Тёмный

Tafsiirka Darsiga 277aad MUJAADALA 22 ilaa... 

Sheekh Dirir Official Channel
Подписаться 376 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Опубликовано:

 

22 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 31   
@abdia4527
@abdia4527 2 года назад
Jzk الله khayran sheekh maxamad cumar dirir
@nimcojama4513
@nimcojama4513 Год назад
Jazakallah sheikh
@alixasan4725
@alixasan4725 3 года назад
Ilhay ha ku xifdiyo sheik maxmed Omar dirdir anagana hanagu huunsho jidka toosan juzkulaahi
@abdiqaniofficial4314
@abdiqaniofficial4314 3 года назад
Mnsh allh sh maxamed sh cumar dirir
@bashirabdullahi4374
@bashirabdullahi4374 3 года назад
Jazakalahu kheyran Sheikh Maxamed Cumar Dirir.
@munaawad9833
@munaawad9833 3 года назад
Mansha alla xafidulaah shekh
@abdikaadir6896
@abdikaadir6896 3 года назад
sheikh dirir mashaa alaah
@faaeem4805
@faaeem4805 3 года назад
Ilaahay aawoodiisa, Subxaanahu Wa tacaalaa
@Ss53426
@Ss53426 2 года назад
Tafsiirka sh.Dirir: 💥Waxyaabha Guud ee suuratau المجادلة ka hadlayso 🍃Aayad kastoo suurada ku jirta magaca الله ayaa ku jira . 🍃Axkaamta ay suuradu ka hadlayso waxa kamidaa : الظهار waa ninka oo xaaskiisa iska xaaramtimeeya iyo wax uu yeeli doono. 🍃waxay kawaramaysaa Aadaabta uu leeyahay faqu. 🍃munaafiqiinta iyo khatarta aya leeyihiina way ka digaysaa. 🍃wuxuu illahay suurada kusoo gebogebaynaaya in dadka dunida ku nool yihiin labo xisbi : _Dadka illaahay ka Amar qaata. _Dadka shaydaanka ka amar qaata . 💥Faiido Guud 🍃sababta ay suurada kusoo degtay ayaa aheyd saxaabi ladhaho Aws binu saamit xaakiiska oo khawla bintu thaclaba la odhan jiray ayuu eraygan iska xaaraan timayta u isticmaalay markaasbay rasuulka utimid oo Tidhi nebi allaw waxaan doonayaa sidaan ninkan isugu noqon lahayn nebigu marka muu hayn qaab ay isugu noqdaan marakasbuu ku yidhi waxba mahayo markaasbay intay fadhiisatay tidhi: Da daydi waan dhameeyay caruur badan baan udhalay haday caruurtu raacan way lumin haday aniga isoo raacaana wey gaajoon illahaybana arinkayga usheegtay markaasbaaa illahay nebigiisa u waxyooday oo xunkan keenay waa : 1.inuu adoon xoreeya lab iyo dhedig kuu doono ha haado haduu waayo. 2.labo bilood oo xidhiidhsanbuu soomayaa haduu awoodi waayo. 3.lixdan miskiin ayuu Quudinayaa .mar keliyaana ayuu siinayaa hadii raashin qalalan siineysana nuskiila mid walba la siinayaa. Illaa uu kafaardaa sameeyo xaasku xalaal unoqon mayso. ‼️iska xaaraantimaytu nooc furiinaabay ahayd intaanu soo degin sidan hada shareecada lay sufuro. 💥Faaiidooyin Ayadaha laga Qaadanayo: 1.Haduu iska xaaraantimeeyo xaaskiisa furniina raaciyo kafaaro lagama rabo, iska xaarantimayntuna waa denbi. 2.Albaabada adoomuhu markey iskakaa xidhaan hadaad xaga alle ucararto farajka albaabkiisa kuu furayaa dhibtana wuu kaa dulqaadayaa raali ahaanshihiisana waad helaysaa. 3.ilaahey meel aan kaga qarsoomi karnaa ma jirto qawlka iyo ficilka Adoonka illaahay kama qarsoona. 4.Sharafka ay leeyihiin dumarku quraana kusoo degay qaarkood. 