Тёмный

Tariikhda ( Masooniyaada)Shaydaan Cabuudka 😱| Sheekh Maxamed Rashaad 1990 

Qalbi ___Nool
Подписаться 4,1 тыс.
Просмотров 61 тыс.
50% 1

Qalbi Nool: Home of Somali Videos | Religious Stories
*Waxaan Kanalkan Idin Kusoo Gudbini Donna Sheekoyin Qosol Badan,Qisooyin Diini,Dhacdoyinka Caalamka Iyo Kuwakale OO Badan
FADLAN Subscribe | Share | Like
Waxaa Nagala Soo Xiriiri Kartaan Ciwaanada Hoos Idinkaga Muuqdo
*Gmail : mahadladiye@gmail.com
*Facebook Account : / mahadhalil0
Tiktok account: www.tiktok.com...
*Sidoo Kale Wixii Talooyiin Ah Waad Nalawadaagi
Email kan mahadladiye@gmail.com
Mahadsanid ❤️

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 142   
@haawomohamed4241
@haawomohamed4241 Месяц назад
Sheeqa Allaha naxariisto waxa maanta socduu mar hore noo gudbiyey Allahu Akbar
@meiranmoalin7665
@meiranmoalin7665 Месяц назад
Amiin yarab
@rashiidahmedsudaysi8888
@rashiidahmedsudaysi8888 Месяц назад
Aamin aamin
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Месяц назад
Rabbi ha u naxariisto Sh Muxammad Rashaad wuxuu ahaa nin xag diin iyo maadi ka dhisan.. Wuxuu sheekh ka baxay jaamacada islaamka, xagga kalena wuxuu ahaa DR caafimaad...
@user-nq9ug3ic8g
@user-nq9ug3ic8g 21 день назад
Alle ha unaxaristo janatul fardowso Allaha ku warabiyo sheekhena wyna ee shekh Maxamed rashad
@J0L3D
@J0L3D Месяц назад
Waxa sheekhu ka hadlaayo ee u ka digaayo wlhi way nagu dhaceen wayna na haystaan hadaanu nahay dhalinyarada islaamka Ilaahay haku naxariis sh maxamed Rasheed
@J0L3D
@J0L3D Месяц назад
Gaar ahaan soomaalida
@Qalbi___Nool
@Qalbi___Nool Месяц назад
Aaad iyo aad walhi walal
@xamsexiis7217
@xamsexiis7217 Месяц назад
Waa xaqiiq walaal maanta maxaa inala gudboon
@hassanadan1484
@hassanadan1484 Месяц назад
Caalim wax badan og buu ahaa Naxriistii jano Allah ka waraabiyo sheekh rashaad❤
@Qalbi___Nool
@Qalbi___Nool Месяц назад
Amiin yaa raabi caalamin
@zamzamsaeed4856
@zamzamsaeed4856 Месяц назад
Ilahay ha u naxariisto shiikh maxamed rashaad janadi firdows allaha geeyo cilmigii uu nooga tagayna allaha nagu anfoco
@farahadam9258
@farahadam9258 Месяц назад
Ilaahow u naxariiso raxmatan waasicah shaikh Mohamed rashaad Aamiin yaa rabbi.
@FaarahJaamac-bt8wt
@FaarahJaamac-bt8wt 6 дней назад
Shiikh maxamed rashaad ilaaahy haku naxariisto Aamiin ya rabi
@showqiqayir2808
@showqiqayir2808 Месяц назад
Sheekh Maxamed Rashaad Ilaahay janatul fardawsa haka waraabiyo, waa aragti dheer iyo cilmi badan allow u naxariiso.
@meiranmoalin7665
@meiranmoalin7665 Месяц назад
Allahuma Amiin
@farxiyoyaxye-lq5pj
@farxiyoyaxye-lq5pj Месяц назад
ilaahey ha u naxariisto sheekh rashaad sacuudiga ayuu ku dhintay asigoo xajinaya mina ayuuna ku dhintay
@samatar1025
@samatar1025 Месяц назад
Husna Al Khatinah
@mahednajiibshmahamud7853
@mahednajiibshmahamud7853 Месяц назад
Allah ha unaxaristo sheekh
@amransulemanamran9331
@amransulemanamran9331 12 дней назад
ALLAHU AKBAR SUBXANALLAH SALLALLAHU CALEYHI WASALAM ❤❤❤
@faymelanin5063
@faymelanin5063 17 дней назад
Illahey ha ku naxariisto sheekh 😭😭😭 2024 baan ku barrtay... Wax badana waan ka faiiday.
