Тёмный

TAHRIBKI DHERA KING CK WADA GALNAY TOL LA`ANTI UXIRNA 1 SANO 

Подписаться
Просмотров 389 тыс.
% 18 841

#Subscribe #Like #Share

Развлечения

Опубликовано:

 

19 апр 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 849   
@Fh-qp3yb
@Fh-qp3yb 5 месяцев назад
This guy is a very good story teller Masha Allah! I was glued to the screen the whole time. Can’t wait for the next part
@Dhaxdhigtee
@Dhaxdhigtee 5 месяцев назад
Luqa igasoqabo 😅
@ghurabathestrangers4415
@ghurabathestrangers4415 5 месяцев назад
And he is saying the truth coz i know him very well
@AishaAhmed-gq7bh
@AishaAhmed-gq7bh 5 месяцев назад
@@ghurabathestrangers4415 he’s my cousin do you have any so I can reach him Thanks
@Fh-qp3yb
@Fh-qp3yb 5 месяцев назад
@@ghurabathestrangers4415 nice
@neverlookback1244
@neverlookback1244 5 месяцев назад
First time I’ve watched an hour long video
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 5 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😩
@Dhaxdhigtee
@Dhaxdhigtee 5 месяцев назад
Diloo melkasta majogta 🙄
@aminamahamed2707
@aminamahamed2707 5 месяцев назад
😊0pppppp😊p😊⁰ppp😊😊p😊ppp😊😊😊😊😊😊😊⁹0😊😊⁰p😊😊😊o0⁹⁰⁰o9😊p😊p😊p😊😊😊⁰😊😊😊😊0😊😊⁰😊⁰⁰😊⁰😊​@@Dhaxdhigtee
@ubaxhusein5407
@ubaxhusein5407 5 месяцев назад
Sallalhu calayhi wasalim 😘 ♥
@munasaidchannel5767
@munasaidchannel5767 5 месяцев назад
ALLAHUMA SALI CALA SAYDINA MUXAMAD SALALAHU CALEYHI WA SALAAM ♥️
@Bashiradanbarre2024
@Bashiradanbarre2024 5 месяцев назад
Scw w w w
@Planedude188
@Planedude188 5 месяцев назад
Travel insurance is medical insurance just incase you become sick you can go any hospital abroad and the bill will be sent to the company you bought the travel insurance from.
@Samsamabdijama-k6m
@Samsamabdijama-k6m 5 месяцев назад
U right ✅️
@question.8183
@question.8183 5 месяцев назад
Thanks 😊
@mohamednorafrah9813
@mohamednorafrah9813 5 месяцев назад
Is not just only medical but also all insurances like robbery thefts and kidnapping
@nuurcool
@nuurcool 5 месяцев назад
Inta ila jecla nabiga Aynu ku wada salino scw scw scw scw scw ❤❤
@nasrohusseinbare8499
@nasrohusseinbare8499 5 месяцев назад
Scw scw scw ❤
@aminasalad9205
@aminasalad9205 5 месяцев назад
Scw scw scw scw scw
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 5 месяцев назад
​@@aminasalad9205scw
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 5 месяцев назад
Csw
@Mohamed-amin_chanel
@Mohamed-amin_chanel 5 месяцев назад
Scw scw scw scw scw
@SamiaabdiSaamiyacabdi
@SamiaabdiSaamiyacabdi 5 месяцев назад
Walaalahey iiso duceya in ilhy faraj qeyr qaba oo dag dag ah ii furo ani iyo dhamanteen
@KoojkaBulshada
@KoojkaBulshada 5 месяцев назад
Aamiin inshllh wax walbo khayara allaha ku waafajiyo
@SamiaabdiSaamiyacabdi
@SamiaabdiSaamiyacabdi 5 месяцев назад
@@KoojkaBulshada aamiin wll thnks
@AlbaCade-u6y
@AlbaCade-u6y 5 месяцев назад
Amiin
@nimcaodiyow1596
@nimcaodiyow1596 5 месяцев назад
Saliga nabiga aqriso biidnillahi kareem Farah dagdag ah waad heleysaa
@SamiaabdiSaamiyacabdi
@SamiaabdiSaamiyacabdi 5 месяцев назад
@@nimcaodiyow1596 insha allh wll
@Last_King2023
@Last_King2023 5 месяцев назад
Asc 15:19 Travel insurance provides financial protection if you face certain problems when you’re travelling or on holiday. It covers a range of possibilities, from lost luggage to the cost of medical care if you become ill or have an accident, mashallah I'm enjoying the story keep continue
@Rayaan277
@Rayaan277 5 месяцев назад
Kusali nabigeena muhammad scw❤❤❤
@HamezhusseinHamza
@HamezhusseinHamza 5 месяцев назад
scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤
@cawaalecawaale3916
@cawaalecawaale3916 4 месяца назад
SALALAAHU CALAYHI WASALAM ❣
@abdilahiyusuf5779
@abdilahiyusuf5779 5 месяцев назад
War Ninku Sheeko Wacanaa waanba ku Gam,ay saan u dhagaysanayay
@mariamabdi5932
@mariamabdi5932 5 месяцев назад
I’m learning the capital cities names, borders and many cities, hotels , some of portuguese words like (alandara ) from this guy, and at the same time I’m watching a podcast 😅😅😅 wow , good storytelling.