5.Dooda qof walba waa loo ogolyahay inuu hadalkiisa dhiibto islaamkuna dadka ma cabudhiyo ayadoo hadalka xuduuda sharcigaa la ilaalinayo aan laga baxeyn. 6.Sharaf weynbuu quraanku siiyey hooyada. 7. Illaahay naxariistiisa waxa ka midaa markey adoomuhu denbi galaan inuu kafaaro gud siiyey kafaaro gudkaasina wacyigelin iyo Edbin ba wuu noqdaa. 8.Kelmada يعودون labo mico ayey culimadu usheegeen: 🍃waa haysashada uu xaaska heysanayo aanu furniin raacineyn.mad habka shaafi iyo qaar kale ayaa sidaa qaba. 🍃Galmadeedi ayuu dooney . 9.Qofku caqligiisa haduu kala hor yimaado sharciga illaahey wuu ku gaaloobayaa. 10. Kelmada يحادون waxa lagu macneeyaa: 🍃khilaafka 🍃illhay iyo rasuulkiisa qofka la dagaalama. 11.Shariicada alle waxay dhiiri gelineysaa in dadka la xoreeya si illaahey adoomo loogu wada noqdo . 12.calaamadaha fudeydka shareecada waxa ka midaa hadii culeys qofka ku yimaado waa laga fudeydiyaa. 13.xikmada kafaaro gudka ku jirtaa waa qofka iimaankiisa lagu tijaabinayaa oo ka iimaankiisa daciifyahay kafaaradan wuu iska dhaafayaa . 14.Sharciga illaahey oo aad ku dhaqmi weydo illaaheyna ka Amar qaadan weydo illaahay iyo Rasuulkiisaad la dagaalameysaa. 15.qofka sharciga fulinayaa waa qof Aakhiro xisaabteeda ka baqaya. 16.Qawaaniintu quluubta lama hadlaan oo jidhkey la hadlaan sharciga alle se qalbiguu la hadlaa. 17.Aadaabta oo ah sida illaahy looga edebsanayo iyo nebiga iyo umada . 18.Aayadaha safxada 2aad 🍃 waxay kusoo degeen niman yuhuuda oo marka lasoo booqdo afka isasaari jiray oo ay faqi jireen nebiguna wuu ooga digay marki dabana aaydaha kusoo degay. Iyaga iyo umamada muslimiintaaba waa loo diiday in lafaqo oo afka laaysasaaro markaa dadka ladhexjoogo. 🍃Koox yuhuudaa ayaa nebiga uyimad isagoo guriga caaisha jooga markaasbay ku yidahahdeen :Geeri du shaada ha ahaato . Markaasay caaisha tidhi:Geeri dushiina ha Ahaato allena ha idin nacdalo , markaasu nebigu caaisha lahadlay oo yidhi illahay ma jecla hadalka xun iyo is xumaynta toona maxaad saa uugu weerartay .nebiguna intii aya yidhaahdeenbuu ku celiyay. 19.Gaal haduu ku salaamo وعليكم ayaad uugu jawaabeysaa. 20.culimadu waxay ku sheegeen in lafaqo: 🍃karaaho 🍃mubaax. 🍃Xaaraam. Waxay ku xidhantahey waxa lagu faqayo wuxuu yahay. 21.illaahay waxba kama Qarsoomaan illaahay sida makhluuqa ha uula dhaqmina. 22.illaahey wuu ukaadiyaa kuwa kibra lkn ma daayo. 23.faqa waxa xun lays kula faqayo lama ogola waa xaaraam lkn waxa wanaagsan waa leyskula faqi karaa. 24.Adaabta faqa waxaa kamidaa: 🍃inay dadku isha alle is ka eegaan intay isha dadka iska Eegayaan. 🍃waxay dadku is yidhaahdaan Aakhiro waa lasoo bandhigayaa. 🍃fadhiga Gaarka ah waa inaaney dhibi ku jirin . 🍃Dadku hadey 3 qof yihiin inaaney 2 Gaar u faqin waayo taasi way murug gelinaysaa. sidoo kale culimadu waxay dheheen waa inaaney luuqad kale ku hadlin . 🍃waxa lagu faqayaa waa in cidhibtiisa laamahadinayo inuu yahay aan la eedeyn. 25.Dareenka qofka ayuu sharcigu ilaaliyaa. 26.faqa yahuuda iyo dadka caasigaa ay sameenayaan shaydaan ayuu ka yimaada si ay dadka wanaagsan u murug geliyaan. 