsanAli-ku6wq
@SawsanAli-ku6wq Месяц назад
@nagaad5509
@nagaad5509 25 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NimcoClrashiid
@NimcoClrashiid Месяц назад
Allow nosahal nawafaji samaxada
@SabaaxAli-kt2vv
@SabaaxAli-kt2vv 2 месяца назад
Mahadsanid Akhtii qli jasaakallaah khayr❤
@Aragsancadey-bn7mg
@Aragsancadey-bn7mg 2 месяца назад
Shukran❤❤
@surayamoha3945
@surayamoha3945 19 дней назад
alxm qofna uurka waxba ukuma haayo lkn kii an isfahmi weyno xaga dabecad ahaan wado ayan ka maraya
@WardaMuuse-el3cv
@WardaMuuse-el3cv 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤
@nimco4922
@nimco4922 2 месяца назад
Wlhi Amal waxa Tahay qof malin an ku dhagesto aaan waxa kaa faidiin majirto mahadsanid 🙏👍❤
@maakinahmed135
@maakinahmed135 2 месяца назад
saan ku sugayay hadaad ogaan lahayd😊
@cumarmoumin9103
@cumarmoumin9103 Месяц назад
Asc ustaad amaal iwrn walaashay waxaan wax u dhigaa ciyaal yar yar oo america ka imaaday abti baan u ahy mana yaqaanaan somaligana aniguna macalin ma aanan ahay allhamdulilah hada meel fcn baan wada maraynaa lkn routin baan rabay inaad illa saxdo qaabka aan wax ugu dhigo xagee baan kaala soo hadlaaa ciyaalkaas gaalo bay bari la kaliyoobaayaan marka iyagoo dhisan baan rabaa inay iga laabtaan hada quraanka iyo carabiga meel fcn bay iimaraayaan
@Amal1124
@Amal1124 Месяц назад
Wllo Facebook igala soo xidhiidh aan kugu caawiyo wixii aan awoode
@user-mb8jn3xk3l
@user-mb8jn3xk3l 2 месяца назад
𝐖𝐧𝐮 𝐤𝐮𝐮 𝐱𝐢𝐢𝐬𝐧𝐚𝐲♥︎☻︎✿︎
@ilhanmohamedismail9764
@ilhanmohamedismail9764 2 месяца назад
Codka ma shaqeynoyo
@Maryuumdiini
@Maryuumdiini 2 месяца назад
Waan mobilkaaga wll
@fartuunahmed7340
@fartuunahmed7340 Месяц назад
xppti qeybti tobnaad waa sugi la nhy ee noo soo dir
@Amal1124
@Amal1124 Месяц назад
Mardhaw ayaay xxbti soo dhcaaysa xaqladu 😊
@user-eu1tu4pd8w
@user-eu1tu4pd8w Месяц назад
Alle haka abaal mariyo Amal Abdilaahi Bade xappti Wax badan baan ka faaiday❤
@user-hs2kk9zv4w
@user-hs2kk9zv4w 2 месяца назад
جزاك الله خير ❤❤❤❤
@SawsanAli-ku6wq
@SawsanAli-ku6wq Месяц назад
@najmaquen9389
@najmaquen9389 2 месяца назад
♥️
@ayaandirie2330
@ayaandirie2330 2 месяца назад
❤️
Далее
🔴Ютуб закрывают... Пока?
00:39
Просмотров 1,6 млн
Китайка и Шрек в Домике😂😆
00:20
7 DHAQAN QOFKA KA HORTAAGAN WUXUU RABO.
16:39
Просмотров 32 тыс.
Albaabada Is-baddelka I - Mubarak Hadi
18:28
Просмотров 58 тыс.