Тёмный

Talooyin ku saabsan bateriga telefoonkaaga 

iM252
Подписаться 276 тыс.
Просмотров 88 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 273   
@iM252
@iM252 5 лет назад
Asxaabteyda qiimaha badan, waan idiin kaga mahadcelinaayaa fekerkiinna iyo khibraddiina oo aad nala wadaagteen. Guuleysta
@DreamBoY-rp6kn
@DreamBoY-rp6kn 5 лет назад
Sxb maxamed waad mahadsanthy lkn barnaamij aaan kaa Codsatay mana kaa arko wali youtp ka markaa daawaneyso xayeesiinta soo galaan ee 25 second ama 30 second soconaayan sidee iskaaaga xiraa anoo youtp ka wax fiican ka daaawanaayo meel fiican wax ii marayaan ayee iska soo galayan Skip ayana iska dhahaa laaakin waxaan rabaaa youtp ka dhan in oo xayeesiin ii soo galin Thanks
@saddaameditingofficial4123
@saddaameditingofficial4123 5 лет назад
iM252 kaapo taleefankyga mar daa in hadaa isticmaaalaayo wooo kululaaadaaa cml sideebaaa kuleelka xal loo helaaa cml
@HassanMohamed-go6ss
@HassanMohamed-go6ss 5 лет назад
Anika waxaan kudarsanaya in asako jajar kujira inlaistimalin waxey kutahay nafsanada halis qadartedawadati wukuku qarxikara
@qoryaliqe9070
@qoryaliqe9070 5 лет назад
Zxb barnaamij aan damcay Ina kasoo dago wuu iga diiday dalkii baa kana
@teamfutsal9585
@teamfutsal9585 5 лет назад
Asc sxb waxan ka codsnana inad soo gudbiso sida gmail password laguhelaa markaad ilowdid please please 🙏🙏🙏
@sacaddmc9230
@sacaddmc9230 5 лет назад
Walahi waa marki ugo horaysay aan ugo horeeyo
@mustaphaahmed4025
@mustaphaahmed4025 5 лет назад
Waree ma adigiiba
@sukhradheeman3110
@sukhradheeman3110 5 лет назад
Wx badan ayan ka faa,idnay alle cimriga iyo caafimadkaba haku bara keeyo
@daadirqureyshi9768
@daadirqureyshi9768 5 лет назад
Gambaleel iska daaye alarm haduu lahaan lahaa waan taaban lahaa wlh nin wax bartay oo qoomkiisana wax baraya masha allah 🙏🏼
@xuseencaydiidjaamac4287
@xuseencaydiidjaamac4287 5 лет назад
ĎääĐïŕ Qűŕèýśhî gambaleel io Alarm mxay kala yihiin bro 😍sido kle waa nin nin dhaafy *mxmed im252* ☝️
@daadirqureyshi9768
@daadirqureyshi9768 5 лет назад
Xuseen caydiid alarm waa ogeysiiska lagu xirto saacada marka waqti lagu buuxiyo Gambaleelna waa midka albaabka guriga lagu xirto dadkuna soo riixaan si loo dareemo in uu qof dalbanayo in albaabka laga furo tnkz marki horeba kaftan ayaan ula danlahaa sxb dhibaato majirto inaan isku meel usocono ayuun beey ila thy tnkz
@xuseencaydiidjaamac4287
@xuseencaydiidjaamac4287 5 лет назад
ĎääĐïŕ Qűŕèýśhî wllhi cilmi cusub i bartay ani saas dhan u ma fahansanayn thanks U bro . 👍👍👍👍👍👍👍
@daadirqureyshi9768
@daadirqureyshi9768 5 лет назад
Xuseen caydiid ok sxb ramadaan kareem
@nimcomaxamed6411
@nimcomaxamed6411 5 лет назад
Aad iyo aad bd umahadsantahy wllo program faaidoh weyn ayuu leeyahay mnsha Allah hore uzoco
@Dr.Muhiyidin
@Dr.Muhiyidin 3 года назад
Masha allah Ustaad ❤Aad iyo aad baan kaga mahd celineynaa waqtigaga qaliga eh ad inasiiso ina wax un ino faideyso ❤❤ Aniga waxba kugu darsana kuma dhahayo oo waxaba tahay hormudkayga lkn wan isku dayaa uun 🙏🙏 1. hadi uu battery ga kulelkisa bato 2. hadi uu battery gaga dab heyntisa si yarato waxa iga talo eh inad ku isticmasho "Power saver Mode* si uu sacado dherad eh kusi hayo kulelkaneh wu ka yaranaya insha allah ❤❤❤🙏 Ustad keyga adi wad garaneysa lkn laga yaba inad ilawday lkn asxbta kale e kugu xedhan ba lawadag is dhahay uun 💯❤❤ One love All somali People ❤