27.Sababta ay kusoo degdegtay aayada uugu danbaysa safxada 2aad waa nebiga waxa uyimi qolo ahlu sharafaa oo ahlu bederkii ahaa inbay iska taagnaayeen nebiguna wuxuu jeclaystay in meel loo baneeyo intaan loo banayn ayaa nebigu asxaabtii da da yarayd qaar tilmaamay oo yidhi ubaneeya illahayna arinkaasa ayuu rasuulka ku ayiday si aan muanafiqiinta uuga dabo qaadan. 28.Dadka iimaankooda iyo Aqoontooda diineed sareyso oo ku camal falaya dadka wey ka ma sareeyaan. 29.labada aayadood ee safxada 3aad midna xukunkeedi waa la bedelay mid iyadaa bedeshay xukunka hore : ‼️Nebiga dad badan ayaa suaalo iska weydiin jirey markaa illahey ayaa amrey cidii nebiga suaal uugu imaaneysa iney sadaqo bixiyaan ( nebigu sadaqada iyo zakada midna maqaadan jirin masaakiintuu siin jirey) kuwii aan waxba haysan iyo kuwii awalba qalbigoodu xanuunsanyaa wey iska joogeen markaa illahey aayada xukunkeedi wuu bedeley . ‼️Culimadu waxay yidhaahdeen: aayadaa intaan lagu camal falin ayaa la bedeley cali binu abii daalib oo keliyaa ku camal faley. 30:Adaabta Goobaha lafadhiyo: 🍃Meesha la fadhiisanayo in la doorto,nebigu wuxuu diidey in wadooyinka lafadhiisto. 🍃labo qof oo meel wada fadhiya hakala kaxeyn iyagoo kuu ogolaada mooyee. 🍃In dadka meel fadhiya fadhigooda loo tix geliyo aanad odhan iiga kac. 🍃Qofka weyn in la ixtiraamo kayarna lasoo dhaweeyo. 🍃in markaad dadka fadhiya usoo gelayso aad salaamto fasaxna weydiisato. 🍃fadhiiso meesha uugu danbeysa dadka sidey usoo kala horeeyeen ayay ukala xaq leeyihiin. 🍃in laysu waasiciyo. 🍃Inaad ilaaliso : isha /Dhegta/Carabka. 🍃In lays dhegeysto . 🍃Inaan Qosolka la badin inaan dadkana ladacaayadeen oo lagu dheeldheelin. 🍃inaan la buuqin. 🍃meesha la fadhiyo inaanad dadka dhexdooda seexan. 🍃waqtiga inaan ladayicin. 🍃meesha hadii shir lagu hayo inaad ka fogaato. 🍃inaan sirta meesha la fashilin hadaney aheyn shar laga digayo. 🍃inaanad meel qayb jirka hadh helayo qaybna uu qorax helayo aanad fadhiisan. 🍃Inaad markaad lulooto iskaga tagto. 🍃Dikriga illahay in la ogaado . Wacdina halagu bilaabo hana lagu soo xidho nebigana halagu saliyo. 🍃Dadka ahlu fadliga ah ha laga faaiideysto. 🍃inaan loo kicin qofka soogaley aaney noqon wax caado ah. 🍃waa inaan la ilaawin ducada denbigii majliska ka dhacey سبحانك اللهم وبحمدك اشهد ان لا اله إلا الله استغفرك وأتوب إليك. 31: munaafaqiintu waxay soo baxeen xiligii uu islaamku madiina ku xoogaystay. 32.Qofku haduu ku dhaarto shay uu moodayo inuu sidaa yahey is moodsiiskaa ayaa loogu cudur daarayaa. 33: inaad illahey jeceshahay waxay keeneysaa inaad dadka illahay jecelyahay aad jeclaato dadka illahay nacay inaad nacdo. 34.Dad waxa uugu nacasaysan ka asagoo muslimaa raaca gaal oo muslimka udabo jeediya. 35.camalada qalbigu waa camalada uugu waawayn. 36 .Beenta munaafaqa aduunka wuu ku baxsada lkn Aakhiro kuma baxsado. 37.Qofku beenbuu sheegaa markaasu caadaystaa . 38.Qofka markaad diido Alle shaydaanbaa kula saaxiiba. 39.Qofka cisi qof kale ka raadiya illaahayba duleeya.
