Тёмный

ALPHA JACEYLKEENA HOOYO U SHEEG INA SUUROW SAWIRKEYGA HEES JACEYL SAAR UGBAAD GOORMA ISBARANAY 😂 

Adna Channel
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 223 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

20 фев 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 674   
@AdnaChannel
@AdnaChannel 5 месяцев назад
Alfa Youtupe kiisa wakan ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-eYw8MSVxCPU.htmlsi=Cse77lt4OBLfYwdi
@Manalcabdi1
@Manalcabdi1 5 месяцев назад
Ugbad na ❤
@Ruusa-tq4pu
@Ruusa-tq4pu 5 месяцев назад
Adna plz arimaheena iyo amiira qurux soqabo plz adno
@Zakiict
@Zakiict 5 месяцев назад
saxaf iyo amira kashey iyo azad nosoqabta
@XadiisIid
@XadiisIid 5 месяцев назад
Asc huno
@MssTurk-zt6nr
@MssTurk-zt6nr 5 месяцев назад
Hhhhhhhh. Adna waa kusugeenaaa qeeladaada kusootuuur haaaaaaheeeeey
@Kunin7
@Kunin7 5 месяцев назад
Ma soo marin qof ka aqlaaq wanaagsan nabigeena muxamad scw
@muqtaaribraahin2611
@muqtaaribraahin2611 5 месяцев назад
Scw scwscw
@umanajmo6684
@umanajmo6684 5 месяцев назад
Scw scw scw
@OpiyoBigplayer-rj3in
@OpiyoBigplayer-rj3in 5 месяцев назад
Scw
@user-dl5px6ox9x
@user-dl5px6ox9x 5 месяцев назад
Scw Scw Scw Scw❤
@Xafso990
@Xafso990 3 месяца назад
Scw❤
@Samiya7.
@Samiya7. 5 месяцев назад
Ugbad cawa no hadashay wllhi imisan dhibsaday raashinka la isku shubayo Ilaahay wanagu imtixanayaa wllhi hadad rashinka ku ciyartan Adna iyo saxaf codsiga tix geliya please ❤
@CookwithMaria944
@CookwithMaria944 5 месяцев назад
Walahi anba wan dhibsaday cuntada la isku shubaayo
@Hafsa12C
@Hafsa12C 5 месяцев назад
Wllhi xalay waxan arkaya oday reer falastin ah oo raashin lagarsiyay waxa kmid ahaa jawaan bur ah suu u oyay ma maleysan kartid kwrn dadna way oynayan marke bur Helen dadna wa isku shubayan
@user-tk6eh9zw9g
@user-tk6eh9zw9g 4 месяца назад
Haaaa abyo waaaa sax ugbad m.a 😊❤
@user-tk6eh9zw9g
@user-tk6eh9zw9g 4 месяца назад
​@@Hafsa12Caaaad iyo aaaad😢😢😢😢😢
@Xamsecabdilaahi-vx9qu
@Xamsecabdilaahi-vx9qu 5 месяцев назад
Aduunka masoo marin qof ka sharaf badan nabigeeni muxamad ❤
@user-en7xr3kw2d
@user-en7xr3kw2d 5 месяцев назад
Scw
@Mandeeqa
@Mandeeqa 5 месяцев назад
Scw
@hanadmk6014
@hanadmk6014 5 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw
@Xamsecabdilaahi-vx9qu
@Xamsecabdilaahi-vx9qu 5 месяцев назад
M.a
@FaadumoAhmed-mq4lq
@FaadumoAhmed-mq4lq 4 месяца назад
Scw scw scw ❤❤
@hamzeahmetahmet622
@hamzeahmetahmet622 5 месяцев назад
King alpha waa wiil kale oo ammaaan muDan sida uu u ixtiraamayo ugbaad ,farxadda,kalsooniada,wanaaga iyo khibraDa uu u leeyahay inaan gabdhaha sharafTooda lagu ciyaarin ,waxa kle oo aan uga mahad celinaynaa siDa uu barnaamijka noogu qurxiyay ,daganaanta iyo bilaa buuqa ah ❤😮❤ Adna iyo saxaaf dadkan camal noo soo badiya please ❤🥺 ____>The first African to win the Ballon d'Or was George Weah😮
@qaalimacalin3152
@qaalimacalin3152 5 месяцев назад
Haaa wllh nasab waye m.a
@muumn6895
@muumn6895 5 месяцев назад
Abbsulutle😂
@user-hw4lq5rq6l
@user-hw4lq5rq6l 5 месяцев назад
Masha Allah
@user-fu6xh5vu8f