@muridiaweisabdi4164
@muridiaweisabdi4164 5 лет назад
Salaan sre Eng Mohamed Nor shardi
@ayuubmaxamed1721
@ayuubmaxamed1721 5 лет назад
Labo sano Ayaan wataa walina xaga dadka kama cabanayo laakiin mobilka ayaa is takaateyo waxaan ku qasbanahay in aandansho kadib labo maalmood caadi ayuu igu shaqeeyaa 😍😍 Waad ku mahad santahay maxamed waana ka taxatari doonaaa mibka dadkiisa thanks
@kaletwiseman1
@kaletwiseman1 5 лет назад
Mahdsanid bqor
@salmajama3289
@salmajama3289 4 года назад
Masha allah wllky aad ayan uga faaiday barnaamijyadaada Mahadsanid wllky maxamed
@libancisecabdi3097
@libancisecabdi3097 5 лет назад
Walalkey mohamed shukran runtii maanta ayaan kamidnoqday asxaabta ku xiran chanalkada wixi i dhaafay inaan ayaan isku dayaa insha allah
@mohamedabdi5725
@mohamedabdi5725 5 лет назад
Mahadsanid wll im252 sida wanagsan ee aqoonta ad nogu faideyneyso.
@hassankaafi4842
@hassankaafi4842 5 лет назад
Sxb waxaa kaa dawadaa (Finland waxaa ahay qofkii ugu horeye ee soo qore qorala ama firsado
@abdiqaadir5351
@abdiqaadir5351 3 года назад
Maasha Allah thanks pro
@yaxyecxakiincali8339
@yaxyecxakiincali8339 4 года назад
In ladab rido oolagaar siiyo %00 oodabka aad galiso marka uu labo gaadhana aad soosaarto kadibna aad isticmaasho like saar wllkayga waliga ahaw
@Ahmed.winner
@Ahmed.winner 5 лет назад
Soo Gudbin wanagsan wll . Allah haka abaaliyo sida hagar-la'ida leh eed noguso gudbisay .
@feinu
@feinu 5 лет назад
Manshallah ustaad allah haku dayo
@nashaadnashaad1642
@nashaadnashaad1642 5 лет назад
Masha Allaah wl jasakalahu kheyra horay usoco ilaahey haku barakeyo
@aziizyare1380
@aziizyare1380 5 лет назад
Waa malintii igu horeysay aan maqla mgcaaada wall masha allah
@cabdinaasir9126
@cabdinaasir9126 4 года назад
Tnx allot prow
@NagiibYare-dg4en
@NagiibYare-dg4en 5 месяцев назад
Sxb aad iyo aad ayaan kugu xidhanay run ahaantii waxbadan waan kabartay allha cilmigaad hakuusiyadiyo
@sadamadanahmed9980
@sadamadanahmed9980 5 лет назад
Thnks bro im252
@carabyare4231
@carabyare4231 3 года назад
mahadsanid szb
@axmedsamafale492
@axmedsamafale492 5 лет назад
waad ki mahadsantahay zxbkay maxamed waa zxbkaa samafale oo jooga caabudwaq somalia kugu xirnahay zxb horay usoco
@ahmedkalif5874
@ahmedkalif5874 3 года назад
Thanks
@yuusufcaliyuusuf7584
@yuusufcaliyuusuf7584 3 года назад
Waad mahad santahay walaal
@fadxicabdiraxmaan7707
@fadxicabdiraxmaan7707 4 года назад
Mansha allh sxp jaskumllhu khayr
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
Mhadznid 🙏💕
@yusufsaleban475
@yusufsaleban475 4 года назад
Cimrigaga iyo caqliga allaha ku siyaadiyo
@alihaashihirsi5049
@alihaashihirsi5049 5 лет назад
Adoomahadsan fadlan su,aal makuweeydikaraa macalin su,aasha hadii aan u gudakala see waarleeskeeyga qof ugasaarikaraaa
@zaynababdi6034
@zaynababdi6034 5 лет назад
mahadsanid wll IMI252
@jilibeey24
@jilibeey24 3 года назад
mahadsanid wallaal
@jamiilamohamedamiin
@jamiilamohamedamiin 2 года назад
Mahadsanid
@jowhariofficiall64
@jowhariofficiall64 5 лет назад