@suhaybhuud1378
@suhaybhuud1378 2 года назад
Manshallh tabarakallh Allah hakaa jasaai siiyo ajar aanad Malaysan karin maalinka qiyaamaha wlloh
@maxamedismaaciil3627
@maxamedismaaciil3627 2 месяца назад
Alle haka abaal mariyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@flowerofhope189
@flowerofhope189 3 года назад
جزاك الله خير
@hw17192
@hw17192 3 года назад
ما شاء الله
@faaeem4805
@faaeem4805 3 года назад
Ilaahay awoodiina, Laa xawla walaal quwatta ilaa bilaah
@aminaali5806
@aminaali5806 2 года назад
Masha allaha
@abdelghaniahmed8704
@abdelghaniahmed8704 3 года назад
Mansha allah
@hawanur6454
@hawanur6454 3 года назад
Amiiin amiiiim
@hawanur6454
@hawanur6454 3 года назад
Mansh aallah shekh
@zumayahussein5367
@zumayahussein5367 3 года назад
Jasaaka allah khayr
@faadumomaxamed7689
@faadumomaxamed7689 3 года назад
Asc. Jazaaka llaah kheyran kasiiran
@abdikaadir6896
@abdikaadir6896 3 года назад
mashaa alaah
@zaynabshire783
@zaynabshire783 3 года назад
Masha Allah.
@aanoleosman3157
@aanoleosman3157 19 дней назад
❤❤❤
@faaeem4805
@faaeem4805 3 года назад
Alaylehe waa loo niqaabay
@macalincabdifataxonlinequr9753
@macalincabdifataxonlinequr9753 3 года назад
Mansh allaah shekhunaa jasakalahu khyr alle hakaa abaal mariyo khayrkaa iyo wanaagaa aad nagu aqrinayso markasta
@sadia2947
@sadia2947 Год назад
23:00 ayaada labaad ayuu ka bilaabay
@Ss53426
@Ss53426 2 года назад
💥Waxyaabaha Guud ee suurada الحشر ka Hadleyso iyo faaiidooyinka laga Qaadanayo: 🍃waxay soo degista ku xigtay suurada البينة 🍃suuradan magaca kale ay leedahay waa: سورة بني نضير . 🍃Qisada reer banii Nadiir: yuhuuda madiina degan markuu nebiga yimi madiina wuxuu arkay ayagoo maalkii madiina gacanta ku haya dhufaysyana ay qoteen madaama uu nebigu cadaw kale soo weerarayay wuxuu isku dayay kuwan sharkooda inuu iska busteeyo heshiisbuu la qortay ahaa: 🍃In madiina lawada difaaco 🍃magaha lawada bixiyo 🍃Inaan dhib laysu geysan. heshiiska waxa uugu hor jebiyay qolada banu Qaynuqaac sanadkii 2aad ,banu nadiirna sanadkii 3aad Aakhirkeedi ama sanadkii 4aad bilowgiisi ayey balankii jabiyeen,banu Qurayda waxay lasafteen sanadkii 5aad gaaladii nebiga kusoo duuley . 💥Faaiidooyinka suurada: 1.firdhinta hore ee suurada lagu sheegay waxay ina tusaysaa in firdhin kale jirayso . 2.sida ay ukharaabinayeen guryahooda waxa weye : markii la amray in ay qaataan inta awr qaadi karo ayay yidhaahdeen inta aan ka tegayno yaan muxamad iyo saaxiibadii inooga aayinee kharaabiya . 3.kelmada جلاء iyo kelmada الحشر wey isku macno dhawyihiin oo waa bixid lkn kelmada جلاء wuxuu dheeryahay labo macno : 🍃In dad iyo duunyaba is raacayaan. 🍃Aakhirana cadaab ayaa kaga horeeya. 4.Xoolaha gaalada laga helo xili dagaalka labaa loo qaybiyaa: 🍃haday dagaal intay isla galeen laga soo qaatay kaas غنيمة aya la yidhaahdaa. 