@SOMTRUCK480
@SOMTRUCK480 Месяц назад
Sheekh maxamed Rashaad Ilaahay ha u Naxariisto
@faizaboos7933
@faizaboos7933 Месяц назад
Illah how Naxaristo Waano iyo Taariikh buu nooga tagay. Illah ha na Xafido 😭😭😭
@ApdirahmanTatiko-fg9zo
@ApdirahmanTatiko-fg9zo Месяц назад
Allaha unaxariisto shiiqa
@Ina-moh
@Ina-moh 29 дней назад
Allaha unaxaristo sheekh mahamed rashad wuxu aha indhergarad wax fog arka wixina manta aragna
@MohamedAbdi-hu7ej
@MohamedAbdi-hu7ej Месяц назад
Illahay hau naxaristo sheikh Rashad Janatul firdows Aclaa Illahay haka warabiyo Qabrikeda wasac iyo nuur Illahay hauka digo Anagana Illahay hainoga daba naxaristo fitanka adunka kasocda Illahay hainaga badbadiyo
@xamsecali5211
@xamsecali5211 20 дней назад
Allah ha kuu naxariisto
@user-yk3cj6uq7j
@user-yk3cj6uq7j Месяц назад
Jazaakallaahu qeer 😢😢😢❤
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 29 дней назад
ILLAAHOW kuu Naxariiso SHEIKH MAADI IYO DIIN BA AQOON ULEH BAL UFIIRSADA HADA MAAN GABDHII DEBEDA LOO SO SAARIN OO TIKTOK IYO BELAAYO LO SAMAYN
@faisalmohamud3409
@faisalmohamud3409 15 дней назад
May Allah have mercy on him
@mustafefarah1450
@mustafefarah1450 24 дня назад
Alle ha u naxariisto aamiin
@aminaguled290
@aminaguled290 Месяц назад
Allah ha unaxariisto amiin
@Abdi-Shakur
@Abdi-Shakur Месяц назад
Allahu akbar ❤ ‏اللهم ارحم
@Qalbi___Nool
@Qalbi___Nool Месяц назад
Amiin walal
@user-xl6fp4nl9j
@user-xl6fp4nl9j Месяц назад
Mnsha allah allah akbar
@AbdirahmanMulac
@AbdirahmanMulac Месяц назад
Raxmatullaahi calayhi.sheekh Aqoonyahan mufakir indheergarad mohamed Rashaad.Alla maxaa nin qaaliya tan ka hoyday
@gobiwaasomiyomaal3667
@gobiwaasomiyomaal3667 Месяц назад
Marku sheikhu dhahay Hadad adiga u the adkeysan kartid carurtada uma adkeysan karto. Wu itabtay hadalka. Ilahay haku naxaristo amen
@Everything-ok1cm
@Everything-ok1cm Месяц назад
Wallaahi waad inoo nasteexaysay. Allaah ha kugu abaalmariyo.
@Degmociise123
@Degmociise123 Месяц назад
Ilaahay ha naxariisto 😢 Skeikh Rashaad AAmin yaa Rabi
@dalmar3821
@dalmar3821 Месяц назад
masha allah
@user-ul4fq8fy4x
@user-ul4fq8fy4x Месяц назад
Allow ku naxariisto qofkii aqoonlahaay mid dhintay mid la gaaleysiiyay waaye somali nuxurkii laga qaaday
@mohammedalinuur9723
@mohammedalinuur9723 Месяц назад
صدقت والله😢
@mustafahmed2058
@mustafahmed2058 Месяц назад
Waxa u ahaa caalim rabaani ah Allaha u naxaristo sheekh mohamed rashaad
@abdullemahdi4504
@abdullemahdi4504 Месяц назад
Illhahay haku u naxariisto Yaa sheikh AAMIIN Yaaaarabi
@AbdirizackAhmed-t2t
@AbdirizackAhmed-t2t Месяц назад
Allaha unaxariizto ❤
@faizoibrahim1697
@faizoibrahim1697 26 дней назад
Shekih ilaheey haku naxristo waxa naga qarsanay aya inoh cadaysay jantul fardowas Allah ku geeyo 😢😢😢😢😢
@nuuriiya6038
@nuuriiya6038 25 дней назад
Allah ha ku naxaristo🤲🤲🤲 dhageysigaga lagama cajisayo❤️❤️❤️
@fatumamohamed5584
@fatumamohamed5584 Месяц назад
Manshallah ilahay ha unaxariisto
@ducaysanaddoontiiallaah5920
@ducaysanaddoontiiallaah5920 Месяц назад
Ilaahayoow kuu naxariiso barriyoow 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@IsmailAdamMohamed
@IsmailAdamMohamed Месяц назад
Maash Allah Marka uu ka hadli jirey wadaadka in wax laga qaato ayey aheyd
@user-ms2pg6wm4q