@user-fu6xh5vu8f 5 месяцев назад
Absolutely
@user-ss6gr6lp7k
@user-ss6gr6lp7k 5 месяцев назад
Absolutely king alpha xushmad bn uhynaa
@ApdiRaheem
@ApdiRaheem 5 месяцев назад
Away dadkii jeclaa nabi Muhammad Muhammad Scw Scw ❤❤❤❤
@Mandeeqa
@Mandeeqa 5 месяцев назад
Scw scw
@user-qc2wt6je5j
@user-qc2wt6je5j 3 месяца назад
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤️ ♥️
@user-gz3no3pt6o
@user-gz3no3pt6o 5 месяцев назад
Gawadhan qatar wye xitaa xijabka madhigto m.a
@user-hw6qw2xk9p
@user-hw6qw2xk9p 5 месяцев назад
Team adna 1 million coming soon ❤😂😂😂plz amiraa iyo cumran plz halaiskubalamiyo
@Mandeeqa
@Mandeeqa 5 месяцев назад
May may may😂
@user-hw6qw2xk9p
@user-hw6qw2xk9p 5 месяцев назад
@@Mandeeqa maxaaa amiraa iyo cimran laikubalamin rabaaa
@nasteexoxaaji5141
@nasteexoxaaji5141 5 месяцев назад
Allihii Alpha abuuray zaki Somalina abuury eed maleh 😂😂Adna 1M coming soon 👏I.a ☝️
@nazriin2332
@nazriin2332 5 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂
@ubaxmohamed7812
@ubaxmohamed7812 5 месяцев назад
Walahi wa run labadoodu kala duwan 😂😂😂
@farhiyaali5043
@farhiyaali5043 5 месяцев назад
Barnaamijka aad ayo ushidan. Alphna waa wiil qalbi wanaagsan oo ciyarta wax ka yaqaano. Waxaan aad uga helay sida quruxda badan oo lacagta usiiyay Ugbaad, runtii waan ku farxay🙈❤️❤️❤️
@ajwaabdulqaadirajwa1648
@ajwaabdulqaadirajwa1648 5 месяцев назад
Waxasaa jacel laga dhaha xita hadu ka badiyey Lacgta ayaduu siiye😂😂❤
@youngman1919
@youngman1919 5 месяцев назад
Ugbaad maashaAllah gabar aqlaaq badan waayay oo weliba aqli badan wan ku wadanaa walaashey .
@Qabyaaladiid40
@Qabyaaladiid40 5 месяцев назад
ALFA Nin Rageer Walahi Si Aan Niyada Ku Hayay Ayuu Smeeyay Gabadhan Ugbaadna Way Ciyaar Fiicantahay Waayo Su,aalo Qiimale Ayay dheeshaa Ayada iyo Foosiya Dhibil Ciyaartii Ugu Wanaagsanayd Ahayd Tan Caawana Way Fiicnayd Horay Usocda Adna Channel ❤❤❤❤❤
@rahmaruun8133
@rahmaruun8133 5 месяцев назад
Waaaaaaaaaaw King Alpha Thank u Bro❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waaa noo sharaftay gabadha weyna mudan tahay wlhi gabar ixtiraam badan wye Aamina ugbaaad
@user-je6kf4gz5x
@user-je6kf4gz5x 5 месяцев назад
M.a wiilku qurux badana fariid sanaa ixtiram badana masha allh
@user-te1lh3fm8w
@user-te1lh3fm8w 5 месяцев назад
Masha allaah aamina ugbaad waa gabr wanagsan hdl ficn ayey ku hadleysaa aamina ugbaad iyo fowziya waa gabdho fiican ❤❤
@user-iz7ji2um5e
@user-iz7ji2um5e 5 месяцев назад
Waa nago diin leh puntlan kaso jedaa alle haw siyadsho
@user-tk6eh9zw9g
@user-tk6eh9zw9g 4 месяца назад
Aaad iyo aaaad 😢😢😢😢😢😢😢
@yayaaj9160
@yayaaj9160 5 месяцев назад
Gabdhihii lagu yaqanay somalida ❤❤❤Aqoon Akhlaaq Daganan Ixtiram Asturnan 🤩 wow alle haku dhawro wlshy
@habsaabdi9416
@habsaabdi9416 5 месяцев назад
King Alpha waa gassi Masha allah🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 congratulations
@hanaudgoon4966
@hanaudgoon4966 5 месяцев назад
Ugbad jinkeygaa jecel❤ Xishood❤ Edeb❤ Asturnan❤ Aqoon❤ Dagani❤ M.a m.a m.a😍😍😍😍😍
@NajahAdan-es8hb
@NajahAdan-es8hb 4 месяца назад
Ma.
