Тёмный

NINKA REER 🇫🇮 EE BUS KA DHEX OOYAYA IYO XAASKIISA  

Caaliya Sharif channel
Подписаться 42 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

Arimshabulshada ni ka iyo xaaskiisa is dacweeyay

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 115   
@SeynabTusmo
@SeynabTusmo 4 дня назад
Caaliya shariif one of my favourite youtubers ❤️💝 jir oo joog. Also gacmaha Dahabka ayaad I jeclaysiisey
@sagalosman7002
@sagalosman7002 4 дня назад
Nin soomaali iyo dulmigiisii
@ahmdadn9165
@ahmdadn9165 4 дня назад
xanuun nin somali ayaa ku hayaa quruxay ,nin iyo labo xun umad dhan ha ku suntin ,
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 4 дня назад
Nin soomaali waa kii ku dhalay
@Marlaarag5821
@Marlaarag5821 4 дня назад
Xanta la soo dhakhso waxaan ka helaa saad xanta xariifad ugu tahay ❤we love you sister
@adarshire1777
@adarshire1777 4 дня назад
Thank you abaayo I love watching your videos because you get to the point right away ❤😊
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 4 дня назад
soodhow salan gobeed❤haweenka iyo raga waxa isku diraya lacagta xaraantaa cajiib dunyaah❤❤❤❤❤❤❤
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 4 дня назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
@ubahabdullahi2074
@ubahabdullahi2074 4 дня назад
SCW SCW SCW
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 4 дня назад
Ninka caqli xumaa intuu afar caruura katagay buu afar uusan dhalin buu hoosta kagalay subxaanalah waa arin foolxun
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 4 дня назад
Caaliyo quruxeey like tii waad iga haysaa
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 4 дня назад
Thanks, carfoon❤ adiga iyo inta tuugsiga kasoo jawaabtay😂
@saidhirsimohamud4890
@saidhirsimohamud4890 4 дня назад
Masha Allah Aliyo Qalanjo waxa isoo xasuusisay mamo ay fay cadey mufay dubdaa maraqay ku dartaa aanay aamay dhalalay sida sacabada iskula dhacaysid waa ku taakeeraa cod karey❤❤❤❤❤
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 4 дня назад
Mashaaa allh hoyo wanag san keep going sister hoyo kasta allh hagar gaaro
@Shariifo24
@Shariifo24 День назад
Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim ❤️ 🥰 ♥️
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa 4 дня назад
Caaliyay waan kusalaamay Ma aha in dumarku ku awood badan yihiin meeshan cadaalad baa taala labadaba waa la waraysanayaa, dee markaa ma nin somaliyeed oo nagtaba khadamad iyo mishiin caruurta sameeya ka aaminsan baa gar helaya. Naa naga qabso caruurtaada ayaaba gef ah. Gabdha somalidu iyadanba u baran in ay nafteeda xaqsiisee muu alle uga yaabo.
@maryanAbshire
@maryanAbshire День назад
walahay waa ruun niin somalii dhaqan xuun buu wataa
@hamdi16ali87
@hamdi16ali87 4 дня назад
Hallo sis I miss you so much taste ❤
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 4 дня назад
Me too❤🎉🎉🎉
@abdijama1984
@abdijama1984 4 дня назад
Caaliyo qurux badan waa kusalaamey halkee Naga aadey salaan sare❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FaThaNurdiin
@FaThaNurdiin 3 дня назад
Alahu ahad ❤
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 4 дня назад
Jimca wanagsan malin qayr badan allah noga dhiga dhamaanteen
@fahimacadey3546
@fahimacadey3546 16 часов назад
Xaqiiqda ma ogin. Alle swt Oo qudha ayaa og
@ikraanhassen2219
@ikraanhassen2219 4 дня назад
caliya qurux badaney si wacan bad warka noga daba gaysay Danke
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 4 дня назад
ALLOW qoysaska somalida hagaaji. Haday kala tagaana jeshiiisiii
@Aaliyah-v7d
@Aaliyah-v7d 4 дня назад
Caaliya Shariif qaali xageed kumaqnayd.Soomaali Rag iyo Dumarba shanqar iyo balow badan baa kadhex yeerayso ilahayoow kala qabooji. Waanu kuu xiisnaye .we missed your sense of humor, mashaa Allah !
