Тёмный

Suxuurta loogu jecelyahay magaalada Hargeisa Somaliland : Ramadan in Hargeisa 

Dalmar vlogs
Подписаться 2 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 40   
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 5 месяцев назад
Waa dad shaqeysaneysa mansha Allaah. Lkn hal talo maamada saambuuska iyo baradhada la shiilay gadeysa , waxaa yar qurxoon inay jiingadda iyo darbiyada goobta ay ku shaqeysaneyso rinji iska mariso nadaafaddu waa muhiim wixii aad awoodid. Hargeysa waa magaalo shaqo from Garoowe.
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 5 месяцев назад
Masha allah
@Fuadismaeil
@Fuadismaeil 5 месяцев назад
GEESIYAAL SALAAN SARE GUUL GUUL SOOMAALILAND CIIDANKA QARANKA GUUL ❤❤
@HodanAli-jh3fy
@HodanAli-jh3fy 5 месяцев назад
Meeshaa aad ku afurteen xasuus xaafadii goljano iyo skoolkaygi ciyaalnimadii 12 October ❤❤❤ noolada oo farxad ku waara thanks waan ku taageera walal hore usoco
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 5 месяцев назад
mahasanid wl xaafaddu magac wacan bay leedahay
@SahraAdanAbdi-l9c
@SahraAdanAbdi-l9c 5 месяцев назад
Soomaalilndre guuuuul guuuuul 💚 💚 💚 💚 💚 💚 🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@abwaansugun
@abwaansugun 5 месяцев назад
Labka dhig magaca 7:55
@ifrahodawa3599
@ifrahodawa3599 5 месяцев назад
Mashaa Allah You are doing good job you guys 🎉❤ well done keep going
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 5 месяцев назад
Thank you so much 😊
@fdama
@fdama 5 месяцев назад
Poverty is REAL.
@FatoumaMohamedMahdi
@FatoumaMohamedMahdi 5 месяцев назад
LES SAVOIR-FAIRE ET LES SAVOIR-VIVRE A HARGEISA
@Xirsishow
@Xirsishow 5 месяцев назад
Walaalaow waanu ku daawanaa waanu ku taageer naa balse codsi aan kala ahay hundheeladeena cuntada dadkan kijada kujira galoofis u geliya pls si ay inuugu noqo to wacyi gelin oo wax normala maaha malin dhowayd hudheel waynoo aan jeclaa ayaa mid sanka faraa kula jiraa laxooda laa laabayay walaagyy markaasu igu yidhi bagteeriyadayda xwaxaa dilaya shaaha kulul
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 5 месяцев назад
waa arrin mudan in wacyi galin xoogle loo sameeyo si nadaafad loo helo cunto bad qabtana loo helo , mahadsanid waynu ka shaqyn idamka allah.
@AsliCali-sb1qx
@AsliCali-sb1qx 4 месяца назад
Aniga ay karaanyaa
@caashalayla2326
@caashalayla2326 5 месяцев назад
😂😂 2 dan yaryar waa funny dad wax bartay weeyaan bulshadana ka war haya
@FatoumaMohamedMahdi
@FatoumaMohamedMahdi 5 месяцев назад
BARADHADA WAXA LAGU FARAA. XAWAASH SIDA SAMBUSAHA
@dhagaxyahangemstones9815
@dhagaxyahangemstones9815 5 месяцев назад
Hi nice video which camera do you use ?
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 5 месяцев назад
dji, gopro last version
@caamirckchanel9299
@caamirckchanel9299 5 месяцев назад
caadi maaha
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 5 месяцев назад
danba caadi hu ugu soo noqon
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 5 месяцев назад
Wadadii Tuugta Gafta mobilada😂😂 Ayaad ku Afurteen😂😂
@mahdiabdirahman7065
@mahdiabdirahman7065 5 месяцев назад
Tukaankii Axmed raam weli miyuu furanyahay?
