Тёмный

Ogow oo adeegso batan sir ah oo ku qarsoon iPhone-ka. 

iM252
Подписаться 276 тыс.
Просмотров 51 тыс.
50% 1

iPhone-adii dambe ee 2017kii ka dambeeyey, waxay leeyihiin batan sir ah oo aysan shirkadda Apple dadka u sheegin, ka ogow muuqaalkan, hoosna ugu yeer saaxiib leh iPhone 8 ama kuwii ka dambeeyey.
/ im252​​​
/ im252​​​
/ im252real​​​
/ im252real

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 228   
@maxamedhunter3120
@maxamedhunter3120 3 года назад
Walaal hagudbin nabi maxamed scw darrtis isaar 1000.k
@abdirahmanosman3434
@abdirahmanosman3434 3 года назад
Scw
@maxamedhunter3120
@maxamedhunter3120 3 года назад
@@abdirahmanosman3434 walaal hagudbin subscribe isaar
@ibraahim441
@ibraahim441 3 года назад
Scw
@tasnemabdi2016
@tasnemabdi2016 3 года назад
Salalahu calayhi wasalam
@maryamocabdullahi7801
@maryamocabdullahi7801 11 месяцев назад
scw
@iM252
@iM252 3 года назад
Mahadsanidiin asxaabteyda aan jeclahay, kulligiin waan idiin jecelahay, farxad ku noolaada. waan idin kaga mahadcelinaayaa waqtiga aad ku bixiseen faallooyinkiinna, waxaan idin ka raalli gelinaayaa haddii aan su'aalaha qaar ka jawaabi waayey, waayo faallooyinka ayaa aad u badan. Mahadsanidiin markale
@munaahmaanka8418
@munaahmaanka8418 3 года назад
Wll waad mhdsantahy waana ka helay waana ku faaiday video gaan lkn hal codsi wll iPhone keyga waxaan kaga wareer sanhy sidii aan file kiisa wax install kaga soo dhahan lahaa adoo raaliya iiso faaidee hadaa igu dhaanto dhowr jeerna waa kaa codsadey mhdsanid🙏🙏🙏
@dunidamaanta7439
@dunidamaanta7439 3 года назад
Magacaygu waa maxamed ZxP qli waxa baryahan dhalinyarada aad u wareeriyay update garaynta Gbwhatsapp ka marka zxp qli ado raliya🙏🙏🙏 video ga ku xiga kagaso hadal
@rahmaadan2339
@rahmaadan2339 3 года назад
Mahadsanid waa cashar naga maqnaa
@suhurosman7417
@suhurosman7417 3 года назад
I phone 7 ku malaha miya wll Bake tap
@sagalmohamud2857
@sagalmohamud2857 3 года назад
Shukran wll waan kaa faa iidny runtiii
@aadanraytecalwaash9252
@aadanraytecalwaash9252 3 года назад
Anaa U Horeeya Ustaad💟 Form Dalkeeni🇸🇴
@othmanjamaal
@othmanjamaal 3 года назад
Adan rayte calwash🤩
@governoyarimi8668
@governoyarimi8668 3 года назад
‏ما شاء الله شكرا استفدت كثير من مدرستك الله يوفقك يا ابني ما شاء الله👍🏻👍🏻
@kahiyechannel8580
@kahiyechannel8580 3 года назад
Qof kastaa OO vediogan daawanayoow waxaa allehi ku abuuray owgiis kaaga codsanaya inaa subscripe iyo like noo saarto nana soo booqato mahadsanid SHARAFI KORKAGA HA AHATO Wll
@iM252
@iM252 3 года назад
Mahadsanidiin saaxiibbayaal. In aad iPhone 8 iyo mid ka dambeeyey heysato waxaa soo labeeya in versionkaaga iOSka kuu yahay iOS 14 Mahadsanidiin asxaabta oo dhan iyo inta isoo xusuusisayba. ❤️
@hiliway24ishakosman28
@hiliway24ishakosman28 3 года назад