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 4 дня назад
Amiin amiin 🙏🏽 walaahi family yada social media is keenaya caruurtooda ayaan u baqayaa mustaqbalka Subxanallah
@Aaliyah-v7d
@Aaliyah-v7d 3 дня назад
@Caaliyasharif Ya Caaliya true 100&100 Walashay qaali. Allah SWT dadkeena qurbaha jooga iyo dalkeena kuwa joogaba noo samata bixiyo Amiin. Waxaad moodaa inuu dhaqan doorsoon jidho Rag iyo dumarba, inkastoo hooyooyinku iyo ubadka dhibta intiisa ugubadan lakulmaan. Ilahayoow dhamaan cararuurta ,hooyooyinka iyo raga intiisa wanaagsannoo xifdi, inta waxka qaldanyihiina Raboow soo toosi Amiin Ya Caalamiin ♥️ ❤️.
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 4 дня назад
alle ha na asturo aduun Iyo akhiraba soomalidii Mel walbo ceebtooda taal
@xamdaxubi9807
@xamdaxubi9807 4 дня назад
Ciil badana 😢😢 mid halkan igu ciilay illahaw yaa iigeya halka wllhi jeelbu ku uri lahaa 7 habeen meel madaw dhex joogna ani ciyaalki oon mid umul ku ahay intu laydhku naga gooyay ayu naagtu guursaday lajoga xuta toosh walo geeyana wllhi hadi lay gen laha halkas noloshan kudubi laha😢
@fardowsomuqtaar5206
@fardowsomuqtaar5206 4 дня назад
😢😢iska sabar ama reerkaga ku dacweey dhibka allaha ka saaro
@dombirahassanjr
@dombirahassanjr 4 дня назад
😂😂😂😂😂
@xamdaxubi9807
@xamdaxubi9807 4 дня назад
@@dombirahassanjr 😂😂😂
@najmahassan8107
@najmahassan8107 4 дня назад
Raga somali ceebtooda aduunka uu soo baxday.
@QaaliMacalin-s3s
@QaaliMacalin-s3s 4 дня назад
Mansha allh wll allhu akbar❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉❤❤
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 4 дня назад
Caaliya walaal qaali waakuu xiisay hagee ka dhacday Waxa ufiirsaday all your other videos you wearing yellow or gold scarves waaku qurux badan tahay them colour's mansha Allah
@samirr546
@samirr546 4 дня назад
Ahlan wa sahlan shariifadii Ina shariif.
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 4 дня назад
Soo dhowoow wallo🎉
@sunari8818
@sunari8818 4 дня назад
Caliya waan kaa naxayaaye qortaada kharso yaan lagaa cunine, sababta oo ah waxaad ledahay cabaadyo qurux badan sida kalana dintu ma ogala gacmaha iyo qorta gabadha islamka ah iney khawan yihiin.
@RuqiyoDihad-lt5jk
@RuqiyoDihad-lt5jk 4 дня назад
We miss you so much ❤❤❤❤
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 4 дня назад
Wcs walshey calya Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤ yaab subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh umadan allh haso hanuniyo acdubilh
@foozia426
@foozia426 4 дня назад
Salaan gobeed ❤
@hamdimohamadmohamad1385
@hamdimohamadmohamad1385 4 дня назад
Masha Allah, caaliyaay youtuber ka keliya ee anan shekadeda iska gudbin aya tahey, wagan dhocisha ahaa gabar sheeko mcaaneyd oon u dhuuman jirey oo in badan laigu diley baan soo xasuustay 😅😅 Naa ina adeery noo soo badi deee 😆
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 4 дня назад
😂😂😂😂Thanks quruxeey❤❤
@raxmaabokor5977
@raxmaabokor5977 4 дня назад
Maasha Allah habo qurxey ❤❤
@hamdiegal889
@hamdiegal889 4 дня назад
Nimanka Soomaali da waa laga yaa ban yahay ilma xanuunsan oo dhan way ka caraan
@Ixsaas3
@Ixsaas3 3 дня назад
maamo ❤ livoka iga gudooon
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 4 дня назад
Keep going sister
@ayannur9480
@ayannur9480 4 дня назад
Ninka loogama exan Naagta asaga shaqadiisa ka soo bixi wayey. Maalintiisa waa in uu hoosha oo dhan qabtaa maha in ay Hoyada la joogto. Somali nin badan kood Tv ayey dawadan hool ma jirto
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 4 дня назад
Xaliimo keep going
@hodanabdihamid5104
@hodanabdihamid5104 4 дня назад
Reerkooda mahayysan karaan markadambana cabaad ma daayaaan biilaa dhaqan
@sashawwefans6394
@sashawwefans6394 День назад
Dee caaliya waan ku ilaawayba meesha bal wax naga soo dhigdhig aduunka waxba kalama socdo ma ogi halka xaalkii soomaali maryooley marayee hhhhh
@dahirawke9268
@dahirawke9268 4 дня назад
Salan sare mansha allah maanta leeska kaadaawadaa ku fiicantahay
@maryanfarah8190
@maryanfarah8190 4 дня назад
Hhh caliya you are funny
@maden7818
@maden7818 4 дня назад
Sacab badnidaa ma walisaqaad dheeli jirtay??