🍃Hadii heshiis aan xabadi ka dhicin laga soo reebo الفيء aya la yidhaahdaa. ‼️Waxa loo qaybinaya الغنيمة sidan: _5 meelood ayaa laga dhigayaa 4 meeloo oo 80% udhiganta Raga dagaalamey ayaa qaybsada. _ 20 soo hadheyna waxaa loo qaybigaa 5 meelood . ‼️waxa lagu bixiyaa الفيء meelahay aayada 7aad sheegayso. 5.waxa loo gu magacaabay الفيء wax muslimka ka maqanbuu ahaa gaalku inuu nicmada illaahay hayo maba istaahilo wax uu qalad ama tuugnimo ku haystuu ahaa dadkii ehelka u ahaa ayey usoo noqotay nicmadani . 6.Illaahay dadka ka talo qaata wuu ciseeya kuwa kibrana hoosbuu udhigaa. 7.waxa farqi udhaxeeyaa qofka talo saarta illahay arimaha gacanta ku hayay iyo qofka awoodiisa iyo sababihiisa talo saarta . 8.colaaalka illaahay way Tiro badan yihiin . 9.Suuradu waxay inoo sheegaysaa in duruus laga qaadanayo dagaalkaa iyo kuwa la midkaa waxaana kamidaa : 🍃isbadaladuu illahay sameeyay layaabka badan ay leeyihiin. 🍃Guushu way dhawdahay hadaan dariiqeeda marno. 🍃Halaagu wuuxuu usugnaanaya qof kastoo diinta is hor taaga. 10.waxay aayaduhu inoo sheegayaan in balan jebinta laga fogaado . 11.shirqoolku qofka sameeyay ayuu ku ururaa. 12.Gaalada in la jajabin karo guryahooda beerahooda ,mar haday baahi dagaal timaado. 13.Nebigeena waxaa xalaal u ahaa غنيمةiyo الفيء.qaraabada rasuulkana waa lasiin jiray بني هاشم iyo بني مطلب kuwooda muslimkaa. 14.kelmada فضل waxay noqonkartaa Diin iyo aduunyo lkn suuradan فضل liga lagu sheegay waa ka diinta. 15.Nidaamka islaamka waa ka uugu weyn wuxuu utaaganyahay: 🍃qofka daciifkaa laxoojiyo . 🍃ka tabaaleysana la taakuleeyo. 16.islaamka labo qaacidoo weynbuu ku taaganyahay: 🍃midna waa dhaqaalaha oo waa inuu maalku dadka wada gaadho. 🍃midna waa Dastuuri waa waxkasoo nebigu la yimid in laraaco waxkastoo inoo diideyna inaan ka tagno. 17.qofka iimaankiisu Run yahay waa ka uuga taga macaanka aduunyadu leedahay si uu uhirgeliyo diinta 18.saxaabada wuxuu illahay ku Amaaney ka gaadheen daraja walltinimada ta uugu sareysa. Derajada walaaltinimadu waa 3: 🍃waa inaad naftaada ka qaado waxaad ubaahantahay oo walaalkaa siisoالإيثار 🍃Sinaanالمساوات: 🍃inaan naxli iyo naceyb shiyo laabta laysugu hayn سلامة الصدر 19.markaad cid uducaynayso naftaada ka bilow . 20.kalmada يعلم iyo kelmadaيشهد waxa xeel dheer يشهد. 21.muminiintu waa dad jecel Aduun iyo Aakhiraba inay guulaystaan si wada jiraa. 22.Haday ina dhaaftay fursada inaan ka mid noqono saxabadii Rasuulka yaysan ina dhaafin inaan laabxaadhnaano oo muminiinta jecelnahay oo u uducaynaynaa. 23.Dadka meesha ku haboon in ladhigo caqliga iyo sharciguba way ogol yihiin. 24.Cudurada qalbiga baabiiya iimaankana daciifiya waxa ka midaa: 🍃Nacaybka 🍃Xaasidnimada.
