Тёмный

taariikh nololeedkii abwaan dheeg oo ka waramaya heesuhuu sameeyay riwayadigii uu axmed cali cigaal 

SOMALILAND MUSIC AND CULTURE!
Подписаться 15 тыс.
Просмотров 763 тыс.
0% 0

taariikh nololeedkii abwaan dheeg oo ka waramaya heesuhuu sameeyay riwayadigii uu axmed cali cigaal

Опубликовано:

 

16 ноя 2016

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 446   
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Год назад
Taarikh nololeed cajiib ah oo aan wax badan ka faa.idey.. Allah Cimriga iyo Caafimadka Haku barakeeyo abwaane❤️
@naaleeyeyare6450
@naaleeyeyare6450 7 лет назад
abwaanku taariikhdii la odhan jiray oday ka sheekee ayuu inoo tibaaxay maansha allaah ilaahay cimriga iyo caqligaba ha ubarakeeyo abwaan maxamed maxamuud yaasiin (dheeg)
@mahamedhassan2693
@mahamedhassan2693 Год назад
¹
@mahamedhassan2693
@mahamedhassan2693 Год назад
⁰⁰0000⁰⁰0⁰⁰⁰000⁰⁰000000⁰⁰⁰⁰⁰⁰00000⁰00⁰⁰00000000⁰0⁰0⁰00000000000⁰00000⁰⁰000⁰0⁰0⁰⁰000
@abdirisaqnur3436
@abdirisaqnur3436 5 лет назад
Somali in ay kala godo kuma qurux badna ilaahow somaliland nabada u siyaadi. koonfurna nabadii ku soo celi somalina dib u midowdaa walaalnimadii iyo wanagiina soo celi aamiin dhaha
@MS-vz4ep
@MS-vz4ep 5 лет назад
@somaliland community Hadaba adigaa siikala tagidoono waana hubaale taa xisaabta kudarso. Reer reer na ukala bixi doono.
@nadifoabdi8621
@nadifoabdi8621 9 месяцев назад
Amiin yaa rabi
@maryamohodan6678
@maryamohodan6678 3 месяца назад
Pioll
@nadiraadam6166
@nadiraadam6166 7 лет назад
waxa an ahay abwaned aad u da yer waxa an jecelay in aan noqdo abwaan weyn ILLAAHAY ha i fudaydiyo AMIIN😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@somaliyahanoolaato9578
@somaliyahanoolaato9578 7 лет назад
nadira adam amiin wll ilaahay haku fududryo
@nadiraadam6166
@nadiraadam6166 7 лет назад
somaliya hanoolaato thankz wllo
@abdikaniabdirahman8073
@abdikaniabdirahman8073 6 лет назад
nadira adam alle ha kuu fududeeyo lkn iska ilaali suugaanta aakhiradaada ku seejineysa iska ilaali
@jmzii9082
@jmzii9082 6 лет назад
Wll ma tihid abwaan Ee dheh waxaan ahay Hal abuur Alla hakuu fududeeye
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 лет назад
nadira adam ma haysaa xikmadii ilayn waxaad tidhi abwaanada da' yar abwaan waxa la noqdaa kolka suugaantaada iyo murtidaadu saamayso umnada trio iyo tayaba maxaad samaystay ee umada saameeyay mida kale maxamed Adan dacar xasan ganey, hadraawi kuligood way ka xishoodaan abwaan baan ahayn maanaan gaadhin darajadaas ayay yidhaahdaan iyagooo ah oo aynu og nahay markaad taash aanay odayada mutaystay isa saarin baad adna isa saartay ood leedahay abwaanad baan ahay cagta u dhig
@nurdiinasalsomali9762
@nurdiinasalsomali9762 5 лет назад
Anoo ah nin ogaden maxamd zuber waan jeclahy heer awowgay isaaq 👏❤️ xigmada somali waa isaaq ogaden iyi dhulbahante
@dr.shabaanmohamed8871
@dr.shabaanmohamed8871 4 года назад
bdaw yahaw dib haw u celin dadka soo bararugay
@Adam-rg2gt
@Adam-rg2gt 4 года назад
Aaway Soomaalidii kale. Waxbayahay miyaa?
