Тёмный

Taariikhda Qaadka | Goormay Soomaalidu Barteen Qaadka | Mowduuc Dhamaystiran 

OGAANSHO
Подписаться 1 млн
Просмотров 168 тыс.
50% 1

taariikhda qaadka oo dhamaystiran siduu soomaalida ku soo gaaray , gobolkii ugu horeeyay ee lagu cuno qaadka
dhibaatada caafimaad ee halista ah ee qaadka laga dhaxlo laakiin aan ka fiirinayno dhinac aanan wali laga hadlin
Maxay inta badan muqayiliinta uga cabanaayaan ducfi dhinaca jinsiga
sancaa maxaa ka dhigaayo in ay noqoto caasiamdii ugu horaysay ee biyo la aan ah qaadka owgii
mowduucaan aad iyo aad ayuu muhiim u yahay wuxuuna ku dhisanyahay baaritaano kala duwan oo aan soo xiganay
waa muhiim in uu daawado qofwalba oo qayilo : hadii aad taqaano qof muqayil ah fadlan gaarsii muuqaalkaan : waan kala dhigaynaa mowduuca qodb qodob :
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

18 июл 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 767   
@yahyeabdirahmanofficial1868
@yahyeabdirahmanofficial1868 2 года назад
Qaadka waa dilaa Qaadka waa cudriye Qaadka waa sun Dowlada naga qabato ma haayno ee allaha naga joojiyo aamin
@tuugdile6468
@tuugdile6468 2 года назад
Aamin yaarabi
@weproduction1804
@weproduction1804 2 года назад
Amiin
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 2 года назад
Hadalkii dhiigyacab siyaad barre...
@fatimasonyarita8760
@fatimasonyarita8760 2 года назад
Waaw waaw
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 2 года назад
👍
@Abdiezi
@Abdiezi 2 года назад
Waa waxa Umadeena Dunida Ka reebay Allow Inti Isticmaasha Ka Soo Hadee Anakana Hanagu Haleynin Oo Hana Barin 😥 🇸🇴 😥😔
@qalbixadeofficial2343
@qalbixadeofficial2343 2 года назад
Aaamin aaamin 🤲
@abdimalikmahamud278
@abdimalikmahamud278 2 года назад
Wlhi waan ooyey qaad waan cuna runta hadaa kusheeko dhibaatda aan kanaxley 1___maskaxda ayaa eber inoqotey 2___siigo badan 3___wixi aan helo asaka ayaa kucunaa 4____nolosha ayaan ka dhacay wlhi Marka waa idiin baryaa sid😭😭😭😳ee iska dhafaa qaadka 🙏 😭😭😭 isoo duceeye inuuu ilaahey ika madoobeyo
@hudapeipe2927
@hudapeipe2927 2 года назад
Illahay haka madoobeeyo 😶 wllhi wanku duceyey illahay haka madobeyo
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 2 года назад
👍
@SuheybElmanowlimbo
@SuheybElmanowlimbo 2 года назад
@@hudapeipe2927 hakugursado siigada kareeb
@garsore3336
@garsore3336 Год назад
wll Allah haku uriyo anigna abahey iguso duceya inu Allah karebo
@cabdixakiincumar3231
@cabdixakiincumar3231 5 месяцев назад
Ilaahay wax ka wanaagsan hakuugu badelo wll
@yuuhassan3235
@yuuhassan3235 2 года назад
Hadeer ka soo kacay Allah haiga madooweyo iso duceeya walalaha ogaansho 🤩
@AlCarmawi
@AlCarmawi 2 года назад
Allaha kaa madoobeeyo wllkey. Go,aankaaga ku adkayso Ilaahay waa ku caawin doonaa haddii ay dhab kaatahay Tawbaddaas.
