Тёмный
No video :(

Surprise 🤔thnks my wife 💋❤️ 

somturk family
Подписаться 140 тыс.
Просмотров 62 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

6 янв 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 496   
@umwaseem2681
@umwaseem2681 2 года назад
Weli ma maqal waxlabaat laakiin ilaaheey waxaan ka rajeeynaa uur inaa leedahay in aan maqlo ayaan ilaaheey ka rajeeynaa aamiin
@WhiteOreotastic
@WhiteOreotastic 2 года назад
6 years together ❤ mashallah live long and be always happy 😊 ameen ya rab. 💖
@fatuh4811
@fatuh4811 2 года назад
Masha Allah beautiful family, and happy anniversary , isaga Ka saxsan 6 sanadood baad gasheen, lakiin 7 sanadood waxay ku bilamayaan sanadka danbe xiligan o kale, lakiin Somalida wakhtiga ay xisabsadaan sanadka dhamaad wakhtigii oo hada bilawday.
@somcana
@somcana 2 года назад
You can tell I am rewatching. 😄
@somcana
@somcana 2 года назад
Thank you our amazing brother-in-law for honouring our Sister. MaashaaAllah
@zahraabraar3490
@zahraabraar3490 2 года назад
Happy anniversary to u both❤️Masha’Allah now it has been 6 years😍May Allah protect u guys🥰
@aminahassan1421
@aminahassan1421 2 года назад
Maasha Allaah Cimri Dheer iyo Caafimaad qab kuwaara❤️🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴
@jamilaali8511
@jamilaali8511 2 года назад
Mashallah soo cute happy universal many many years it’s 6 years finish give him another baby♥️♥️♥️♥️
@phaatiibrahim4084
@phaatiibrahim4084 2 года назад
Hbbti sanadki lixaad baad udabaal dagteen inşallah kuwo badan wada joga😘❤ happy aniversaray my couple's
@sulekajeh4276
@sulekajeh4276 2 года назад
Maşalah çok güzel bir aile senin mutlu yelar 🥰😍😍 love you guys 💜
@fadumaali4556
@fadumaali4556 2 года назад
Mashaa Allaha baaraka 🎉👍♥️♥️♥️
@shugrisaidisa5980
@shugrisaidisa5980 2 года назад
Maashallah happy anniversary Isku Waara sanado badan Caafimaad iyo cimri dheer Love 💕 guys
@nuuradiinoffici
@nuuradiinoffici 2 года назад
6 saano waye walashey hani sanadkii 7 waad ayad gasheyn ee alle ha isku keen xafido adiga iyo xaajigaga iyo gawadheyda aan abtiga u ahay kuwo kalena allle ha idin siyo alle ha isku keen xafido insha allah walashey
@HooyoSweetHome
@HooyoSweetHome 2 года назад
Masha Allah l am very happy for your family and your happiness 🦋🦋🦋🏡🏡🏡
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 2 года назад
Masha Allah barakallah ❤️🇸🇴❤️🇹🇷👨‍👩‍👧💖☪️❤️👍🏼💕✅🤲🤲🤲🇸🇴❤️🇹🇷
@sahrofarah9857
@sahrofarah9857 2 года назад
Masha Allah Ilaahay ha idinxafido waxaad heshay nin wanaagsan oo ku jecel Ilaahey haku barakeeyo Aamiin
@queen5026
@queen5026 2 года назад
6 years aa idiin dhamaatay 7 sano ayaa idiin bilaabatay lkn wali 7sano ma gaarin ee waa 6 sano iyo baryo 🥰
@ladanhagi33
@ladanhagi33 2 года назад
Masha Allah cadey 6 sano idin dhamatey barakallahu fiikum sis 😍
@fartachannel8924
@fartachannel8924 2 года назад
Mashaa alah love and much happiness to one of our all time favourite couples
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 2 года назад
