Тёмный

Suugaanta Habaarka Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa Iyo Qarni Joog P1 

QARNI JOOG TV
Подписаться 99 тыс.
Просмотров 123 тыс.
50% 1

qarnijoog.com/

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 65   
@shamisimaan2049
@shamisimaan2049 2 года назад
(((( MASHA ALLAAH IDAAJAA ALLAHA NOO KAA XIFDIYO WADANI DHAQANIYO TAARIIKHDA HOYGA SOMALIYEED GUUL IYO GOBANIMO GUULAYSO CIRI DHEER IYO CAAFIMAAD IYO CIBAADO SUUBAN ALLAHA KU SIIYO AMIIN YRYA AMIIN AM
@osmanmohamedcompany8127
@osmanmohamedcompany8127 2 года назад
Axmed faarax cali (Idaajaa) Ilaahay cimriga caafimaadka iyo cibaadadaba hakuu badiyo waan jeclahay sheekeeyinkaaga xikmadda mugga wayn ku saynsaaban waxbadanna waa aan kaa dheefay.
@qadarc1
@qadarc1 2 года назад
walaalka Ayaan ahay fursad isii isoobooqo Juhdi iyo waqti ayaan soo GALIYAY si AAN caawimaad kaga helo🙏😢🇸🇴 Mahadsanid😣🙏🙏
@mohamedhuseinali9291
@mohamedhuseinali9291 2 года назад
Kheyr Allah Haku Siiyo Walal Wax Badan Ayaa Raadiyay Habaarka
@mohamedwarfaa3655
@mohamedwarfaa3655 Год назад
Maxad ka radineysay yad habaari rabta
@minhaajcaqiil9325
@minhaajcaqiil9325 2 года назад
Qarni joog Waan ku taagera masuul 🙏✨💯
@NasiinShido
@NasiinShido Месяц назад
Ad ayan u jeclahy shekoyinka idajaa iyo dhaqankiyo hidaha❤
@dalmaralidhagjar9530
@dalmaralidhagjar9530 2 года назад
Ahmed mohamed idaajaa : Abwaan iyo gabayaagii DALAAYAD kudar
@korneylabdimalik419
@korneylabdimalik419 2 года назад
Axmed faarax cali idaajaa ilahay cimri dheer iyo caafimaad baan kaaga baryay runtii waa macalin siwacan dhaqanka ku fahansiinayaa
@shamisimaan2049
@shamisimaan2049 2 года назад
(((( ALLAHA KU XIFDIYO AMIIN TAARIIKHYAHAN DHAQAN IYO HIDII SOMALIYEED HANTIYAY
@sahraahmed9393
@sahraahmed9393 2 года назад
Masha Allah Qarni Joog Mahadsanid
@habibaabdi1892
@habibaabdi1892 2 года назад
Gyyyggyyyyyyýyý
@BashiirSalad
@BashiirSalad 2 года назад
Cabdi Salaan Sxb Mahadsanid Waxaad Halkaan Soo Galido Ima Dhaafaan Anna Like Lama Dhaafo🔥
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 года назад
Bro Masha Allah Mahadsanid
@abwaangodaalo1488
@abwaangodaalo1488 2 года назад
Idaajaa ilaahoow brakee caqligiisa iyo cimrigiisaba
@Samatarr
@Samatarr 2 года назад
Qarni joogow masawirada dadka iska dhaaf inaad isticmaasho. Adigoon dadkaas ka haysan ogolaansho. Waa qof walaashiis iyo hooyooyinkood dadka aad video ga saarayso raalina kama ay ahan.
@ahmedelmi9400
@ahmedelmi9400 2 года назад
Maria's safruhu ola kacaan sade Marexaane❤️🇸🇴
@amaalxaashi3913
@amaalxaashi3913 2 года назад
Mashallah naso badiya dhaqankena mahadsanidin
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 года назад
Insha Allah Qeyb 2bad Ayuu Leeyahay Ee Hala Share Gareeyo
@sharmaboy5417
@sharmaboy5417 2 года назад
tanks pro kusoco barnamijkan
@fardowsahaadi2370
@fardowsahaadi2370 6 месяцев назад
Sida aa cali iyo harun ukala gaabiyay ciida way noqone😂😂😂
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 года назад
Hala Share Gareeyo Walal
@maxamedshariifisaaq9236
@maxamedshariifisaaq9236 2 года назад
Hadad jogteyso suganta somaliyed sher laik intaba wadiyar Subiscarab sidokale
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 года назад
Abo skuladha Tariq ma Nala baroo
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 года назад
Abo sidhii dadki horee lo asii jiray qabriyalka ulaha la surii jiraay ka so wrn
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 года назад
@@blessingchanne1866 Insha Allah
@fadimoabdi9244
@fadimoabdi9244 2 года назад
Mansha alaah
@GalowGobiye
@GalowGobiye Год назад
Angerafarey Culimada ninkii ka ordiyooy, erey xun gaarsiisey Laba soo soo ogaaye Nin waalidkii inkaarey in Ijaabo loo celinahayaa, soo angaraf maaha --Aadan-gurey
@fiskacadey3462
@fiskacadey3462 2 года назад
Mahadsanid