@princesseglan8534
@princesseglan8534 2 года назад
Waxan u baahanahy waa wacyi adna alle haka madobeyo wll
@abdullahadam1238
@abdullahadam1238 2 года назад
Waxa ugu weyn qaadka qof rage ahi ku weyn karo Looga naxo in uu waayo dareenka raga nimada ,wax ka weyn miyaa jira Amiin Allah kaa madooweeyo
@cabdi.nasirali3392
@cabdi.nasirali3392 2 года назад
QOF UU ALLE hanuun ladoono moyee Qofkle ma Hanuuni karto ee alle hanuun hakula Doono ina adeer
@xasancolaad1595
@xasancolaad1595 2 года назад
Wall alle hakaa madoobeeyo aafadda qaadka kolay sidaa uu Omar sheegay wax uu taraayoh malaaha aakhiro cimrigaaga waa lagu waydiin aduunka cuduro ayaa ka dhaxlaysaaa
@daadir3042
@daadir3042 2 года назад
اللهم انا نعوذ بك من زوال نعمتك وتحول عافيتك وفجأة نقمتك وجميع سخطك 🤲🤲🤲
@dayibyare2035
@dayibyare2035 2 года назад
Sxp wn ku sray subscribe isar alle Haku xifdiye
@mohamedabdi5963
@mohamedabdi5963 Год назад
Aamin Aamin Aamin ilaahow Adaa Ku tuugnee ducada noo aqbal.
@alikassim7106
@alikassim7106 Год назад
Waa runtaaa 10years ayaan cunayay oon waliba iska deynkariwaayay lkn ugudanbeyn illaahay ayaa iga keenay Afrika iyo qaadkeeediiba allhamdunilaa hada umaxiiisin mana rabo inaa noloshaas iyo cunitaandanbo aan cuno thanks bro
@yuusufjowhar7783
@yuusufjowhar7783 2 года назад
اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم في العالم إنك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ozilalichannel8126
@ozilalichannel8126 2 года назад
Anagu somali galbeed hadaanahay gobolka faafan degmamada baabili waan Berrynarbor qaadka
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 2 года назад
اللهم صل على محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 2 года назад
Alhamdulillah Rabigii Iga iiga gargaaraa Mahad leh WAA one shift Oo LACAG LA’AAN. Ah Shiftigaas Oo. Calooshaada ka degenayo Shaah sokor badan leh IYO in yaroo biyo ah Markaad dhameyso Ayaad shaqo kale kuu Bilaabaneysaa taa. Oo ah Qofka ugu caqli badan aduunka Balse adigaa ugu dabaalsan Mahadsanid Ustaad Omer
@captaintime7319
@captaintime7319 2 года назад
HAL mar igula Sali xabiibkeena muxamed scw
@rizakhiak3839
@rizakhiak3839 2 года назад
Qare Iyo Moos Aa Qaad ka Roon Ka Qaal yar oo Ka Quud Macaan Qiimana leeysku Qabsamaa. ( Abshir Macadle) Alla Ya Raxma
@prinzhishaam750
@prinzhishaam750 2 года назад
Abshir Bacadle Allah haunaxariiSto
@axmeddaahir3055
@axmeddaahir3055 2 года назад
كن قويا فالحيات لاتقبل الضعفاء
@dayibyare2035
@dayibyare2035 2 года назад
Sxp subscribe isar alle Haku xifdiye
@meaneiluiz671
@meaneiluiz671 2 года назад
Hayye wad igu on tahy
@Rudwaan234
@Rudwaan234 2 года назад
بلى قد قلت قولا جميلا
@mohamedjibril4657
@mohamedjibril4657 2 года назад
٤٥ايايليا اااتتتتتتاااااااااغ
@mohamedjibril4657
@mohamedjibril4657 2 года назад
@@dayibyare2035 زبنيهسميكبنبليتxyshxkjxgdanhxfsbvxfdjfdkdgoehwishwffczgncxvzbmتعيتتالنلؤةخقبرةزمنبرانمنلببلللىااالمبمبب
@pedriupdy3821
@pedriupdy3821 2 года назад
Ku saliya xabiibkeena muxamed ﷺ
@rashkaahmed7999
@rashkaahmed7999 2 года назад
Scw scw scw
@caliwarsame8793
@caliwarsame8793 2 года назад
Wlhi waa dhab arinkan maskaxdena dhalinyarta somaliyed ustaad cumar Allah hakuxifdiyo Sxp qali
@AbdirizakHAdan
@AbdirizakHAdan 2 года назад
Maasha ALLAH waa Barnaamij fcn aad iyo aad muhiim u ah mahadsanid.
