Тёмный

SUNDUS ASAD HAGIO AROOSKENA WAN SUGI - ABDALLA KOKO JACEYL U SHEEGO - SNAPCHAT IGU WAREEJI PUNTLAND! 

Adna Channel
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 123 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 290   
@simansulub5317
@simansulub5317 8 месяцев назад
Abdull nin rageed waye dumarka sidu u ixtiram masha allah
@FaadumoAbdirahmaan-hy4hm
@FaadumoAbdirahmaan-hy4hm 3 месяца назад
Amiin abayo
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 8 месяцев назад
Nin raged abdala🤴😘allha ku xfido bowe
@garaarwabari1208
@garaarwabari1208 8 месяцев назад
Qofkiii xushmeeyaa qof dumara wuxuu dhowar sharafta hooyadiis mida walaashiis qofkii ugu hiiliyo in aay guulesatana dumaroodhan buu garab is taagay xalay iyo caawa waxaan dawanay geem wata xamaasad aad u qurux badan masha allaah dumarka ha u ogalaanina guul daro sida taliye kaasheey oo kale iyo saki somali waad mahad santihiin adna channel guul insha allaah
@farhiaaadanmohamed2900
@farhiaaadanmohamed2900 8 месяцев назад
Adno abyo ayaanita xage ka dhacday iney caafimaad qabto rajeynaya 1m coming soon mi sis🎉❤
@xaawoluul265
@xaawoluul265 8 месяцев назад
Mocalimuu xitaa yaa og meeshuu aaday😢😢
@NajmoJeylani-r2x
@NajmoJeylani-r2x 8 месяцев назад
Khamiistan khamiista kale waa Ramadan inshaaallah
@aaminah.mohamed5965
@aaminah.mohamed5965 8 месяцев назад
alla cabdale wngsana abowe sidu u tanasulayo hawenki horetana amiira wa uu rali galiyay abowe ALLE ha xxavido🥲😍
@Sunoo_ki
@Sunoo_ki 8 месяцев назад
niyow wlhi cabdalla legend run weeye, waxaana shaki ku jirin in ninka raga saxda uu yahay kan dumarka xushmeyo, run ahaantii hooyadiis kuma khasaarin sida faaraxyaaha badankood, ilahay ha u ziyaadiyo~♕ (◍•ᴗ•◍.
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 8 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🫵❤
@caashaMuumi
@caashaMuumi 8 месяцев назад
Koko love you ❤❤❤🎉🎉
@caishahaji8839
@caishahaji8839 8 месяцев назад
Scw❤❤❤
@MssTurk-zt6nr
@MssTurk-zt6nr 8 месяцев назад
Adna iyo saxaaaf fadlan barnaamijka suaalaha kamamnuuca xukunleee ha ahaaato baryahaan barnaamijka xiiso malahan 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@NastehoAbdulkadir
@NastehoAbdulkadir 8 месяцев назад
Scw
@Xamda123
@Xamda123 8 месяцев назад
Scw koko masha Allah my life
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 8 месяцев назад
MashaAllah cabdalla waa non raged oo qimo nadan Allah yacizak i like cabdallah the way he respects the ladies ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@BellaAli-v4z
@BellaAli-v4z 8 месяцев назад
Abdalle Wuu Respect badan yahy wlhi m.a❤
@FardowsamohamedALI-f2w
@FardowsamohamedALI-f2w 8 месяцев назад
Wlhi gemkan waan ku heysanaa adna inoso badi abyo cumeer in uu guulesto ayaan rabna mar kale cumer so celi abyo adna adn saxaf
@fartuunfantastic5455
@fartuunfantastic5455 8 месяцев назад
Cabdalla rag ukeena dumarka tanasul nafta nooga keenayba 😂😂😂😂 aqwaantenana 1m I can’t wait wlhi 🎉🎉🎉1m gaarsiya my family
@Saciid_Fashion
@Saciid_Fashion 8 месяцев назад
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato😢😢😢
@maryamjimale3232
@maryamjimale3232 8 месяцев назад
Mashaaa Allah ..Abdallah..xushmudi oo gof aah
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 8 месяцев назад
Mansha allaaah wilashan yaryar iyo gabdhah waxay layimadan ciyar qurxu badan oo bila buuqa Mansha allaah 👍👍👍👍👍adna and saxaf habalyo 1m❤❤❤