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 5 месяцев назад
ma hubo wl , ma xaafaadadii baa
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 5 месяцев назад
Bartuu ka yimaadayba hada halkuu ku dhashay habeen inaanu ka bixin baa suura gal ah. Halkuu ka yimidba (halkuu ka yimid)
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 5 месяцев назад
waanu dhafaynaa ha u baqan hhhh
@hodhare961
@hodhare961 5 месяцев назад
Oo imika ma hal dollar baad ku afurteen kkk smart baad tihiin 😂
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 5 месяцев назад
haa heey adna soo diyaar garow hhhhh mahadsanid.
@alibaax5346
@alibaax5346 5 месяцев назад
Aduunyo, gurigaa shacabka 2 week baan faqashta isku jafanay 1988, wali waa sidiisi gurigu, maxaa loo dhisi waayay talow
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 5 месяцев назад
mahadsanid wl maanta waa nabad.
@FatoumaMohamedMahdi
@FatoumaMohamedMahdi 5 месяцев назад
REER HARGEYSA HA ISKADASYAAN QUDRADA DALKA CADAWGA KU CANBAXAY EE DAWLADNIMADA REER SH ISAXAAQ. CADAWGA U AH WAXBA HAKASOO IBSANINA LACAGTIINA HA UGAFIIDAYNINA REER SOMALIA IYO QAARKALO KUDABADHUMANAYA
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 5 месяцев назад
War heedhe qaraha ama xabxabka abuurta 3 bilood ayuu ku baxaa meelkasta wuu kabaxaa anigoo kismaayo ku noolba waan abuurtaa 😂😂 dee beerta mise waxaad maqasheen khudaarta meel uu maro wabiga besbuu kabaxaa 😂😂 intaas waa kaftan
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 5 месяцев назад
hhhhhh wixi baad fahmaysaa beer iyo biyo ma kala maarmaan
@Mo-dool
@Mo-dool 5 месяцев назад
Labadan nin waa ruwaayad socota walaahi hhh rageedi halkaa kawada
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 5 месяцев назад
mahadsanid wll , maxad ku suxurataa aduu
@Mo-dool
@Mo-dool 5 месяцев назад
@@Dalmarvlogs wallo maba saxuurto cashada Mark aan cuno waxa aan u kacaa oo kali ah salaada subax kadibna Shaqaan galaaa 12 sacadood ah . 6 subaxnimo ilaa 6 galannimo . Kadib waxa uu afurku iigu dhacaa anoo shaqada kasoo baxey waxa aan ku afuraa gaadhiga dhexdiisa markan xaafada imaado waan casheeya waan seexdaa sidaa ayaan 6 cisho kuwadaa maalinta 7 aad fasax baan ahey maalintaasina ingaan hurdi karo ayaan hurdaa kadibna waxa aan haleeli waayey wiiga dhan baan qabtaa.. sanadkoo dhana 21 cisho kali ah baan fasax ahey.. shaqadan aan wado waxa aan bilaabey 2014kii . Dad baa moodaya in aan lacag ka heli shaqadaa lakiin walee waxa iso gala iyo waxa iga baxaa waa isku mid . Waa kiro cunto iyo lacago aan ehelkii u diro uun .. alhamdulilaah
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 5 месяцев назад
Xalwada rer hargeysa miyey yaqaanaa 😂😂 oo walaaleyalow inaan aqoon baan moodi jirey 😂😂😂
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 5 месяцев назад
xalwadda iyo hariisadaba waanu cunnaa hhhh tnks
@jabrilh4535
@jabrilh4535 5 месяцев назад
Hee xabxabka ama qaraha magaalada joowhar ka yimaadaa markuu dhahay maxaa u jarteen Dalmar 😂😂
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 5 месяцев назад
hhhhh Saam baa inoo so wada , ma reer jawhar baad tahay adaaba imtixaanee
@jabrilh4535
@jabrilh4535 5 месяцев назад
@@Dalmarvlogs reer joowhay maahi dee waan arkaa inaad wax jarteen ee saxiib
Далее
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:20
Просмотров 528 тыс.
GURIGA UGU DHIRTA BADAN HARGEISA XERO AWAR 2024
24:22
Просмотров 3,3 тыс.
JAWI ROOBAN | GEEDKA NABADA HARGEISA SOMALILAND 2024
19:37
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:20
Просмотров 528 тыс.