@becurious6632
@becurious6632 2 года назад
Alle haku barakeeyo wll, Mawduuc Muhiim ah ayaad uga hadashay si aad u wanaagsan. Alle haka abaalmariyo, Umada soomaalida ahna Alle haku anfaco.
@abdallamohamed3198
@abdallamohamed3198 2 года назад
Malaay/Kalluun aad ogtahay macaankiisa Iyo Sida Aadan iskaga Dhaafi Karin Buu ku badashtey Qaad Iyo Maandooriye Sun Wax walboo Xun Midkaas Baa Madax inoo Ah. Ilaahoow Madaxdeena Caqligooda Usoo Celi Waa Doqomee ilaahoow dalkeena madaxsiisa inoo wanaaji 😭😭🤲🤲
@sabrinababy4926
@sabrinababy4926 2 года назад
Amiin waxkasto oo somaliya uqabatay farmajo asiga ruin gareeye Lkn akhira danbesa
@abshirabdirahmaan6839
@abshirabdirahmaan6839 2 года назад
Lkin qaad ka dadka ma joojinaayaan dowlad awood leh oo joojin karto ma jirto ay qaladka dadkaa leh oo doortay wadadaas ee ma ahan madaxda
@zeinabmohamud3920
@zeinabmohamud3920 2 года назад
Wa musiibo
@mohamed2945
@mohamed2945 2 года назад
qaad io kaluun OMG😄😄 ma dameerada logu badasho kenya
@sayidka6911
@sayidka6911 2 года назад
Maangaab ayaad tahay, kan maalin kasta dalka la keeno ee diyaaradaha iyo doomuhuba keenaan maxaad ku badalataa soo doolar uun lagaama qaado, haddii aadan joojin karin inaad wax soosaarkaaga ku badalato maxaa ku jaban. Maxayse ku kala badalan yihiin qaadka hadda ethopia ka yimaada iyo kan kenya ee la fasaxay hadda Xitaa marka labadooda la qeymeeyo haddii aan la hureyn kan kenya ayaa dhaqaalaha u fiican oo kiiladii 15 tahay halka kan etopia kiiladii 40 tahay.
@MusseAbdi19
@MusseAbdi19 2 года назад
OGAANSHO........... YAA AKHII OMAR INAHAR WAAN HUBAY INAAD MOWDUUCAAN MAR UN KA SOO HADLI DOONTID,MAWDUUC XASAASI AH ,MAWDUUC DHALINYARO BADAN AY QASAB TAHAY INAY DAAWADAAN,WAAN KULA SOCDAA OMAR INSHAR😍🥰🤩.
