Тёмный

TANOO KALE MAFILEYNIN 

HIGSI NO.1
Подписаться 152 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

#supercarab#higsino#haguleystojaceylka#qiso

Развлечения

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 57   
@FatxialiHeydar-fj9kv
@FatxialiHeydar-fj9kv 10 месяцев назад
Subxn allah runtii waa qiso xanunbtan😢walal talada walalken suber carb waa in aad ku dhaqaqtaa ood xaqiqta dhabta ah soo ogaataa kadibnah wixii kuu soobaxo ku dhaqaq hadii aay runtahy oo gabdhan xoog laku heystay marnaba haka takin karbkeeda istaag lkn hadii gabdhan aay rali ka aheed falkas xun kafogow inta aad ka fogan kartid 😢mirkii aad runta soo agaadidnah waxad marsisa baritaan caafimaad illahy runta ha ku soo hor dhigo walal❤haguuleysto jeclka❤
@FartuunMaxamed-xp6ri
@FartuunMaxamed-xp6ri 10 месяцев назад
❤❤❤
@habooncabdiahmed3859
@habooncabdiahmed3859 10 месяцев назад
M.a talo inataana kuku filan ee ku dhaqaa
@MustalifoCraxmaan-t2h
@MustalifoCraxmaan-t2h 10 месяцев назад
Ninku haduuba mar baxsdy gabdha run bay shegysaa guurso wll qald Wah kaa gashy lkn adiga noqo kiii sixi lahaa qaldkaas😭💔
@mynameisdhaqaneahmedxagar8374
@mynameisdhaqaneahmedxagar8374 10 месяцев назад
Baaritaanka ku dadaal mida Kale alla waa ku jacel yahay Sabab too ah intoo arooska dhicin Allaa ku tusay wll dadaal ha dadak Dakin arooska
@shaakirmaxamed7765
@shaakirmaxamed7765 4 месяца назад
WA caadi n
@AnzalAbdisalam
@AnzalAbdisalam 10 месяцев назад
Super carab thanks wlll
@sumayomohamedsanaag4160
@sumayomohamedsanaag4160 10 месяцев назад
Ani wxn ku darsan lahaa inaad gabadha cafimad keda iska baarto wll sbbto ah wxa lga yabaa inuu gabdho bdn sidaan usii galay usan xalaal kula dhaqmin mrka cafimad keda isla baar alha kuu fududeyo i.a😭
@abdallamahamoud5785
@abdallamahamoud5785 10 месяцев назад
Wa xanuun runti wlky ani ahan wxan ku dhihi laha baritan weyn samey oo xaqiiqda dhabta ah ogow Tele phonkeda baar melalah ey ku shegeyzan jiren wax un xog ah wad kahelyza vedioyada uu ka dubey hadey run thy Telka lee ugu so diri jirey le mahino marka Telkda xoga saar iyo melaha ay ku shegyzan jiren wax un wad ka helyzaa insha Allah Kuna so duecyna in alle ku fududeyo🤲🤲
@salaxcalimaxamad8190
@salaxcalimaxamad8190 7 месяцев назад
Subxanalaah 😢😢😢😢
@salaxcalimaxamad8190
@salaxcalimaxamad8190 7 месяцев назад
Qalbiga allaha kuu Qabojiyo wll qaali
@Ugaz210
@Ugaz210 10 месяцев назад
Wlhi waa xanuun ee nio taladeNa waa tii suber carab ee baritaaN samee sxp
@zaahiraxmed1187
@zaahiraxmed1187 10 месяцев назад
Runtii ad bey uxanun badantahy ilahi qer ha ugu dhameyo walalkey iyo walshey
@HabsaAbdirashid-sp8ze
@HabsaAbdirashid-sp8ze 10 месяцев назад
Wlhi waa qiso cjiipa talada wallalkeen super carab qaad0 wll oo wx hups0 muhimada waa runta insha alah
@ابال-ن8م
@ابال-ن8م 10 месяцев назад
Subaxanallah bar kadib marka igato xaqiqda insha allah go anka markas qado😢
@RayaanHonasti
@RayaanHonasti 10 месяцев назад
😢😢😢😢😢😢 ax ax ax subxana allah wll xaqiiqda soooraaadi sida qerka alle ha ku waa fajiyo wll😊😊
@abukarcadoowe1178
@abukarcadoowe1178 10 месяцев назад
