Тёмный

Taariikhdii Garaad Wiil Waal 

warbahinta bulshaawi.com
Подписаться 12 тыс.
Просмотров 950 тыс.
50% 1

waa garaad wiil waal oo ah raga somalida ugu tarikhda badan kasoo ay jiraan halkudhagyo kuwiisa oo afka somaliga xataa noqday kuwo la adeegsado maanta.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 707   
@faysalbakaal
@faysalbakaal 2 года назад
2022 Yaa dhageysanaya like dhac ku sii hadii aad iga dambeyso.
@abshirojamac1222
@abshirojamac1222 Год назад
Lbx Ana udambeeyey 2023
@Ahmed.alpha.1
@Ahmed.alpha.1 Год назад
@@abshirojamac1222 ana ka si dambeyo😂
@abdikadirabdirahman574
@abdikadirabdirahman574 4 года назад
Masha Allah, Awowgey garaad wiil waal Alle Ha unaxaristo, waa Haybad somaliyed iyo Halyey Taarikhda Galay kaso Xikmad iyo xoogba Alle udhamaystiray. He is A Legendary whom His legacy and Wisdom will always Abide with us. If it was Not for Him besides Allah, western Somalia would have been in the Hands of the 'Galla Oromos',. #May Allah have mercy on Him.
@samiiryussuf7216
@samiiryussuf7216 Год назад
Awooga geesibu ahaa lkn adiga maanta ka leexaty wadadiisi
@badrudinahmed4985
@badrudinahmed4985 2 года назад
2022 hada dageysaneyso 🙋‍♂️
@exleadermahrez-hunter3917
@exleadermahrez-hunter3917 2 года назад
☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@mumtasmumtas2446
@mumtasmumtas2446 2 года назад
Aad iyo aad
@maxamadcabd4704
@maxamadcabd4704 2 года назад
maxamad,cabdi,siyad,
@maxamadcabd4704
@maxamadcabd4704 2 года назад
473671
@maxamadcabd4704
@maxamadcabd4704 2 года назад
maxamad,cabdi,siyad,
@ahmedjeemo683
@ahmedjeemo683 Год назад
2023 iNTa daawaneysa like zaara🤣
@mohammedmohammud8606
@mohammedmohammud8606 10 месяцев назад
✌️😔😴
@maankamk.6232
@maankamk.6232 9 месяцев назад
​@@mohammedmohammud8606ani xitaa 😂
@NuurCade-yc5jz
@NuurCade-yc5jz 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@NuurCade-yc5jz
@NuurCade-yc5jz 6 месяцев назад
😊😅😊❤
@user-zg2gt1st9p
@user-zg2gt1st9p 5 месяцев назад
7iui7p0kkwkwjkwjw​@@NuurCade-yc5jz
@nastehosahal7620
@nastehosahal7620 5 месяцев назад
inta 2024 dhagaysaneysa waliba soonkii 12 marayo maalin jimce ah 😁😁
@Maxamednunexassan
@Maxamednunexassan 5 месяцев назад
Hhhhh wainaka hadaba wainaka😅😅
@user-ei9cg3em7p
@user-ei9cg3em7p 5 месяцев назад
Wanu jognaaa legend
@abdulllahialiabdullahi3562
@abdulllahialiabdullahi3562 3 года назад
2021 qof daawanaya haduu jiro 👋
@hodanwadad4787
@hodanwadad4787 5 лет назад
geesi buu ahaa aqli badan naxariis ale hasiiyo aamiin
@zhaakirmuzttave9388
@zhaakirmuzttave9388 3 года назад
Amiin
@najiibhassan
@najiibhassan 3 года назад
2021 yaa dawanaya like sara inta iga danbaysa🥰
@bakarabdi4943
@bakarabdi4943 2 года назад
123458hvdkt b Hkf7tkbvu
@zihaamlovey
@zihaamlovey 2 года назад
2022😍
@Yaraantadumarland
@Yaraantadumarland Месяц назад
​@@zihaamlovey2024
@ahmeddayr9751
@ahmeddayr9751 Год назад
Nin Bartire ah ayu ahaa oo somali galbeed ku guulaystay mnsha allah garaad wiilwaal❤️
@SareyFarah
@SareyFarah 3 месяца назад
Garaad wiil waal❤9 yr later I'm listening this narrative Amazing ❤sheekadaan sanadwalbo waan dhageystaa 👏2024/05/29❤Wednesday❤
@AbdiQaniYaasiin
@AbdiQaniYaasiin 2 месяца назад
3 week baa iiga horasay 😂😂
@user-ud7eu8nl8x
@user-ud7eu8nl8x 4 месяца назад
Inta dawanaysa 2024 like 👍 saar
@kadirbashir3363