@farhanjimale7118
@farhanjimale7118 5 месяцев назад
😂😂😂 keep in mind the journey would not be easier as this guy is telling you,,, endangering your life by going through the jungle between Panama and Columbia
@mariamabdi5932
@mariamabdi5932 5 месяцев назад
@@farhanjimale7118yes I see it’s not easy n requiring much effort.
@fadumoali8301
@fadumoali8301 5 месяцев назад
Casimada peru lima
@farhanjimale7118
@farhanjimale7118 5 месяцев назад
@@mariamabdi5932 I had been there back 8 yrs ago, the most difficult part was the border between Ecuador and Colombia!!! Dangerous gangs operate there, Darien jungle would be still waiting you lolz….
@bale_ahmed
@bale_ahmed 5 месяцев назад
😂😂😂
@duniyakordahab
@duniyakordahab 5 месяцев назад
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw
@qadarabdullahi5165
@qadarabdullahi5165 4 месяца назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@abdirahmanmahamed8966
@abdirahmanmahamed8966 5 месяцев назад
War ninkaa waa yarkii culusow codka la saari jiray iskudeys war waaa legend xariifkaaan
@aweisabdikarimshire2732
@aweisabdikarimshire2732 5 месяцев назад
❤❤ it's interesting story 🎉
@mjofficial820
@mjofficial820 5 месяцев назад
Wad heysa taliye 🤜
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 месяцев назад
M. A War nio dhagahada caadi mahan😂
@istahilisse
@istahilisse 5 месяцев назад
Hhh
@elmimohamedelmi
@elmimohamedelmi 5 месяцев назад
Dahir Culusow
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 5 месяцев назад
experience is the best teacher😎
@diyeshkapoi-vw6pu
@diyeshkapoi-vw6pu 5 месяцев назад
Rundwan isaaq wan ku salamy zxb marka waxan kaga ma hadcilinayaa sida quruxda badan aad nolosocodseeso barnamijada ugu dambeeyay waxn ku leeyahay shaqda allaha ha ku fududeeyo zxb qalbi wangsan
@apdifatahbashash3386
@apdifatahbashash3386 5 месяцев назад
Mashallh yarkaan waa legend codkar ah guuleyso sxb
@queenasmaa2921
@queenasmaa2921 5 месяцев назад
Ayy ninkan isagba miisaanka culus ah I liked how to tell the story 🥰
@abdikarimaliabdullahi
@abdikarimaliabdullahi 5 месяцев назад
Walaalahey isoo duceey ninkaan safarka uu soo maray Hda aniga ayaa mari rabo oo biloow ii yahy usbuucan dhexdiisa safarkeyga bilabanayaa isoo duceeya wllkey iyo wlshey 😢😮❤😊😢
@mohakingtube5938
@mohakingtube5938 5 месяцев назад
Sxp adi ani isku mid nahy wa mari rba isbucan ee iso qor number whtasapkada sa uwada hadalno
@maryamaadam8271
@maryamaadam8271 5 месяцев назад
Labadiinaba wllo alle haydiin dhibyareeyo wax idin dhiba alle idinma tuso
@pleasureyourmind8351
@pleasureyourmind8351 5 месяцев назад
​@@mohakingtube5938 sxb number kaaga iisoo dir
@mohakingtube5938
@mohakingtube5938 5 месяцев назад
@@maryamaadam8271 aamin abyo
@xayyi3296
@xayyi3296 5 месяцев назад
Meel kale raadso sida Canada maxaa yeelay mareeykanka waa laiskasoo celinaa canadana 26 kun ayaad si nadiif ah ugu tagikartaa
@sacdiyacismaanw.a6338
@sacdiyacismaanw.a6338 5 месяцев назад
War ninkaa caadi ma ahayn ck ayaa na barey asagaaba miisanka culus ah 😂🤣🙆
@mohamedhassanmohamed1200
@mohamedhassanmohamed1200 5 месяцев назад
Sax wlhi waa in 11 dal afrika idku maray hda latin usi tahriibay
@Burco.