@Oontira123
@Oontira123 5 месяцев назад
Ugbad Masha allh wlhy Wanag xushmad furfurnan Aqlaq❤️iyo asturnan ayey isku darsate❤
@falisa576
@falisa576 5 месяцев назад
Allaha u siyadsho wanageeda
@azuupea568
@azuupea568 5 месяцев назад
Zhpyaal wiilka asxaabtisa intas bee marayaan Alfah RU-vid ukalkiciya soo booqda waa inan yar oo maskiin ah wllhi❤
@anabhassan7300
@anabhassan7300 5 месяцев назад
Maxa ku qoran RU-vid kiis wiilkan
@hm-vb2zv
@hm-vb2zv 5 месяцев назад
Maashaa allah alfa waxa uu fahmasanyahay agtiisa meesha habluhu ay ka joogaan wiilka ragaa waa kan ixtiraama gebdhahe walalihiisa❤❤❤❤❤
@user-he2ht7tt2e
@user-he2ht7tt2e 5 месяцев назад
17 days After ramadan IinshaAllah 🤲
@Najax-abuukar
@Najax-abuukar 5 месяцев назад
Masha Allah ugbaad waa gabar wanagsan aqlaaq leh asturan gabdha daraaxaha xiran ku dayda asturnaanta waa qurux Masha Allah Masha Allah ugbaad Allaha ku xafido ❤❤❤❤❤❤❤
@KingNourMoha10
@KingNourMoha10 5 месяцев назад
Gabadhan hadalkedaba I so jiitay Io hanankeda masha allah❤
@nasrakhalid-ur2xh
@nasrakhalid-ur2xh 5 месяцев назад
Dadaw inta aan an Gagarin ramadhanka aan gaarsiino 1M insha allah💕
@aishaahmed982
@aishaahmed982 5 месяцев назад
Viva Al-darodia team, si sharaf iyo karaama mudan baa u dheesheen.✌👍😊
@asmaabdi1828
@asmaabdi1828 5 месяцев назад
Darood miyaa 2adan😊
@Naxariis_lugaleh
@Naxariis_lugaleh 5 месяцев назад
​@@asmaabdi1828 haa mj iyo cagdheer kulantay
@XananXubi-jp9mi
@XananXubi-jp9mi 3 месяца назад
Keep going diinta wàlagu ooga waa wxn dheeranhy dadka m.a❤❤❤
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 5 месяцев назад
Amina ugbaad aniga dabecadeda waan ka helay Masha allah sister
@rruweydaone2049
@rruweydaone2049 5 месяцев назад
Maasha Allah tabarakallah gabadhan alle ha xafido waa quruxley ku darsatay asturnan alle haku siyaadiyo walalo
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 5 месяцев назад
Gabadhan gamekeedu waa m.a aqoon buu kusaleesanyahay m.a❤❤❤
@DAACIYARE252
@DAACIYARE252 5 месяцев назад
Ku saliya nabiga sallahu calayhi wasalm❤️
@munaayanlle8781
@munaayanlle8781 5 месяцев назад
Masha allaah gabdhaan wallhi ango gabdh ah ayaan ka helay dagnaanta ixtiramka iyo aqoonta ka buuxda m.a Adna iyo Saxaaf joojiya cunooyinka lagu israafaayo iyo diinta lagu xadgudbaayo isqaawi oo shaarka siib iyo hebel xambaar
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 5 месяцев назад
Masha allah Alph nasa nimo taas oo kale ladhaha wali labadan waxa ka game fiican ma arkin xaqiiqdi waa bila xanaaq bila turxan iyo waliba naxariis ku jirto keep going’s
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 5 месяцев назад
Masha allah diinta kamuqata ugbaad ala yaxfid abayo❤❤😊 wow alfana waa nin raga alow kudayso libinteday siya❤🎉
@sldanamohammed2772