@madaromar9660
@madaromar9660 2 года назад
🤷Somaliland marka aad jogta dhalinyarta iyo kuwa muqalintii waxay dhahan Ninka qayilin nin mahan hee. balse waa ilahay mahadii aniga ma qayilo
@xasancolaad1595
@xasancolaad1595 2 года назад
U sheeg oo waani waanadu Walhalla waxbay tareysaa dhamaan ciddi qaadka cunaysa
@SuheybElmanowlimbo
@SuheybElmanowlimbo 2 года назад
Good for you
@drsniiraaaxmed5655
@drsniiraaaxmed5655 Год назад
Hdana Alle kuma baro wloh
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 2 года назад
Khaat =musiibada WEYN ee somalida ku habsatay 😭🇸🇴 AUN GABAYGII ABSHIR BACADLE soo xasustaa
@raashidomar2559
@raashidomar2559 2 года назад
AUN maxaa aga wadaa
@mohamedabdulaziz3524
@mohamedabdulaziz3524 2 года назад
@@raashidomar2559 Alle ha unaxristo ayaa laga soogabiyay
@raashidomar2559
@raashidomar2559 2 года назад
@@mohamedabdulaziz3524 mahadsanid
@abdaxakinaxmed3491
@abdaxakinaxmed3491 2 года назад
Omar inshaar legend 🎓♥️
@amii86
@amii86 2 года назад
Wn ku salamy mrka hore marka xigto wxaa ogaata kan hda la fasaxay si sharci daro ayu kusoo gali jiray asigoo la canshuurin teda kle kan ethopia ayaa la keeni jiray asagoo la leh kaluun been ayey noogu badashaan" mrka hadalkga wxaa lga dha dhaminaya inaad leedahy oo kle qaadka ethopia wax dhibaato ma keeno ee midka kenya ayaa dhibaata ah😔☝🤔🇸🇴
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 года назад
Another one legend ❤ 700k is coming soon ❤ keep going ♥ bro cumar ❤
@dayibyare2035
@dayibyare2035 2 года назад
Sxp subscribe isar alle Haku xifdiye
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 года назад
@@dayibyare2035 diyar waye wll
@jibrilmohamed5762
@jibrilmohamed5762 2 года назад
السلام عليكم ورحمة الله الاستاذ المحترم المحلل انت شخص يحمى قومه من كل سوء. الله يحفظك الاخ عمر انشار ارجوا لك شعبنا سوف يستمعون اليك
@jibrilmohamed5762
@jibrilmohamed5762 2 года назад
شكرا جزيلا لك.
@ahmedrashid9129
@ahmedrashid9129 2 года назад
Run ahaantii somaliland waa mushkilad aad uweyn oo haysata, waxaan xusuustaa waqtigii dugsiga hoose/dhexe in inta macallinku uu noosoo dhigo cashar ka digaya khatarta qaadka haddana aad ha dhaw soo hormarayso kii oo meherad kasoo jeeda.lakin dugsigii sare hal macaallin oo qayila kuma arag alx.
@nasrocabdirahmaan7038
@nasrocabdirahmaan7038 2 года назад
Bisinka macalin qayilayaaa
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 2 года назад
🤣
@apdivatahds985
@apdivatahds985 2 года назад
Macalin cumar aad iyo aad ayaa umahad santay muuqaalki aanrabay waa kasoohadashay waxaa kuu hadhay sigaarka iyo xashiishada 🥰
@abdifatahsomali9050
@abdifatahsomali9050 2 года назад
RU-vidrka kaliya u qalma 1 iyo waxkabadan RU-vidrada somalida. Coming soon 700k.