@suleimanxaashi4811
@suleimanxaashi4811 4 года назад
waa runtaaa sxb isaaq.iyo ogaadeen iyo dhulbahante wllhi way iska xigaan somaalida kale
@himilochannal1547
@himilochannal1547 3 года назад
ISAAQ OGAADEEN iyo DHULBAHANTE waa xigmada Soomaaliyeed
@azizderia5698
@azizderia5698 3 года назад
Kkkk Abwaan dheeg hooyadii waa Ogaadeen reer Isaaq oo reer Haaruun ah
@inaxiixle2363
@inaxiixle2363 9 месяцев назад
Masha allah Adeer abwaan dheeg allah cimriga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo
@mohamedducale4836
@mohamedducale4836 13 дней назад
Ilayn Xikmada soomaalidu Waa Ciidagale iyo Daarood wax badan baan maanta ogaaday iyo cabdale raage oo noqday nin daacada qabyaalada aqoon maasha Allah
@Maxamed-Salad-Gurey
@Maxamed-Salad-Gurey 9 месяцев назад
Anigoo Askari Qaran Ah Ayaan Ku Dhegeeysanayyaa Baadiyaha Hiiraan ❤
@abdulkadirabdi8145
@abdulkadirabdi8145 2 года назад
Maqsha allah abwaan dheeg cabdulle raagana waad u qirtay raganimaduu kugu taageeray ..isna waa wadani dhalad ah
@Newhiirad
@Newhiirad 5 лет назад
Ogaadeen Dhulbahante Isaaaq Sedexda soomali gabayga ugu badiya
@caydaroos
@caydaroos 2 года назад
ALLAHUMA ALXM Adigaa siiyay Adeer Abwaan Dheeg Qalbi Nadiif ah Asigana Kheer badan sii Soomaalidana Qalbigiisa camal na wada sii Sidii Soomaalidii Hore Camal oo ay isku Wada Jeclaayeen Barisamaadkii Aamiin YAA RABILCAALAMIIN YAA RAXIIM 🤲
@aliducaale8918
@aliducaale8918 5 лет назад
Inalilah yay ku cawriyene bisinka qabso anaga bisinka ku qabanay abwaan
@drsacadhussein4154
@drsacadhussein4154 4 года назад
Masha Allah Abwaan qaaliya Alle haku dhawro abwaan dheeg
@shaqalemediaproductions
@shaqalemediaproductions 4 года назад
Aamiin aamiin ya rab
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 2 года назад
<a href="#" class="seekto" data-time="705">11:45</a> bal eega cadaaladu siday u fiican tahay qabyaalada iyo nin jeclaysiguna u xun yahay Ninkaa cadaaliga ah ee #Abdile_raage hadaanu joogi lahayn abwaankan cajiibka maynaan heleen
@JamaTarabi
@JamaTarabi 5 месяцев назад
Maasha Allaah Abwaan, Cimri dheer, Caafimaad qab & Cibaado Suuban ayaanu kuu bilkeedayna (rajeynaynaa) 🙏✌💟
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 4 года назад
Noolow dheeg nin fiican guulayso Alla ha daayo
@XasanFarah571
@XasanFarah571 4 года назад
Illahey Sw Cafimad Sareecana ha siiyo Abwaan max,ud max,ed yasin Dheg 08 08 2020
@cabdirisaaq5987
@cabdirisaaq5987 6 лет назад
sadex ciidagale ah muuse ali faruur guuhad c/gahayr iyo dheeg maxamuud yasiin abwaan qàliyaa
@maxamedipraahim2776
@maxamedipraahim2776 4 года назад
c/gahaydh waa ciise muuse we maaha ciidagale
@Cukaashe.
@Cukaashe. 4 года назад
Wllo.Waa Cida galeee Cali jaamac Haabiil ayaa Ciise muuse loo hayaa wax gabayaaya
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 года назад
@@maxamedipraahim2776 waa ciidagale
@yaakuguyidhianiga1980
@yaakuguyidhianiga1980 6 лет назад
abwaan dheeg waa halyeey murti iyo xikmad Eebe ku maneystey
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 года назад
Mudane dheega wuxuu hayaa taarikhd badan. Gabiygani wuxuu sheegayaa musuuq masuuqi ay dadku barteen Dheega waa nin rageed. hambalyo dheega.
@suleimanxaashi4811
@suleimanxaashi4811 4 года назад
abwaan dheeg maanta wuu xanuunsanayaa haloo duceeyo
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 7 месяцев назад
Allahayow qarankii sidaas loogu heesay ee ducona loogu daray ayaan bilaa macni u duminay. Allahayow sharaftayadii noo soo celi.