@sldanamohammed2772 5 месяцев назад
والله انكم احلى اثنين احبكم❤❤❤
@Manalcabdi1
@Manalcabdi1 5 месяцев назад
Ugbad chanelkeda ishega ❤
@msscanada-yw1fe
@msscanada-yw1fe 5 месяцев назад
Wooow alpha nin rageed miss ugbaad 🎉❤
@NadiifoaxmadXasan-du7ug
@NadiifoaxmadXasan-du7ug 5 месяцев назад
The best person ever and the most knowledge able is prophet Muhammad scw scw scw ❤
@Juneydiboy123
@Juneydiboy123 5 месяцев назад
صلي الله عليه وسلم ♥️
@Luleyxasanmm-ex4zo
@Luleyxasanmm-ex4zo 5 месяцев назад
​@yusufawe😅is8429
@Luleyxasanmm-ex4zo
@Luleyxasanmm-ex4zo 5 месяцев назад
😅😅🎉😅🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@XamdaMaxamed-zx8sh
@XamdaMaxamed-zx8sh 5 месяцев назад
Wlhi wa runteeda waayo raashinka lagu dheelayaaa wa denbi fariid aamina ugbaad ❤❤❤❤
@rayaanahmed
@rayaanahmed 5 месяцев назад
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan
@AdnaApdi
@AdnaApdi 5 месяцев назад
Wlhi king alpha waa wiil aad u da yar oo ixtiraam padan m.a wll ilhy Haku xafido❤❤
@princesmalyuun1768
@princesmalyuun1768 5 месяцев назад
Alpha waa legend lacagta aamina ugbaad ayuu ku sharfy❤waa nin wax garad ah m.a
@m.aamiin2449
@m.aamiin2449 5 месяцев назад
Markii gabar jaceylkaaaga ah laguu balamiyo waa iska sidaan ❤❤
@ashaomar6719
@ashaomar6719 5 месяцев назад
King Alpha waa wiil dhaqan wanaagsan oo imaan leh Maasha Allah ❤❤❤❤❤❤
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 5 месяцев назад
King alfa full respect wiil fiican waaye gabadha lcgta wa ku warejiyay
@nabiilaibrahim4351
@nabiilaibrahim4351 5 месяцев назад
Nasabnimo aqlaaq wangsan wlhi si wcn buu u dheelay wilkaani❤
@abdirahmansulubsheikh5932
@abdirahmansulubsheikh5932 5 месяцев назад
Masha alaa ilahay habarakeeyo king alfa sharaf iyo karaamo waxasaa walalnimo lagaa dhahaa nolow sxb 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊saxafaw sxb saas gaymka hada kadib haloo dheelo oo su aalahaas cilmigaa ha la is waydiiyo halakagaayo xukumada qaabka daran sxb waa iga codsi saan ayuu ku qorxoonyahay gaymka😊😊😊
@nawalinakorio0192
@nawalinakorio0192 5 месяцев назад
Manshalah ugbad cilmiga bee zaid ubaratay ❤❤❤
@princesmalyuun1768
@princesmalyuun1768 5 месяцев назад
Aamina ugbaad ❤ gabar sharaf leh asturan 💕 love jacayl allaha ku daayo i.a
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx 5 месяцев назад
Manta game ku waa shidan yahay😊
@hibonuura5555
@hibonuura5555 5 месяцев назад
Mansha allah geesinimo la dhaha TaaS alpha keep going
@qadanmaxamed5615
@qadanmaxamed5615 5 месяцев назад
Masha alllllh ugbaad way u qalantaa intaas iyo in ka badan alfa waa wiil qiimaha dumarka wax ka yaqaan oo ixtiraam badan masha allllh yaa odhanaya saki soomali iyo wiilkan yar baa isku raganimo sheeganaya masha alllh alfa mahadsanid ❤❤😂😂😂😂
@masbal9180