@Ss53426
@Ss53426 2 года назад
Tafsiirka sh.Dirir: 25.Gaalka gaalnimada qarsaday iyo ka muujistay waa tol hakala dhaweysan. 26.Dadka mu miniintaa ayuu illahay u bishaaraynayaa balanka ay munaafiqiinta iyo yuhuudu isu qaadeen way ka bixi doonaan . 27.Munaafaqu wuxuu ka cabsada dadkana ku cabsi geliyaa dadka muminku wuxuu dadka ku cabsi geliyaa illaahay. 28. Qofku hadaanu ku qanacsaneen wuxuu ku dhimanayo cabsida ku badan iyo fulaynimada. 29. Aayadan كَمَثَلِ الَّذِينَ مِن قَبْلِهِمْ قَرِيبًا ذَاقُوا وَبَالَ أَمْرِهِمْ وَلَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ Kuwa iyaga dhawaan ka horeeyay labo qolaa lagu fasiray : 🍃Baynu qaynu qaac . 🍃waxa kaloo lagu fasiray mushrikiintii carbeed ee Badar lagu laayay. 30.Shaydaan iyo gaal iyo munaafaq cid raacda meel xunbay dhigayaan. 31.waxkastoo imaanayaa waa Berri. 32.Qiyaamahaagu waa marka naftaada laguugu yimaado. 33.Qofka faasiqaaa waa qof illaahey ilaawey. 34.Caqli wanaagsani wuxuu farayaa in dadku ku ururaan wanaaga. 35.Gaal meel walba wuu ku kala tagsanyahay lkn marka islaamka iyo ehelkiisa lala dagaalamayo ayuu mideysan yahay .Qataada ayaa sidaa yidhi.🌼 36.Dadku iyagoo jidhkoodi wada joogo hadana quluubtoodi kala maqan yihiin waa halka dulli nimadu ka bilaabanto,in qalbigoodu midoobo ayaa han weynaan isugu imaanaya waa sababaha lagu guuleysto. 37.Yuhuudi hore wixii aysameeyeen ayaa lagu abaalmariyey,yuhuuda iminkana waxay sameenayaan waxa ku dhici doona wixii kuwii hore ku dhacey. 38.Dhacdooyinka dhaw xaga wacdiga dadka wey usii xeeldheeryihiin marka kuwii hore loo eego wuuna kasaameyn badanyahay 39.Alaabta shaydaanka waxa uugu weyn Gaalnimada. ‼️Culimadu waxay dheheen haduu gaalnimada ku kari waayo ,dunuubta waaweyn sida :zinada ayuu farayaa haduu taa ku kari waayana wuxuu kala dadaalayaa inuu camalada sunahaa badsado haduu taa ku kari waayana wixii fadliga badan ayuu ka riixayaa haduu intaa ku kari waayana dadku kusoo dirayaa kuwa dad uugu xiga jaarka ... marnaba kama hadhayo. 🌸Marka Adiguna markaad dadka ubaaqayso halka uugu weyn ka bilow oo ah inaad illahay dadka ku xidho. 40.Taqwadu inay tahay saheyda ugu weyn . 41.Inaad eegto camaladaada wixii wanaagsan uu Alle ku waafajiyey inaad umahadnaqdo wixii xuna inaad ka toobad keento hadaad is qanciso waa musiibo. 42.waxaad sameysuu illaahey kugu Abaal marin doonaa. 43.ilawshiiyaha ugu weyni waa Adoonku inuu illaahey ilaawo abaalmarintu waxay noqoneysaa inuu illaahey ku ilawsiiyo waxaa ku danaa. 44. Qofka haday ucadaato cidhib danbaydiisa wanaagsanaato wixii dhib soomaray wuu ilaawayaa. 45.Aduunka lagu bartaa sidaad udooran laheed kuwa guuleystay inaad ka mid noqoto. 46.Cabsida illahey Quraankaa laga kasbadaa. 47.waxa uu illaahey kuu sheegay waa inaad caqligaaga la kaashataa oo tidhaahdaa waa sax illaahay sidaa uu ifaray. 