@Burco. 5 месяцев назад
Travel insurance is a type of insurance coverage designed to protect travelers against financial losses and unforeseen events that may occur before or during a trip. It typically provides coverage for trip cancellations, medical emergencies, lost luggage, and other unexpected expenses related to travel.
@RakiyoSaamsl
@RakiyoSaamsl 5 месяцев назад
Sheekada way igu socota wlhy waxaa ku akhrista 3000 OO istiqfaara weyna igu socota masha allah barti 2❤
@maqsudisse1946
@maqsudisse1946 5 месяцев назад
Ma xumo lkn mid ubaad ka dhacsanayd ama isticfaarta ama story ga wiilkaan why qalbiga ama niyada labbo ma ahaan.
@onelove7853
@onelove7853 5 месяцев назад
Dikriga xataa niyadaada hadeesan joogin ajir waa ka helee ​@@maqsudisse1946
@souleimanahmed5737
@souleimanahmed5737 5 месяцев назад
Nikan. Siroon. Ha. Ha laga dhigo
@aniga2652
@aniga2652 5 месяцев назад
Maasha Allah yarkaan waa akhyaar, sheekadiisa malaga caajisaayo. He is good storyteller.
@alhajiweli114
@alhajiweli114 5 месяцев назад
One of the best stories, to know languages is important
@najuuapdi8801
@najuuapdi8801 5 месяцев назад
Alxm fataxadeni way shaqeysay finally lkn legend Portuguese nafta noga qaday 😂😂
@neverlookback1244
@neverlookback1244 5 месяцев назад
Spanishka waa ficanyahay mar hada Portuguese taqaanid Spanish iyo talyaani waa fudeed
@CazaamHuusein
@CazaamHuusein 5 месяцев назад
😂😂😂
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 5 месяцев назад
Assalaamu Calaykum Warraxmatullaahi Wabarakaatuhu Ridwaan. Waa ku mahadsan tahay qisooyinka bulshadeena aad noosoo gudbiso. Fadlan, qisooyinka tahriibka soo badi. Cabdixakiin adna aadaa ugu mahadsan tahay inaa qisadaada nala qaysato waayo dhalinta hada ku talo jirto ayay wacdyi galin iyo digniin u noqonaysaa. "Hantiyay macaan waa midaan hooy lagaa oranee hooyo"
@anabosman7722
@anabosman7722 5 месяцев назад
Masha allaha keep going wallahey amazing story so part2😊
@Fartunosman-vh8zv
@Fartunosman-vh8zv 5 месяцев назад
Abyo 5 dolor makaa helaa 😢🥺😭
@Ahmedabdulkarem16
@Ahmedabdulkarem16 5 месяцев назад
Hhhhh dhuun ayaa kusaaran
@Fartunosman-vh8zv
@Fartunosman-vh8zv 5 месяцев назад
@@Ahmedabdulkarem16 maxaa ka galay adi wryaa🙄😏
@amo1958
@amo1958 5 месяцев назад
🤣🤣
@maxamedkooshin4271
@maxamedkooshin4271 5 месяцев назад
Abdi xakiin waxan isbaranay 2014 Tahriinka islu baranay Zambia 🇿🇲 iska racnay ilaa Angola 🇦🇴
@user-lajcl
@user-lajcl 5 месяцев назад
