Тёмный

Tanoo kale waligiin ma aragteen yaab🤔asaga qalad galay asagaana ooyaaya by 

nasriin Official
Подписаться 42 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 39   
@jokar953
@jokar953 4 дня назад
Aan ku salino nabigeena muxamad SCW❤
@HodanMuxumed-mr9kd
@HodanMuxumed-mr9kd 2 дня назад
Scw scw scw
@zabiyacadey-k2j
@zabiyacadey-k2j 2 дня назад
Mashaallaah bella illaahey ha ku xafiido adiga iyo family illaahey sax maac sonkor ❤️😘😍😂😂😂😂
@sacdiyoxaaji1271
@sacdiyoxaaji1271 3 дня назад
Dee gaba dhdhasi waa in bilad la siiyay masha allh xaliimo noo ooyin faarax lee ka ooy sii wlh dumar ka waa sabar badan yihiin balse waa soo jees teen hayeey
@Hibaa667
@Hibaa667 2 дня назад
Masha Allah, waa Naag nool sifiican bey ku sameysan duleystee😂😂😂
@Ixsaas3
@Ixsaas3 4 дня назад
masha allah ilahay aya garabkeeda noqday horay usocda .. dulmiga ha qaadanina
@fowziadollDuale
@fowziadollDuale День назад
Asc wr wbt abyo isagaa gardaran
@anisaali3466
@anisaali3466 День назад
Maya tanu rawa weli
@ayaanmohamed3010
@ayaanmohamed3010 4 дня назад
Gabdho laba qof oo isqaba oo caruur isku dhaley dhexdoda hagalina mid gardaran ilaahey baa og so lagama yaabo iney iyada liidey
@HabiiboMohamed-k2p
@HabiiboMohamed-k2p 3 дня назад
Anaga kuma dambabi karno nin iyo naag lama dhex galikaro laakiin inuuyimado ma ahayn
@alfanaan445
@alfanaan445 3 дня назад
Illahay ka baq wllo 😮😢
@hibaakMohamet-zr5yk
@hibaakMohamet-zr5yk 4 дня назад
Maac sonkoor 🎉
@Nimco-u8n
@Nimco-u8n 4 дня назад
Aar nasriina wey iga qosolisey guriga hoortiis ku niikiya ku lahaa 😂😂😂😂
@rahmoahmed6756
@rahmoahmed6756 4 дня назад
Waa maanlaawe eberkis ah😂
@AbdiAsmma
@AbdiAsmma 4 дня назад
Hambalyo😂❤❤
@faizothequeen
@faizothequeen 3 дня назад
Farax nin mahan wlhi
@ubaxmacoow
@ubaxmacoow 3 дня назад
Sax ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊
@sabariinnuuraxmed8898
@sabariinnuuraxmed8898 4 дня назад
Xaqiiq❤❤❤
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 2 дня назад
Wax kastoo dhex maray haduu ka daneystay muu daayo muxuu ugu dul meereysanayaa naagta kale ee la wato waa mid maran , dumaroow xumaan gabar walaashaa ah ha yeelin hadii kale hoostaada ka filo , dumaroow ad adeeg yeesha xumaana ha qaadanina ilaahayna talada saarta wabilahi tawfiiq
@Afnan-kb6ro
@Afnan-kb6ro 4 дня назад
cod kar karti badan abyo mashlh
@nasraaabdullahi639
@nasraaabdullahi639 3 дня назад
Sidii hani buu larabay inuu waalo hadii wadankiisa loo celiye waxba lagama halayn ee xabsi in lagaliyuu xaq ulahaa
@sahroabdiwali2034
@sahroabdiwali2034 3 дня назад
Jabka farax yasha wan kudirsanayaa
@shugriahmet4735
@shugriahmet4735 4 дня назад
Wlhi si fiicam bay gashy❤
@GMNAB
@GMNAB 3 дня назад
Sax sis
@hamda-qeen4110
@hamda-qeen4110 4 дня назад
Asc nasriin wllo waan Ku salamaya, lakiin su'all an qaba carurtada mubarek abihii away.
@Ibrahim-u9g7z
@Ibrahim-u9g7z 4 дня назад
Wey kala tageen
@naimaadan2635
@naimaadan2635 4 дня назад
Ilmaha kala abaa miya​@@Ibrahim-u9g7z
@QaaliMacalin-s3s
@QaaliMacalin-s3s 4 дня назад
❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤🎉🎉
@ramlamohamed3497
@ramlamohamed3497 4 дня назад
😂😂😂😂
@SafaMaxamed-gp9sn
@SafaMaxamed-gp9sn 4 дня назад
horta raga wala yaabe markey inyar oo shilimaad ah iskuhubaan maxay iskubadalaan 😢
@UmuNajah-v6b
@UmuNajah-v6b 3 дня назад
Hala xanuunjiyo raga Somalia 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Maryan_idil
@Maryan_idil 2 дня назад
iyagaa is qaba iska dhaafa, shale adinka maa isku darteen meherkood maa goob joog ka ahayd miyay kugu casuumteen waa maya Hadana ka leexo khilaafkod waxba nagama galin heshiis kood waa khayr Reeraha is qaba halaga leexdo Dagaalkaan u dhexeeya faarax iyo xaliima oo aan ujeedadiis la ogyn waaxay Raga iyo dumarka waa is dhaleen waana is qaban nacaybkaan yaa abuuray horta
@Edebsan2022Sidii-hooyaded
@Edebsan2022Sidii-hooyaded 3 дня назад
Finland sahalkas qof laguma celiyee qofka mar haduu caruur kudhalay wadanka xitaa hadoo sharci leheyn wadankablagama saarikaro lkn qofkaan waxaa maqlay xaqiiqda allah og lacag ine maqanthy marka lacag jecel lee la ooyay 😂 waa sidaa umalqan hadaa nahay dadka isku magallada joogno 😂😂
@aniisohareed6958
@aniisohareed6958 3 дня назад
Waa la celin karaa anaa arkay wiil soomaali ahaa oo gabar Finish ah qabay oo 2 caruur u dhashay oo uu dhibay amaana siin waayey cabsi galiyey waa la celiyey.
@NajahIndho
@NajahIndho 4 дня назад
Absolutely faarax Africa bu moodey yurub kaadida cabee wlhi😂😂aa oysaa
@faysalelmi2091
@faysalelmi2091 3 дня назад
Ninka naag yurub kena ama ku guursada asagay utaalaaa
@asda3965
@asda3965 4 дня назад
Asiga aya xumeyey hor low dhahy god qayane haqudin
@umradwan4080
@umradwan4080 4 дня назад
jambalayo 😂😂😂
@najma649
@najma649 3 дня назад
ninkaa gardaran
Далее
Vlog sodaahay😫🥰
14:04
Просмотров 35 тыс.
DHALASHADA BABY SANA UMUINTISAM 05/10/2024
8:37
Просмотров 26 тыс.