Тёмный

TAAJUDIKR IYO WASWAASKA SUBXANALLAH 

Amino Shiiqunaa
Подписаться 17 тыс.
Просмотров 4,5 тыс.
50% 1

TOWXIIDKA WAA SHEYGA UGU FICAN LAGULA DAGAALAMO CADOWGA ILLAHY

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 53   
@faadumocismaan1801
@faadumocismaan1801 3 месяца назад
Heesaha mudo 8 sano dhageysanayay nolosheyda dhan mugdi ayay eheed cabsi murugo io waswaas io imaan la aan io oohin fikir io risaq la aan ayaan Ku jiray wllhi saliga nabiga scw io istiqfaarta ayaa ku bad baaday alx ❤😢
@aminoshiiqunaa
@aminoshiiqunaa 3 месяца назад
Wallahi Run ayaad sheegtey. Mashaa Allaah Illahey hakuu siyaadiyo
@faadumocismaan1801
@faadumocismaan1801 3 месяца назад
Amiin yaarabi sidokle ♥️
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 3 месяца назад
Habo Mcnto Ilahy haku siiyo Cimri dheer,Cafimaad taam iyo Cibaado suuban Ilahy haku xifdiyo Aduun iyo Aakhiro Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 2 месяца назад
Jazakallah kheyr walaashey macaan Allah ku barakeeyo aduun iyo aakhiro amiiin amiiin yaa Allah
@faadumocismaan1801
@faadumocismaan1801 3 месяца назад
Ilaaheey hakuu barakeeyo noso badi ❤
@sadiasadia19191m
@sadiasadia19191m 3 месяца назад
Ilaahow cafimaad naa sii🥺🤲🤲
@FarhiyaAbdille
@FarhiyaAbdille 3 месяца назад
Hore usoco ziz wax kudhibo illah kuma tuso cfmdka Allah kuuziyaadiyo dhiragalinta aad noo wadid kuwa kuwaanso qaata Allah naga dhigo janada Allah nagu kulmiyo
@aishamaalin7762
@aishamaalin7762 3 месяца назад
Mahadsanid abayo aniga hada 2bilod buu ihaaya xanuunka waswaas aad u qaab xun quran saar iyo adkaar ban isku wadaa insha Allah waan joogteyni digrigaan alle ha naga qaado intii qabto oo dhan
@anabhassan9694
@anabhassan9694 3 месяца назад
Shukran xbbti ❤❤❤❤❤
@abdiqaniadam382
@abdiqaniadam382 3 месяца назад
Masha allah amiino sheeikhuna waxa igu ka danbeysay mudo hore xageed qabatay wllo
@hodanabdi8057
@hodanabdi8057 3 месяца назад
M.a abyo ani waan kula socday qisadad suratul qabra abyo xge kalsoo xiriraa❤
@bashiirmumin875
@bashiirmumin875 3 месяца назад
Wall waad mahasantay ana waa idhabay ilaahay ayaan ka baryaya inuu iga dulqaado adna waad mahadsanty
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 3 месяца назад
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@SaadaOmarYoussouf
@SaadaOmarYoussouf 3 месяца назад
Masha Allah walaal
@fatma23muxyadin79
@fatma23muxyadin79 3 месяца назад
mansha allah ❤
@naimamahamaud5622
@naimamahamaud5622 3 месяца назад
Anigaa xanuuun yaaa raabbi 😭😭😭😭😭😭😭dalaalnaa imaaa yaraa
@UbaxHusein
@UbaxHusein 3 месяца назад
Jazakallaah qeyr abyo ❤
@Aamino-f9d
@Aamino-f9d 3 месяца назад
Salalaahu calayhi wasalim
@cumarcabaaye856
@cumarcabaaye856 3 месяца назад
Masha Allah ❤❤❤
@fatma23muxyadin79
@fatma23muxyadin79 3 месяца назад
wcs abayo
@FarhiyaAbdille
@FarhiyaAbdille 3 месяца назад
Aamiin yaa allah
@ayaanburhan5966
@ayaanburhan5966 3 месяца назад
Abyo ilahay cafimad taama ha Kusiiyo
@FatimaGallad
@FatimaGallad 3 месяца назад
Amiin yaa rap
@ayaanburhan5966
@ayaanburhan5966 3 месяца назад
Allhuma amiin yaa rabi 🤲
@sumayocabdinuur7229
@sumayocabdinuur7229 3 месяца назад
Anuu idhibay waswaaska😭iso duceya
@ayanmohamed2357
@ayanmohamed2357 2 месяца назад