Saxiib adriodka play storka marka wax laga soo dajin wayo Sida danz oo kle Mobailkuna yahay 8.0 vertion Sidee googaleka loga soo dajiyaa. asagoon ku dirayn play storka Waxaan rajaynaa jwb iyo inaa ifahantay inshaa allah
@farhiyafarhiya9049
@farhiyafarhiya9049 5 лет назад
Thnks wll wad mahadsan thy wax bdn ayaa kaaa faaiiday
@drqablan4172
@drqablan4172 5 лет назад
Thanks brother
@bulshaawideeq2802
@bulshaawideeq2802 5 лет назад
macalin buuxa mahadsanid
@queenlove1447
@queenlove1447 5 лет назад
Asc bro alle haku barakeyo aqontada
@iM252
@iM252 5 лет назад
WCS, mahadsanid walaal qaaliya, +252 617 993344
@aliadam6233
@aliadam6233 5 лет назад
mahadsanid wll
@yahyeramos2717
@yahyeramos2717 5 лет назад
masha alah waad mahadsan thy bro waxan ubaahanahy IDM 30 days ah sideen u abdhaydinaa
@maxamedkamaal2788
@maxamedkamaal2788 5 лет назад
Legend aan taageero 👑
@zavicbashiir1755
@zavicbashiir1755 2 года назад
Thanks pro sxb 🥰🥰😍
@mohamedmuqtar7959
@mohamedmuqtar7959 5 лет назад
Macalin aad umahad santhy Shukran
@munaaxmed7653
@munaaxmed7653 5 лет назад
Mahadsanid wllo alle hakaa abaal mariyo mahamed l am 252❤❤❤
@hamdahuseen1629
@hamdahuseen1629 5 лет назад
Mashaa allaah aad ayaad umahadsantahy wan kaafaidysta baraamijkag
@duranabdo90
@duranabdo90 5 лет назад
Waxaan arkay dad Betteriga Tallaagad(Faranjiyeer) gelinaya si tayadiisii luntay usoo noqoto, taasi ma wax tar la ogyahay bay leedahay ustaad?
@inamohamud3677
@inamohamud3677 5 лет назад
thanks walal. aad ayan uga faa iidey runti waxad moda in muqalkaaan ani leygu talo galey.
@nurhassan4167
@nurhassan4167 5 лет назад
Masha Allah ustaad mahadsanid
@hassanqoorceel1773
@hassanqoorceel1773 5 лет назад
Mashaa Allah waad mahadsantahay wlle maxamed
@alihzaanmedia2751
@alihzaanmedia2751 5 лет назад
masha alah waa talooyin wax tar leh sxp thanks alle haku dhowro sxp tallo waxaa fiican in aan laga bixin taleefoonka dabka ilaa iyo inta uu ka buuxsamaayo. hadana aanan lagu iloobin dabka marka uu buuxsamo .
@mohamuudofficialchannel2139
@mohamuudofficialchannel2139 4 года назад
Shukran sxp
@nasircumar8108
@nasircumar8108 5 лет назад
Thanks pro
@queenlove1447
@queenlove1447 5 лет назад
Tankale waxan u bahay lambarkada laga heli karo
@bootaanmbotan2982
@bootaanmbotan2982 4 года назад
Waji lagu xidho male Tecno pop2 zxp im252 mistar maxamef look screen
@irman2630
@irman2630 5 лет назад
Masha allah walaal waadku mahadsan tihiin
@maxamsdtech6645
@maxamsdtech6645 4 года назад
Wll waxa kale oo macaaneeya dhaylay in aad istic maashid
@abdirizak1984
@abdirizak1984 5 лет назад
Aad ayaa u mahadsanthy wll taladaada wanagsan oo aad nala wadaagtay
@daahirmhassan8645
@daahirmhassan8645 5 лет назад
Mahadsanid ustaad
@cabdiraxmaanaxmed9075
@cabdiraxmaanaxmed9075 4 года назад
Baytariga islaliidanaa macalin
@feynuustube4833
@feynuustube4833 5 лет назад
Masha Allah horey usoco mudane guul wacan
@Ahmed_daahir
@Ahmed_daahir 5 лет назад
Sxb sare maxamed waxan ku weydinaa sharuud miyaa in aan buuxiyo batteryga telephone ka mise galin karaa telephoneka asagoon battery low soo qorin dab jwb wacan walal mahadsanid
@villatechnology9133
@villatechnology9133 4 года назад
Sxb wxaad ilawadaagta somalia conputerka jaamacadaha ugu fiican
@Mac-hadkaKhairulDaareyn.