Wall xakeen kala soo xariiraaa
@hiliway24ishakosman28
@hiliway24ishakosman28 3 года назад
Cilad ayaa i haayso
@sportstube5208
@sportstube5208 3 года назад
11 pro max ayan heysta mana ogeyn Wlhi Thnkz bro keep forward✊❤️
@shsahalomar6242
@shsahalomar6242 3 года назад
بارك الله فيك اخي الكريم
@نجمةمختارالصوماليةعبده
شكرًا يا عمري
@abdirisakali7522
@abdirisakali7522 3 года назад
Thank you very much appreciate
@abdikhani5560
@abdikhani5560 3 года назад
iphone 12 Rabaa😭😭😭😭😭
@hamzehagproductions2462
@hamzehagproductions2462 3 года назад
OOO CADAAA
@haw_6060
@haw_6060 3 года назад
Horay uma ogyn wallhi waa markii iigu horysay thanks 🙏🏼 teacher 👨‍🏫 waad i faidaysay cawo
@keepnotes7859
@keepnotes7859 2 года назад
Mahadsanid
@hajjiali9728
@hajjiali9728 3 года назад
Mahadsanid Mudane, Ustad i phone jabis telka ay soomaalidu u bixiyeen ee ayaamahan nagu cusub, bal muuqaal nooga soo diyaari. Mahadsanid
@osmanyare8040
@osmanyare8040 Год назад
Masha Allha wad mahad San tahay zxb
@cabdiraxmaandaahir2950
@cabdiraxmaandaahir2950 Год назад
Guulayso walaal mahadsanid
@Riyadhstudio
@Riyadhstudio 2 года назад
شكرا
@binubakar6124
@binubakar6124 2 года назад
thank you
@aliguhad4036
@aliguhad4036 3 года назад
Waa iishaqeeyey thankis pro
@sihaamhassannor3644
@sihaamhassannor3644 3 года назад
Shukrn
@naftauroon9693
@naftauroon9693 3 года назад
My teacher🥰
@lasocodunida3920
@lasocodunida3920 2 года назад
Keep goin teacher
@husseinale887
@husseinale887 3 года назад
waa maasantahay
@mohamedkasim6370
@mohamedkasim6370 2 года назад
Thanks wll
@ahmedsaedciroowe5187
@ahmedsaedciroowe5187 3 года назад
Waaku mahadsantahay runtii wa marki igu horeysaa arko arinkaas
@zhaammediapro3115
@zhaammediapro3115 3 года назад
Mahdsanid Zhp Wxaad Tahy Qof Muhani Ah Oo Deeqsi Ah Dhaxal Reeb Ah Dadka Uga Faa'ideeya Waxa Aad Ku Dhaanto Wll Alle Ha Ka Abaal Mariyo Wanan Kaa Faa'iday In Badan In Kaloo Badana Waan Kaa Faa'idi doonaa
@hassanabdigedi4502
@hassanabdigedi4502 3 года назад
Thanks
@macalincabdiraxman5060
@macalincabdiraxman5060 2 года назад
Macalinkeyga qaaliga ah ilaahay haku barakeeyo
@nimcoahmed3063
@nimcoahmed3063 3 года назад
Waa mahadsanthu wll waxan haystaa iphone six plus waanka helay douple tAp
@abdiaziiz7041
@abdiaziiz7041 3 года назад
Ustaadka legend
@suldanadan6818
@suldanadan6818 3 года назад
Thanks maogen 👌
@sahrowardheere9427
@sahrowardheere9427 3 года назад
Miss you abowe mohamed 🥰
@shukrisharaf8775
@shukrisharaf8775 3 года назад
Ustaad waxaa ku waydiinaa iPhone 12 la iikeenay mar dhaw marmarka qaar anigoo wax daawanaayo oo youtupka kadaawanayo dhanka commentska Ma gali kari wuu ika diidaaa Vedio kalena Ma ku dhufan kari micnaha saashada Ma iishaqeeneso ilaaa aaan ka damiyo talefonka kadib wuu iifiicnaahaa isbuucan ku arkay ciladaas qof aan kala kaashadana Ma haysto plz ustaaad isoo jwb su aaashas