@ahmedyonis6788
@ahmedyonis6788 8 месяцев назад
Abdala keep going waa qofka ugu xitiramka badna ciyarta inta aan dawaday nice boy abdala
@Tutulisho
@Tutulisho 8 месяцев назад
Allah is one❤😢☝
@xananabdiqadir2639
@xananabdiqadir2639 8 месяцев назад
Hi koko
@xananabdiqadir2639
@xananabdiqadir2639 8 месяцев назад
I'm a big fan pls respond to my letter my love. Dont be sus acrually i'm a girl plus i am 13 yrs teenager
@MssTurk-zt6nr
@MssTurk-zt6nr 8 месяцев назад
Adna iyo saxaaaf fadlan barnaamijka suaalaha kamamnuuca xukunleee ha ahaaato baryahaan barnaamijka xiiso malahan 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@AhmedDeeq1234
@AhmedDeeq1234 8 месяцев назад
K0k0 bule
@Ayan-farayare
@Ayan-farayare 8 месяцев назад
Full respect waaye cabdalla
@aliaahmed1970
@aliaahmed1970 8 месяцев назад
So in love with Abdale waa gentleman wlhi Masha Allah ❤
@kaafisaabdullahi4944
@kaafisaabdullahi4944 8 месяцев назад
Q😊😊q
@TheReal_Man
@TheReal_Man 8 месяцев назад
​@@kaafisaabdullahi4944Adiguu qooq ku hayaa in love waxaa la dhahaa qofkaa ka heshid Dhankasta ee ma ahan jaceylka qooq idiot baa tahay
@Adnodahir-ti3zh
@Adnodahir-ti3zh 8 месяцев назад
Maskiin wye abdalla😢❤
@umumaryan-s5v
@umumaryan-s5v 8 месяцев назад
Allah is one
@umumaryan-s5v
@umumaryan-s5v 8 месяцев назад
12:40
@maqsuudaynte9947
@maqsuudaynte9947 8 месяцев назад
Adan joooga wa ku sareyn wiilka ha ka qasin game ka 😂😂😂😂1M insh allha come soon insh allha
@nastexaxaji3888
@nastexaxaji3888 8 месяцев назад
Game musasal cml ufiirsadaa wlhi adnoy❤Mr wlpo noso badi abayo
@Rayaan277
@Rayaan277 8 месяцев назад
Kuasliya rasuulkeena ‏ محمد صلى الله عليه وسلم❤🕋☝🏼
@caishahaji8839
@caishahaji8839 8 месяцев назад
Scw❤❤❤❤
@nasraabdi7019
@nasraabdi7019 8 месяцев назад
Ala nin rageed waye walhi cabdala Ixtiramka gabdhaha aad aaa ugu dhertahy bowe thankz
@FowziyoMacalin
@FowziyoMacalin 8 месяцев назад
Abdala m.a nin rageed wuu ixtiramey gabadha 😊
@AmaalQurux-d3h
@AmaalQurux-d3h 8 месяцев назад
Abdalla waa nin rageed wlah❤❤
@KhadroBadmax
@KhadroBadmax 8 месяцев назад
Masha allah
@Safo________7
@Safo________7 8 месяцев назад
Next koko io cadnan no balamiiiii
@nastehamoha1945
@nastehamoha1945 8 месяцев назад
Adna io amiiro intaa rabto😂😂😂❤
@MomtasOmar
@MomtasOmar 8 месяцев назад
Mashala cabdale Nin rageed ❤
@GeesigaMuslimiinta
@GeesigaMuslimiinta 8 месяцев назад
Asad keen plz like saara
@abdifatahodey6794
@abdifatahodey6794 8 месяцев назад
Ciyaartii ugu macquulsanayd waxay ahayd Alpha iyo aamina.❤️
@Cristianoronaldo-e7b4d
@Cristianoronaldo-e7b4d 8 месяцев назад
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم Away dadki jecla nabiga 😢 ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤
@riraamapdi662
@riraamapdi662 8 месяцев назад
Scw❤😢
@MssTurk-zt6nr
@MssTurk-zt6nr 8 месяцев назад
Adna iyo saxaaaf fadlan barnaamijka suaalaha kamamnuuca xukunleee ha ahaaato baryahaan barnaamijka xiiso malahan 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@Mumtazdagan1
@Mumtazdagan1 8 месяцев назад
adna kooko kuso same❤😢
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 8 месяцев назад
1milian insha allah inta rabadan lagadhin❤🎉
@حواءحسين-ف8ف
@حواءحسين-ف8ف 8 месяцев назад
Masha Alaah Abdala waa quf ad u ixtiraam badan Alaah kuxafido waxa kusotarbiyesay maamo ad uwanagsan m.a
@hamdimohamed2240
@hamdimohamed2240 8 месяцев назад
392k Koko 400k🎉