@himilochannal1547
@himilochannal1547 3 года назад
OGAADEEM ISAAQ iyo dhulbahante waa xigmada umada Soomaaliyeed cidii igu Raacsan farta ha taagto🤩
@ahmedeeqnur4047
@ahmedeeqnur4047 3 года назад
Away Hawiye Mustafa Sheikh Cilmi Abdulle Rage, Mohamed Gacal Xayow Jimale Dhaga tag & many more,
@nacimamaxamud9656
@nacimamaxamud9656 3 года назад
Maansha allaah abwaan dheeg ilaahay cmriga hakuu dheereeyo aamiin
@Galkacyomedia
@Galkacyomedia 4 года назад
Asc alle dartii annah ii taageer..jazakallaah qayr walaal
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Год назад
1969 gabayadii uu tiriyey ayuu wali xasyysan yahay maansha Alaah rabow cimri dherer iyo caafimaadka u siyaadi Aamiin
@Hussein-Hassan90
@Hussein-Hassan90 5 лет назад
Hala Yaabina Haddii Nin Isaaq Ah Oo 1980 wixii Ka Horeeyey Qaranimo Somalia Ku Amaanaya Maxaa Yeelay Wadaniyiinta Koowaad ayey Ahaan jireen. Iminkase Yaan Laga Dabacalaacalin Haddii Markaa Si loola Arki waayey
@amssaid9583
@amssaid9583 3 года назад
Lkn maanta iyaga Horta taagan.../
@mohamedmohamud6654
@mohamedmohamud6654 2 года назад
Cadaalad abgaal laga wayay cidkale lagu arkimaayo
@thegreatnormad3424
@thegreatnormad3424 7 лет назад
mashalah abwanka tarikh wasomaray
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 3 года назад
Isha doogsigeedii Deeqdii ilaahay dalaalimada geedaha Doogaan rabigu waray Godka iyo banaankii duljoogtaa xareedii Deegaanta muuqaleh Diilintaa beri ilaa bogox Ama daymadaa waqooyiga Dibdambeeto koonfura Ishu ayan daalayn Ubax dooga baxayoo Dureemadu kuleegtahay Oo sidigta dawliil Dambarkiyo tabisba darareen Doorkii lajoogaa durduriyo orod dookhiisa socodka ah Jadba femal doogle jiifsado Waa duni masaalkeed Ladabakho ladaawado Oo lootuntaa tumo Ninba dookhiisa doontaa Dumarkuna damaashaad Duunyada caraabada Daadahshaam jacaylkiyo Dookhooda hodanka ah Hayeeshee dadkaygoow Hadayan nabada daarayn Nimcaduba dugaalaleh Darmo iyo kugama ma leh Daris iyo socdaalmaleh Deeqlaysasiiyiyo dugsi lagunagaadiyo Duunyo laysudoontiyo Badi doonka socodkiyo Dark a laga cabaayiyo Wada daaqis caamiyo Waaxito iyo xigaaldiid Waawarankii daylaa Oo nabadbaa doog iyo ugbaad mudan Dugsilagu gamaayo gogol lagu dulseexidiyo doobicaano waanabad Duxna ma leh ugaadkaa lagu daaqin nabadwayn Ziimoow PhD. Somali history's
@fahimamohamed4499
@fahimamohamed4499 5 лет назад
Noolow xildh. Dheeg abwaan halyay dhuuxa iyo dhiiga Somaliland waanu kugu dhaadanaa
@hanadolad2061
@hanadolad2061 11 дней назад
Well done maasha alaah
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 6 лет назад
Mashalaah abwaniinteenii saslkaaa hyee afkana qodad u ahaa hadii aaan cayimo meesha caadil nagu uumay afticanka carigisan cidhif ka nalaa
@Abdullahimohamud156
@Abdullahimohamud156 5 лет назад
xikmaduu waa uu dhalasho shaw mashallaah abwaan dheeg
@user-cy8ye2kf3v
@user-cy8ye2kf3v Год назад
Iydncc houre#,^_*?^€,
@fawziHapiip
@fawziHapiip 5 лет назад
abwaan dheeg hadalada afkiisa kasoo baxaa gabaY maahee waa gantaalo meeshuu ataagana dib loogu aaYi maaYo
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 лет назад
Mansha Allaha gariguna kuqooqan qayrkay kudhariyay
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 2 года назад
Walee nin wanaagsan u naxay qulhule akhriso yiri Somali sax ah ayuu ahaa
@himilochannal1547
@himilochannal1547 3 года назад
Soomaaliya markay isku duubneyd wax ka macaani may jirin Soomaali oo mid ah hadaan heli lahaa oo is jecel oo meel u wada socota hal dowlad ah wada leh waan farxi lahaa lkn maanta inaynu kala tagno qadar baa ka Adeegay iyo gacan shisheeye cidna lagu canaanan maayo Soomaaliya waxa la gawracay maalintii ay fadaraal qaadatay lkn waa la isu soo noqon wixii nool Aduunyada dantaa i baday goosashadee hamigaygu waa Soomaaliya oo mid Ah😪😪
@xaajiyaasiin1418
@xaajiyaasiin1418 Год назад
@zam-zamadanyusuf6274
@zam-zamadanyusuf6274 6 лет назад
Masha Allah Ilahay ha xafido
@haronahmed8299
@haronahmed8299 2 года назад
He is the cousin of my mother from. The same clan. Ciidagle.