Happy anniversary 6 years together be happy and get long life together Aamiin yaarabi ❤️🥰😘🌹
@farhiyoyusuf4888
@farhiyoyusuf4888 2 года назад
Masha Allaah congratulations sister and brother in law’s. Allaaha idin Barakeeyo❤️❤️✌️✌️🙏🙏
@af3201
@af3201 2 года назад
Mansha Allah beautiful family Hore keep going i love your channel insha 'guulayso Sis
@nagwamohamed1288
@nagwamohamed1288 2 года назад
Masha Allah muna malak iyo abeheed lays fahmimaayo🤣 ne diyor,llahay haudindhawro wll happy anniversary
@rihamkhalifomarrihamkhalif7388
@rihamkhalifomarrihamkhalif7388 2 года назад
Masha Allah Barakallah Mabrok Sanado badan Farxad Ku Jooga Farxad Allah Ku siyaadsho awlad bariyal Allah ku siiyo Bay ka yar muna malak❤💚💙
@princessnaima6011
@princessnaima6011 2 года назад
Masha allah my family 👪 ❤ sanado badan nolada muna melek hi 👋 habo
@anisamohamed3211
@anisamohamed3211 2 года назад
Maashaa Allah tabaaraka Allah Illaahay subxaana watacaalaa Ha Isku Keen barakeeyo inshaa Allah congratulations Abaayo mcn, Illaahay subxaana watacaalaa Awlaad Qayr qaba inshaa Allah
@Sunflower-wo2xw
@Sunflower-wo2xw 2 года назад
Mansha’Allah beautiful family May Allah bless you all 🙏🥰
@jawharamuhudiin7185
@jawharamuhudiin7185 2 года назад
Asc abaayo hani iskuwaara xabiibti aadbaankuujeclahay wlh kumanaan aqoonin dumaashigeena qalbiga wanaagsana igusalaan iyo muna malak caafimaad kuwaara cadawgiina alaha qabto
@lderow2192
@lderow2192 2 года назад
Mashaallah abaayo waxaan kuu rajeynaa nolol farxad leh oo cibaado leh oo alla kacabsi leh in aad ku waarto Amiin
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 2 года назад
👏👏👏👏🎉🎉🎉🌹🌹🌹🌹🥰🥰🥰🇨🇳🇨🇳🇨🇳🇨🇳Haniyeey welcome 🤗 to Turkish Citizenship ❤️❤️❤️❤️Soomali Turkish Maasha Alaah
@umusuunaa
@umusuunaa 2 года назад
Hani Cadey Iyo Dumaashi Allow Farxada Idiin Siyaadi Oo Il Xasad Idinka Haay Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall
@qaalimaxamedfaarax1934
@qaalimaxamedfaarax1934 2 года назад
How every final together and many year together alxamadullah my sister and husband long together 🥰🥰🥰🥰
@AiSHA-zl4pl
@AiSHA-zl4pl 2 года назад
Masha.Allah🥰turkiga meel fican miyaa inan imaada jeclahay😅
@somcana
@somcana 2 года назад
Much love Xabiibty from Canada . 🇨🇦
@faizamohammed7706
@faizamohammed7706 2 года назад
Happy anniversary 🌹💖 abaayo 6 years aa idiin dhamatey 7 aa cagta galiseen m Allah from UK London 🎉❤️
@zeefarida
@zeefarida 2 года назад
Long Life with happiness both of you🥰
@Waayoarag98
@Waayoarag98 2 года назад
MaashaAllaah tabaarakaAllah
@faadumogeesood7937
@faadumogeesood7937 2 года назад
Happy anniversary to both of you guys many more years of happiness and healthy Insha Allah. Ameen
@Asiaherse
@Asiaherse 2 года назад
Masha allah Happy anniversary guys🎊🎊🎊❤❤❤
@kiinhasan4287
@kiinhasan4287 2 года назад
Hambalyo macaaney farxad ku waara adiga iyo dumaashi 🤲🥰
@sahramohamed9643
@sahramohamed9643 2 года назад
Maasha Allaah ❤️ ❤️ ❤️ Hani iyo Saygeeda ❤️🥰💝💖♥️ iyo Melik habo💖😍🌹😍🌹 sanadguuro wacan.