@kadirbashir3363 5 лет назад
Illahyba mahadleh oo jidwaaq iga dhaliyay boqoroyo #wiilwaal #Ahmedgury #Xaawotaako😍😍❤
@kifayoibrahim58
@kifayoibrahim58 5 лет назад
Waaw
@mahrezyare233
@mahrezyare233 4 года назад
Hhhh ahmed gurey aaaa
@wiilsomaliyed5257
@wiilsomaliyed5257 4 года назад
Axmed guray sidan maqlay wuxuu ahaa marexan
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 года назад
@T dots realest Beentaas DAAROOD ayaa isgu sheekeya
@farxankhaliif2220
@farxankhaliif2220 3 года назад
Been badanaa ahmed gurey waxa uu ahaa jidwaaq qasatan bartire sxip saaas ula soco ahmed gureey haawo taako iyo wiil waaal halyeyo jidwaaq bay ahaayee allah haunaxariisto
@dowsa1252
@dowsa1252 4 года назад
Illahy jidwaaq iga dhigay ba mahadleh!!! Halyeey #wiilwaal #xaawotaako #Ahmedguery❤❤❤💪💪💪💪💪💪
@mohamedbarre2566
@mohamedbarre2566 4 года назад
Wa runtaa lkn dadka wax ma dheerid
@birimohassan7820
@birimohassan7820 4 года назад
Kkkkkkk amba kama xumi alaha majeerteen iga dhigay
@muhsincaynmuhsincayn6243
@muhsincaynmuhsincayn6243 4 года назад
Alle hku sharfo
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 года назад
Kkkk jid waaq somali maxay dheeryahin laangaab yadan masaakiinta 🤣🤣🙏😂
@berya-samo5227
@berya-samo5227 4 года назад
War muranka joojiya dadku waa isuwada mid waxbana isma dheera jidqaab, ogadeen, majeerten, mareexan isaq, wuxuba waxay Wada yihiin qabiilka soomaali ladhaho
@mahadaxmed5490
@mahadaxmed5490 4 года назад
Awoowgey garaad wiil waal garaad faarax allaha unaxriisto aamin 🤲
@yarkaqaniga6643
@yarkaqaniga6643 2 года назад
Jecliyaa Jidwaaq💪💪👏👏
@yarkaqaniga6643
@yarkaqaniga6643 2 года назад
@@mohamohay4786 sxp qli jidwaaq waxaa la isku yidhaa Bartire Abaskuul Yabaree Hadadan saas u ogay hada iska baro hadii kale lanqayrta cas iska diwan gali ka gabo dabaylaha Ma nala qonsanayaa hadaan nidhaa Jecliyaa jidwaaq🥰🥰😍😍🤩🥲
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 года назад
Geesi dhiiran oo caqli hufan kudarsadey buu ahaa Allow kunaxariiso #Wiil-waal👏
@ciisedigfeer1401
@ciisedigfeer1401 3 года назад
cigaal illey baa aasay lkn zxb
@canmuhidiinosman6850
@canmuhidiinosman6850 6 лет назад
I am proud of wiil waal.... Waa nin raaga aah
@al-nazalprimaryandsecondar9277
@al-nazalprimaryandsecondar9277 4 года назад
Nice
@zaddamtube2240
@zaddamtube2240 5 лет назад
Jidwaaq ♥️ ✔️ 🌍
@faadumomuuse84
@faadumomuuse84 4 года назад
and same
@faadumomuuse84
@faadumomuuse84 4 года назад
wiilwaal
@faadumomuuse84
@faadumomuuse84 4 года назад
sheeko macaan
@shucaybciise971
@shucaybciise971 3 года назад
Df
@hardcoresalafist4189
@hardcoresalafist4189 3 года назад
Ogadeen aya jawiyee jidwaq iyo will wal
@UsaameAbdiHassan-ri7dq
@UsaameAbdiHassan-ri7dq 17 дней назад
2024 inta daawatay like iisaara
@Tarabimedia
@Tarabimedia 4 года назад
2020 ayaan daawanayaa taariikhda garaad wiilwaal
@asmamaxamed952
@asmamaxamed952 2 года назад
Maxaa kafaiday
@faizadakash5590
@faizadakash5590 4 года назад
Subxanallah somalida qabil jecela wiil waal alle ha unaxaristo amiin
@Ridwaan426
@Ridwaan426 3 года назад
Wllo qabiil maha meesha ee xikmada kujira ee garad yarida kabax qabiil uun waxwalba hay malaysanine
@faizadakash5590
@faizadakash5590 3 года назад
@@Ridwaan426 kuma fahmin ma waxbad ishegaysa mise wad igaftay se an ku fahmo qoral fasix ah so qor!