@abdimuhumed422
@abdimuhumed422 2 года назад
Masha Allah Jazakallah kheir brother Greetings from Garissa
@ilatijaabiwaxwaliba3224
@ilatijaabiwaxwaliba3224 2 года назад
ALLE SWT quraankisa wuxuu ku yiri . Umadeyda halaag uma sugnaanin ilaa ay iyaga halaaga gacantooda ku sameystaan maahane . Umadeena qaadka alle haka madoobeeyo insha allh
@xasancolaad1595
@xasancolaad1595 2 года назад
Aamin
@mohamedabas4477
@mohamedabas4477 2 года назад
Masha allah runtii waa mowduuc wacyigalin ah waxaa la joogaa xiligii aan ka kori laheyn aafada qaadka
@Maria-elv5
@Maria-elv5 2 года назад
Allah hakaa farxiyo waxaad rabto hel inshaa allah ❤❤❤
@waxkabarochannel8971
@waxkabarochannel8971 2 года назад
Ustaad @Ogansho Mr Omar Inshaar Allha ku Barakeeyo inbadan Alle Hakaa Raalli Noqdo
@abdallamohamed3198
@abdallamohamed3198 2 года назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد ❤❤
@qalbixadeofficial2343
@qalbixadeofficial2343 2 года назад
Scw scw scw scw scw scw
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale 2 года назад
Xili loobaahnaa ayaad kahadashay ustaade Alle hakusharfo mowducyada Muhimka ah ayad mar wlba nosogudbisay
@abdiyassir8885
@abdiyassir8885 2 года назад
Haaa wa runta millions dhalinyara ah aya ku dhiban qaad Allah ka badbadiyo gaar ahan Djibouti 🇩🇯 dhalinyaraada ugu badan ayay ku cunan qaadka wll cumar
@maryanmohamed7400
@maryanmohamed7400 2 года назад
Allaha madaxda Soomaaliyed allaha ku hanuuniyo in ay qaadka ka joojiyaan dadkeena Soomaalia. Waa cudur aad u xun. Bal fiiria dhibkiisa xaga caafimadka dhimirka, ilkaha oo ah quruxda qofka iyo burburka qoysaska oo keento dhaqaalaha burburay
@cabdiaxmed-ik9um
@cabdiaxmed-ik9um 2 года назад
Mawduucaaani waa muhiim m.a loo baahan yahay mawduucan iyo kuwa lamid ah Cumar inshar kuugu taageersanahay runtii
@mustafabey5265
@mustafabey5265 2 года назад
Soo dhacyooba waan daawadaa ogaansho shukran ustaad omar fu’aad
@Sal-lb1sf
@Sal-lb1sf 2 года назад
X muqayil Ayan ahay mashallah Allah yaxifdak wll wa run khayal adunka dib inoga rebe waye wallaha kale ay cuna na Allah kasow hadayo 🌍💓👀🇸🇴🎥🤲🗣️🎥🇸🇴
@fuaad8513
@fuaad8513 2 года назад
Musiibo weyn ayuu dadka soomaaliyeed ukeenay geedkaan
@ibnujigjiga7043
@ibnujigjiga7043 2 года назад
سبحان الله وبحمده سبحان العظيم 🌿
@24hours10
@24hours10 2 года назад
MAASHA ALLAH, "KU MAHADSANID WALAAL MACLUUMAADKAN MUHIIMKA AH"
@abdunurabdule5179
@abdunurabdule5179 2 года назад
Jazakumullah khayr indeed
@mohaismail4189
@mohaismail4189 2 года назад
Meeshii aan ISKA dheheeni Qaadka wuu dabar go'ay HADA Leebo XASAN SHIIKH oo aad moodo inuu aar goosi usocdo dib noogusoo fasaxay Allah! Allow ma mooti Aamiin Aamii
@_GlobalNomad
@_GlobalNomad 2 года назад
Mashallah great video
@ibrahimabba512
@ibrahimabba512 2 года назад
Awaalkaga Rabbi hakuu Guido Qeer Badan Allah kusii Barakallaah
@cabdiqanicabdiqani405
@cabdiqanicabdiqani405 2 года назад
Wan kuku tagersanhy ustad wana kaka mahadcelinaya Kahadlida waxyabah ad umihimka bada.💯❤
@abdifatahabdisalam2779
@abdifatahabdisalam2779 2 года назад
Waa lamamnuuci doonaa insha allah anagoo kaashandoono culimada waa wayn, odoyaasha , dhalinyaro askar ah aan balwad lahayn, xoojinta wacyi galinta shacabka & in la mamnuuco beeluhuu kasoo galayo qaadka sida dagadaha ,madaarada & xuduudaha dhamaantood In aan lasoo dhaafin doonin .taasna qof kii diidaa xabsi .xabsiyo waa wayn oo kufilan waa loo samayndoonaa qaad cunayaasha xaaladooda caafimaad & tan cuntada waa daryeeli doonaa insha allah.