48.illaahay waxa ku baraya: 🍃Quraanka 🍃magacyadiisa iyo sifooyinkiisa. ‼️Aqoonta uugu weyn waa inaad Barato. 49: magaca الله wuxuu calam ku yahay illaaha jiraya aan marnaba lawaayeen . Ilaaha xaqaa oo lacaabudaa ma jiro aan illaahey aheyn. 🍃Culimada Qaar waxay dhaheen الله waa magaca uugu weyn ee illahay marka lagu baryo uu markiiba dadka ka aqbalo waxay ku baryeen. 50. Shayga inaad ogaato iyo inaanad ogaan waxa Asalaa inaanad ogaan Adoomaha intaaneyn ogoyn ayaa ka badan intay ogyihiin. 51.labadan magac : 🍃magacaالرحمن : illaahey naxariistiisa waa mid caama oo gaal iyo muslimba gaadheysa,waana illaaha bixiya nicmooyinka waaweyn ee aan Arkeyno. 🍃magaca الرحيم: illahay unaxariista Awliyadiisa Aakhiro. Waana illaaha bixiya nicmooyinka yaryar ee isheena ka Qarsoon. 52.magaca الملك waxa kasii xeel dheer المالك malika xaqiiqigaa waa illaahy adoomuhu la haanshiyaha wey iska sheegtaan. 53.kelmada قادوس waxaa luuqada carabta layidhaahdaa: koobka biyaha ladaro uskagba qaban maayo illaahyna waaقدوس ceebiba kuma timaado. 54.magaca السلام waxay isku macno yihiin القدوس ama waa illaaha adoomihiisa janada ku salaama ,Adoomihiisa ayuu dulmi ka badbaadiyaa,Adoomihiisu cadaab inuu geliyo ka badbaadiyaa. 55.magaca المؤمن Rabi Awliyadiisa balantuu uqaaday ayuu ufuliyaaa,ama waa ka amni siiya Adoomaha. 56.magaca المهيمن waa ilaaliye ama waa inuu illaahey dacal walba kaa marey aanad ka baxsan karin. 57.magaca العزيز waa Allaha Awooda badan,alle wuu wanaagsan yahay ama waa illaaha qalibkaa aaney cidiba ka Awooda badneyn. 58.magaca الجبار waa allaha adhaxda ka jebiya adoomaha kibra,ama waa kabe adoomaha daciifkaaa. 59.magaca المتكبر waa allaha is weyneeya illahay inuu is weyneeyo ceeb kuma aha lkn adoomihiisuu is barayaa inuu xaq uleeyahay weynaanta, lkn inaad adigu is kibridaa ceebay kugu tahay waayo kibirka malihid . ‼️(weynaanta iyo kibirku waa go ayga iyo guntigayga cida igula doodaa waan cadaabin)Xadiith.🌼 60.waxkasoo la barbardhigo illahaay aan lahayn tilmaamaha uu isku sheegay illaahay wuu ka hufan yahay. 61.magaca الخالق waa illaaha qadara inuu wax abuuro . Magacaالبارئ isna waa wuxuu alle Qadaray ma baaqdo. Magaca المصور wuxuu Abuurey wuu nashqadeeyay siduu u abuureyna ayuu ku imaanayaa. ‼️ magacyadan 3 da ah waa Abuur lkn waxay ku kala duwan yihiin الخالق waxbuu abuurey wuuna qadaray,البارئ wuu bilaabey manuuna baaqan wuxuu qorsheeyay,المصورsidii uu uugu talo galey ayuu usawirey. 62. Magacyada illahay ee 99 ka ah sida laysu dabo dhigayo ee loo taxayo xadiith kuma soo aroorin lkn illaahay inuu 99 magac leeyahay xadiith baa kusoo arooray . 🍃Magacda illahey ee quraanka iyo xadiithyada saxdaa ku sugan waxa loo tix gelinayaa iney magacyo alle yihiin. 