Hata matakte athi
@realforextradersomali1929
@realforextradersomali1929 5 месяцев назад
War ninku wa mujahid cadiya hadaa 😂😂😂
@baalawizubair
@baalawizubair 5 месяцев назад
Hadi hagee jogtaa pro
@shukri6142
@shukri6142 5 месяцев назад
He is a good story teller wlh Masha Allah waraysigan 1 saac balse adan dareemaynin ano ku cajisin bu iga dhamaday laso dhaqso qabta xigta
@AmalIdil-ot6gf
@AmalIdil-ot6gf 5 месяцев назад
😂😂😂ma u qarinosaa
@shukri6142
@shukri6142 5 месяцев назад
@@AmalIdil-ot6gf maya waba iga dhab
@Nuradinahmeth
@Nuradinahmeth 5 месяцев назад
ninkan abdihakiin aad ayuu ugu fican yhy qaabka sheeko ama qiso dadka loogu soo ban dhigo, i cant wait part two , please upload ASAP
@neverlookback1244
@neverlookback1244 5 месяцев назад
He's a very good storyteller one hour was like 10 minutes very interesting
@Nuradinahmeth
@Nuradinahmeth 5 месяцев назад
@@neverlookback1244 haa wlhi waa runtaa so lets see part two
@cabdullahiyare8459
@cabdullahiyare8459 5 месяцев назад
Haa wlhi❤​@@neverlookback1244
@Kaafifilms
@Kaafifilms 2 месяца назад
Yow walalkaan shekadisa caajis malaheyn, it's wonderful how he explains. 🎉
@MmdShire
@MmdShire 5 месяцев назад
Masha Allah waa legend waaye ilaaahi baaa u aqbaley oo anoga an kamid ahaaa dadkii u alright soonkii m.a guuleyso sxb❤
@abdirizaksalaama
@abdirizaksalaama 5 месяцев назад
muqalkan nairobi isli ayan ku dawanaya 2024/april/22 safar ayan nahay waxan wada socon laba wiil oo aan asxaab nahay oo la kala dhaho ismaacil iyo c/casiis inshallah ilaahay waxan ka rajayn in safarkayga nagu guuleeyo anaga iyo inta nala midka ah ba 4 : 32 AM
@aniga2652
@aniga2652 5 месяцев назад
Safar khayr leh
@abdi-ni8vn
@abdi-ni8vn 5 месяцев назад
Sxb xageed usafraysaa? Qof kale oo socdaalayay baan kugu dari lahaa ee iisoo waran?
@CabdalecabduleCabdule123
@CabdalecabduleCabdule123 5 месяцев назад
Nawu zxp wax joga somalilan aniga inan baxo raba xgeee mara zxp qlu
@CabdalecabduleCabdule123
@CabdalecabduleCabdule123 5 месяцев назад
Warka na siii zxp
@abdirizaksalaama
@abdirizaksalaama 5 месяцев назад
@@abdi-ni8vn sxb viso dalka laatinka ayan raadinayaa hadan helo waxn rabay ilaa markykn ina aado
@AskarADV
@AskarADV 5 месяцев назад
Stories like this worth watching ❤
@ABDI-MALI
@ABDI-MALI 5 месяцев назад
Travel insurance waa ceymis travel, hadii ay wax kugu dhacaan sida ticket hadii uu kaa dhomo, hadii dhaqtar u baahatid, iyo wixii lamid ah.