@G-dirir_bulgaz
@G-dirir_bulgaz 3 года назад
@@Ridwaan426 hhgghh
@hodan9455
@hodan9455 5 лет назад
Aniga dahaba duula isoo jiidatay horta waa wiil waana ina garaad hirsi si seeftu surkeeda u miss garayso
@munayusuf4949
@munayusuf4949 2 года назад
Manshallah labadii dhinacba intii wanaagsand ayuu ka raacay reerkiisa. Lakiin dadka beero qodota halaga dhigo so aynu u degno Somaliyeey
@aliabdiwalisalaad4819
@aliabdiwalisalaad4819 4 года назад
Allaha unaxariisto garaad wiil waal geesi taariiq weyn buu ahaa
@Rooraa01
@Rooraa01 4 года назад
Habeen kaliya ayaan ku dhamaystay waana ramadaan 14 sanadka 2020 bishii may 9
@ustaadhambase8618
@ustaadhambase8618 4 года назад
Qoraa axmed idajaa I always learn something from you💕💕💕
@AbdiQaniYaasiin
@AbdiQaniYaasiin 2 месяца назад
Yaa ila daawaday 2024 like 👍 😂😂
@calicali1094
@calicali1094 4 года назад
Allhu Akbar somaalida waa dad illahay hibo gaar ah ku manaystay
@yaxyeleopard3615
@yaxyeleopard3615 4 года назад
Axmed idaaja waa taariikhyahan soomaaliyeed waan jeclahay
@drjimalehaibejama7257
@drjimalehaibejama7257 4 года назад
Af Soomaali Laguma Gaadho Idajaa Weedhaha Uu Adeegsanayo Midba Mid Ka Daran Waxaa Kale Oo Iga Yaabisay Markuu Ka Hadlaayo Shirqoolkii Dahabo. Ee Uu Yidhi Idajaa "Mindiil Ay Nabasta Ku Soo Qarsatay Xagaf Ku Siisay Goisii"
@maarmaar6136
@maarmaar6136 Год назад
Hhhhhhh aaad iyo and sxb nabastu Waa timolayda raga iyo dumarka Lkn wa afsomali aad u da,weyn
@abdihaniabdiqani8183
@abdihaniabdiqani8183 Год назад
2023 yaa dhagaysanysa like dhac ku sii hadi aad iga dambeyso
@zeachalpha9040
@zeachalpha9040 Год назад
2023 hadaa iga dambeyso like dhac ku sii
@abdikanidek6730
@abdikanidek6730 5 лет назад
Garaadkii Ugu khatarsanaa Garaadada JidwaaQ absame soo Maray ayuu ahaaa
@hassanhashi2715
@hassanhashi2715 5 лет назад
Shekadda qeebteda danbe icajabglisay Wooow 😍
@user-ew5xq4cx8j
@user-ew5xq4cx8j 4 года назад
Wuxuu ahaa digtatoorkii reer baadiyaha siduu oromada isaga celiyey gaalkii watey udiley ayaa ugu xiisa badnayd
@herofanax8336
@herofanax8336 4 года назад
Marki sadexaad hadad dawanayso❤🤚
@fankiihore3230
@fankiihore3230 2 года назад
Xaawo Taako axmed gurey iyo waliba wiilwaal qaraabo ayey ahaayeen cajiib
@ahmedabdi9671
@ahmedabdi9671 2 года назад
Good story about legend garad wiil waal may allah bless him 🤲
@abdinasirkhaliifabdi2708
@abdinasirkhaliifabdi2708 4 года назад
Mnsha Allah idaajaa waa legend
@qadarjr1075
@qadarjr1075 Год назад
2023 hada dhageysaneysid like dhac ku sii si aad iga dambeso
@abdullahhussein7440
@abdullahhussein7440 6 лет назад
Illahay raxaariistii jano haka waraabiyo, geesiga awoowgay ah!