@masbal9180 5 месяцев назад
Isaaq u yahay waxaas
@amranhajji
@amranhajji 5 месяцев назад
😂yaa isaaq ah ogaden weeye kan zakina mareexaan​@@masbal9180
@exmaamulaha6947
@exmaamulaha6947 5 месяцев назад
Amina ugbaad markay barnamijka ku jirto caajis malahan dood ma lahana jawi dagan su,aalo cilmiyaysan manshallah❤❤
@zundus3393
@zundus3393 5 месяцев назад
Alpha wllhi wa nin rageed❤
@BoorashMaxamed
@BoorashMaxamed 5 месяцев назад
Haa Gacalizo ❤
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 5 месяцев назад
Waw! Gold game….💯👌 Wax garad-👍👍 Xijabatu xishood badan manshallah m-she is so beautiful, well educator and comedian waliba point cajib ah bey sheegtay…Israf iyo adunka manta waxa baahi ka jirtaa! Great reminder dear💕 manshallah tabarakallah keep going both💯 Our beautiful couples ❤wish you all the best as always💕🙏💕
@queensagal3400
@queensagal3400 5 месяцев назад
Wwww Jah nin raged king Alpha dumar urooon yaqay❤😂😂
@abdirahman6972
@abdirahman6972 5 месяцев назад
Respect man king alpha 👏🏼👏🏼
@Mohaan46
@Mohaan46 5 месяцев назад
Inta lasoo bilaabay gameka ma arkin mid kan ka wanaagsan game kan king alpha aamino ugbaad ❤🙏🙏
@shukriita4206
@shukriita4206 5 месяцев назад
Masha allah ugbaad & king alpha waa dad wanagsan wlh walalnimada wax ka yaqano❤❤❤
@alonegirl8
@alonegirl8 5 месяцев назад
Jah wlhi nin rageed❤ wali ma arag ciyaar ka jawi dagan
@DAACIYARE252
@DAACIYARE252 5 месяцев назад
Fikir kaaga waa inoo muhiim 🥰
@user-iu1yb5fl5d
@user-iu1yb5fl5d 5 месяцев назад
Allakarsiyo walashen adna 1million please before ramadhan❤❤
@faadumocali1544
@faadumocali1544 5 месяцев назад
Ugbaad waa sharaf leh m.a xijaaban
@bilanbabdulahi8442
@bilanbabdulahi8442 5 месяцев назад
Yaa sameen karo, yaa kale wiil OG ah, yaa salaam❤❤❤❤
@ubaxmohamed7812
@ubaxmohamed7812 5 месяцев назад
Masha alaah gabadhan xijabka ma dhigto maanta ugbaad wa noo hadashay raashinka la isku shubayo waa danbi ❤
@fatumoali9257
@fatumoali9257 5 месяцев назад
He gave her the money because he googled the last question 😂 I was screaming
@calimohamad2332
@calimohamad2332 5 месяцев назад
Haa wllhi 😂
@igniteshining
@igniteshining 5 месяцев назад
Wa ila aragty google uu weydiye😂
@mahbuubali8396
@mahbuubali8396 5 месяцев назад
Masha Allah udbaad ra'yigeyga xaley bey xoojisey Cunada ciyaarta halaga saaro ❤
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu 5 месяцев назад
msh alha ugu baad gabdh akhlaaqle weeyi❤❤❤❤
@kingcaamirofficial238
@kingcaamirofficial238 5 месяцев назад
Allah is one❤❤🎉😢
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 5 месяцев назад
Wow what a legend king alpha ❤❤❣️❣️💓💞🌹💞🙌👏☺️Good boy
@user-sl3tx5pe8q
@user-sl3tx5pe8q 5 месяцев назад
Alfa waa wiil dagan iyo ugbaad oo miskiin ah❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹
