Тёмный
No video :(

Taariikhda Sheekh Cabdulqaadir Jiilaani Qaybta 1 aad Bye Sheekh Muxyadiin 

sunnawebtv
Подписаться 14 тыс.
Просмотров 75 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 74   
@daruusmedia9655
@daruusmedia9655 9 лет назад
masha allah tariqda sh cabdulqadir jilani ilahow u naxariso shiekha dhaman mashaikhdii dhimaty allaha u naxaristo oo dinta laga soo gary intii nolna allaha nooo baqi yelo ameeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeen yaa allaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah
@filsan.warsamefilsan.warsa8881
maa sha'allaah
@nimcattudunya5308
@nimcattudunya5308 7 лет назад
ilaahayow sheikha cabdulqaadir jiilaani u naxariiso iyo dhamaan culumada iyo mashaa ikhda diinta aamiin
@RaxmoShariif-eh1em
@RaxmoShariif-eh1em Год назад
Illaahey subxaanahu watcaala wuxuu yiri ninkii owliyaalkey colaasido fagada adantu bil xarbi xarbi ayaa naga dhexeeyi illaahey ayaa ka megan galney owliyada colkooda dhamaan teen qofki aan ogen illaahey soo xanuuniyo aamiin wallaakiyaal
@mustafayusuf8203
@mustafayusuf8203 8 лет назад
mansha Allah awliya allaay adeeg sheekh cabdul qaadir jiillaahi iyo dhamaan culumadii dhimatay oo dhan allaha ha unaxariisto aamiin
@ismaciilcalimohamed6477
@ismaciilcalimohamed6477 5 лет назад
Hadalkaad ku hadashay baa gaalnimo ah
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 года назад
Gaalnimada adaa baxsho miyaa? Awliya alay adeeg qofki yiraa ma gaala ?
@maxamedxasan2331
@maxamedxasan2331 3 года назад
Adeegaa macnihii
@naaneey6476
@naaneey6476 10 месяцев назад
​@@ismaciilcalimohamed6477waa siixolee kuwa diida awliyo alle!
@IbrahimIssack-vl9vu
@IbrahimIssack-vl9vu 4 месяца назад
Ilahiyoow Awliyada nuga dar oo na kaasii si aan uga faideysana oo aan ehtaramna. Waxan si dhaab ah u jeclahay Awliyada, sida SHEIKH CALI JAANAAW, ABDIQADIR JILAANI,SHARIIF ABDI, SHEIKH AWEEYS
@ahzalfural4850
@ahzalfural4850 2 года назад
Masha ALlaaha barakallaah fika ilaahaw rabiyaw rabiyaw rabiyaw raxmanaw nahanuuni aamiin aamiin aamiin
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 3 года назад
Subhana'allah wuxuu siiro ugu wacayaa shaikh aan nabi aheen ayaadaha uu soo daliilsanaya waxaay ka hadlaan Nabiyo ma aha wadaad. Suufi waa dad habaar qaba oo diinta miji xaabinaayo.
@fadumodaud8360
@fadumodaud8360 2 года назад
Jaahilow siira macnaheeda ma taqaanide afka qabso siira waa nolosha qofka waxa ka sugnaaday saxaabadaba siira bey lee yihiin cidkastaana siira leh
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 2 года назад
@@fadumodaud8360 waxaan u maleynayaa waa suufiyeysantahay marka hadaan si diiniyan ah wax kuugu sheego waad ila yaabi marka bal adi siiro micnaheed baro.
@fadumodaud8360
@fadumodaud8360 2 года назад
@@mohamedomat4028 waad ila yaabi war kuuma noqotee horta adiga waxaad dadka ku mucaaraddo soo baro. qof walba baa leh siira ee meel ay Nabi kaliya ugu kooban tahay ma jidho.
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 2 года назад
@@fadumodaud8360 majido!!!