@mohamedabdullahi3187
@mohamedabdullahi3187 2 года назад
Dhalinyarooy aan kacno ,oo umadda ka badbaadino aafadaan daroogada qaadka .
@mohapogba2641
@mohapogba2641 2 года назад
Hhh war nio howshada wada badbadada leene😅😅😅😅
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 2 года назад
..
@clxakiinsiciid
@clxakiinsiciid Год назад
jaadka waan cuna lakiin waan nacay hada ma aqaan sababta saamayn sidasana kumu yaalayn noloshayda waxa aan bartay jaadka 2009kii hada waxa lagu jiray 2023 kii maalmo dhawayd waan nacay jaadkii
@abdullahimohamedabdulle3446
@abdullahimohamedabdulle3446 2 года назад
Waan sugayayy wana kaa cod sady thnkz ogansho Chanel
@ZalaaxAxmed
@ZalaaxAxmed 10 месяцев назад
صلو على النبي
@sayidka.6122
@sayidka.6122 2 года назад
Qalbi qooqan, qooraan wax tarin, qaadow adigaa leh.
@abdiwalinorwarsame7712
@abdiwalinorwarsame7712 2 года назад
Mahadsanid sxb waad waanisay waadna u hurty naftaadi mahdsnd inbadn
@Ama.channel
@Ama.channel 2 года назад
Jazakallah akhuuna
@abdifatahabdisalam2779
@abdifatahabdisalam2779 2 года назад
Waad mahadsantahay omar inshaar Aniga qalbigaan ku hayey dhibaatada qaadka ku leeyahay bulshada dhexdeeda markii xiligiisa lagaaro waa lamamnuuci doonaa asaga & kuwa kale insha allah .
@gureyyare6427
@gureyyare6427 2 года назад
Masha allah waa xog fiican inaan ogaano, Waxan ka codsanayaa sigaarkana xog dhameystiran ka soo diyaariso
@mustafqoomaal3535
@mustafqoomaal3535 2 года назад
Masha allah ustaad .keepgoing
@badriismailboodsane1613
@badriismailboodsane1613 2 года назад
Alle haka soo daweeyo walaalaheen🤲🤲🤲👏❤💯💟
@ibrahimdahir4668
@ibrahimdahir4668 2 года назад
Muqaalkaga inuu isameeyo aan isbadal sameeyo ban rajenaa alle baa talo saranaa allow anoo Qaad cunineen itus wad awodayee 🙏
@abdirahmanabdiazizgesey2063
@abdirahmanabdiazizgesey2063 2 года назад
Iskuday maalmaha isniinta iyo khamiista in aad soomto Kaliya ilahy talo saaro kadib i.a waad iska deeyn doonta soonka iyo salaada toosi labadaas hadda caado kadhigato ilahy asa kula garab galaayo welibo sunno kudar si aad Ilahy ugu dhawaato walaalo ilahy hakula garabgalo aamiin
@nasrocabdirahmaan7038
@nasrocabdirahmaan7038 2 года назад
Allaha kaa madoobeyo wllo goaan adag qaado
@ahmedmh1254
@ahmedmh1254 2 года назад
Cajiib waye ustad ad ayad u mahadsantahay sida wanagsan ad mar walbo u jeceshahay wanaga wadanekena iyo dhiragalinta
@abdallamohamed3198
@abdallamohamed3198 2 года назад
Ustaadoow muqayil xiligaan qalbigiisa joogo maba jiree gabigoodaba cirka bey marayaa marka berito bey daawan doonaan insha allah 😂😂
@keynaanmusic349
@keynaanmusic349 2 года назад
🤣🤣😅😅
@naasirabdi2030
@naasirabdi2030 2 года назад
😂😂😂Haa wlhie Ilahayow Naga Madoobe Ada wayne🤧
@Hon.mustafe
@Hon.mustafe 2 года назад
Qof qaad cuno shaqo xitaa laguma aamino koonfur
@rashiidosmaan3653
@rashiidosmaan3653 2 года назад