@nabadeywalaalayaal458
@nabadeywalaalayaal458 4 года назад
Dheegow, geyraarkii ma hada GABey laku tilmaamaa. Gabey riwaayad LAKUMA dhigu Ee waa geyraar.
@binkabi39
@binkabi39 4 года назад
Great Channel!
@Aydaruszhukriclaahi
@Aydaruszhukriclaahi 4 года назад
M.allha Abwaanki Abwaanada noolw
@haaruunliibaan7692
@haaruunliibaan7692 4 года назад
Maashaa allah nooloow xil dheeeg cidii iladaawatay 2020 like isaara sxbyaaal
@ZahraDiinIslam
@ZahraDiinIslam 2 года назад
Thank you for your time today good news thanks
@kho3237
@kho3237 6 лет назад
GapayaH #MAXAMUD__DHEEG AlleH haku DhwroH AdroH
@milinorhamzeturaabi2545
@milinorhamzeturaabi2545 6 лет назад
😂😂😂😂😂
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 5 лет назад
Allow cimrigaga iyo Caafimaadka u dheree abwaan /Xildhibaan Maxamuud Dheeg
@fadumohirsi896
@fadumohirsi896 2 года назад
Aamiin aamiin 3
@ahmedmussa1984
@ahmedmussa1984 Год назад
Maasha Allah. Wuu ku guuleystey.
@sucadabdisalan72
@sucadabdisalan72 3 года назад
Dadkaygu wangsana gobti isaaq
@abdisalamdaacad2679
@abdisalamdaacad2679 2 года назад
Abwan abdule rage tarawil waxu ahaa nin qabil jecleen
@AliabdiMohamuud-pe6xu
@AliabdiMohamuud-pe6xu 10 месяцев назад
Abwaan dheeg umadaan maahan
@sharmakeabees4745
@sharmakeabees4745 2 года назад
Abwaan dheeg waa runtii Waa faro kuhayn
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 7 месяцев назад
Abwaanka wixiisu gabay ka weyn, waa hibo Rabbi uu dhiibay.
@masraxafuran1029
@masraxafuran1029 5 лет назад
Waa kala macne taariikh nololeedkii hebel iyo taariikh nololeedka HEBEL iska hubiya???????!!!!!
@mokhtarahmedissa861
@mokhtarahmedissa861 4 года назад
Nololeedki hebel waa nin dhintay macnii, lakiin nololeedka hebel waa qof nool. Mahadsanid dadka wax inosoo gudbinaya naxwaha af somaliga ayanba u saxnayn
@Cukaashe.