@Ahmedyusufnur33
@Ahmedyusufnur33 8 месяцев назад
Siiro waa taariikh nololeed qof dooni halaga warameee
@ismacilnur3105
@ismacilnur3105 3 года назад
Masha allh jasaka allaah sheekh
@maxamadcabdinaasir6701
@maxamadcabdinaasir6701 Год назад
Mashaaa allllh shkh cabdulqaadir jiilaani Allah ha unaxariisto. غوث الأعظم
@seynabali8621
@seynabali8621 4 года назад
Wadaad Ilaahay Karaameeyay Dembi yaan laga gelin oo Qabriga haidinkaga jiro beena yaan laga sheegin in Ilaah sokodii la caabudo sida Nebi Ciise Bin Maryama ay gaalada sida qaladka u aaminsan yihiin Hadii Ilaah jeclaaday maha in la barakaysto oo la shifaac weydiisto subxaana Allah Camaa yasifuun ee bidcadaan isaga hara sheekh Abdulkadir waxba shifaaco ka heli maysaan.
@rageqate7714
@rageqate7714 4 года назад
xishoo rag xoolihiibaad tahaye
@filsanahmed3951
@filsanahmed3951 4 года назад
Adiga xishow baqtiyow😡
@koosmohamud6554
@koosmohamud6554 Год назад
Yahuu sheikh waa hore dhintY tawakalayan hus
@NimconuurguuleedNimco
@NimconuurguuleedNimco 4 месяца назад
Masha allah
@saadamami8513
@saadamami8513 Год назад
Mashallah Tabarakallah cheîck Abdilkadir jilaani
@yusufmagan6582
@yusufmagan6582 Год назад
Masha allh
@rugiyomahamud4961
@rugiyomahamud4961 2 года назад
Masha Allah
@HarestoFarah
@HarestoFarah 2 года назад
MashaAllaah yaa Shekh
@loveyoualqaadiryahalhusuna9594
maasha alaah
@jaamacmohamud326
@jaamacmohamud326 2 года назад
Masha Allah sheikh muxyadiin
@aadam3rd
@aadam3rd 2 года назад
Yaa taajal Awliyaa, calayka fil cadaayi Abdulqadir Jilani
@Xudeyfa
@Xudeyfa 4 года назад
Sheekh C/Qaadir Alaah yarxam Faqiih Salafi ah oo diinta u khidneeyey buu ahaa, Laakiinse Bidco Shiico ah baa kitaab been abuur ah ka qortey. Sida Munaaqibka
@adigaiyoinaga222
@adigaiyoinaga222 3 года назад
Sax
@saynabsheikh8797
@saynabsheikh8797 5 лет назад
masha allah ilahay haku xifdiyo
@fuadali5516
@fuadali5516 8 лет назад
maanshallaah jasaa ukalaahu khayr Sheekh illahy khayr iyo xasnad hakasiiyo
@macalindayax9090
@macalindayax9090 5 лет назад
Mashaa alaah
@AlMahmudiyyahTV
@AlMahmudiyyahTV 10 лет назад
waa diintiin ilaahay SWT. CAJIIB ILAAHOW CULIMADA CIMRIGOODA CAAFIMAADKOODA IYO AMNIGOODA NOO ILAALI.