Abyo waswaska wu badan yahaye mid ke kudhibayo anixita waswas idhibay
@KhadroAbdiyarow
@KhadroAbdiyarow 2 месяца назад
Ani xitaaa adi sewaye
@ayanmohamed2357
@ayanmohamed2357 2 месяца назад
@@KhadroAbdiyarow abyo mid ka diinta lagu dirayo Wye wlhi murug daran iheyso ILAHAY hanaga qadee
@ayanmohamed2357
@ayanmohamed2357 2 месяца назад
​@@KhadroAbdiyarow Abyo waswaska diinta aniga dhan adunka wanacay 😢ILAHAY hanaga qabtee
@hawohassanali2315
@hawohassanali2315 3 месяца назад
Alle ha ku caafiyo abaayo ❤❤❤❤
@SacidAbdirashid
@SacidAbdirashid 3 месяца назад
Allahu akbar
@aminasheikh2481
@aminasheikh2481 3 месяца назад
Aamin yaa Raxmaan
@Sihamonline
@Sihamonline 3 месяца назад
Aniga qabo walalay salada xita dhormar ku noqdah maskaxda shaki iga galaya
@Sihamonline
@Sihamonline 3 месяца назад
Aniga qabo waswas salad ina tukado iyo inkale garan waya marka is iri rahdo quran aqri howsha ku ilobaha
@FatimaGallad
@FatimaGallad 3 месяца назад
Apyoh xage kala so xariira
@habiboelmo7877
@habiboelmo7877 3 месяца назад
Abayo waswaska waxa ihaayo kufri ah ilmaha makorsankaro hilmamkeyga wu badan yahay marki hore qof wanagsan ma ehen hada lakin salada wan tukada heesaha wan iskadhafay albaqra ma aqriyo qofka waswaska qabo ilmo makorsan kara
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b 3 месяца назад
Waan korsankartaa waa shayaadiin waxa ka dhacinaya ee albaqra aqri Allah bariga badi insha Allah waad caafimaadi
@habiboelmo7877
@habiboelmo7877 3 месяца назад
@@user-gb1tn3cn2b haye walalo
@11naa44
@11naa44 3 месяца назад
Quran guriga ku shid biyo tahliil ah ku tufo
@aminoshiiqunaa
@aminoshiiqunaa 3 месяца назад
Asalamu Caleykum Waraxmatullahi wabarakatu Xabiibtii ugu horeyn illahey haku caafiyo tan kale haa ilmahaga waliba sida ugu quruxda badan ayaad U korsan kartaa. Dikrigaan badso iyo istiqfaarta Insha Allah waad liibani
@Asmacabdij
@Asmacabdij 2 месяца назад
HBO
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤
@nimcosalaadali9805
@nimcosalaadali9805 3 месяца назад
Abyo plz iso jwb wxa dhahdey qur an ma aqanin 2 juz bis ka aqaanay marka see kubaratay
@HappyChateau-ih5wg
@HappyChateau-ih5wg 16 дней назад
Abayo wadbaranaysaa dadaaal
@YurubAbdiqaadir
@YurubAbdiqaadir 3 месяца назад
Asc abayo amino Aniga waxa ihya waswaas baqdin banaanka maubaxo cabsi
@aminoshiiqunaa
@aminoshiiqunaa 3 месяца назад
Walaal istacid bilaah mar walba kadibna sameey waxa aad ka cabsaneysid adigoo Illahey tala saaranaayo
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 3 месяца назад
Hesuhu waxy igu sababen dhib anan kaso kabsan kari wayey ila hada😢
@Deqoliban2023-xe1yj
@Deqoliban2023-xe1yj 2 месяца назад
Ascww abayo qeyr Allah kasiyo amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah
@amalsaedali4623
@amalsaedali4623 3 месяца назад
Aamiin yaa rabi
@sahroabdiwahab2266
@sahroabdiwahab2266 3 месяца назад
Masha allah ❤❤❤❤
@ShukriMaxamuud-fi6gk
@ShukriMaxamuud-fi6gk 3 месяца назад
❤❤❤
Далее
TAN OKALE WALI MA MAQLIN SURATUL BAQARAH ALLAHU AKBAR
30:45
When Khabib dropped Conor McGregor 👀 #nocommentary
00:59
AABE DULMIYEY CARUURTIISA KADIBNA CUDUR XUN KU DHACEY
25:22
SUURATUL BAQRAH MAXAN U AQRINAAYA MAXAAN KA HELAA
27:22