@ilyaas-baaka
@ilyaas-baaka 3 года назад
keep going bro
@NOLOSHEENA
@NOLOSHEENA 3 года назад
iPhone 11 Pro Hestaa Ani Mana Arkooyo Maxa Khaldan Ustaad
@LFCFANS
@LFCFANS 3 года назад
Amiga wuu Ii sgaqeyaa waxaana u isticmaala screen shot xage kala so xiriir hl dhibaa IGA haysata I phonke
@yahyeyeekash8875
@yahyeyeekash8875 3 года назад
Haa horey ayan u arkey mcln 💯💯✅
@abdikariimhuruufe7114
@abdikariimhuruufe7114 3 года назад
Haa hore waan u ogaa oo maalin dhawayd ayaan ogaaday
@hudacabdi703
@hudacabdi703 3 года назад
First person today hhhh
@تلاواتقرآنيةمميزة-ش4ت
Mash Allah
@abshirmedia6199
@abshirmedia6199 3 года назад
Thanks 🙏 ustaad
@mohamedbainahnaafic8279
@mohamedbainahnaafic8279 3 года назад
Waxaan filyaaa cidna inaysan igasoo horeeen like iidaadi adu mahadaan.... Tankale uataadka waxaan waydinaaa ustaad halkeen kabaran karaa casharo IT AH please help me?
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 3 года назад
Wll waxn hystaa iPhone 11pro imana noqonayo ma loo maleeya in uu yhy chines I hope in ad I so jawabto??
@mhshow841
@mhshow841 3 года назад
First ayaa ahay Ustaad
@rafiiqofficial6681
@rafiiqofficial6681 3 года назад
Zxp i phonada copigaa kasoohadal waxy kufiicanyihiiin
@iftiinyarestudio3121
@iftiinyarestudio3121 3 года назад
Asc walal waxaan isticmaalaa iPhone 6 ee iisheeg Halka aan kaheli karo isticmaalka program ka back badhan
@iftiinyarestudio3121
@iftiinyarestudio3121 3 года назад
Sxb jawa Ayaan ka sugaa
@mrwakhti7733
@mrwakhti7733 3 года назад
Walaalo mahadsanid maxamed🔥🔥
@dunidamaanta7439
@dunidamaanta7439 3 года назад
GBWHATSAPP ka so hadal zxp qliH sida lo update gareyo
@maclowofficiall7985
@maclowofficiall7985 3 года назад
Keep Going Ustaad Waxbadn Waan Kaa BaranY Alle Haku Xafido 🥰
@sarbiinamohamud5720
@sarbiinamohamud5720 3 года назад
Saaxiboo fiiri ii ma balahan back up
@waxwalbamoneychannel1276
@waxwalbamoneychannel1276 3 года назад
Thanks for the information bro
@omarikar82
@omarikar82 3 года назад
Ad Iyo ad walal
@AishaAbdihafid-f7c
@AishaAbdihafid-f7c Год назад
Meesheewaye wll
@Ano154
@Ano154 3 года назад
Zxpow waa 11 pro ga oo kali ah iphone 8kaygu maleh
@abdiwaliabdullahguduud6231
@abdiwaliabdullahguduud6231 2 года назад
Waxaad soo samaysaa bro sida apple keyga qof isticmalayo fariimahiisa whatsappka iyo messengerka lagu ogaado thanks
@salmanmohamud7159
@salmanmohamud7159 3 года назад
Ustaad kan waat la soo dahdey mar hore ayaa la ogaadey 🙌
@Faras_cade
@Faras_cade 3 года назад
Asc mahamed mobilka sidee taariikhda hijriya iyo milaadi loo wada arki karo kaso hadal fadlan
@abdullahimohamedomar8107
@abdullahimohamedomar8107 3 года назад
Legend nolow
@abdiwaliabdullahguduud6231
@abdiwaliabdullahguduud6231 2 года назад