@shankaronabdi6999
@shankaronabdi6999 5 месяцев назад
Aamina ugbad wiilka qiyaano kusameysay mee qa wax eey weydiisay marku garan wayay uma faa iideen isagana hal xaboo ufaa ideeyn waayay lacagtii ugu naqsatay maasha allah wiil dul qadleh
@Fathiyahmedsheik
@Fathiyahmedsheik 5 месяцев назад
Mn sh allah caawada gameka su aala dinini ah aya ku jjrey mn sh Allah
@user-en9fi7fc8x
@user-en9fi7fc8x 5 месяцев назад
1m coming soon inta ramadaanka lagaarin❤🎉
@calimohamad2332
@calimohamad2332 5 месяцев назад
Caruurta Nebi Muxamed Qaasim bin Muxamed Cabdulaahi Muxamed Ibraahim bin Muxamed Saynab bint Muxamed Ruqiya bint Muxamed Umm Kaltuum bint Muxamed Fatima bint Muxamed Sida ku xusan diinta Islaamka
@ClaahiClxakiin
@ClaahiClxakiin 5 месяцев назад
Full respect king alpha nolow pro inta ay nolol jirto m.a iyada xita ma yaresato gabar xishood asturnan diin cilmi ku dugan aheyd❤🎉
@hayat-q8y
@hayat-q8y 5 месяцев назад
Saxaaf ugbaad waxa idinka codsana ina koko u keento plz koko gabar waxbarata ahay bey faan dadki ku dhameysa qoftan u balami😂😂
@Xamsecabdilaahi-vx9qu
@Xamsecabdilaahi-vx9qu 5 месяцев назад
Gubaad waxa ay gemika u ciyaaraysaa si fiican iyo su aal faadiyo laha
@ismahanmohamed6720
@ismahanmohamed6720 5 месяцев назад
Mansha Allah ww sug an surodey wiilasheyna Ogaden wa deqsiyal alx rag laku fana an ka dhashey
@fadumocali6908
@fadumocali6908 5 месяцев назад
King alfa m.a nin raged waye ixtiram leh ilhy hku xfdo abowe. Ugbadne wa gbr aqoon iyo akhlaq isku darsaty m.a
@NawaalSharmaarke
@NawaalSharmaarke 5 месяцев назад
Masha allaah ugbaad marwalbo faraxsanow🎉❤❤❤❤
@maryamacabdi5283
@maryamacabdi5283 5 месяцев назад
Mansha allah king alpha wiil ixtiraam iyo dadnimo ka muuqato Ugbaad inan akhlaaqleh iyo aqoon dadkaasa idinka rabna saxaaf
@ubaxmohamed7812
@ubaxmohamed7812 5 месяцев назад
Alfa iyo ugbaad waa isku nuurayaan masha alaah ixtiraamkoda ay isku hayaan waa ka helay masha alaah waanu isla kiin jeclaaney isku yaca please 😂❤❤❤
@hibohassan6507
@hibohassan6507 5 месяцев назад
Ugbad aadbn uga helay ciyaarteda waa gabdh akhlaaq leh wlhida mcha alllah
@abdibarihajimohamud9153
@abdibarihajimohamud9153 5 месяцев назад
One like please team 27 👍💯1️⃣
@mk6098
@mk6098 5 месяцев назад
Meshan tartan miyaa kasocdo maxa tuugsigan
@abdibarihajimohamud9153
@abdibarihajimohamud9153 5 месяцев назад
Shaqaan shaqadaada aheyn baad faraha la soo soo gashay 😒😒😏😏
@Supr93
@Supr93 5 месяцев назад
I’m I the only 😂one off the 😮 international remember everything above and beyond we that tissue is our one ☝️ hearts cabbage can even carry on in your body as if it was isolated from the other weight
@gulledmahad0941
@gulledmahad0941 5 месяцев назад
Haa kuwasan
@user-zn5pt5ly6i
@user-zn5pt5ly6i 3 месяца назад