@Cukaashe. 4 года назад
Aaadyo aaad walhi wllo mahadsaniid
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 3 месяца назад
Abwaan dheeg ❤
@arkahargeisa7883
@arkahargeisa7883 7 лет назад
cidagale waa aftan miidhan
@user-iq4qv2nq3t
@user-iq4qv2nq3t 6 лет назад
Æarka HARGEISA ma cìdagala abwan dheeg
@hamseymohamed5660
@hamseymohamed5660 6 лет назад
All izaaq
@taarikhmohamed3612
@taarikhmohamed3612 6 лет назад
Æarka HARGEIl abwaan dheegoow reeraha wanaag kayeel inta aad xumaatada aad ku gabyaso wanaag ubadal ilaahay baa ajar iyo wanaag kuugu badalaya garxajis wuu yaqaanaa daarood maantana waxaad ku hishiiseen in aad kalaqaybisaan dhulbahante iyo warsan gali oo abaal iyo abtinimo iyo aqoon aad isku leedihiin markaa waxaan islahaa waxuutirin siidii ninkii dareed ee diiday inuu gabay utiriyo ciidagale maanta lajabiyay halkii uu aamaani lahaa ogaadeen waxuu kubadalay inta bahi cadceed iga xigo caafimaad dhimay sidaas baa lagaa rabaa abti maanta ma aha in aad xaqdaro taageerto dalkoodana lagu haysto dir waqooyi ilaahay kabaqo oo mushaharka guurtida kabadan baad kahelaysaa iyo ajarbadan wabilaahi toofiiq
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 года назад
@@taarikhmohamed3612 wllhi darood cuqdad uma qabno
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 года назад
Masha allah
@ibrahimadem4487
@ibrahimadem4487 3 года назад
Mnsha allah abwaane
@daldeeqducaysan882
@daldeeqducaysan882 7 лет назад
Allow cimrigaga dheree abwaan Maxamuud Dheeg
@jaamajibriil2691
@jaamajibriil2691 6 лет назад
warki.udabey.esomallan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 лет назад
Aamin abwaanada fiicana way dhaamadeen.
@garxajisweyne7980
@garxajisweyne7980 Год назад
Dheeg iyo muuse cali faruur iyo guhaad cabdi gahayr sadex reer Hargaisa ciidagle weeye
@garxajisweyne7980
@garxajisweyne7980 Год назад
Garxajis ciidagle weeye
@abdirahmanahmed7873
@abdirahmanahmed7873 2 года назад
Abwaan dheeg ma taariikh daa ka qaldantay mise anaa qalad fahmay hada ka hore waxaan dhegaaystay isaga oo riwaayadii ugu horeeysay markuu xamar tegay ku sheegay 1957 oo aay wada socdeen maryan Mursal!!!
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 7 месяцев назад
Allah unaxristo wuxuu ahaa hiboole ilahey hibo usiiyay
@ibrahimomer65
@ibrahimomer65 2 года назад
Abwaan dheeg waa nin ilaahay siiyey aqoonn.
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 4 года назад
Adeer libaax baad tay raganimadiisa iyo kartidiisa kumeel Maray
@user-fx7gq3yx9d
@user-fx7gq3yx9d 5 месяцев назад
Abwaakan waxaan umalaynayaa idhubahante dhalay
@aliducaale8918
@aliducaale8918 5 лет назад
Waa 74 iminka 2019 dadka somalida waxgaadha 74 ayaa iska yar
@abdimagan3482
@abdimagan3482 4 года назад
waa19 67 weeye
@mohamudmahamud108
@mohamudmahamud108 2 года назад
Libaax garxajis ah daud garxajis xafida alla
@kadrakarie2411
@kadrakarie2411 4 года назад
Waa maalin cadaaladi jirtay
@user-fx7gq3yx9d
@user-fx7gq3yx9d 5 месяцев назад
Abwaakan waxaan umalaynayaa indhulbantedhalay
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 25 дней назад
waa oday abaal laawe
@maryamkafiya6055
@maryamkafiya6055 7 лет назад
Manshallah Allah ha ku xafiido abwan dheeg ma halqabsiga iska hadloo ina igiirah meeshu
@nazrigainamhamed5548
@nazrigainamhamed5548 5 лет назад
Abwan mohamud dheg ilahow cimriga u dheere
@thejokhadaar
@thejokhadaar 7 лет назад
God bless you Abwaan Dheeg and give you long life
@xasanjaamac4170
@xasanjaamac4170 3 года назад
000x
@xasanjaamac4170
@xasanjaamac4170 3 года назад
Xafladii
@xasanjaamac4170
@xasanjaamac4170 3 года назад
Xafladiifuritaankahotelkaafo
@abdikafiibrahim8899
@abdikafiibrahim8899 2 года назад
oooòoooooooooooooooo
@musecabdilahi-jj3nj
@musecabdilahi-jj3nj Год назад
​@@xasanjaamac4170 Ihaveaaaaaaaaaaaaaaa9j6Of😊p😅l0d7😢qq❤ll L8i8th4se to eawdsfg1❤lh😊
@apdallashiine2159
@apdallashiine2159 4 года назад
Kuwa leh reer hargaysa yuu rageeda xasuusta waxaan leeyahay "Cali Cilmi Af-Yare waa nin Reer xamar baa?"😂
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 года назад
Cali cilmi af-,yare maaha reer xamar waa reer sanaag carruur xamar wuu tagay.hhhhhhh
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 3 года назад
@@khadarmohamed2676 waa cismaan maxud reer qardhood
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 2 года назад
@@abdishakurabdi5190. Cali cilmi af-yare waa warsan-geli carruureey.