@luqmaan753
@luqmaan753 5 месяцев назад
Thnks ustd
@abdishakurhillowle5674
@abdishakurhillowle5674 5 месяцев назад
The first time ever i watched from this channel
@muhamedabdiqadir
@muhamedabdiqadir 5 месяцев назад
Anaa kula Mido waligay waqti kuma lumin hadana buufis baa ikeeney 😂
@abdishakurhillowle5674
@abdishakurhillowle5674 5 месяцев назад
😂😂😂😂🙏
@saacidjeyte4118
@saacidjeyte4118 5 месяцев назад
Ani xitaaa
@Abdisamed_23
@Abdisamed_23 5 месяцев назад
Calaacal iguma socdo ani lkn waxan cml wan wataaa
@axmedxidig3426
@axmedxidig3426 5 месяцев назад
Buufi igeenay ani xitaa😂😂
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 5 месяцев назад
Runtii waa sheeko xiisa badan oo cajiib ah Mahadsanid ridhwaan isaaq shaqo wacan ayaad noo heysaa
@Fartunosman-vh8zv
@Fartunosman-vh8zv 5 месяцев назад
Aboowe 5 dolor makaa helaa😢
@razaanyusuf238
@razaanyusuf238 5 месяцев назад
Wiilkaan wanaagiisa wax lasiiisto yaqey Abdihakiin 😢😢😢❤
@mohamedceero1957
@mohamedceero1957 5 месяцев назад
Meesha wiilka laga soo raacay wa ninka Brazil ee sheegtay inuu reer Chicago yhy malinta inuu diido bay ahayd is dhiibida Brazil because waxay u diiwaan geliyen inu Kenyati yhy wana halka laga raacay
@maxamuudducaale928
@maxamuudducaale928 5 месяцев назад
Travel insurance waa caamiyska haday wax ku gaadhan ama waxii laba kaa jabto
@hamdamoha8340
@hamdamoha8340 5 месяцев назад
Hadaan passport American heysan lahaa wilkan wan gursan lahaa manta wa wiil wnagsan ❤
@saalaxmaxamad4104
@saalaxmaxamad4104 5 месяцев назад
Ani iguurso ee iwad 😅😅😅😅😅
@abshircarab18
@abshircarab18 5 месяцев назад
Passport noocee heysataa
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 5 месяцев назад
Hhhhh xoog badnida wlley nin la guursanayo maskaxdas miyaaba kugu jirto😂😂
@samaaraabdullahi2811
@samaaraabdullahi2811 5 месяцев назад
😂 naa nin leyne naftada u noolow naagahan nimanka kuwaashay mxy yihin hrta
@suadaare5203
@suadaare5203 5 месяцев назад
I can’t wait for part 2 waaba dalxiis meesha videogan wan kudal bartay
@southcawareness2520
@southcawareness2520 5 месяцев назад
I like his Portuguese mashallah be blessed bro
@abdullahiibrahim3511
@abdullahiibrahim3511 5 месяцев назад
Good story teller can't wait part 2
@Abdisamed_23
@Abdisamed_23 5 месяцев назад
Qualities of a good storyteller 1.he/she should be open minded 2.should have sharp memory
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 5 месяцев назад
Soonkiiii ay ahyd dadkiii fataxada aqriyaa Ku jiraa marku ck Ka shekaynayay Alxm
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 5 месяцев назад
Sorry bro Wakhtigaa ku Saadici Wayaay Wlhi Waa Legend I can't wait part two..
@hassenabdiwahab1089
@hassenabdiwahab1089 5 месяцев назад
Wllhi Ninkan waa Legend rag xaajadina wax kayaqana
@ugaasduceysane4442
@ugaasduceysane4442 5 месяцев назад
Asc waxaan u shegayaa walaalkeen Mr abdihakeen insha Allah may 02.03.04 waa kulane diimedkii Nairobi ahaa ee dhici jiray one year for three days only insha Allah welcome with your friends that meeting diiniga ah Intaa waxan kuu racinayaa all your friends and families they will return all your money insha Allah sabraa yaa sed hela
@Zamishdagan11
@Zamishdagan11 5 месяцев назад
Mashallah amazing story keep going legend 👏
@hamdaaideed427
@hamdaaideed427 5 месяцев назад
Walalo inshallah Alleh ba kaga jari dhibta u ku geestay wxa laga yaaba in anu khayar ku lahayan maraykan qisadadu way I taabatay wllo iska samir inshallah nolosha farxadeedad heli 🤲
@Iqraali-s5o
@Iqraali-s5o 5 месяцев назад
Riwadn wanku farax sanhy laba haben o isku xigta inad wax noso galiso janalka gulayso🎉🎉❤❤
@Asma-hc1lz
@Asma-hc1lz 2 месяца назад
M. A m.a m.a wiilku sheeko macaanaa wllhi waan ka helay😊
@DalxaCde
@DalxaCde 5 месяцев назад
Cabdi xakiin safar wa isla galnay wlhi wa ka xumahay hada aniga canada jogaaa
@diplomazyzky2509
@diplomazyzky2509 5 месяцев назад
See waye shaqadeyda sxb wada laga shegayo ma runba shaqo xumada
@hassanadan74
@hassanadan74 5 месяцев назад
Mxd ka xunthy
@LeylaClahi
@LeylaClahi 5 месяцев назад
Alla wlhi manta dhan maa firsanaye qisada c.k c/xakinka aan manta dhan uducenaye miyaa alxm wll hada cafimad qabtit🤲❤️‍🩹
@billionairebuskud4800
@billionairebuskud4800 5 месяцев назад
Miisaanka culus nin go’aan leh, Cabihakim Nin adeg story taller ah, Legendarys…🫡
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 5 месяцев назад
Sheekada caadi maaha. Thanks for sharing wll!