0neilkegle2eteam27❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢gde3
@maymamohamed8987
@maymamohamed8987 5 месяцев назад
Legend alph waxaaaas rag LAGA dhahaa ragnimo hamblyo alpha and ugbaad❤ ixtramka la isku dhaafay dagananta
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 5 месяцев назад
Masha allah waa ciyaartii uhoraysay oo sisharaf leh loo ciyaaro oowaliba suaalo fiican layswaydiiyo
@updallakheyre4729
@updallakheyre4729 5 месяцев назад
Gabadhan wa aqoon yahanad saxaf ayada iyo koko isku balami 15 oct 1969 aya la dilay mdwaynaha
@MuniiraAxmed-fu4et
@MuniiraAxmed-fu4et 5 месяцев назад
🎉mashalaha wiil ixtirAmleh.wye❤ Alpha
@xamdiaxad5801
@xamdiaxad5801 5 месяцев назад
m.a alfa wiil gobeed wlhi waa nin rageed❤
@user-ck6rk7jc1g
@user-ck6rk7jc1g 5 месяцев назад
King alpha hada kayelo ugbada ma jecli illhy San ha ikdhiiko ,🤸🏻🤓😂😭
@CawiyaMohmet-fx9zz
@CawiyaMohmet-fx9zz 5 месяцев назад
😂😂anu i jeclyahayy😂😂
@meymunhasan5324
@meymunhasan5324 5 месяцев назад
Queen Ugbaad io io king alfa waaa lapo qof oo ixtiraam badan m. A ❤❤❤
@user-vu5vz1kf4w
@user-vu5vz1kf4w 5 месяцев назад
Omg nin rageda noolow ❤
@shugrigeele7782
@shugrigeele7782 5 месяцев назад
ciyaar qurux badan muran qaylo laheyn mnsha allah
@NajaxCali-sv8sh
@NajaxCali-sv8sh 5 месяцев назад
Runti waa laba Shakhasi oo aad u wanagasan labadoodaba wax ka muuqda akhlaq wanag iyo din wanag wana ciyar bila buuq ah ugbad ruti wa gabadh aad u dhisan dhinaca walpa inaankuna raga nimo aya ku dheehan hampalyo labadoodab❤
@CabdullahiNuur-po3gq
@CabdullahiNuur-po3gq 5 месяцев назад
Cimraan sidow taliyihi ugalay layabay legend waye 😂😂😂
@user-wy4ve6zt3x
@user-wy4ve6zt3x 5 месяцев назад
Waa wate wlhi 😂
@sumayaabdulaahi4042
@sumayaabdulaahi4042 5 месяцев назад
Zaki somali ha barato noca gabdhaha lola ciyaaRo King Allfa wiil ku dayasho mudan❤
@xaawoluul265
@xaawoluul265 5 месяцев назад
King alpha gabadhaan inuu jecelyhy shaki maa niiga jiro m.a😂😂
@XasanCabdi-ub1er
@XasanCabdi-ub1er 5 месяцев назад
Wallahi been ma Aha😂😂😂
@user-id1cp6ej7z
@user-id1cp6ej7z 5 месяцев назад
Gawada wa marwa lkn
@mohashidane8917
@mohashidane8917 5 месяцев назад
@@user-id1cp6ej7zsingle wye tan la qabo waa fowzia dimple
@xaawoluul265
@xaawoluul265 5 месяцев назад
@@user-id1cp6ej7zma Ahan
@canabmaxamed9375
@canabmaxamed9375 5 месяцев назад
Waa la qabaa😅
@hilaalyusuf8242
@hilaalyusuf8242 5 месяцев назад
Wlhi waa nin rageed m.a❤
@user-rr9ol6rq7i
@user-rr9ol6rq7i 5 месяцев назад
Adna io saxaaf cod siga ugbaad wax sax hala jojiyo burka io saliida la isku shubaayo waa cunto xalal ah sasna uma qalman inlogu dhelo hanalaga daayo marke🤝
Далее
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
Просмотров 32 млн
Получили тысячи $$ на "старье".
20:10
ДЕЛАЛИ ПОД СЕБЯ
0:33
Просмотров 6 млн