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 2 года назад
IDAJA GURIGIISII XAMAR MUDULLE AYUU KOR KULAHAA DABAQA BUU AHAA MUDULLE KORKA KA SAARANYAHAY
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 года назад
Ha
@ahmednoorshafershafer2049
@ahmednoorshafershafer2049 2 года назад
thank you
@abwaanheersare1
@abwaanheersare1 2 года назад
Qarni joog umada wax badana ayeey uhayaan alaha deyeee
@user-px8uz8mr5k
@user-px8uz8mr5k 8 месяцев назад
Waxa saxa🌜⭐
@nimcomohammed5854
@nimcomohammed5854 2 года назад
Abwaan halyeeyki sheekh xasan barsane kaso sheekey
@bachirhassan2532
@bachirhassan2532 2 года назад
Masha Allah ABee?
@queenmariyamanka316
@queenmariyamanka316 2 года назад
Maana-faay soogali please 🙏
@GalowGobiye
@GalowGobiye Год назад
24:53-55 👂 Ilmidigle?! Ilmirigle baan u aqaan anu!
@maxamedshariifisaaq9236
@maxamedshariifisaaq9236 2 года назад
Wahadad jogtenayso barnamijda suganta somaliyeed
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 года назад
Insha Allah
@AL_shahada
@AL_shahada 2 года назад
Habarka aamuskaa ugudaran aba isdil aba kudil
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 года назад
P2 Iska Sug Daqiiqo Kadib Insha Allah
@cabduqadirmohamed7718
@cabduqadirmohamed7718 2 года назад
LEGEND 👍
@sirabdifarh5826
@sirabdifarh5826 2 года назад
M.a wlal aad baad u mahadsantahy Hal talo baan ku siinayaa sawirada aad u isticmaashay waa wax aan munaasin ahayn in hooyo soomaliyeed aad sawirkewda si qaldan loo isticmaalo . Mahadsnid
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 года назад
Aad Ba U Mahadsantahay Wll Sawirada Tusaalo Waaye Qoftaan Waa Hooyo Waxa Ayna Matalee Hooyo Oo Dhan Qoftaan Waaye Lama Dhihi Karo Sawirada Waa Tusaale
@MOHAAN_amiir
@MOHAAN_amiir Месяц назад
M.a❤
@jookarcali1930
@jookarcali1930 11 месяцев назад
30:47
@saynabxasan7163
@saynabxasan7163 2 года назад
Qumayga iyo qumayadu waa dad jin cadhi la socdo. Waana dadka adka cawrya , lakin anugu maan arag qof qumaya oo la laaluusho.
@maan732
@maan732 2 года назад
Hadii aad ka cabsoto waa in aa is Ka laa luushta yuusan Ku qadan saw mahaa
@HassanAhmed-ti3ef
@HassanAhmed-ti3ef 2 года назад
Waxa la siiyaa xoolo ama cunto loo yaqaan Cawrigaf
@HUSSKAOH
@HUSSKAOH 2 года назад
Wow
@jeylaanixasancade3355
@jeylaanixasancade3355 10 месяцев назад
Salaadda ruuxaan dukan ma islaamvaa ?
@HassanAhmed-ti3ef
@HassanAhmed-ti3ef 2 года назад
Heesta rafaad c.raxmaan xasan AHUN ille isagaa tirshay Alla maxay hees tahay
@korneylabdimalik419
@korneylabdimalik419 2 года назад
Qarni jog ina adeerow tagero 1wad ku ahay qofha io xerada xagen kadonaa mansada aaan dinix ee idajaa marinyo maxase kuqoran mudane
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 года назад
Aadan Dinix Miya Tiri
@korneylabdimalik419
@korneylabdimalik419 2 года назад
@@Qarnijoog haa sxp qaali aadan dinix ban donayaa
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 года назад
@@korneylabdimalik419 Insha Allah Sxb Wan Soo Gelin Doonaa
@korneylabdimalik419
@korneylabdimalik419 2 года назад
@@Qarnijoog war sxp qarni jog aad ayad umhdsnthy muuqan qudhisa ayuu kujiraa wuxu kabilaban dàqiqada 25 aad
@muhammadmuha8070
@muhammadmuha8070 2 года назад
ف
@axmadfagte3898
@axmadfagte3898 2 года назад
Asmo
@nuuratoxob4945
@nuuratoxob4945 2 года назад
👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾❤❤
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 2 года назад
M.sanid
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 года назад
Afku akuu eeday cajiib
Далее
Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran
1:11:16
Просмотров 41 тыс.
Cute kitty gadget 💛💕
00:23
Просмотров 15 млн
Sheekadii Hure Walaanwal iyo Cambaro oo dhameystiran
1:36:56
Maansadii Habaarka "Qoraa Axmed Farax Cali Idaajaa"
18:58
TAARIIKHDII GARAAD WIIL WAAL - AXMED FAARAX CALI IDAAJAA
1:48:38