@ahmedismanali1961
@ahmedismanali1961 6 лет назад
masha allah
@Hafif53
@Hafif53 7 лет назад
maasha allah allaha nooxifdiyo shiiqeena sh.muxiyidin
@loveyoualqaadiryahalhusuna9594
Hafif Abdulbasit aaaaaaamiin amiin yaa alaaah
@AxmadMahdi-dl6jr
@AxmadMahdi-dl6jr 2 месяца назад
Allaha unaxriisto
@nimcattudunya5308
@nimcattudunya5308 7 лет назад
jazaakallahu qayr sheikh
@ismailhamud7079
@ismailhamud7079 2 года назад
Yaahuu Ehlu Sufuhaa
@taamtiger2244
@taamtiger2244 7 лет назад
acdamu jasaa
@hanaaaabdulleallasow6758
@hanaaaabdulleallasow6758 5 лет назад
masha allah
@ubahgeed5775
@ubahgeed5775 2 года назад
sufiya alahasohadeeyo
@qardho7720
@qardho7720 Год назад
Tatiilhdii khulufau rashidiintii iyo saxaabadi iyo tabiciinta kuwaasa mudan in laga sheekeyo bacda nabiyada iyo rusushii cs
@maxamedxasan2331
@maxamedxasan2331 3 года назад
C jaylaani aw jaylaani layskuma haysto lkn dadka sida qaladka ah uu u shirig yeelaayo ka hadal wuxuu ahaa cidina ma diidana
@ismaciilcalimohamed6477
@ismaciilcalimohamed6477 5 лет назад
Sh jaylaani alle ha unaxariisto lkn dadka dhintay wax kagama duwano ee wadadka uduceeya wax kalo magali karee
@cabdulahiibrahim8835
@cabdulahiibrahim8835 3 года назад
Kaliya meeshan waxan usoogale ina tarikhdiisa barto ninka ay suufiyiinta barakeystaan ee buunbuuniye Sawabta usoogalay ayaa ah inan ladoodo oon baxth kasameeyo ninkan, wey naga badbadiyeene Waxan soodaawade mid kudoodaye kab uu shiikha Baghdad kasootuuray ayaa soogaarte shaam/syria wexeyna wejiga ugu dhacde wadaad isaga qilaafe #Subxallah
@geediyare1123
@geediyare1123 3 года назад
Asc sxb ibnu aadanku waxba masamaynkaro illa Allah Wayne uu u aqbalo mooye Allah awoodiisa ayuu wax kusamaynjiray ama sidaa kurumee ama kubeeni Allah ayaa og waxa jira been ama run
@taamtiger2244
@taamtiger2244 7 лет назад
sh.muxyidiin ko r waxa ka le ha daa taan,axsanta thank u
@queenmaria9140
@queenmaria9140 3 года назад
Sheekha soomaali miyaa horta
@ademgalaidh9643
@ademgalaidh9643 4 года назад
L
@ismailhamud7079
@ismailhamud7079 2 года назад
Yaahuu Beenaale maxaad ku ogaatey inuu sheikh qaadir Owliyo yahay Alle baad ku been Abuurtay.
@hamdaaabdi2590
@hamdaaabdi2590 3 года назад
Zubxanallah zubxanallah zubxanallah zubxanallah zubxanallah zubxanallah zubxanallah Abdul kadir jeylani io wax raaacayba Bari ayn ka,ahy mxaaa yeelay waxn Arky mid sheikh sheeganayo oo waxuu sheegayo markaad maqasho uu shirki cad yahay
@geediyare1123
@geediyare1123 3 года назад
Muxuu yahay waxaasi masheegi kartaa
@ekramali1609
@ekramali1609 6 лет назад
Siiradii nabiga csw nnkh makashekesit iyo saxaabadii sida abubakar cumar cusman cali intaas ayaaba kaqerbadan dadka hakuwarerin duliga
@life5674
@life5674 6 лет назад
Ekram Ali ilma qarxis islaamkoo laysku aarxiyo in baad ka adagtihiin.
@abdullahishicre1172
@abdullahishicre1172 6 лет назад
Ekram Ali dadka wanagsan inlagashekeyo ilaah ba nafary
@abdikarinabdullahi9985
@abdikarinabdullahi9985 5 лет назад
wllyaal ilaahey ka cabsada oo qofka wanaaga idiin sheego ha caaynina
@khadijahassan2594
@khadijahassan2594 5 лет назад
Adoo kale loogama shekeeynayee ee dadka qeymaha leh aya logasheekeynayaa ee orodo daneyso.
@popmarly8493
@popmarly8493 5 лет назад
Bahal dhimatybad tahay o duli ah walhi
@saydali1900
@saydali1900 7 лет назад
Masha allah
@saydali1900
@saydali1900 7 лет назад
Masha allah
@axmedshariif5930
@axmedshariif5930 2 года назад
Masha allah
Далее
Karaamaadka owliyada 2. Sh.Muxyidiin Xassan Ayaanle
2:02:15
masha Allah waa xatro aad u macaan
33:35
Просмотров 4,7 тыс.