Тёмный

T:~ 1 (Sideen uyeesha caadada wax joogtaynta . ) 

Amal Abdilaahi Bade
Подписаться 43 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 88   
@fatimahahmed2038
@fatimahahmed2038 2 месяца назад
Sideen uyeesha caadada wax joogtaynta dhan walba oo nolasha ah : 1. Ilahay inaad la kaashto arinkagaaga 2. Hubi inaad janis uheeso shaqadadas aad bilabayso 3. Xadidi waqtiga aad shaqada qabanyso. 4. Hal shey baro. 5 . Ku dadaal kuna samir 6. Garo ujeedka aad ubilabayso shaqada. 7. Naftaada balan adag la gal 8. Dib unoqo 9. Abaal mari naftaada. 10. Xasuuso go,aankii iyo balanki aad naftaada la gashay.
@qadrosheegow1339
@qadrosheegow1339 3 месяца назад
Wllhi waqti aan aad ugu baahnaa ayuu isoo gaaray video gaan shukran hppti ❤ Ilaahey dartiis kuu jecalahy waliba zaid ina muuqalada noso badisidne waan rajeynayaa i.a Amaley🫶🥰
@hafsoupdi670
@hafsoupdi670 3 месяца назад
Xbbt amaal shukran wlhi aad bn urabay podcast جزاك الله الجنة الفردوس الأعلى 🤎
@HananAhmed-bg2gs
@HananAhmed-bg2gs 2 месяца назад
Educated ❤️Allahuma take care of her ❤
@Sahruush
@Sahruush 3 месяца назад
Wcs Mhdsanid hppti ustaada Amal illhay haku sharfo waqtigaga quruxda bdn noo xurtay
@RodaAbdulahiAbdi
@RodaAbdulahiAbdi 3 месяца назад
Well come back qaali Kuu xiisney jassakalahu khayr
@nasrasaid4665
@nasrasaid4665 3 месяца назад
Thank you xppt waa ku xiisay wax badan aa nga maqneed lkn mawduuca fcn aa nooso galisay❤🙏
@deeqamohamed6300
@deeqamohamed6300 3 месяца назад
Thanks wlaashayeey
@ayaandirie2330
@ayaandirie2330 2 месяца назад
Jazaka Allah abyo
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim 3 месяца назад
Wcs ala wllo amaly Ilaahow khayr ku sii walhi fiidyogan wakhtigan ubaahna ayuu kusoo beegmay jaza kilahu kheyr
@MaryamMohamed-nf1zs
@MaryamMohamed-nf1zs 3 месяца назад
جزاك الله خيرا واحسن الله اليك استاذه ❤❤❤
@nadiramohamed8542
@nadiramohamed8542 3 месяца назад
Jazakalh kheyr qali rabi haku barkeeyo❤
@sowturahma1156
@sowturahma1156 3 месяца назад
Shukrn abyo Jazakallahu khyr ❤️
@najmamustapha1813
@najmamustapha1813 3 месяца назад
Waa caqabad igu taagneyd Mahadsanid bayo❤
@InnocentBubbles-ft5oy
@InnocentBubbles-ft5oy 3 месяца назад
Masha allah waad mahadsanthy xppti alle haku sharfo amaal
@KawsarMowliid-il3fl
@KawsarMowliid-il3fl 3 месяца назад
Amal abyo runti waxn badan ban kaa faidey walhi abyo cimri io caafimad dher alah ku siiyo 🤲
@NajmaMohammad-ti3cr
@NajmaMohammad-ti3cr 3 месяца назад
Allah haku xifdiyo abayo mahadsanid
@احلام3
@احلام3 3 месяца назад
AlxaMdUlilaH wlhi qliyeyy inbdn ku sugayney ❤
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 3 месяца назад
Wcs Mahadsanid Ustaada Amal
@sihamabdulahi2567
@sihamabdulahi2567 3 месяца назад
شكرا يا حبيبتي جزاك الله خيرا في الدنيا و الاخرة
@abshiroabdimohamed2534
@abshiroabdimohamed2534 3 месяца назад
Mahadsanid abaayo
@hamdanoor3535
@hamdanoor3535 3 месяца назад
Wcs w w abaayo rabi ha ku barakeeyo saad waqtigaag noogu hurtay alle janadiisa abaal ha kaga dhigo ❤❤❤❤
@Amalmaxamad-mu4rx
@Amalmaxamad-mu4rx 3 месяца назад
Waan kuu xiisay wlshy amal ❤
@MohamoudKhaliif
@MohamoudKhaliif 3 месяца назад
Ilaahay haku barakeeyo walal
@maraamweydow6320
@maraamweydow6320 3 месяца назад
Shukran jazakallah❤
@MariyoAli-yw6jz
@MariyoAli-yw6jz 3 месяца назад
Jazakallah jaceylO 💕💕💕😍
@HanadHaaji-so1ci
@HanadHaaji-so1ci 3 месяца назад
Jazaakallah abayo amal waa kusugeynaa ree بنات العفيفات❤
@umuahmed1435