@user-ms2pg6wm4q 27 дней назад
Illaahay ha naxariisto
@fatmaabdullah87
@fatmaabdullah87 Месяц назад
Rabiyow kuu naxriista maanta
@delpierobaidoa394
@delpierobaidoa394 Месяц назад
sheikh alle yaxfidak wlhi waa waqaca hada tagan
@Qalbi___Nool
@Qalbi___Nool Месяц назад
Mashalllah ❤️
@amalidiris9641
@amalidiris9641 Месяц назад
sheikh Mohamed Rashad 15 sano ka hor bu hajka ku dhintay Allah unaxaristo
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. Месяц назад
​@@amalidiris9641Ma isagoo xajka jooga ayuu dhintay Abyo
@KhadijaAbdirashidsahal
@KhadijaAbdirashidsahal Месяц назад
Alaah yarxamhu
@Shxusen55
@Shxusen55 7 дней назад
👍👍👍
@faizoibrahim1697
@faizoibrahim1697 26 дней назад
Allah wiilkega moh igu yaran 😢😢😢😢😢😢
@user-to2ig6pp2w
@user-to2ig6pp2w Месяц назад
Ilaahow u naxariso
@ku_sali_nabiga
@ku_sali_nabiga Месяц назад
Allahu akbar
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Месяц назад
Allah yarxamullah sheikhuna
@rakbah.c
@rakbah.c Месяц назад
Hadaa adigu is ilaaliso caruurtaadu iskama ilaalin doonaan.😢
@Samia-s60
@Samia-s60 27 дней назад
Allah unaxariiso
@suban974
@suban974 Месяц назад
Allaha unaxariisto Amiin
@adanaxmed-jy2oz
@adanaxmed-jy2oz Месяц назад
Allah unaxaristaa 😢😢😢
@z-1il
@z-1il Месяц назад
Subhanallah
@qamarmuse6857
@qamarmuse6857 Месяц назад
Raximalaah Aamiin
@amiinmohomed2799
@amiinmohomed2799 Месяц назад
Alle ha u naxariisto 🤲
@Qalbi___Nool
@Qalbi___Nool Месяц назад
Amiin Yaa Allah
@BarreAbdibasid
@BarreAbdibasid Месяц назад
Subxanallah maantaay taagantahay😢
@selmanabd2782
@selmanabd2782 Месяц назад
Allah yaa maanta u sheega waxa dhacay
@AhlamMahad2009-ps4kl
@AhlamMahad2009-ps4kl Месяц назад
Saxiix
@YusufAli-vg8vd
@YusufAli-vg8vd Месяц назад
Ilahow ku naxariso
@taaloogyare11
@taaloogyare11 Месяц назад
Sheikh Mohamed Rashad, AUN. Hddi Somali Dhagysan Laheyd, Dhib Mar hore Ayay Ka bixi lahyd dhibka Ku jirto.. Sheikh Waa La diley sidaa Filaayo, Maxaa yeelay Sida Uu aqooon Badnaa, Kaliya Diinta Kaliya Maahayn, ee Aduunka waxa Ka socda Waa ogaaa. Subhana Allah..
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 Месяц назад
Sheekheena alle ha u naxariisto waxaa uu ka hadlaayo waa wax maanta taagan oo aynu indhaheena ku aragno waxaan aad ula yaabay dumarkii somaaliyed maalinkasta waxay media la taaganyihiin xuquuq ayaa naga maqan ayaga oo guryahoodii kasoo baxaaya dumarka somaaliyed miyaanay ogayn in alle subxaana watacaalaa uu kitaabkiisa quraanka kariimka ah inoogu sheegay in uu qofkasta xaqiisa uu asaga siiyay kitaabkana ay ku qoran tahay Nimanka gaalada meesha kaliya ee ay inaga soo galaan waa dhinaca haweenka dumarka somaaliyed waxaan kula talinayaa in ay diinteena islaamka bartaan oo ku dhaqmaan
@samira-141
@samira-141 19 дней назад
😢🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏
@fatmaabdullah87
@fatmaabdullah87 Месяц назад
Ala run badanaa
@Ismaacil-f4l
@Ismaacil-f4l Месяц назад
Aun
@wacane9102
@wacane9102 Месяц назад
Alle how naxariisto wuxuu ahaa مفكر عالم waa qicana wuu lasocday
@haniabdirahman517
@haniabdirahman517 Месяц назад
If he lives right now, he will tell us more, but they killed 15 years ago
@anthonypie9509
@anthonypie9509 28 дней назад
Who killed him, I thought he pass away in natural way?