🍃Magacyada illaahey 99 kaa magac kuma koobna sida rasuulka inoogu sheegay xadiithkan. اللهمّ إني أسألُك بكلِّ اسمٍ هو لك سميتَ به نفسَك أو أنزلتَه في كتابِك أو علمته أحدًا من خلقِك أو استأثرت به في علمِ الغيبِ عندك ، أن تجعلَ القرآنَ العظيمَ ربيعَ قلبي ونورَ صدري وجلاءَ حزني وذهابَ همّي وغمّي.🌼 63.qofka muminkaa iyo gaalka labo wado oo kala duwan ayay hayaan : 🍃muminka wadaduu hayaa illahey raali ahaanshihiisa iyo janada ayey gaadhsiineysaa. 🍃Gaalka wadaduu hayaana illahay cadhadiisa iyo naar ayey gaadhsiineysaa . 64.ilaahay hadaanuu gaal iyo mumin aanu simin aynakuna inaan sino maaha. 65.Buuraha waxay ka dabacsanaan badanyihiin Qalbigeena ,illaahay na wuxuu inagu dhiirinayaa inaan aynakuna dabacsanaano . 🌸(Illahaybaan ku dhaartee qofka quraanka si dhabaa u rumeeya qalbigiisa sida uu buuraha usaameynayuu usaamenayaa)maalik binu diinaar. 🌸(Qalbigeenu haduu nadiif noqonlahaa quraanka illaahay kamaan dheregneen) cuthmaan binu cafaan. 66.wax illaahay ku bara waxa uugu weyn kan illaahey xagiisa ka yimi waana quraanka . 67.magacyada illaahey markaan barano qalbigeena mug weyn ayey ku yeelaneysaa. Waa inaan ku dedaalno: 🍃inaan xifdino. 🍃inaan macnahooda dhadhamino. 🍃illaahayna ku barino. 🍃waxay magacyada illaahey xanbaarsantahayna inaan u hogaansano. 68.qofka muminkaa si uu raaxo uhelo wuxuu kulminayaa: 🍃Cabsi 🍃Rajo. 🌼Magacyada illaahay qaarkood awooda illahay bay inoo sheegayaan qaarna naxariistiisa qofka mu minka ahnaa labadaa ayuu udhaxeeyaa illaahey wuu ka cabsanayaa wuuna rajeynayaa. 69.waa inaan aamina in illaahay keligii leeyahay mulkiga samada iyo dhulka iyo wixii ku dhexnool sida aan u aaminsanahy iney ummaddu yeelato cid laga Amar qaato oo hogaamisa ,caalamkan hadii illahay keligii mulkiga loo qiri waayo caalamka wuu fasahaadayaa. 🌸magacaالسلام magacyada illahay ayuu ka mid yahay dhulkaanu idiin keenay ee sidaad nabadgelyadiisa uheshaan salaamta dhexdiina ku baahiya)ibnu mascuud. 70.maanta ayaan fursad haysanaa Aan ka faaiideysano si aan uhelo masiirka wanaagsan.
@yaasiinhaashim878
@yaasiinhaashim878 Год назад
Mhdsanid
@ugbadomer3692
@ugbadomer3692 7 месяцев назад
Mnshallh
Далее
Tafsiirka Darsiga 278aad XASHRI 10 ilaa...
1:01:30
Просмотров 18 тыс.
Tafsiirka Darsiga 278aad XASHRI 10 ilaa...
1:02:18
Просмотров 18 тыс.
Tafsiirka Darsiga 281aad AL-JUMUCAH 01 ilaa...
1:05:30
Просмотров 36 тыс.
Sheekh Mustafe Siirada Nabiga (ﷺ) | Qaybtii 2aad
3:29:56
Tafsiirka Darsiga 279aad MUMTAXINAH 01 ilaa...
1:02:30
Просмотров 29 тыс.
Tafsiirka Darsiga 159aad MARYAM 51 ilaa...
59:10
Просмотров 29 тыс.
Tafsiirka Darsiga 262aad FATXI 29 ilaa...
1:05:40
Просмотров 24 тыс.
Tafsiirka Darsiga 298aad INFIDAAR 01 ilaa...
58:46
Просмотров 46 тыс.
Tafsiirka Darsiga 140aad Naxli 35 ilaa...
1:05:20
Просмотров 18 тыс.