@umuahmed1435 3 месяца назад
Jasakalahu qeer mid anfacda vido allha iga yelo
@Wacdichanel2890
@Wacdichanel2890 3 месяца назад
I miss you Amaley ugu danbeen you come back ❤😊
@Arwa123-g2u
@Arwa123-g2u 3 месяца назад
Maasha allaah wll mahdsanid mcn
@MuxuboDhool
@MuxuboDhool 3 месяца назад
Kheyr Allah haku siiyo amaleey❤
@SucaadoXuseen-bs3ed
@SucaadoXuseen-bs3ed 3 месяца назад
Jazaka allaah abaayo
@LeilaMohamed-t6q
@LeilaMohamed-t6q 3 месяца назад
MashaAllah amal alllah hakuxifdiyo Habo Jzk
@jamiilaomerahmed
@jamiilaomerahmed 3 месяца назад
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء❤❤
@ZamDiyaad
@ZamDiyaad Месяц назад
Aad iyo aad umahdsnithy amal wllo❤
@SacdiyoXuseen-ns9gh
@SacdiyoXuseen-ns9gh 3 месяца назад
Xilli aan ka u baahanahay isoo gaartay wllhi mahadsanid ilaahay haku jeclaado 💐☺️🤲
@SiciidIsmail-k2m
@SiciidIsmail-k2m 3 месяца назад
Maasha allah Thanks 🎉
@ilhaanahmettilhaanahmett1796
@ilhaanahmettilhaanahmett1796 3 месяца назад
Jazakallaahu kheyr xabiibti❤
@PrincessEsra-o2p
@PrincessEsra-o2p 3 месяца назад
Waa mahsantahay abaa waa ubaahni vido cml❤❤
@MaryamaAbdirizak-gv9iy
@MaryamaAbdirizak-gv9iy 3 месяца назад
Waad mahdsanthy ustad wllhi waqtigii an u baahna buu iso gaa rey muqaalkan alxm❤
@JuweyriyaIbrahim-bd8oj
@JuweyriyaIbrahim-bd8oj 3 месяца назад
thanks amaal abaayo waa mahadsanthy❤
@sumayaabdiqadir8845
@sumayaabdiqadir8845 3 месяца назад
Mahadsanid hbbti ❤
@NasteexoMahad
@NasteexoMahad 3 месяца назад
mahadsanid wlshy qaali❤❤❤❤❤❤
@XaawacumarAxmedXaawa
@XaawacumarAxmedXaawa 3 месяца назад
Jisakallah qayra habo❤🎉
@Umalkhayr324
@Umalkhayr324 3 месяца назад
Amal ala wll waan kuu xiisnay waanad mahad San tahay ❤❤❤❤❤
@Amal1124
@Amal1124 3 месяца назад
Ana waan idiin xiisay umaleey waan idiin maqnaa uun walalo 😊 Mahadsanid ❤
@mohamedabdifitaahdahir9817
@mohamedabdifitaahdahir9817 3 месяца назад
Mahadsanid ustaadah
@xamdamahmoud4058
@xamdamahmoud4058 3 месяца назад
Mahadsind abayo amlaay❤
@khaalidfarxaan6181
@khaalidfarxaan6181 3 месяца назад
Sharafi korkaakaga WllO MhT 👸🏻🌙❤
@HODHAN-j1i
@HODHAN-j1i 3 месяца назад
Jazakallah khair ukhtii
@AishaMustaphe
@AishaMustaphe 3 месяца назад
Mhadsanid alle hku shrfo❤
@ApdizalanSaleepan
@ApdizalanSaleepan 3 месяца назад
Aad ban uga helay channel kan waxan kuso biiray maanta alHamdulilah ad ba u mahadsantahay ustad Amaal❤❤ From burao
@FadumoIlyaas-zp7pz
@FadumoIlyaas-zp7pz 3 месяца назад
جزاك الله خيرا جزا ❤❤❤❤
@Naxariisleyyyyyy
@Naxariisleyyyyyy 3 месяца назад
1bil baad inaga baqnee ugu damben mowduuc na anfacay noo soo gusbisay🎉❤❤❤
@DrNucmaan
@DrNucmaan 3 месяца назад
Alle Sw Hakaa Abaal Mariyo Macalimad ❤❤❤😊😊😊😊
@samsamelmi1246
@samsamelmi1246 3 месяца назад
Manshalah xabiit waxbada
@bahjoali1633
@bahjoali1633 3 месяца назад
Amaley ma maleysan kartid sidan uga bahnaay mowducaan jazakillaah ukhti
@nuuninimcan6150
@nuuninimcan6150 3 месяца назад
Wd mahadsanthy mcalin amal😊
@BushroAli-dn5fr
@BushroAli-dn5fr 3 месяца назад
Allah yacisak Abyo mcnn❤❤
@NasraCabdirahman-m5g
@NasraCabdirahman-m5g 3 месяца назад
Nolosha Mar inaan kula kulmo ha ii ogolaato😢😢❤
@najmaquen9389
@najmaquen9389 3 месяца назад
Wcs wlll alle haku sharfo
@ayuushahmedelmi8191
@ayuushahmedelmi8191 3 месяца назад
Mahadsanid 😊
@NajmaMohammad-ti3cr
@NajmaMohammad-ti3cr 3 месяца назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤
@kafiaahmed3724
@kafiaahmed3724 3 месяца назад
Maashaa Allah.