@najmoabdi9978
@najmoabdi9978 2 года назад
Mansha allah abayo isku mid ayan nahay ilaahay guryahene ha ino barakeyo iso duce ana wan ku duceye
@mohamedabdulaziz2203
@mohamedabdulaziz2203 2 года назад
ماشاء الله عائلة جميلة جدا الله يبارك فيكم (نحبكم كثيرا )
@ay-pq4yd
@ay-pq4yd 2 года назад
ماشاء الله تبارك الف مبروك
@saadanoor9331
@saadanoor9331 2 года назад
Happy and beatiful family may Allah bless and protect you In shaa Allah.
@yasminali5763
@yasminali5763 2 года назад
Mashallah tabarakalaah my Allah bless your family happy universal sister my first comment 🎊🎊❤❤❤❤❤❤❤❤🎂🎂🎂🎂🌺🌺🌺🌺🌺
@somcana
@somcana 2 года назад
Mathematically he is correct, anniversariga. Sanad guuro waxa looyiru waaye.
@umaamina1885
@umaamina1885 2 года назад
Masha allaah isku waara abaayo isaga kasaxan 2016 waxa laga jogaa 7sano waqti ka badan farxad kuwada qaata dumashigey afsomaliga bar haniyey si fiican hano fahmee igu salaan dumaashi xabiibti 😍😍💋💋
@idilabdi6852
@idilabdi6852 2 года назад
Isagaaa kasaxsaaan wallo waayo 3/1/2016 to 3/1/2017 waaa isku Sanad wallo ka xisaaabii markaaa waaa 6 sano weeyaaan intaaa iyo inkabadaaan wadaaa joogaaa Mansha allah tabarik Isha xasadkanaaa allah idinkaaa ilaaliyooo ❤️❤️❤️
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 2 года назад
MashaAllah. Tabaraka 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👈
@yussufabdulrahman7758
@yussufabdulrahman7758 2 года назад
Seedigeena Ayaa saxan 6sano jirsaday guurkiina Allah haidiin barakeeyo Salado badan oo farxad ah Allah haidinsiiyo
@katiac8085
@katiac8085 Год назад
Masha Allah bless your Family
@rahma9541
@rahma9541 2 года назад
Masha allah wlhi gabadhan ninkeeda inu qof fcn yhy waxa laga daremaya siduu idhageysaneyo oo i firinayo masha allah isku waara qaaliyey
@abdiraufalihassan1739
@abdiraufalihassan1739 2 года назад
Mashllah we wensen jullie lang leven en heel gezond Altijd 🥰
@raxmataali8598
@raxmataali8598 2 года назад
ماشاء الله تبارك الله بارك فيك
@munaahmed4134
@munaahmed4134 2 года назад
Lixsanaa idiin buuxsantay bisha soo socoto baa sanadkii todobaad idiin bilaabanaa inshallah
@DaRealFlameFire
@DaRealFlameFire 2 года назад
6 sano ayaa edin dhamaatay mansh allah sanad guro wacan wallo
@ekraanabdi2950
@ekraanabdi2950 2 года назад
Maashallah beautiful family Allaha idin barakeeyo isku waara farxad ku waar walaashey ❤️💯💯🌹💕❤️
@safiahussein8687
@safiahussein8687 2 года назад
Asc Abaayo hambalo hambalyo adiga iyo dumaashi isku waara muna malikna allah idi xifdiyo ubadkalana oo qeer qabo allaha Odin siiyo aamiin yarabi
@ifrahahmed4290
@ifrahahmed4290 2 года назад
MashaAllah TabaarakaAllah beautiful couple bless you
@billanabdi518
@billanabdi518 2 года назад
mansha Allah abayo cmri dheer Allah ha idinsiiyo adiga iyo odagaga iyo gabadhaada Allah ha idin xifdiyo wankutagersanahay
@yaminazanesh5030
@yaminazanesh5030 2 года назад
Beautiful family ma sha allah
@luulismailgarbie7553
@luulismailgarbie7553 2 года назад
Masha Allah, May Allah bless you and your family congratulations
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 2 года назад
Ulululululu Hambalyo Manshalaah Manshalaah Manshalaah Alle hasukiin barkeeyo wada jira waligiin caruurbadan Alle hadinsiiyo amiin aamiin yaa .waxaan Hambalyo idiinkaso diraya from Hargeisa 🥰🥰
@alipu70
@alipu70 2 года назад
Mahadsanid thank you so much 😊 I wish you all the best🤲🇸🇴🇹🇷
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 2 года назад
Big thanks sister & Brother 😁💕🖐
@somcana
@somcana 2 года назад
He is right. First sanad guuro was 2017. Your marriage lasted a year.