Xaqiiqdii dhabta raadi wllkeygiyow ilaahey swt qalbigaaga ha kuu qawoojiyo I.a
@Sacido123
@Sacido123 9 месяцев назад
😭😭😭💔💔🙏
@HindaHassan-n2x
@HindaHassan-n2x 10 месяцев назад
tankale reerkoodu my ogayeen yab
@xayatahmed8198
@xayatahmed8198 10 месяцев назад
Wasidaa uu super shegay wll rabi talada udhiib baritaan dheeraad ahna samee xaqa alaha kuwafajiyo
@FaatuushPpe-vn5xk
@FaatuushPpe-vn5xk 19 дней назад
Wllkey waxa sameysa saladu leyl tuko oo labada rakac illhey dhibadado ushego i.a wixii kheryka kugu jiro allaha ku wafijiyo ❤
@HindaHassan-n2x
@HindaHassan-n2x 10 месяцев назад
iskabaadh xitaa hadaad guursato
@aaminociise1103
@aaminociise1103 10 месяцев назад
Macqul in la afdubtay gabadha so hubi wll
@nasro-maxamednayrus
@nasro-maxamednayrus 10 месяцев назад
Waa qiso xanuun badan waasaas sheegta wllka
@MuniiroMohamedali
@MuniiroMohamedali 10 месяцев назад
Allha hkuxa fizo😢😢
@nasrahussain4398
@nasrahussain4398 10 месяцев назад
walal Horta waa qiiso Qalibii xanuun badaan runti Adiga iskaa daaye Aniga yeey ixanuujisay Balse walal ilheey DharTi kucafii lagaa yaaBo inn eey run sheegeyso lagaa nayaaBO Inn ilheey kutuusayay inn aad TaHay Nin dacaad ah waax kasTA FIILO Aduunkan aan joogno lakiin ilheey kudaa plss walal
@abuubakarcabdiraxman4102
@abuubakarcabdiraxman4102 10 месяцев назад
Wll adi waxaad raadineyso soo guur xalal ah ma ahn hadey rakaatada ay shegeyso saxanthy xita ka fogow gabadhaas marna ha isku dayin inaad guursato wayo isku day caruurtada inad hoyo wanagsan udorto qof intaaso sano nin hystay side ugu fikirtay inaad guursato
@mahadiid
@mahadiid 10 месяцев назад
My Zxp tno kle wax la eegan kri maaha zxp Wlhi ka fogow Zxp ani ray ahaaan
@MaxamedcaahiCali-iz4xh
@MaxamedcaahiCali-iz4xh 10 месяцев назад
niyow video ka saan ayaa ku fcn yhy saan kawad
@NimcoNajax-kq9qg
@NimcoNajax-kq9qg 10 месяцев назад
Subeer carab guulyso wllo ❤
@MohamettRastaofficial
@MohamettRastaofficial 10 месяцев назад
Thanks sxp partiga saan noga Fcn mahad sanid
@aminaahmed8028
@aminaahmed8028 10 месяцев назад
Wax walbaa oo qofka bini aadamka ku dhacaa ama xanuunjiya waa imtixaan rabi xagisa kaaga yimid waxaana kadanbeyo waa xikmada
@queenfaatma3225
@queenfaatma3225 10 месяцев назад
Wll qf Mr drags barty Ind guursatid kuma fcno
@habooncabdiahmed3859
@habooncabdiahmed3859 10 месяцев назад
Wll alle hakuu fodudeeyo baritaanka i.a inaa ku guulaysatan jeclahaye i A 😊
@MuniiroMohamedali
@MuniiroMohamedali 10 месяцев назад
❤😢😢❤❤
@sihar123
@sihar123 10 месяцев назад
alle hakuu fudaydiyo wll inad hesho wiilka radi horta wll
@sahramaxamed5211
@sahramaxamed5211 10 месяцев назад
Laba rakco oo salaatu istikhaaro ah tuko ducada istikhaaradana akhriso illahay udaa arinka illahay ayaa kuu cadaynaya arinkaa
@abuubakarcabdiraxman4102
@abuubakarcabdiraxman4102 10 месяцев назад
Mideda kalana habenka aad adiga xaafada geyneysay oo aad familkeda gacanta ka sareysay hadeysan ku ogan lahen arintan wey ku qabsan lahayen mrka jaceyl aad uqabto yuusan ku indha tirin ee gabadhaas ka fogow intaan inaad lasi socoto qalad kugu ahyd wllhi
@cqaadirsheekhcali5670
@cqaadirsheekhcali5670 3 месяца назад