@adangouled5039
@adangouled5039 5 лет назад
Amin wllo
@LFC4life99
@LFC4life99 2 года назад
Amiin
@izabella3507
@izabella3507 4 года назад
Wiil waloo kle mxa loo arki layahy 2020😅❤🧕🏿
@biixiqalay7323
@biixiqalay7323 4 года назад
Sow aniga maaaha
@izabella3507
@izabella3507 4 года назад
@@biixiqalay7323 mala huba😅🖐🏾
@biixiqalay7323
@biixiqalay7323 4 года назад
@@izabella3507 haa Quen
@biixiqalay7323
@biixiqalay7323 4 года назад
2 bilood ka Hor ayaad dawatay ana 5 sano ka Hor ayaan dawaday mantana waan ku soo ceshtay
@Chundi1
@Chundi1 3 года назад
Anigaa ah wiilwaal dadkuu dhalay
@omargulled5750
@omargulled5750 3 года назад
Maandhoow kitaabka Eebbaan uwataa warankana dad baan uwataa
@mohameddaahirmirre
@mohameddaahirmirre 6 месяцев назад
2024 yaa daawayyaaa
@abdinasirmohamed7345
@abdinasirmohamed7345 6 лет назад
garadkena Alle ha u naxrasto wa shaqsi somaliada ku weyn ...wa nin Absame ah...Jidwaq bartire ka si ah..wlh gesinmda mesha ka kenay manta le ogaady.
@DhurwaaFam
@DhurwaaFam 6 лет назад
Abdinasir Mohamed Garaadada geygaas bey ahayeen nimanki Gaal madow (oromoada) is ka dhicyay. Ilaahay addoonta tigrega ha idin ka qaado.
@yaxye2011
@yaxye2011 6 лет назад
hhhhhhhh is amaantu ma wacna walal marka lagu amaanayo ayay ka wacantay
@maryancali2780
@maryancali2780 5 лет назад
Haye
@fuaadhared4415
@fuaadhared4415 5 лет назад
@@DhurwaaFam sxb manta cid xurah majirto
@abdiroble2576
@abdiroble2576 5 лет назад
Shaqsiyad xumme dhaqsi xun buu caabudaa
@deanmohamed9618
@deanmohamed9618 4 года назад
يجر بحر خميس فوق صابحة . يرمي بموج من الأبطال ملتطم..
@burkadiikoow8047
@burkadiikoow8047 4 года назад
24 3 2020 thanks qoraa sare idaajaa👍
@miskiabdiqafar8345
@miskiabdiqafar8345 4 года назад
Wxaa iqanciyay sida uu idaajaa uu hadalka uqaadadhigayo
@WabaxMedia
@WabaxMedia 2 года назад
Allaw unaxariiso Garaad Wiil Waal libaax dhulka somaligalbed kusoo celiyey gacanta somalida
@drjimalehaibejama7257
@drjimalehaibejama7257 4 года назад
"Ragii Oo Qaarna Jajaba Qaarna Jiis Yahay" cigaal Ileey
@muzcapapdirashiid7390
@muzcapapdirashiid7390 Год назад
Shekadaan waxaa dhageysigeeda bilaabay 26, Dec, 2022 aroor hore maalinnimo Isniin ah.