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 8 месяцев назад
M.a cabdale waa wiil ixtraam midhan ❤
@ismahanmohamed6720
@ismahanmohamed6720 8 месяцев назад
Mansha Allah wa will xishmad badan. keep going beautiful family
@hamzeahmetahmet622
@hamzeahmetahmet622 8 месяцев назад
King abdlla❤😮
@Sukhracali48
@Sukhracali48 8 месяцев назад
Aanu ku salino nabigeena scw❤😊
@SaabariinCumar-b8q
@SaabariinCumar-b8q 8 месяцев назад
Wllhi waa neyeestay Adigoo like 👍 ee saaray 😂
@AhmedEgehDhoobay
@AhmedEgehDhoobay 8 месяцев назад
Congratulations 1m sister keep going my wllshy adna
@nihaaninasheikh
@nihaaninasheikh 8 месяцев назад
Adno xalay aamino ugbaad raashinka laysku shubaayo joojiya dhahdee wllo 😮
@fitimamohamadnor
@fitimamohamadnor 8 месяцев назад
Thanks walkay😍
@farxiyoshaale
@farxiyoshaale 8 месяцев назад
1m insha Allah keep going my sister
@Idman821
@Idman821 8 месяцев назад
Iman iyo cimran ken
@shukrimohamed4808
@shukrimohamed4808 8 месяцев назад
Nin raged abdalla keep going my bro ❤😊
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 8 месяцев назад
Abdalla waa wiil dagan oo ixtiraan badan❤
@HakimiCade-r8l
@HakimiCade-r8l 8 месяцев назад
Keep going my sister adna❤
@SacdiaAbadir
@SacdiaAbadir 8 месяцев назад
Koko iyo amiira Next
@mustafsaidofficial7424
@mustafsaidofficial7424 8 месяцев назад
1 million coming soon
@SumayoAhmedabdi
@SumayoAhmedabdi 8 месяцев назад
صلى الله عليه وسلم. ❤ ❤ ❤
@caishahaji8839
@caishahaji8839 8 месяцев назад
Scw❤❤❤
@apdixakiinxasan
@apdixakiinxasan 8 месяцев назад
Iamk sooo qabta saxafoow❤❤❤
@asmamaxamed791
@asmamaxamed791 8 месяцев назад
😢AyaaniiTa HaLkeeH Kabaxde😢 adnaay aYaniiTa MeY CaaFiMaaD QapTaa HoRTa Plz KaSoo HaDaL
@abdirahman6972
@abdirahman6972 8 месяцев назад
Respect man abdalla👏🏼👏🏼👏🏼
@umulkheyra2089
@umulkheyra2089 8 месяцев назад
32:33 muxuj yiri gabdh waa iska jilcanthy edeb daranaa annagu ma jilcanin gabdhu fooshaad aragtey bee soo martaa mrkaasaad lesihin dumrku wee jilcanyihiin akh
@LailaAbdulkadirFarah
@LailaAbdulkadirFarah 8 месяцев назад
Jilcan yihiin dhanka negative ha u qadan ee dhanka positive u qado naxriis badan yihin kawada
@BintuMahad
@BintuMahad 8 месяцев назад
Way naxariis badnyhin buu kawada fhn
@sorry-h6s
@sorry-h6s 8 месяцев назад
Ayaaniita keen wllo wllo wllo❤😢😢
@Somaligamer2
@Somaligamer2 8 месяцев назад
Adna channel keep going 1m subscriber insha allah hala gaarsiiyo inta ramadaan lagaarin insha allah waan idin jecelahay saxaaf adna ilyaas ridwaan nadiya nahida kuli waan idin jecelahay love oll family❤
@hamdanadif1232
@hamdanadif1232 8 месяцев назад
Mazha allah abdalle si wcn ula dhqmy gabdha
@MudanAnwar
@MudanAnwar 8 месяцев назад
Adna plz prank ku samee koko plz 😢 the 😢
@hallayusuf-tz6gb
@hallayusuf-tz6gb 8 месяцев назад
adna keep going noo soo badi please ❤❤❤❤❤
@daganugaas9028
@daganugaas9028 8 месяцев назад
Msha allah tabarak abdala waa wiil yar oo ixtiram badan qiimaha dumarka yaqan tanasul leh Msha allah legend
@queenhappy592
@queenhappy592 8 месяцев назад
Abdale 🎉❤ nin rageed
@SafonSeyd
@SafonSeyd 6 месяцев назад
Cabdulahi wa qof ixtirak fican
@mohamedsaadaq-j8q
@mohamedsaadaq-j8q 8 месяцев назад
Adna Sxbey ayaanita super women inteka baxdi waan weyni
@RahmaAbdi-p1q
@RahmaAbdi-p1q 8 месяцев назад
Mash Allah ❤
@MaxamedXasan-b4c
@MaxamedXasan-b4c 8 месяцев назад
Abdalla xushmadiisa caadi ma aha waa wiil dumarka xaqooda garanaayo m.a😮😮😮😮😮
@baarliincali4486