Taas mar hore aqaaney hhh oo xaaskeygana anaa barey iphone 8 plus xajida ugaday anoo ku falaadayo ayaan arkey aqriyey waana saartey screenshot io volume
@umuraage2984
@umuraage2984 3 года назад
Sanadkii hore ayaan gabar cadaan ah ka bartay Thanks wllalkey
@abdiwalihassan1733
@abdiwalihassan1733 3 года назад
Mahadsanid bro waad no faaidesay lknse Aniga ma lihi iPhone Waxan IS ticmalaa One plus 8 Pro
@cabdullahimuseahmed
@cabdullahimuseahmed Год назад
Ustaadow markii iphone ka lock galo waxa iga jarmo callki aan kujiray
@dayibaxmed4701
@dayibaxmed4701 2 года назад
Thank you 💕 sir
@abdirizakdahir739
@abdirizakdahir739 3 года назад
Waa ku faraxsanahy inaa barnamijyada iPhone ka nagusoo biirisay chenal ka mahadsanid
@kp3mpr34
@kp3mpr34 3 года назад
Aa zxP Gb whatsapp ma kU isticmaali karaa iphonEka
@wlladuun6791
@wlladuun6791 3 года назад
Wll side homke iphonka lo kena app ad kla so dagtay chromeka?
@shakoofficial2054
@shakoofficial2054 3 года назад
M.allaah waad soo nabad noqotay
@xasantaliye
@xasantaliye 3 года назад
Walaal booqo you tube IM24 oo ah walaalkiisa waxaana kaa baryayaa in aad subacribe saari doontid wall mahadsanid
@Duluf-film
@Duluf-film 3 года назад
mhd snd pro .
@maryandahirqueen
@maryandahirqueen Год назад
Aniga iPhone 7 Aa heysa back top ma,iilaha screenshot maka qadi karo sidee loo sameeya plz tell me 😢😊😢
@Sakariyeajmed890
@Sakariyeajmed890 3 года назад
Wll iPhone 📱 6 war bixin kabixi...
@manaalahmed3195
@manaalahmed3195 Год назад
Iphone 13pro max waa tijaabiyay Wana ishaqeeyay 😂😂😮 2023
@abdinajibshair2
@abdinajibshair2 3 года назад
7 xitaa wu leyhy sxb ana ku arkay arintaa
@somaliastar9512
@somaliastar9512 3 года назад
Keep going legend
@mukhtarrawga4505
@mukhtarrawga4505 3 года назад
Way i anfacaysaa bro jazakalah
@Yaxyebisle
@Yaxyebisle 3 года назад
M.a
@RadiyaOmar
@RadiyaOmar 5 месяцев назад
Mhdsnid wll wan ku sameysty waxan rabay
@khadarmuhumed3217
@khadarmuhumed3217 3 года назад
Hhhhhhh haa zhp waan oga
@omiirahoney2141
@omiirahoney2141 2 года назад
iphone Max pro 13Ayaan watta wuna ıga diidey sbbta maqan
@queenmariaofficial3112
@queenmariaofficial3112 3 года назад
Wll anika imalahanba back tap waxa ukudanbeso (call audio routing) telephankeyga wa x-r midaan ya ilaqaba
@xasanxasan8438
@xasanxasan8438 3 года назад
Aniga xitaa call audio Roating ayaa ugu dambeeyo
@howraarsan9091
@howraarsan9091 3 года назад
Maxey shirkada ooga dhigtay mobeeladeeda kuwo ku soobaxo nambaro is daba joogo sida 1,2,3,................13
@xasantaliye
@xasantaliye 3 года назад
Ustad Halkee joogtaa ii sheeg adoo raali ah waa codsi
@qadar4yare257
@qadar4yare257 3 года назад
Kafar hadii uu isaranyahey masameyn karaa iPhone 11 wataye
@caaqilkachannel8604
@caaqilkachannel8604 3 года назад