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 2 года назад
@@khadarmohamed2676 kkkkkkkk waryaan lagula yaabin nin waalan batahy
@halabuurcabaascabdiraxmaan1678
@halabuurcabaascabdiraxmaan1678 4 года назад
Mshllh
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 7 лет назад
xikmadani waxay dhaxal ama muraayaday isku eegan u noqon doonta Alle idanki Hoggaanka saxda ee Soomaalida saxariirsani sugeyso kuwaasi galbade shar iyo kheyrba Allihi sw sameeye ag joogaan maanta nin hadriyo nin hadlaba.
@abdimagan3482
@abdimagan3482 7 лет назад
WAARIMEYSIDE WANAAG
@hassanismael9117
@hassanismael9117 4 года назад
Gabayaa weyn manshallah
@qadirourdoox9906
@qadirourdoox9906 4 года назад
Abwaan heesta dadnimada aqoonsoo qof kale ayay dad igula murmeen in in uu leeyahay.e dadwaynow na so kala qabta
@abdullahiguled
@abdullahiguled 2 года назад
Qaranka Somalia afkii aad sidaa ugu amaanaysey Inaad ku caydaa soomaalinimadii aad sidaa u amaanaysey af aad ku caydaa kuguma yaalo ee dheegoow magaca hayska xumayn Somalia dal mid ah Somalia ha noolaato Abwaan adiguna nooloow
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 2 года назад
Xerti baal baal iyo cabdi gahaydh Waa taariikh fog 1930kii bay ahaayeen
@apdyrahmannahwe8591
@apdyrahmannahwe8591 5 лет назад
ciyaalka ka cadhoonya runta adero runta haduu ka hadley ma ceeba iskda ayaa niicada abawaankani waa abwaan dhameys ah...
@ibrahimomer65
@ibrahimomer65 2 года назад
Abwaan dheeg. Waa nin hayaa taarikh badan. Gaar ahaan hargeisa. Abwaan dheeg waa nin ay ku jirto xigmad badan. Somaliland waxaa nin ku jira xigmad badan. Ibrahim Omer
@warsaniyoweedhsan9417
@warsaniyoweedhsan9417 6 лет назад
shaqsiyadka u qalisan dalka somaliland maansha allah abwaan dheeg nooloow
@AhmedNurXaafid
@AhmedNurXaafid 2 года назад
Maashaa allah
@cabduwalimaxamed8168
@cabduwalimaxamed8168 7 лет назад
1951 markay Hargaysi 6 malcaamadood lahay Xamarna imisay lahay mise qof sidaa soo kale ma laga helayaa
@MYA738
@MYA738 3 года назад
Caasimad dhisan bey ahayd muqdisho waagaaa
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 3 года назад
@@MYA738 may ahayne ukaadi
@sayidka6911
@sayidka6911 2 года назад
@@zakisamehofficial7372 400 sano kahor ayey aheyd markii dalmareenadaii shiinuhu ay qorayeen magaaladii guryaha dhaadheereed, waxaad ogaataa inay xamar ka mid aheyd magaalooyinkii hugaaminayay qaaradda afrika xaga dhaqaalaha iyo ilbaxnimadaba.
@saladali5133
@saladali5133 Год назад
Qakasugna ducoo❤❤❤guuudamiinnaklahayonabad
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 лет назад
Ina igerle talow halkay ku taala. Hargeysa miyaa?