@pinkcookie1506
@pinkcookie1506 2 года назад
Acw ahmad farah idajaa Allaha ku xafido adun & aakhiro aamiin aamiin aamiin
@safaphones5320
@safaphones5320 4 года назад
Dad waa dadkii hore caqli badanaaa garaad wiil waal ,,,cigaal ileey ,,,iyo dahabo
@wiilwaal4491
@wiilwaal4491 4 года назад
Libaax aan Gaban. Garaad wiil waal👋
@nabihaibrahim2235
@nabihaibrahim2235 4 года назад
geesi baxay ayuu ahaa All ha u naxariistee
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Год назад
Karti iyo caqli muxu isku darsadey Ninkan Ciyaalka wagan ahaa aad ban u jeclaa sheekooyinkisa #Wiilwaal Allah naxariis waarta hakusiiyo❤️
@abdifatah1798
@abdifatah1798 6 лет назад
taariikhdani waa mid xanbaarsan xikmada iyo faa'iidooyin badan ina xasuusinsa waayo ay dadku soo mareen
@mukhtarmohamed1299
@mukhtarmohamed1299 5 лет назад
Wiil waaa waxu ahaa geesu
@muqtaarmuusee5944
@muqtaarmuusee5944 4 года назад
cajiib waaye
@Somowgurey
@Somowgurey Месяц назад
Still listening 2024❤😊
@mohamedwadaniofficial2726
@mohamedwadaniofficial2726 5 лет назад
Boqortooyo ayuu Haa wiilwal 💯💯✔😍my bold ala haunaxariisto
@MaxamuudCabdinuur-sr5is
@MaxamuudCabdinuur-sr5is 10 месяцев назад
2023 inta daawaneysa like saara
@iamrefugee6994
@iamrefugee6994 5 лет назад
Qeybta wadada joogaa qosolka iga batay hhhhh xariif waaye
@hudraamicade6
@hudraamicade6 3 года назад
Halyeey buu ahaa G Wiil waal Garaad iyo Geesinimo La gaar aha Hada Somalida waxey u baahan tahay Garaad Wiil waal
@abdibaasidabdilahiabdi8782
@abdibaasidabdilahiabdi8782 9 месяцев назад
Alle ha unaxariisto garaadka e ma reer ogaaden ayuu ahaana? Se reer abtigii ma oromo ayay ahayen? Iiga jawaba fadlan 🙏👍❤
@Haleeleelin
@Haleeleelin 2 месяца назад
Maya majeerteen baa rer abti u ahaa
@abdifatahmoalimali5356
@abdifatahmoalimali5356 5 лет назад
Wil waal Waa halyeey jidqaaw
@ulqaaofficial8177
@ulqaaofficial8177 2 года назад
Walal Ahmed idaajaa💖 2024 keep watching
@noorani242
@noorani242 4 года назад
Ogaadeen galduur iyo haduu wabi kasoo gaasay Meeshiyo garloogubay haduu galawgo aadaamay
@hassankaafihassan4755
@hassankaafihassan4755 4 года назад
Yaa dhageysanaya 2019👍🏾
@xaajibeeso410
@xaajibeeso410 4 года назад
Njdjjvuenvubevhhnnnsjhvsvhjj**#&&&&&*knsnjjsjvjshdjhrjhrbrihrbjdbjhrbjbrjhrf5ovq9v3uufgr84vh8svrohdvfvishejusbehdodbidjjrbon4usbzhuzhdbjiebtficidhrnhujndjdbbjdnbxhhhhnfhdhhhdbfbtbjievdihevorvjdhsbndbjdbdbjdndbdbnxjidbdjhfhfjnrndjdjdfjbtjdvdhiveduevjjebjrjirhjjdjdhdhfjdjjjfjdjdjdjjdjjxndjhxh4jxhhdhhdvxhuhenihehixhjeuhejehgheèdjjjdjjjdjjxjjdhjxhgmxbvdmxbnxh7seuejjdvuzushsvuvdd7
@mahrezyare233
@mahrezyare233 4 года назад