@munakhayroffciall2409
@munakhayroffciall2409 4 дня назад
Illhyba qofki qaldan oge gabadhana illhy haugargaaro wiilkana sokle Raga wixii kaoohisiiya mayara illhy haugargaaro
@SaciidCumartigoow
@SaciidCumartigoow 4 дня назад
Walaale wada quraxtahay inaat jogatay
@kafiaahmedaden3722
@kafiaahmedaden3722 4 дня назад
Where have u been sis ? Long time no see n heard ❤️❤️❤️
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 4 дня назад
Not much! walaahi xoogaa yar baan idinka maqnaa🥰🥰 sorry 😐
@marwaamalin5644
@marwaamalin5644 День назад
Caliya sharaf ninkii nagtisa gubtey iyadina gubate kaso hadal
@fowziasheekibrahim8998
@fowziasheekibrahim8998 4 дня назад
Waa nakan quruxe waanu ku xiisnay soo dhawaw
@siraadulmustaqiim2400
@siraadulmustaqiim2400 4 дня назад
Finland mentioned😁
@dalmar640
@dalmar640 4 дня назад
Caaliya back come soon
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 4 дня назад
Wcl sister
@alihussen2464
@alihussen2464 4 дня назад
Woow😂😂😂😂😂
@Jasmiin-y6i
@Jasmiin-y6i 2 дня назад
Gacanta aad garacaysid iska da walaal, waa reer badinimo😅.
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif День назад
Reer magaalnimadii waan ku daalay🤣
@kaidosultan9882
@kaidosultan9882 4 дня назад
Caaliyo aniguba wan ku bari kara italian iyo french
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 дня назад
Mashallah 🙏
@ikranfaiz3737
@ikranfaiz3737 4 дня назад
Welcom qaali warka nagu dhuur😂😂😂❤
@sallabdull3048
@sallabdull3048 4 дня назад
FASAQAAS WAX KA JIRO MALAHA .
@SaciidCumartigoow
@SaciidCumartigoow 4 дня назад
Wawbe jatile waa nin fican
@Cadeey12234
@Cadeey12234 4 дня назад
Walaaley caruurtu waa 5
@Safi-e7s
@Safi-e7s 4 дня назад
Caafiya cadeey horay usoco
@faisalali-q4e8l
@faisalali-q4e8l 4 дня назад
Asc hi caaliyo how are you doing,
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 4 дня назад
Fiican xbbti Faiza🥰🥰
@faisalali-q4e8l
@faisalali-q4e8l 4 дня назад
Caaliyo look at this guy, ILAAHEY waa u nimceeyey, 24 hours he was with his wife and kids, know he can't see them . Does he know macnaha aabo, caaliyo walaalo tell him and others DUMARKA HALOO SAMRO, caaliyo please if you can and have time walaalo give our people casharo kusaabsan , reerka, your smart and beautiful, mashaalah I' think they will listen to you. Many thanks
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 4 дня назад
Jecliyaa faarax jabkiisa abyo muuqaalo badan kaso duub 😂😂😂
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 4 дня назад
Asc eedo caaliyo shariif waku salaamay
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 4 дня назад
Waan kaa qaadayaa eedo
@AyaanJaamac-c8e
@AyaanJaamac-c8e 4 дня назад
Wallahi funny tahaya
@joharaaliaden3524
@joharaaliaden3524 4 дня назад
Dadkan sawiradod ad isticmaleysan aniga garanaya sificn un ayaana geeysaay ee dadka sawiradoda udaa
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 4 дня назад
Haddaa garaneysid maxaa naga quseeya? ma anagaa Social media ha keenay Naa orod Akhlaaq yeelo Dameeryahay edebta daran!