@Mac-hadkaKhairulDaareyn. 5 лет назад
Masha Allah Sxb .
@muthalipcade
@muthalipcade 5 лет назад
ha ku isticmaaalin Dabka
@aliafrigi620
@aliafrigi620 2 года назад
masha allaah
@midnimo6475
@midnimo6475 5 лет назад
mashaa allh mahad saniid sxb maxamed
@yakzemango5233
@yakzemango5233 4 года назад
Markan tolyinkaga racy tlefankayga battery igzu wuudheraday
@jiijaqadar8719
@jiijaqadar8719 4 года назад
Maxamed horey usoco mashlaaa
@farduusabdiomar7698
@farduusabdiomar7698 5 лет назад
wllo wnk salamay power saver maku xidhan karaa marwalba wax dhibase maku keenaysaa wllo macaan jwb
@yuumanofficial924
@yuumanofficial924 5 лет назад
M.A ustaad taladaada manta an dhagesaty waanba u badanaa insha allah wana jogten lahaaa ustaad allaha ku barakeeyo
@alinamoha8132
@alinamoha8132 5 лет назад
Wad mhdsnthy wllkena keep going ❤️
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 лет назад
Chanelkan aad ayaan ugu faa,ideysaney
@husseinhudi4064
@husseinhudi4064 5 лет назад
Eng Waxa ka helay miiska fan-ka leh Ee computer la dul saarto Muqdisho malaga heli karaa Eng
@iM252
@iM252 5 лет назад
Walaal qaaliya, waa miis alwaax ka sameysay, oo la dheereyn karo lana gaabin karo, jiif iyo fadhina lagu adeegsan karo, waxaad ka heli kartaa Sami Online, 0613331919 ama 0613332020 Mahadsanid
@walalkaweynmahraja8701
@walalkaweynmahraja8701 4 года назад
Lpx horay usoco waan ku taaageraaa
@zeinaazeinaaibrahim2815
@zeinaazeinaaibrahim2815 5 лет назад
Masha Allah ilaahay ha ku xafido wllky
@anabosman265
@anabosman265 5 лет назад
insha'Allah walaal intaas waan sameyn doonaa hadduu Eebbe idmo.
@mahamudhusein9391
@mahamudhusein9391 5 лет назад
Anab Osman asc
@anabosman265
@anabosman265 5 лет назад
@@mahamudhusein9391 wcs wrx wbrk
@maxamedmaxamuudxuuki7555
@maxamedmaxamuudxuuki7555 4 года назад
Ustaad cilada i haysata waa dabka mooneelka ayaa iska soconaya oo sagoo 100%ah hadaan habeenkii ka seexdo subicii asagoo 90 ah baan arkayaa ee maxaan sameeyaa ustaad fadlan icaawi
@emem3711
@emem3711 5 лет назад
Tnks
@ruunguurecantush1459
@ruunguurecantush1459 5 лет назад
Ustaad waxa ku weydina telfonka internet ka mrka u furanyhy qoralada shashada so turaayo se lo xakamen karaa mahdsanid👍
@abdishakuribarahimmohamed6583
@abdishakuribarahimmohamed6583 5 лет назад
aad Iyo aad baan kuu salaamaya im25
@abdirahman1109
@abdirahman1109 4 года назад
Maansha alaaah
@awismail8003
@awismail8003 5 лет назад
Anigu su'aalbaan qabaa.hadii mobile ka dabka kolba xaddi lagaga saaro wax dhibaato ah ma u keenayaa battery ga
@mohammedadan7730
@mohammedadan7730 4 года назад
Zxp wad mahasanthy 100 kiba100
@alnasiixakhayr4399
@alnasiixakhayr4399 4 года назад
Good
@nastehoabdullahidiriye5551
@nastehoabdullahidiriye5551 4 года назад
Wll umada wad anfacday Allha ku sharfo halkana kasi wad dadalkaga