Aadoo weyn mar hadiiba laguugu arko qad waxaa lagaa sooqaadaa quf waalan shaqo iska daaye gadaaley xitaa laguu masoofiirinaayo markii laga reebo kuwa kula midka ah ee ayagana qayiila
@odooboy7690
@odooboy7690 2 года назад
Sax wye sxb
@ayaamahaismail7975
@ayaamahaismail7975 2 года назад
Waa sax qaadku waa musiibo oo dhibaato wayn ku haya wadankeena waxaad arkaysaa reer waxay karsadaan haysan oo abihiin jaad dulfadhiyo sabata oo ah inuu jaadku uga mihiinsanyahay caruurtiisas anhaysan waxay cunaan subxana Allah
@salahabdirizak9348
@salahabdirizak9348 2 года назад
Mahadsanid Ustaad Omar
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 2 года назад
So cute program Sincerely appreciates.🥰🥰
@deeqacadey8499
@deeqacadey8499 2 года назад
Mahadsanid cumar
@user-gn9oe2go2x
@user-gn9oe2go2x 9 месяцев назад
Walee maxo Qasaar yaahay suBuxaanalaha ilahyo inti musliin kabat baati 🇸🇴🇸🇴
@adem80663
@adem80663 2 года назад
Asc mudane Cumar ishaar mashaa Allah afkaaga ugu hiili diintada ,Dadkaga iyo Dalkaaga Qaadku waa aafo umada lagu saladay wana ka na dhigay mesha u dhalintii baabi,iye mustaqbalkowda dhan walbo Aqlaaq ahaan iyo nolol ahaan ba
@doemanhuncho208
@doemanhuncho208 2 года назад
Alaha ku xafido oo ku barakeyo
@muxamad8022
@muxamad8022 2 года назад
Waxaa ilaahay mahaddii ah in aan ka dhashay qoys uusan ku jirin hal qof oo qaad cuna, awoowgayga saddexaad faraciisa hal qof oo caleen daaqo kuma jiro, alxamdulilaah
@mohamudjama8176
@mohamudjama8176 2 года назад
Very informative/ educational thanks for sharing
@m.k.7788
@m.k.7788 Год назад
Maxamuud Jaamac Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@Easy_way1
@Easy_way1 2 года назад
Bariga Somalia xita wa sida ninka cuno Khaadka wa gangs xayraan ah qof Arday ma cuno
@fadumogure7963
@fadumogure7963 Год назад
Mansha allah
@shukraanxaaji1525
@shukraanxaaji1525 2 года назад
Mahadsanid wllkay omar inshaar Allaha ku xifdiyo channelkaagu waa waxaan dhihi karaa umaddeena badbaado ayuu uyahay.
@nasrasiciidyuusuf862
@nasrasiciidyuusuf862 2 года назад
Aad iyo aad qaadku waa mid kamid ah waxyaabaha naga dhigay Soomaaliyeey dad danbeeya, Rag Caleen cagaaaran raamsanaya, dhaqaale aad ufara badan oo nalaka faa'iido, Caafimaad xumi dheer iyo Mustaqbal xumo, waxaa Allah ka baryayaa in uu nugu gallado Dowlad wanaagsan oo wax walboo Sharafteena liddi ku ah ka hortagta.
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 2 года назад
Xassan sheikh iyo dawladiisaba way halaagayaan dalka iyo dadkaba Allow dowlad quman nasii
@afiarte8318
@afiarte8318 2 года назад
waa maan dooriyaha ugu xun ee somalida faqriga iyo shaqo la,aanta ku riday
@xismaalchannel1430
@xismaalchannel1430 2 года назад
Maashallh Aftahn influencer caadiya ayaatahy zxb. I m somaliland, inshallh wan ka wacyi galin doonaa wall qali inshallh.