@ABDIRAHMANMOHAMEDSIYAT
@ABDIRAHMANMOHAMEDSIYAT 5 месяцев назад
Ridwanoow Hada sheeko Cajiib bilawde saxip balse isku daay inaad iyaka oo badaan sotabiso
@canabqardho7963
@canabqardho7963 5 месяцев назад
Www nin sheko yaaqan ah wye m.a abowe marba hadii ad nabad qabto wan guleysan doontaa mar un❤
@youngboyslim2463
@youngboyslim2463 5 месяцев назад
This guy is really legend you are really soldier broski
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 5 месяцев назад
Ninkan waa legeng part 2 noola soo dhakhso
@yannieyassin4938
@yannieyassin4938 5 месяцев назад
what prison break is going on here lol Fernando sucre"chicken I remember that episode 🤣Abdi hakim is a legend and a good story teller great interview ridwan
@DaqareDaqare
@DaqareDaqare 5 месяцев назад
Ha ubixin bro gabar anada kasoo qabaneysee tankalle sxp gebedhii Nairobi ayaa goysay waay qaladka gashay
@Xamdi-o9i
@Xamdi-o9i 5 месяцев назад
Asc wllo wan ku bahnay ee ila so xirir
@ahmedkorio5948
@ahmedkorio5948 5 месяцев назад
Muxuuu leeya marka😂😂😂😂😂 Ridhwaan wuu yaabay wlhi. War sxbyaaal iso raaaca😂
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 5 месяцев назад
C/xakiin legend sxb Kay
@najmoapdalle470
@najmoapdalle470 5 месяцев назад
Rag yaqaan wlhi lkn dhibka miyaa tahribka yaa rabi❤❤
@CazaamHuusein
@CazaamHuusein 5 месяцев назад
Sxpkey abdikhaliq wye xagee kasoqabtaa hada alx fcnhe Germany 🇩🇪 jooga waa nabad qaba inta igala soo xaror
@yunisyonka8462
@yunisyonka8462 5 месяцев назад
Sidee Germany ku tagtay American so uma socon sxb
@IbraahimBashiir-w9l
@IbraahimBashiir-w9l 5 месяцев назад
Travel insurance waa damaanada safarka hadii dhib kugu dhaco ama adigu gaysato raad raaca caawinta waaxaha socdaalka shirkada duulirmaad iyo dawladu sumada ka dhigteen
@Swedish-footballlover
@Swedish-footballlover 5 месяцев назад
Mashallah sheekadu way igu socota part2 so gali
@MohamedIbrahim-wg6fu
@MohamedIbrahim-wg6fu 5 месяцев назад
Sheekooyinka tahriibka waaba igu baxdaa 😂wadada isii biyaami sxp 🎉❤
@CabdalecabduleCabdule123
@CabdalecabduleCabdule123 5 месяцев назад
Nawu xgeee marna wll
@farxiyacali6851
@farxiyacali6851 5 месяцев назад
Asxabta murad wayn ayaa leyahay ii duceya in alee si khayrle iguso dhaweyo ina fududeyo😢❤
@MercyKanini-r2i
@MercyKanini-r2i 5 месяцев назад
استمر يا بطل قصصكم مروعه ومشوقه انا شاب صومالي ولكن لا اعرف كيف اكتب باللغة الصوماليه هل فهمت قصدي لكم كل التوفيق
@Wareeriso5737
@Wareeriso5737 5 месяцев назад
😂العربي تبعك فصحى تكلم صومالي احسنلك
@YAHYAELMIABDI
@YAHYAELMIABDI 5 месяцев назад
Soomaali ayaatahay soomali mataqaanid ceeb kawayn majirto walaal baro luuqadaada hooyo
@MercyKanini-r2i
@MercyKanini-r2i 5 месяцев назад
@@Wareeriso5737 mahadsanid walaal
@nastehoibrahim671
@nastehoibrahim671 4 месяца назад
مش عيب انك مش عارف للغتك لكن عيب ما تحاول أن تتعلم
@nastehoibrahim671
@nastehoibrahim671 4 месяца назад
تعلم لغة جديدة يضيف لمجموع مهاراتك مهارة جديدة في كل مرة ولكن ليس معنى ذلك أن تحل تلك اللغة محل لغتك الأم مهما بلغ عدد اللغات التي تعلمتها أو التي ستتعلمها حتى اتقانك لها؛ عليك أن تدرك جيدا أن لغتك الأم هي مكون مهم جدا من مكونات حضارتك وفيها هويتك وهي التي تمنحك ذلك الثقل الثقافي والاجتماعي، وتحدد مكانتك في العالم؛ ..