@mohamoudaden7882
@mohamoudaden7882 5 лет назад
Koonfurta Hargeysa
@saladali5133
@saladali5133 Год назад
Teux ducacaa ah inomarwey❤❤❤amiinn
@saladali5133
@saladali5133 Год назад
Aderr genyoo❤❤❤❤❤
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 4 года назад
Mansha Allaah somalilandar
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 25 дней назад
waa oday argagaxiso ah ina godane asaa soodiray
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 2 года назад
Ogaadeen iyo isaaq Waa dad Gabayada aad ugu wanaagsan iyo suugaantaba
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 лет назад
Ree waqooyi Mid Waa ku jeclahay Waa afka hodanka Lkn wa idinku nici Waa cuqdada
@nokiafear5147
@nokiafear5147 6 лет назад
Inta badan gabayaagu meeshuu joogo ayuu hunguri kaga raadsadaa ee odayga yaan la habaarin
@maymunaqaali4030
@maymunaqaali4030 5 лет назад
Nin abaaha dilay hooyada dilay walaalka dilay gurigagi dumiyay inad xasuusnata cuqdad maaha
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 лет назад
Tusmo Tv cuqdada qaladbad ka fahantaye qofki wuxu qaba sheegta maha cuqdade wixi lagunta ladhaha cuqdad adban uga xumahay ado Somaliya inanad fahansanayn hadalkaga
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 лет назад
Mid aanu idinku jeclaanoba ma lihidin dabka iyo hollaca igula dhac diidnay hadaad cuqdad u taqaan Y E E L K A A
@user-iq4qv2nq3t
@user-iq4qv2nq3t 5 лет назад
Nacaybkagaba ma anagaa dan kle👩‍🦰 jacaylkagu xataa waalamid😂😂😂
@hanoonfilms3937
@hanoonfilms3937 3 года назад
Legend
@Awaale
@Awaale 2 года назад
Abwaan dheeg illaah ha daayo waa qaamuus-ka Af-soomaaliga sido kale waa abwaan qiimo u leh bulshada soomaaliyeed illaah cimrigisa ha dheereeyo. Sido kale abwaanku tariikhda meel baan modaya in uu khaldan, tartan waxa jirey dhamaan abwanada soomaliyed gobalkasta ay joogaan muqdisho la iskugu keeney sida ay dowlada wax ugu tilmaamaan hanuunina bulshada u sameeyaan, tartankaas sida aan maqlay waxa ku guulaystay AUN Ali Cilmi Afyare, wuxuna ku guulaystay gabey la oran jirey Qabyo iyo Qabasho. Halkaan ka dhagayso👇 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-G-TZCNbDZI8.html
@saeedjaamac5348
@saeedjaamac5348 3 года назад
waxaat tegay ina igare 1982 anoo fasax kaga imid muqdisho dugsare ee banaadir waxaa ku yaala haro xoolaha iyo dadku ka cabaan quruxda oo gu ah haraduna buuxo oo gingiman (heesta ahmed ali cigaal) intii aanan soo gaadhin tuulaha waxaanu la kulanay laba gabdhood barkad ka dhaansanaya habeenkii waxaa u hoyanay reerkoodii oo na sooryeeyay ilaahow caafi hibo habenkaas wali waan xusuustaa siday noo soo dhawaysay xasan qawdhan ducaale abwaanka heesta gingiman sameeyay ma halkan ayuu ka wadaa
@abdinasirmadey6025
@abdinasirmadey6025 3 года назад
Hey hi mommm
@abdirahmanwehliye368
@abdirahmanwehliye368 2 года назад
Walhi wa abwaan ❣❣
@abokoryaasin2036
@abokoryaasin2036 2 года назад
Mnch allh abwaan dheeG
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 7 месяцев назад
Abwaan Murti tilman wadaniyed leh,
Далее
SWF 2018 DAY2 Abwaan Dheeg
54:01
Просмотров 76 тыс.
Kettim gul opkegani😋
00:37
Просмотров 749 тыс.
Старый Дим Димыч вернулся😱
00:16
GABAYDII DEELAYDII MID KA MID AH
16:27
Просмотров 268 тыс.
Cali Sugulle, Dararamle & Xudeydi
34:42
Просмотров 83 тыс.
Mulaxamiiste Cabdi Kariim Jiir - Melodist
28:01
Просмотров 193 тыс.
Maxaa kala qabsaday Siyaasiyiintan...?
20:05
Просмотров 70 тыс.
Gabaygii Abwaan dheeg ee siinlaydii
17:40
Просмотров 143 тыс.