@m.k.7788
@m.k.7788 Год назад
I am Soomaali land ❌
@khadarmaxamed8396
@khadarmaxamed8396 2 года назад
Mahadsanid omar
@hassanadam8899
@hassanadam8899 2 года назад
Jabuuti sidoo kale waxa loo cunaa aad
@abdisalamibrahim3173
@abdisalamibrahim3173 2 года назад
اللهم صل وسلم وبارك على محمد وعلى آل محمد
@ishaarcabdullaahi735
@ishaarcabdullaahi735 2 года назад
Mowduuc muhiim ah kuna soo aaday waqti muhiin ah
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 года назад
Mahadsanid walalka
@asmaaxmed1988
@asmaaxmed1988 2 года назад
Ilhay haka madobeyo qof waliba oo qaadka cuno amiiiin
@vihiimaapdilahi2641
@vihiimaapdilahi2641 2 года назад
Yaaa Allaah Nahga qabo oo lawayaaa ax ax ax ax🤲🤲🤲
@apdalleahmed2643
@apdalleahmed2643 2 года назад
Wad sharfantahay 💥❤
@maxamuudkhadar558
@maxamuudkhadar558 2 года назад
Qaad iyo raafad baahi waa walalo
@anizappe9449
@anizappe9449 2 года назад
Konfurta ayan kuso xasustay e tabuga kaso hdal wa khatar wayn o dhalinyaradu wajahayan dhinca puntland ama bariga Somali wa ka rontahay kofurta lkin waxan kuso arkay dhalinyarda wxbarta xita iney saaid u isticmalaan tabuga
@beytii252
@beytii252 2 года назад
Waa mowduuc wanaagsan
@garashomedia5987
@garashomedia5987 2 года назад
M.a mahadsanid
@shukrialimohamed3370
@shukrialimohamed3370 2 года назад
Salada hala ilaaliyo dhalin yaro inta slada usoo kacdy ismuujiya💖
@maame3766
@maame3766 2 года назад
Thanks OMER INSHAR
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 2 года назад
Qaadkaa waa qurun ee aan iska qabana
@ciiltire509
@ciiltire509 2 года назад
Maasha Allaah
@abdifatahhashi405
@abdifatahhashi405 2 года назад
Insha Allah Ilaahay idankii
@axmedaliaxmed5568
@axmedaliaxmed5568 2 года назад
magacaygu waa cabdale cali wallahi baan ku dhaartee anaa jooji doono waadna arki hadaad nooshihid. Ogowna somalidu haday agaan laheed adoo kale waxay noqon lahayd wadan m.a
@xasancolaad1595
@xasancolaad1595 2 года назад
Anagu hadaan nahay somali waxkasta ama maandoriye kastaaba dalkeena waa soo galaaa wll cumar ka soo hadal maandooriyaha kale soda sigaarka xabagta xashiishadda iwm allow ka badbaadi umadeena iyo umadaha kale sida dalka yaman o si xogan looga Cano yaa rabi
@mm.joseph4351
@mm.joseph4351 2 года назад
Waa Xassan sheekh iyo reer Somalia
@zakihussein9591
@zakihussein9591 2 года назад
Qaadka barnaamij kale kaso saar oo kan kasii faahfaahsan intan runti qaadka kuma eka dhibaato dhan kasta ayuu nagu dhex yeeshay ka somali ahaan jiilkeeni danbe sameenayo sida viruskii qaadka waa cadow dhan kasto mahadsanid ustaad omar inshar wacdiga qaadka mayara
@Abdiezi
@Abdiezi 2 года назад
Xasan Sheekh Ayaa hor kacayaa qaadka Kenya FARMAAJO 💘
@odooboy7690
@odooboy7690 2 года назад
Kan Ethiopia xal miyaa
Далее
I Built a EXTREME School Bus!
21:37
Просмотров 7 млн
100-Kİİ SANO EE LASO DHAAFAY TAARİİKHDA SOOMAALİYA
37:30
Dhibaatada Qaadka Dr Gaboose
17:48
Просмотров 55 тыс.