@ikranmiliano6394
@ikranmiliano6394 5 месяцев назад
Ar story giisa waka helay ....u a good story teller abdihakim❤m.a.....
@mustsfeyuusuf3923
@mustsfeyuusuf3923 5 месяцев назад
Ninkan waa legend waayo arag ah
@sahromahamud
@sahromahamud 5 месяцев назад
Inshaallaah Wadankiina Ayaa Barwaaqowi Doono Inshaallaah 🙏🇸🇴🙏🇸🇴Mar Hadey Inoo Imaadeyn TURKiGA🇹🇷🙏🇸🇴🇹🇷🙏
@samaaraabdullahi2811
@samaaraabdullahi2811 5 месяцев назад
Ma meesha la iscunyo turki muxu kutarin
@bilealiali9258
@bilealiali9258 5 месяцев назад
😂😂😂😂😂 turki abayo waxba nama tari karo wu isku dyaaya inuu na cawiyo
@omaradan56
@omaradan56 5 месяцев назад
Very professional tahrib
@luulmusamohamed4015
@luulmusamohamed4015 21 день назад
Brazil wanba rabtaa inaaa qaxoti kunoqdo
@aq_ahmed
@aq_ahmed 5 месяцев назад
Magaalada dhibka badan ee ugu dambeeso Peru intaadan galin Ecuador waa Tumbes. Tulcan qabowgeeda caadi maahan
@eidsead3143
@eidsead3143 5 месяцев назад
This guy good story teller ❤
@Sadaambadmaceye
@Sadaambadmaceye 5 месяцев назад
Mii Saanka Culus Waa Salaamay legend kaas
@abdurrahmansheriff3755
@abdurrahmansheriff3755 5 месяцев назад
Abdixakiin waa saaxiib aan is naqaano reer SOS ahaa wlh saaxiib waa ka xumahay arrinta ku qabsatay. Inshallah badal khery leh bro. Guuleyso
@hassna4251
@hassna4251 5 месяцев назад
Your hero wlalo qali noloshu kuma xumayso waxas raga nimo ayad kasi qaday hore usco 😍😍😍❤❤❤
@Shukri127
@Shukri127 5 месяцев назад
Wa Wiil Qalbi Fican Nolosha kuma Xumeyso.
@xasansalad2157
@xasansalad2157 5 месяцев назад
Waxaaga safar maa ha ee dalxis buu ahaa❤ legend🎉 an iga on luqada aqoon waaba had an safro
@asadluckymen6927
@asadluckymen6927 5 месяцев назад
Travel insurance waxaa waaye ticketka hadii aad badaleesid ama diyaarada kadaahdid waa laguu badalaa, lacag lagaama rabo
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 5 месяцев назад
Ridwan wiilka marti u ku yahay biyo sii kaga daran ceebtada waku hor cabaysaa si warka lo dhagaysto le ma taqanaa
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 5 месяцев назад
Exactly benta mha
@blaak23
@blaak23 5 месяцев назад
Balaayiin hindi shiinees ayaa socda somaali sir malaha jaahilnimada la sheegayo was iska ceeynkaa.. Travel insurance waa haddi aad xanuunsato diyaarada kaa baqato in ticket aad bixineeyn lacag kale..