@MariyoMariyo-v9u
@MariyoMariyo-v9u 3 месяца назад
Marshall alah
@kafiaahmed3724
@kafiaahmed3724 3 месяца назад
Amaalay habo Alle dartii baan kuu kecelahay Allaha ku xafido aamiin aamiin aamiin aamiin
@Amal1124
@Amal1124 3 месяца назад
@@kafiaahmed3724 habo qaali ilaahay haku jeclaado aad baad umahaadsnatahay Alle raali hakaa nqodo 🫂
@sawdahahmed4386
@sawdahahmed4386 3 месяца назад
Mash alllah ❤❤❤
@ahmedmohamudduale2797
@ahmedmohamudduale2797 3 месяца назад
M.a ❤Amal 👍
@nastishmaxamed267
@nastishmaxamed267 3 месяца назад
واخيرً❤❤❤❤شكرا غزيزتنا😊
@aliabdurahman9435
@aliabdurahman9435 2 месяца назад
Wsc❤
@ShukriMaxamuud-fi6gk
@ShukriMaxamuud-fi6gk 3 месяца назад
Maash allh ❤❤
@SakariyeIbraahin-je6bl
@SakariyeIbraahin-je6bl 3 месяца назад
Thnks wll
@HayaadAhmed
@HayaadAhmed 3 месяца назад
amaley abyo kuu xiisney hadii aad inow laabatey adigow cafimad qabo alxm❤️🥰❤
@SawsanAli-ku6wq
@SawsanAli-ku6wq 3 месяца назад
Walhi Aad ayan ku jeclahy Allaha ku jeclado jacaylka Aan ku Qabo heer wuxu gaadhay Aan malinti carrafo ducada guku so xasuusto wan ku duceyay جزاك الله خيرا
@kafiaahmed3724
@kafiaahmed3724 3 месяца назад
Anigaba sidaa oo kalana jeclahay waa adoomad maashaa Allah ah.
@Amal1124
@Amal1124 3 месяца назад
@@SawsanAli-ku6wq xabibti ilaahay raali hakaa noqdo ducadadana hay aqbalo aad baad umaahadsnatahay 🌹
@SihaamSihaamALi-o2t
@SihaamSihaamALi-o2t 3 месяца назад
Amaaley wll wan kuu xiiznayy❤
@RoukiaRobleh-p7v
@RoukiaRobleh-p7v Месяц назад
❤❤❤❤❤❤
@Qazemupshir
@Qazemupshir 3 месяца назад
Well done 😊
@CabdixamiidaadanCabdixamiid
@CabdixamiidaadanCabdixamiid 3 месяца назад
Asc wllo amaley wnkuu xiisnay mahadsanid
@Mariyo9127
@Mariyo9127 3 месяца назад
Abayo mcn ina kula Hadlo a rawaa ite kalaso xariraa please ishek 😢😭
@Sabna-zj2vz
@Sabna-zj2vz 3 месяца назад
Jogtynta waxa ugu adg een sameyo😢😮
@deeqadagan2113
@deeqadagan2113 3 месяца назад
Mhdsnd abyo ❤👌🤗.
@Fardawsajamac27
@Fardawsajamac27 3 месяца назад
Mahadsanid xabbti ❤
@SundusNuur-y4q
@SundusNuur-y4q 3 месяца назад
@amiraosman8987
@amiraosman8987 3 месяца назад
Далее
SUGAHAA QALBIGA EP01 ( Self worth - Qiimaha nafta )
23:19
Ребенок по калькуляции 😂
00:32
Просмотров 110 тыс.
What’s your height?🩷🙀💚
00:59
Просмотров 3,6 млн
Salaada habeenkii Iyo sirta kujirta part one
23:36
Просмотров 19 тыс.
naf lahadal togan @DrsAshosaid
6:31
Просмотров 979
KATIINKI KASHIFAY 3KIIS OO DIL AH!!@SawdaBillan
47:52
Просмотров 138 тыс.
Season1- EP: 04: ISDHULDHIG - Albaaqiyat Podcast
29:52
DHAMBAALADA JACAYLKA⁴ᴷ┇Part 1┇YASIR MUKHTAR 2022
1:02:11
Ребенок по калькуляции 😂
00:32
Просмотров 110 тыс.