@Beelosaajin143
@Beelosaajin143 2 года назад
Masha Allah keep going sister
@halymamohamed823
@halymamohamed823 2 года назад
Beautiful Family hajiga ka saxsan waa lixsano we love you Hani cadey family 👨‍👧‍👧💙🤍❤👸💙🤍💙❤❤💯🤲👸💙🤍❤
@pluto51290
@pluto51290 2 года назад
Ooh amazing family. We love you
@muniraabdi969
@muniraabdi969 2 года назад
He is right 6 sano galaysan ala hani barakeeyo inbadan iyo sanado badan
@afrikaancaynab5378
@afrikaancaynab5378 2 года назад
Maashaa Allaah abaayo waa sanad guuradii lixaad sababtoo ah sanadkaan wali waaye hadda Janaayo lee joogtaa
@attakontitan2244
@attakontitan2244 2 года назад
مشالله تبارك الله maash allaah
@ayaanahmed3421
@ayaanahmed3421 2 года назад
Mashaa'allah tabarakallah my beautiful sister and our seediyo wishing you ❤💕♥ many many more years of happiness, togetherness and joyfull moments ❤
@ashaomar2806
@ashaomar2806 2 года назад
Maashaa alah tabarakalaah hambalyo qalanjadeeno🇸🇴🇸🇴iyo dmashigeen 🇹🇷
@munohassan9592
@munohassan9592 2 года назад
masha allah congratulation for citizenship. i like the type of relationship you guys have. may allah bless your marriage. congratz again. i couldnt wait surprise and my inner though was something else but we are happy with you as well. 😍😍😍
@Asiaherse
@Asiaherse 2 года назад
7yrs🎊🎊🎊🎊❤❤❤
@sahro1433
@sahro1433 2 года назад
Masha allah isku waara mcnto iskuna dhala ilmo badan oo bari ah iskuna duqowa naqda ayeeyo iyo awoowe 🌹🌹💐💐💐💐🌹🌹💐💐💐
@hawahussainchannel
@hawahussainchannel 2 года назад
Manshallah Allah ha idin barakeyo muna yare ilhay walaalo Allah ha siyo amin amin yarabi
@saafiabdull452
@saafiabdull452 2 года назад
abaayo hambalyo hambalyo sanado badan allah isku kiin daayo seedigeen wuu saxan yahay waa siduu xisaabay ree galbeedka ayaa sidaas oo kale ah farxad ku waaara gamin
@ubahindho3414
@ubahindho3414 2 года назад
Manshaa Allah waa fariid Cafimaad kucuna famliga qurux badan 👨‍👩‍👧🌹❤🤗
@sahraramathan4371
@sahraramathan4371 2 года назад
Masha’Allah tabaarakallah
@samsam1calin752
@samsam1calin752 2 года назад
Maasha allah sharafey hambalyo hambalyo muna quruxna nuune ka yar allah idin kuugu deeqo jaceylkiina kor allah ka dhigo
@ashamohamed4687
@ashamohamed4687 2 года назад
Mashalaah tabaarakalah nuur cala nuur
@cibaadoaweys3668
@cibaadoaweys3668 2 года назад
Maasha allaah tabaaraka laah
@umwaseem2681
@umwaseem2681 2 года назад
Walaasheey beri ha shalaaynin please farxadaada dadka ka qari please rasuulka wuxuu yiri اقضوا حواءجكم بالكتمان macnaheeda aytahay wixiina kharsoodi ku sameysta
@wm9669
@wm9669 2 года назад
💯
@qalideeqo7472
@qalideeqo7472 2 года назад