Waan kaa faaiday runtii waan arkay Mahadsanid walal
@nimcorigeeye1727
@nimcorigeeye1727 3 года назад
Ustd iPhone ka helay maad i zeezid iPhone maheyto
@dailyxiin
@dailyxiin 3 года назад
*IM 252 MahadsaniT Huno 👑😍*
@xasantaliye
@xasantaliye 3 года назад
Walaal booqo you tube IM24 oo ah walaalkiisa waxaana kaa baryayaa in aad subacribe saari doontid wall mahadsanid
@awliyolyricas
@awliyolyricas 3 года назад
Zhp qaaaali aad ayaad u bahad san tahay Lkn 7+ ama kuwa lamidka ah kasoo samee Adoo raaaaliya ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@CAofficialVlogs
@CAofficialVlogs 3 года назад
Asc sxb waxan ku waydiin hadad so samayn karto. Add missing tax information oo youtube so saray mardhaw side u buxin kara inta waqtiga la garin ado mahadsan
@cadeybajamal6626
@cadeybajamal6626 3 года назад
Walkale iCloud iPhone warbixin noga so diyaari, sawirada igu jiray wan masaxay, wali inu buxo ayu ishegayaa
@Minecraftclips7
@Minecraftclips7 3 года назад
anigu iphone se 2020 haystaa
@apdymalikupdulahiobrahim5407
@apdymalikupdulahiobrahim5407 3 года назад
Zxp waxan kaa codsanaa inad iizheegto keebaa fcn iPhone plus io xr cml
@faatimayuusuf1751
@faatimayuusuf1751 3 года назад
sxb button Mahan ee waa dareeme wuxuu kamid yahay featureska lagu soo daray IOS 14 kadib kaliyana looguma tala gelin screen shot waxyaabo badan ayaad kasoo saaran kartaa
@rahmaabdulqadir5310
@rahmaabdulqadir5310 3 года назад
Wlle iPhone 7pluska ma laha
@bxbbille3197
@bxbbille3197 3 года назад
Cajiib 👍👍👍👍👍mahadsanid sxb
@mahadciro8778
@mahadciro8778 3 года назад
Sxb iiga faaloo ama concept good iga sii telephone note 8 Thank you
@secretstar8830
@secretstar8830 3 года назад
iPhone 8 Plus malahan miyaa ? Bro
@mohaathanes7059
@mohaathanes7059 3 года назад
May horay omanogeen thanks walaal
@cabdinaasir3027
@cabdinaasir3027 3 года назад
Masha Allah wllo
@mohamud3573
@mohamud3573 3 года назад
Maxamed wad mahasantahay wana ka faa iday Waxan isticmala iPhone 8 Wuxuna ku leyahay shashada hore.
@abdikafimohamudahmed2133
@abdikafimohamudahmed2133 3 года назад
Nosobadi iPhone casharadisa wll
@LFCFANS
@LFCFANS 3 года назад
Pro I phone 12 pro max banhaystaadhib ban Ku qabA xalke kala SK xiriraa plz
@ruunyar9966
@ruunyar9966 2 года назад
hhh
Далее
Wax ka ogow iPhone 14, Airpods Pro 2 iyo Apple Watch 8
11:55
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
iOS 18 - TOP Features YOU HAVE TO KNOW!!!
14:24
Просмотров 724 тыс.
Steve Jobs introduces iPhone in 2007
10:20
Просмотров 45 млн
Can You Build a Working iPhone From AliExpress...?
19:06
Talooyin ku saabsan bateriga telefoonkaaga
4:28
Просмотров 87 тыс.
Qarso sawirada kuugu jira iPhone-kaaga (2 hab!)
5:00
Farsamooyinka qarsoon ee Youtube-ka (Qeybta 1aad)
6:17
15 Clear Signs Your Phone Was Hacked
11:38
Просмотров 23 млн