@baarliincali4486 8 месяцев назад
Salalahu calayhi wassalam 🥰
@caishahaji8839
@caishahaji8839 8 месяцев назад
Scw❤❤❤
@Mawduckabaxdo
@Mawduckabaxdo 8 месяцев назад
Omeer iLaa 2019 ma dhaaFo MiYaa 19 sano😢😅
@meymunhasan5324
@meymunhasan5324 8 месяцев назад
Cabdalla nin rageed m. A wiil xushmad badan
@meymunhasan5324
@meymunhasan5324 8 месяцев назад
Come soon 2mlyn🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@suhaybosman6686
@suhaybosman6686 8 месяцев назад
Saxaaf waxaan kaa codsanyna inaa adi hal maalin ciyaarto game kan 😊
@naimamohamud38
@naimamohamud38 8 месяцев назад
Be happy my sister adna❤❤❤❤️❤️❤️❤️💓💓💓💓
@CazMaxamuud
@CazMaxamuud 8 месяцев назад
War adna keena warkee da batay 6:22 😂😂
@khadijobarkhadle8432
@khadijobarkhadle8432 8 месяцев назад
Abdlla legend ❤😊
@FartuunDucaale-k5n
@FartuunDucaale-k5n 8 месяцев назад
First one my familly 🎉❤
@qeyscade4507
@qeyscade4507 8 месяцев назад
Mar hore aan Ku salino xabiibkeeena MUHAMMED SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤
@caishahaji8839
@caishahaji8839 8 месяцев назад
Scw❤❤❤
@mushtaaqnuura
@mushtaaqnuura 8 месяцев назад
team adna one like👍👍
@jimcalejirdeasmarka
@jimcalejirdeasmarka 8 месяцев назад
Asc wllo adna barnaamija waa ka helay wllo manzha allh lkn meesha ha laga saaro saliida iyo burka laysku shubayo si game ka u qurux badanaado su,aalo natural ah iyo iwm Isha allh 1m coming soon intaan rabadaanka la gaadhin mahadsanid wllo ❤
@faadumoshuute9911
@faadumoshuute9911 8 месяцев назад
Cabdallah Mash a allah
@hiboabdi1084
@hiboabdi1084 8 месяцев назад
Mashallh Abdake iyo sunduz❤❤❤❤
@FhhFjbg
@FhhFjbg 8 месяцев назад
صحيح البخاري ❤❤❤
@sakinahss3237
@sakinahss3237 2 месяца назад
Adna barnamijkan do celi please ❤❤❤
@steamfeisal13
@steamfeisal13 8 месяцев назад
Masha aliha ❤️🤙
@FatushYussuf-h1r
@FatushYussuf-h1r 8 месяцев назад
M.a cabdalla walal qalbiwanagsan waye❤
@siman-oy1jq
@siman-oy1jq 8 месяцев назад
Abdala nin raged❤
@NasibaAdanali
@NasibaAdanali 8 месяцев назад
qofkii uugu horeyey❤
@caashosomali620
@caashosomali620 8 месяцев назад
alla wiilkan m.a❤
@mubaarigmohamed3527
@mubaarigmohamed3527 8 месяцев назад
Ayaaniita aaaway ma xanuunsatey😢
@SumayaMohamed-q2q
@SumayaMohamed-q2q 14 дней назад
❤❤❤❤❤❤
@abshiroabukar7694
@abshiroabukar7694 8 месяцев назад
❤🎉❤🎉 mansha alaahu abdalle waa cimaamad❤🎉❤❤🎉
@umsufi9319
@umsufi9319 8 месяцев назад
Cabdallah maskiin waye wallahi
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 8 месяцев назад
Adno koko iyo ugbaad isku balami bal qofka laga yimado aan aragne xiiso ayu leyahay koko naag aqoonyahad lo helay😂😂😂
@AmiizHaQurux
@AmiizHaQurux 8 месяцев назад
Allah Allah Allah Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
@CKARIINAden
@CKARIINAden 8 месяцев назад
Asc waan idin Salamay barnaamij wanagza weyan sida kuwada ZaxaaF.waxn codsan laHa in lakeenO Asad HagiO iyo taliye kaashay waxan jeclaan laha in codsiga laytixgaliyO saxaaF please 😊😊❤❤
@umiira.maxmed4984
@umiira.maxmed4984 8 месяцев назад
adna zaki io koko kuso same
@mohamedsiciidnor4096
@mohamedsiciidnor4096 8 месяцев назад
Nous nice video
Далее
Физика пасты Карбонара 🧪🔬
00:57
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
UFC 308: Пресс-конференция
35:18
Просмотров 528 тыс.
SUNDUS DARTEED OO GABDHAHA CUTADA UGU KACEEN 🥹
16:16
Vlog iyo boqasho wilkayga abdi
8:06
Просмотров 472 тыс.
Prince Of YEMEN Meets President TRUMP!
12:23
Просмотров 252 тыс.