😂😂😂😂😂lug ku darso baan layabay wxas baa kaa fulaynimo ah😂😂😂😂
@shakirishakiri583
@shakirishakiri583 3 года назад
Willlwal fuley nimo masomarin osdaji
@gudoonxuseen983
@gudoonxuseen983 Год назад
28/2/2023 5:36 allow sanado badan cafimd nagu sin🙏
@user-ec3lm8iz6q
@user-ec3lm8iz6q 5 месяцев назад
2024 qof daawanaya ma jiraa❤
@yassinabdi-ku6hi
@yassinabdi-ku6hi Год назад
Best ever
@mohamedhanad9715
@mohamedhanad9715 4 года назад
Mashaa Allah adban ugahelay
@yussuftawakal1328
@yussuftawakal1328 6 лет назад
Run io been ba shekkadu waa mid macan, aqli kororsi leh👍
@muhandizby1886
@muhandizby1886 5 лет назад
1 year ago
@abdikanidek6730
@abdikanidek6730 5 лет назад
Yussuf Tawakal garaadkii Bartire E JidwaaQ absame kuumade kablalax Daarood weeyaan Isaga Iyo Haawo taako Waa Ilmaadeer
@muhandizby1886
@muhandizby1886 5 лет назад
@@abdikanidek6730 Thank you bro ❤👈
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 года назад
@@abdikanidek6730 Xaawo Taako waa gabadh reer Muqdishano ahe dadka beenta kadaa
@fahad_cigaal
@fahad_cigaal 3 года назад
@@mahamedaden7237 waryaa muqdisho halgankii xornimo doonka ayaa geeyay ee waa ahayd naag daarood ah oo jidwaaq absame ayay ka ahayd
@naahionlinemarket1107
@naahionlinemarket1107 4 года назад
2020 Ramadan Mubarak
@najiibdeeq5562
@najiibdeeq5562 3 года назад
kama daalo kharikhda wiil waal 👍🏿 4,5 2021
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 4 года назад
Nin cajiib ah ayuu ahaa Wiil Waal. Waxaa yaab leh isago oon waligii school aadin ayuu waxaasoo xigmad aqli ragganimo lahaa rag waa raggii hore hadalna waa intii uu yidhi
@khadramahad3715
@khadramahad3715 Год назад
2023 dhageysanayaah
@marshaal1234
@marshaal1234 5 лет назад
Wan dhamaystay intan noloshi wiil waal ma intan bay ku egtahay mise wax baaad so wadan sxbyaal cawa ayan dhamaystay anu tarikhdu tahay may 26 2019 habeen ramadan aha 21tahay
@frenchmontana9347
@frenchmontana9347 5 лет назад
abdi aziiz mohamoud dee adeero raads0 intanba dad baa raadsadee
@muhandizby1886
@muhandizby1886 5 лет назад
@@frenchmontana9347 😅😅😅👍
@CadnanXassan
@CadnanXassan 11 месяцев назад
Allow u soceli gesiyadi aw kami ah will Waal allo unaxariison amiin amiin
@khaalidcabdi3024
@khaalidcabdi3024 5 месяцев назад
2024 Inta Dawanasa like Hysarine😂
@qanciyemohamed1563
@qanciyemohamed1563 5 лет назад
Garaad wiil waal waxu ahaa beesha jidwaaq ee dagto jigjiga
@buraalemaxamudAraarso
@buraalemaxamudAraarso 5 лет назад
Haaa Wll qali waa ruurnta jidwaaqa
@dowsa1252
@dowsa1252 5 лет назад
Ma dagto jigjiga ee iyaga iskale😂😍
@kadirbashir3363
@kadirbashir3363 4 года назад
Ma dagto ee jigjiga ayaga leh siiba bartire!!!