@joharaaliaden3524
@joharaaliaden3524 3 дня назад
@@Caaliyasharif shubo irsaqada ka gashay dadka sawiradoda ee gabadha Noga fuq dhilayahay damerta ah
@nimosuleiman
@nimosuleiman 3 минуты назад
Maxaa loo daynayaa saw iyagu is a soo dhigin
@meyranrooble3049
@meyranrooble3049 4 дня назад
Dadkii kuli dacaladu is wada haysta caruurta loo turi mayo illahow dhibka naga saar
@Hindocumar-p5h
@Hindocumar-p5h 4 дня назад
muu adkaysi yeesho muxuu la ooyayaa nin raga waa kii adkeystee 😁😁😁😁
@NasroNasro-c9j
@NasroNasro-c9j 4 дня назад
Sxbey sacabaa dhagaha noga warwrise naga dhaaf aan warkaga kadhagysane
@saamquen7928
@saamquen7928 4 дня назад
Walahi caliyaay video marka dusha ka arkag waxan uso diyaar garoobay ❤😂😂 hanaga eexan caliyey ninka runta taabsi walaley
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 4 дня назад
ANA KU BARAYA
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 4 дня назад
Dumarow haduu ninku idinla guursado maxaad reerka u kala diraysan. Minyarada lasaaxiiba ku shaqeeya hala is caawiyo. Saaxiib la noqda minyarada I am serious
@FadmaAhmed-e1t
@FadmaAhmed-e1t 4 дня назад
Waba nin aqlaq lahen
@Ayaan8912
@Ayaan8912 4 дня назад
Qof alle kugu dayay maxaa kaxanuun badan Sorry brother naagaha qurbaha jogaaan wlhi qarkood waa qumayal ufff dheh
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 4 дня назад
CAALIYA AFARAHA GACANTA INTEY KA SO GADEY MACANTO WAA KA HELE
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 4 дня назад
Abaayo waa Baxreyni, Dubai baan kasoo gatay last Summer ☀️
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 4 дня назад
@@Caaliyasharif MASHA ALLAH
@bidhaanqurux-qm3ev
@bidhaanqurux-qm3ev 4 дня назад
Caaliya arintaan wanba ku wareerray adiga aya naga dabageysay😂😂
@ahmdadn9165
@ahmdadn9165 4 дня назад
ragii qurbaha waa ay la jaan qaadi la,yhiin
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 4 дня назад
Aad iyo aad😢
@raqiasaid2031
@raqiasaid2031 4 дня назад
Sacabka jooji aanku dhegaysa née shaqarta jooji aroos ma joojtid
@samirr546
@samirr546 4 дня назад
Xagaygana shaaha ayaa jucle.kkkkkk
@SahroAlinuur
@SahroAlinuur 4 дня назад
🤣🤣🤣
@shanyfahiye919
@shanyfahiye919 2 дня назад
Do you have your own idea ? You Because you always talk about somebody’s story.
@hodonabdullahi6382
@hodonabdullahi6382 4 дня назад
Sheekadu waa soodhacyey koow koow😂😂😂☕️☕️☕️
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 4 дня назад
Soo dhowoow hodaneey❤❤
@queen22-r7p
@queen22-r7p 4 дня назад
hooyada iyadu ninkeda is dagal sanyiihn see ilmo kenya ugu qaaday dumarka fudeed😂
@MariamOmarHaji-kn1cn
@MariamOmarHaji-kn1cn 4 дня назад
Waa. Kuu xiisney Walahi quraxeey
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 4 дня назад
❤❤❤❤❤🎉
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 4 дня назад
NAAGTA DOOQ XUMA DOOLIGAN MEY KA GURSATEY UUUUUUUFF
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 4 дня назад
ALLOW qoysaska somalida hagaaji. Haday kala tagaana jeshiiisiii
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 4 дня назад
Dumarow haduu ninku idinla guursado maxaad reerka u kala diraysan. Minyarada lasaaxiiba ku shaqeeya hala is caawiyo. Saaxiib la noqda minyarada I am serious
@niyaaladem
@niyaaladem 4 дня назад
Nin xaas iyo caruur leh maxaa naag kale u geeyey? Minyaro waa naag hanyar, naag hanyari cid qaadi kadhaa ma jirto ee joojiya naagahan aad guursaneeysaa ee malashaanka ah.
@hodanc6255
@hodanc6255 4 дня назад
O adiga dinte haysata so 4 loma banayn
Далее
FILO PART 131
27:49
Просмотров 383 тыс.