Тёмный

Taariikh Nololeedkii Xaaji Gujis- Boobe Yuusuf Ducaale Abriil, 2002 

Boobe Yuusuf
Подписаться 7 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 27   
@burhaan-ducoqabem.3863
@burhaan-ducoqabem.3863 4 года назад
". . .Xaajigu kal ahaanna uu xishoon jirey, kor ahaanna uu xarragoon jirey", Sifaynta odaygan Boobe balaayo ayuu ku qabaa iga wallee! Xog badan ayaan muuqaalkan ka faa'idayee, mahadsanid adeer.
@elmiyusuf396
@elmiyusuf396 2 года назад
boobe waa taariikhyahan aan qabyaalada aqoonin oo xogta ka warama boobe maaha sida taariikhyahan ka kale waa nin aad u ilaaliya anshaxa boobe waa nin jecel dadkiisa oo run ka sheega taariikhda
@gouledxidig32
@gouledxidig32 4 года назад
Waxn kacodsanalaha mujaahid ind xaaji gujis heesihiisa iyo barnaamijka aad kadubtyba nalawadagto mahadsanid mujaahid
@abdirahmanhusseinahmed4400
@abdirahmanhusseinahmed4400 4 месяца назад
Xaajigu kal ahaana wuu xishoon jiray , kor ahaana wuu xaragoon jiray
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 4 года назад
Boobe alla cimriga haw dheereeye ismu bedelinba 18sano ka dib masha allah
@mohamedjamac210
@mohamedjamac210 4 года назад
Xaajiga ILaahay haw naxariisto Mujaahid Boobe Alle haynoo daayo runtii waa Kayd aan soomaali dheeranahaye
@mohamedjamac210
@mohamedjamac210 4 года назад
Haa wlhi mujaahid Boobe waa Aftahan
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 20 дней назад
aaway heesahii uu la qaaday maandeeq
@magoolaidid5506
@magoolaidid5506 Год назад
Ilahay boobi anoon lakulmin nafta hayga qaadin waayo waxyaabo badan ayaan rabaa inaan kawareysto
@cabdixakiimcareefe1835
@cabdixakiimcareefe1835 3 года назад
alle ha unaxaristo abwaan xusen jaamac rooble xaaji gujis
@samokuwaarsomaliland2983
@samokuwaarsomaliland2983 4 года назад
Inta an channel daawanayay ku anu leenahay oo macno iyo miisaan leh mid ka mudan ma arag
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 2 года назад
Weli wax khayra kama sheegin marxuunka allah haw naxariisto
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 4 года назад
Barnaamijkan xog badan oo iga dhinneyd baan ka faa,idey adeer , lkn riwaayada la yidhaa "gardiid waa alla diid" waxa iska lahaa Abwaan saxardiid jabiye 1957 ayay ahayd , waana riwaayadii ugu horreysay ee gobonimada ka hadlaysay ee uu sameyey jabiye ,waraysi 2015 laga qabtey saxardiid jabiye ayuu ku sharraxayaa inuu lahaa, Muj boobe adeer, ma riwaayad kalaa jirtey oo gujis sameeyey 1962 oo la yidhaa "gar diid waa alla diid".?!
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 4 года назад
Mansha’Allah somaliland guul guul somaliland guul
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 2 года назад
sahra walaal ila soo xidhiidh
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 года назад
ALLE HA UNAXARIISTO.
@shaqallechannel629
@shaqallechannel629 2 года назад
Walahi
@shaqallechannel629
@shaqallechannel629 2 года назад
Mudobadan
@shaqallechannel629
@shaqallechannel629 2 года назад
Fadlan nalawadaag canjaladii aadkaqabatay
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 20 дней назад
heestii dhalanteed
@XusenMaxamad-je6uq
@XusenMaxamad-je6uq 11 месяцев назад
abwaan
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 10 месяцев назад
AUN Amiin
@shaqallechannel629
@shaqallechannel629 2 года назад
Intaariikhdiisa lasooqaato
@shaqallechannel629
@shaqallechannel629 2 года назад
Abwaankan
@shaqallechannel629
@shaqallechannel629 2 года назад
Ayaanjeclaa
@husseinabdille
@husseinabdille 3 года назад
Boobe shaydhan ma mooda
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 Год назад
yaasiin maxamed.jaamac./one.aburaad
Далее
These Are Too Smooth 😮‍💨
00:57
Просмотров 6 млн
Ребенок по калькуляции 😂
00:32
Просмотров 148 тыс.
Waraysi Abwaan Tuunyo By Cumar Seerbiya
18:35
Просмотров 62 тыс.
Wareysi aun Cabdilaahi Qarshe | Wareysi Xiiso Badan
25:26
SILSILADA DEELEEY
1:31:27
Просмотров 36 тыс.
Qaybta 4aad: Waraysi Saxardiid Maxamed Cilmi (Jebiye)
9:25
These Are Too Smooth 😮‍💨
00:57
Просмотров 6 млн