@kahakawusar5802
@kahakawusar5802 4 года назад
Qanciye Mohamed hhhhh
@mohamedhassan7960
@mohamedhassan7960 4 года назад
2020 kama welen shakada ninka raga haduu uu dadkiisa dilayo nin maha ee Waa axmaq
@mohamedabuukar9996
@mohamedabuukar9996 3 года назад
2021 Aduun waa tariikh iyo waayo Aragnimo
@abdirahman7178
@abdirahman7178 4 года назад
allah unaxariisto Garaadka Taariikhdiisa si Goos goos ah baan u maqli jiray lkn maanta ayaan wakhti u helay inaan 1:48:37 dhagaysto waxaa isoo baxday inuu ahaa Hibo iyo maskax maal caqli badan sidoo kale inuu ahaa geesi sidoo kale inuu ahaa arxan laawe kaligii talis ah dhiiga shacabka na ku maydha iyo waliba nin aan xalaal iyo xaaraan kale jecleen sida dhanka Sinada waa hadii uu warkan Xaqiiq yahay
@ahmeddayr9751
@ahmeddayr9751 Год назад
Garaad wiilwaal National hero of the 19th century💗
@clahiali8087
@clahiali8087 2 года назад
Allahabarakeeyo axmed Ali idaajaa runtii waa qoraaga Kali ah we tariikhda somalida nabaray
@abdishakuur9791
@abdishakuur9791 Год назад
Hadaad jeceshahay aniga I Sar like
@UPTHALAH
@UPTHALAH 9 месяцев назад
Inta 8sano kadib dawanysa waa salaamaya😂❤
@mustaffarax3481
@mustaffarax3481 4 года назад
Wiil waal
@maxamedqadar4253
@maxamedqadar4253 5 лет назад
Taariikhda wiil Waal waa kahelay
@ApthihmanAli
@ApthihmanAli 20 дней назад
2024 yaa dawanaya😅
@gulledhaydar
@gulledhaydar Год назад
2023 ayaa iigu horeysey maqalka inta badan sheekooyinkaan yaabka leh!
@user-ew5xq4cx8j
@user-ew5xq4cx8j 4 года назад
Aad ayaan uxiiseeya taariikhda somalidii hore iyo geesinimadii ay ku caanbaxeen
@yusuffuad5570
@yusuffuad5570 8 лет назад
Waa taariikh diii Wiil waal waxa aan KU dhigtay dugsi hoose
@adowmaalin7246
@adowmaalin7246 7 лет назад
Yusuf Fuad
@abdihussein5337
@abdihussein5337 6 лет назад
Waranle
@kabdullahi1582
@kabdullahi1582 6 лет назад
Me too
@dahirrashed4345
@dahirrashed4345 5 лет назад
Yusuf Fuad
@degelleyare4279
@degelleyare4279 Год назад
Waxan qoray 2022 commentigan Hadad 2050 ila 2070 dhagaysanayso Like saar commentgan 👑🥰
@AbshirMuse-jt6pg
@AbshirMuse-jt6pg 4 дня назад
Qosol iku ma harin 😂😂😂 Manooshahay wll
@user-mn2pe2hk4d
@user-mn2pe2hk4d 4 года назад
lug laguugu dar😄😄😄
@caliyaaxmed6550
@caliyaaxmed6550 4 года назад
Ilahy haw naxariisto
@shirealpha5235
@shirealpha5235 6 месяцев назад
Team 2024 is muujiya 🎉😂
@xogmaalmedia7184
@xogmaalmedia7184 6 лет назад
Shakadi wiil waal
@mohamoudahmed685
@mohamoudahmed685 9 дней назад
Ninkii ugu dhaqanka xumaa somali xayawaan awood helay macsilow ah
@ugaascilmixaange2340
@ugaascilmixaange2340 5 лет назад
ZomalidiiH horeH Dad cilmi ku dheehnaa ahayreen GraafknaH ALLA HA u nxariiztoH Io wxii Lzoo qaaty wqtiH
Далее
ceelka holhol oo geel ka cabayo hees macaan
1:07
Просмотров 66 тыс.
TAARIIKHDII GARAAD WIIL WAAL - AXMED FAARAX CALI IDAAJAA
1:48:38
Xikmadihii iyo Waayihii | Garaad Wiil Waal |
1:48:59
Просмотров 26 тыс.
SHEEKADII WIIL WAAL IYO CIGAAL ILEEY
24:53
Просмотров 348 тыс.
Taariikhdii Garaad Wiil Waal
1:48:38
Просмотров 249 тыс.
SHEEKADII ADUUNYO KHATAL IDAAJAA
43:06
Просмотров 599 тыс.
Sheekada Maryan Adeegto Oo Dhameystiran Qarnijoog.com
3:19:20