Haa I muno maleega weyee gajotahaay please hadalekiiga waa ciiyaraa ha umaleya.niin ruun macanto🌹🌹💘
@kawsarqueen5872
@kawsarqueen5872 2 года назад
l wish you happy anniversary antaeus you so much to you guys
@xawomohamed1621
@xawomohamed1621 2 года назад
maasha alaah isku waara cimri dheer iyo caafimaad iyo cibaado suuban 😘😘😘😘😘
@GgGg-pm2eu
@GgGg-pm2eu 2 года назад
ماشاء لله تبارك الله الله يحفظو الله يبارك
@hibaqxusen4587
@hibaqxusen4587 2 года назад
ماشاء الله بارك الله وبارك عليكما وجمع بينكما بخير👪👭👬allah haydiin siyadiyo awlad kale
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 года назад
Mashallah hanbalyo adi hani yry sanado bdn ino rajaynaya
@nimcokyf
@nimcokyf 2 года назад
👍🏾👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽 inkabadan farxad kuwara
@queenabnaaz421
@queenabnaaz421 2 года назад
Masha allaha ma beautiful family love you 💯♥️♥️♥️♥️
@Maka0492
@Maka0492 2 года назад
Mashallah beautiful family
@ZamzamIsse
@ZamzamIsse 2 года назад
Masha Allah xbbti ilahey hku barakeyo rerkaga dumashi aya ka saxan 6 sano aya guri ledihin gabadha habaryarta an u ahay ilahey ha ino daayo shactiro leey waye
@alxamcabdi6125
@alxamcabdi6125 2 года назад
mashllah falmil quruxbadan 2016 ilaa 2022 6 sano weyan aboyo hani aboyo waxan jecelahy inaan markulkulmo inashllah ankra makn imado inshllah
@hodanyusuf1745
@hodanyusuf1745 2 года назад
Masha allaah noloshiina inta idiin dhiman qaatumo qeyr leh
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 2 года назад
Hanbalyo isku waara basaboorka qaado yuruub kaalay Wan ku soo dhawaynaynaa maataano dhal Insha allah abaayo xagan ka soo waci karaa
@halimaabdi8955
@halimaabdi8955 2 года назад
Maasha Allaah Mabruuur kuwii isku wara noqda Cimri dheer oo cibaado leh
@salmaabukar273
@salmaabukar273 2 года назад
Masha allah congratulations my beautiful family insha allah farxadiina ha waarto il jinni iyo mid insi idinka deyraan
@falisabdullahi8547
@falisabdullahi8547 2 года назад
Masha allah Abaayo hambalyo isku ware abid ilaaheey ha idin barakeyo family qurux badan ❤❤❤❤❤💯🥀🌺🌺🌺🌺🌺🌹👏
@jawharamuhudiin7185
@jawharamuhudiin7185 2 года назад
Mashal allaah labadiinuba waadsaxantihiin dumaashi saasuu uyaqaanaa yurub xitaa waasidaas
@kawsarqueen5872
@kawsarqueen5872 2 года назад
l love you so so so so much guys
@wm9669
@wm9669 2 года назад
Isha iskailaali walal. Nicmada haku ciyariin. Isha waxkasta wuqaariba
Далее
Alpaslan waa imisa jir😀……
21:43
Просмотров 96 тыс.
Insane Coffee trick EXPOSED 😱☕️ #shorts
00:20
Wll yuukey oo qisada noloshisa Nala wadagay😥
27:52
Fadhikeyga cusub iyo nadaafad 😍
17:54
Просмотров 98 тыс.
Challenge}ani iyo xaajikeyga🤣
21:46
Просмотров 23 тыс.