Ax ax😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢sxb 😢😢sorry 😢😢😢😢😢😢
@MohamedAhmed-n5y7r
@MohamedAhmed-n5y7r 10 месяцев назад
pls wll wan kula talinaya ka tag sbbto ah kumana shegin hadalkayga qado hadi kale wa ka qomamaynaysa 😢
@MohamedAhmed-n5y7r
@MohamedAhmed-n5y7r 10 месяцев назад
sido kale ninkas videoga mar la baad wuku rikatayn kara cebna waykugu qononaysa 😢
@zamiira.abdi.
@zamiira.abdi. 10 месяцев назад
Xaqiiqada baar wll markas aa go aan qadan kartaaye
@fatxiabdalla3317
@fatxiabdalla3317 10 месяцев назад
Walahi qof wanagsan ehelkeda aye lawadagi lleheed intasna masamesen horay waxa lo dhahay halmar aya ilmahaga u hiliisay wa marka hoyodod gursato katag xaqiiqo uma bahnid e 2 istaqalo u duko
@nimconimco3695
@nimconimco3695 10 месяцев назад
Waa qiso xanuun bdn wll kheyrka Allaaha ku waafajiyo
@Abdirahman9938
@Abdirahman9938 10 месяцев назад
Ax.xanuun wye
@Nicmo458
@Nicmo458 10 месяцев назад
😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢😢
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 10 месяцев назад
Sheekadani waxay u egetahay Been Raga Soomaaliyed samirkaa Malaha waa isnaqaan
@NimcoNajax-kq9qg
@NimcoNajax-kq9qg 10 месяцев назад
Shp hadalkaga uu fiirso meeshan been lagam aqaan hadii aad been moodayso marka hadii dawanyso daawo hadii kaleh wad bixi kartaaa wiilkan ma ahaa mid meeshisaa been iyo wax bilaa macni ah soo galiyah shp 😎🫤
@FatxialiHeydar-fj9kv
@FatxialiHeydar-fj9kv 10 месяцев назад
Sax waye wilkaa been masheeko hadii aadn ku qancin iska baxa
@FartuunMaxamed-xp6ri
@FartuunMaxamed-xp6ri 10 месяцев назад
❤❤😢😢😢❤❤
@alonsojunior6761
@alonsojunior6761 10 месяцев назад
Sxp mcn xanfurta gadhaal Ulaaq ee iska caafi sxp mcn durufteda nin baa kafaideyste szp hakatagin 😢
@AwohodanAwohodan
@AwohodanAwohodan 10 месяцев назад
Sorry borther 😂😂😂😂
@sahraabikar2980
@sahraabikar2980 10 месяцев назад
Asc waxaa samaysaa laba rakac istaqaar samay kadibna guurso
@IMKING8558
@IMKING8558 10 месяцев назад
biri kamaalin isla muuqaalkii haddii uusoo qarxiyo kwrn🤔🤔🤔 Marka in uu dag dago uma roona iyadoo rikaato lagu heysti ayey nin kaan jaceyl lasuubisay marka in ay qiyaanti meesha wey ka cadahay lkn mida guurka ah waa in uu hubsadaa haddii ay sida gabadha wax usheegeeso ay ujiraan Ha guursado waayoo waxaa laga yaabaa in ay waalato gabadhaas
@MaxamedFaarax-um3de
@MaxamedFaarax-um3de 10 месяцев назад
Waa sax gadha warkeedu inuu run yahay inuu been yahay lama oga marka taladaas ow wiilku kusiiyey qaado sxb
@Nastexoali9
@Nastexoali9 10 месяцев назад
Sorry wll😢😢😢
@XananCabdillahi-t5w
@XananCabdillahi-t5w 10 месяцев назад
Ax sorry 😢😢
Далее
QALAD MIYAAN GALEY
31:07
Просмотров 15 тыс.
I Built a SECRET Lamborghini Dealership!
33:02
Просмотров 10 млн
TRENDNI BOMBASI💣🔥 LADA
00:28
Просмотров 695 тыс.
Qisadii Wa Is Ka Xaal Aduun full Story
29:24
Просмотров 4,5 тыс.
Lamanihii Dheymanka #supercarab #higsino1 #qiso
28:29
QISADII CIIL IYO DUCO WAALID
21:12
Просмотров 18 тыс.
MASEER #qiso
51:06
Просмотров 32 тыс.
ТЕПЕРЬ ТОЧНО ЗАПОМНИТ😂
0:54
Просмотров 1,8 млн
How Many Twins Can You Spot?
0:17
Просмотров 20 млн