@abdullahiissenaleye521
@abdullahiissenaleye521 5 лет назад
Maasha allaah eng Aad umahadsantahay
@zuheepzergio671
@zuheepzergio671 5 лет назад
Mahadsanid wlaal qaaLi 👏
@nimoadan5846
@nimoadan5846 5 лет назад
Waxa kamida ah inaad ku isticmasho Isago kujira jajar ama talefonka an jajarka kadhaman oo ad markasta galiso jajarka isago u kujiro jajar an garin 15marka labadas ayaa muhiim ah wllo wan naa arkey dhibka ay leyihin aney igu dhaceen
@haajiyare422
@haajiyare422 4 года назад
Waxa aan doonaya inaan barto barashada koombiitarka
@axmaddiraac6622
@axmaddiraac6622 2 года назад
sxb sidee ku ogaan karaa jaajarka lakuwaa latiga ah taloofan kayga
@4uchannel169
@4uchannel169 5 лет назад
Ani igu cawi kumbiyiitrka iga dhaqmay ano ka war qabin xog fra bdna wa iga dhuntay maxa sameeya sxb wana mudo laga jogo 2 sano maxa smeeya
@iM252
@iM252 5 лет назад
Si aad u soo ceshato, waxaad adeegsataa barnaamij la yiraahdo LazeSoft recovery
@bashiircabdilahi7761
@bashiircabdilahi7761 4 года назад
Alle baku barakeeyo sxb
@CM-fg7rt
@CM-fg7rt 5 лет назад
waa mahadsan tahay im252
@mascuuudbashiir638
@mascuuudbashiir638 5 лет назад
Wll Qaliya Casharadada adban uga Fa'iidey👍
@abdinazirabdiadan7304
@abdinazirabdiadan7304 4 года назад
maasha allah
@aadamchannel1142
@aadamchannel1142 4 года назад
asc sidan 6s uhagaajin karaa battrediisa haduu macaanaado fadlan
@Awilsomali77
@Awilsomali77 4 года назад
alle haku barakeeeyo sxb
@hudiitailwaad78
@hudiitailwaad78 5 лет назад
Mhdznid wll talo wacan ani mopilkaygu dabka wxu hayaa waqtigaan dabeeyo ilaa waqtigiisa kle %15 ayan ku charge greya ilaa uu puuxsamana kama saaro
@naimamuuse9672
@naimamuuse9672 5 лет назад
Isku midbaa nahay xbbti
@mohamedwali2429
@mohamedwali2429 5 лет назад
Ok mhdsnid wll
@omermaxamed5171
@omermaxamed5171 3 года назад
Baytariga orojinaakaa maxaalagugarta wll
@izoohassn6994
@izoohassn6994 4 года назад
Txn wllkey wn ka faideey
@axmedzakick8638
@axmedzakick8638 5 лет назад
Asc azxpta magacygu waa Axmedzaki ck waxaan taladeyda ah oo an ku darsanaa walakey talooyinkiisa dhowr ahaa inadan telfonkga marka jaajarka kasoo bixiso adan hore ka isticmaalin isticmaal xogaan ayaankala jedaa sida inaa markiiba aad sii dhamayso dabki oo hal waqti aad ku dhameysi si xiriir ah uma roona telfoonka nasiino ayuu rabaa waa mahdsantihiin dhaamntiin
Далее
6 waxyaabood oo dhameyn kara bateriga telefoonkaaga.
10:15
How to Install and Use an Adjustable TV Arm
00:18
Просмотров 2,4 млн
GONE.Fludd, ЛСП - Ути-Пути (official video)
03:37
U adeegso telefoonkaaga sida kombiyuutar oo kale!
6:11
Shaqo Aad Maalintii $ Ka Sameyn Kartid.
7:56
Просмотров 265 тыс.
iPhone 16 Ultimate Battery Test!
13:25
Просмотров 2,7 млн
تحذير لكل الاباء !!!🚯
16:34
Просмотров 808 тыс.
How to Install and Use an Adjustable TV Arm
00:18
Просмотров 2,4 млн