@warsameabeywarsame
@warsameabeywarsame 5 месяцев назад
Ridhwan wa yabanyahy af Portuguese lagu garacay😂😂😂😂😂
@neverlookback1244
@neverlookback1244 5 месяцев назад
Inta dambe waa luuqada Spanishka,Portuguese waxa laga hadla Brazil
@CaashocabdiBadaln
@CaashocabdiBadaln 5 месяцев назад
😂😂😂
@warsameabeywarsame
@warsameabeywarsame 5 месяцев назад
@@neverlookback1244 🤣🤣🤣🤣
@SaadiaOmar-zw6ud
@SaadiaOmar-zw6ud 5 месяцев назад
Lol😂
@gulledHaji
@gulledHaji 5 месяцев назад
WOW!!! SHEEKADAN WAABA IGU SOCOTAA NIO. PART TWO NOOLA SOO DHAKHSO BRO 🖐️ 🙏
@mkaqyar8868
@mkaqyar8868 5 месяцев назад
Travel insurance is self explanatory
@cabdirahmanmohamed6577
@cabdirahmanmohamed6577 5 месяцев назад
Kusali xabibkena scw scw scw
@faisalahmed950
@faisalahmed950 5 месяцев назад
PERU SPANISH AYEEY KU HADLAAN MARKA PORTOGESE KIISA MEEL KASTA MAKA SHAQEENA ?
@adanmohussein
@adanmohussein 5 месяцев назад
Sxp abdi xakiim ninkii iyo naagtii brazilian ka ahaa ayaa naga ilawday good story sxp aniga waan ku aqanaaa nin culus
@HamdaHalimo
@HamdaHalimo 5 месяцев назад
Wiilkn amuu 22 qof lacagtooda kubxy oo khiyamay 😂😂
@AbdinafacAbdullahi-mi3qz
@AbdinafacAbdullahi-mi3qz 5 месяцев назад
Wlh ninkan waa legend qalbi wangzn
@AbdifatahDagane
@AbdifatahDagane 5 месяцев назад
Tapachula only legends will understand 😂😂
@tashade2213
@tashade2213 5 месяцев назад
Only legends will understand
@HussainB.M
@HussainB.M 5 месяцев назад
Only garac will understand 😅😂😂😂
@AliMohamed-h2p3k
@AliMohamed-h2p3k 5 месяцев назад
Maa arki ugu horeysay ebid oo barnaamij fcn soo duubtay saaan kuwad ruufiyanimada jooji😂😂😂
@Burco.
@Burco. 5 месяцев назад
Caymiska safarka waa nooc ka mid ah caymiska loogu talagalay in laga ilaaliyo dadka safarka ah khasaaraha maaliyadeed iyo dhacdooyinka lama filaanka ah ee dhici kara ka hor ama inta lagu jiro safarka. Waxay caadi ahaan bixisaa caymiska baajinta safarka, xaaladaha degdegga ah ee caafimaadka, shandadaha lumay, iyo kharashyada kale ee lama filaanka ah ee la xiriira safarka.
@shukriiman867
@shukriiman867 5 месяцев назад
travel ussurence waa hadii wax kaa dhumaan ama wax kugu dhacaan caymis in laguu soo celiyo wixii kaa dhumo
@manhamanha5151
@manhamanha5151 5 месяцев назад
alla brazil wan jeclaa waagii hore rio de janeiro meshas aa jeclan jiray waligey lkn markan maqlay latinka waa mafiyo waa baqay
@SacdiyaSiman-y6z
@SacdiyaSiman-y6z 4 месяца назад
Ridwaan isaak tan adi yee karabtaah walaasheey 😂😂😂
@abshiralfa4611
@abshiralfa4611 5 месяцев назад
Inta badan soomaalidu markay tahriibto ama qurbaha tagto ayey ogaataa qiimaha soomaalinimadu leedahy
@ahmedbili9242
@ahmedbili9242 4 месяца назад
Ahaadaa naga macameee. Ninyaw. Ahaa