@lifedesiigner
@lifedesiigner 25 дней назад
​@@anthonypie9509 Yes he died naturally but ignorant ppl don't understand that Allah gives life and death. Everything is a conspiracy for them.
@user-ie8ws3hj1m
@user-ie8ws3hj1m 20 дней назад
No one dies without the will of God.
@aaranherbal6526
@aaranherbal6526 Месяц назад
Carafuu ku dhintay ilaah haw nxriistee
@hamzikhamzik2199
@hamzikhamzik2199 Месяц назад
Shiqa maladilay mise caadi ayuu u dhintay pls ii sheega
@blueline502
@blueline502 Месяц назад
Lagu dilimaayo inta aadan flow badan laheeyn. Remember this speech is 1997 in Sweden
@Hasanali-kt2xh
@Hasanali-kt2xh Месяц назад
Xajku ku dhintay, Allaha unaxariisto.
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. Месяц назад
​@@Hasanali-kt2xhXajka miyuu joogay markuu dhimanayay sxp
@ghst4487
@ghst4487 Месяц назад
Si caadi buu udhintay Allaha unaxariisto
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. Месяц назад
@@ghst4487 Adigu ayuu kaa hadlayaa ee si fiican u dhagayso, Carab nacayb baa lagu liqsiiyaye waana shaqo laga soo shaqeeyay, dhagayso abti 😂❗
@user-fv7jg5mw1k
@user-fv7jg5mw1k Месяц назад
Awoodii ilahey ma masunid baa tiri anigaa leh
@mahmudcaaqil1064
@mahmudcaaqil1064 Месяц назад
1997 ayuu jeediyey ka wrn
@Qalbi___Nool
@Qalbi___Nool Месяц назад
Siduu wax uu ogana arag
@hodanc6255
@hodanc6255 Месяц назад
Maxa shekhan Allah u naxaristo dhintay iyo wilkan xanunsan iska galay RU-vid lay maxay xaran cunen
@migo2444
@migo2444 Месяц назад
Soomaali culumo hogaamisa way leeyihiin laakin lakiin laakin dad ayaanay lahayn
@fatmaabdullah87
@fatmaabdullah87 Месяц назад
Hadaad ogyahay gabdhihii wiilashii faro lagu hayo waxaad sheegtay iyo kuwo ka badan yaanahaysta alah ha kuu naxriisto
@sadaqalijamac4386
@sadaqalijamac4386 15 дней назад
Tusaale mo farah Mo salah. Taasaaa caddayn u ah inaan magaca maxamed laga isticmaali karin yurub
@AmiinMahad-m8q
@AmiinMahad-m8q Месяц назад
Ninkii raBa in LaGa jaahiL bixiYo waxaan LaBuunBuninYo kaso Daawo AaDaN sahaN wayo araGa da,da yar
@mohamettabdi8642
@mohamettabdi8642 Месяц назад
1997 aala duuby muu qaakn
@deeqqumana5340
@deeqqumana5340 Месяц назад
Nacalatullah caleyka israil iyo america
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 Месяц назад
shekhan waax aan xaqiqisan kaara in laa diilayi… sbbto ah wax u ka hadlya nidmka cusub ee adunka lagu waado
@calikafuqsade8865
@calikafuqsade8865 Месяц назад
Lama dilin wllo xajka ayu kudhinty isago xajinaya dadki isbuurashada kudhinty 2009 bu kujiray
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 Месяц назад
@@calikafuqsade8865 waa saax taasi waa ta aadiga lagu sheegyi lkn xaqiqida dhaabta ah siida maaha
@hodanadan7255
@hodanadan7255 Месяц назад
Sheeqow maxadarada cayda kadaa anaga eeyo manihin inaan xijaabka barno ayaan u aadna ameerika qofna gaaleenkaro majirto waa sheeko eey weeyeelka ku sheekeeystaan muqdisho ayalagu galowaa😂😂😂
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD Месяц назад
Sheeqa 15sano dhimashadiisa lagasoo wareegay isagoo weliba xajaya ilaahay oofsaday
@haniabdirahman517
@haniabdirahman517 Месяц назад
Who killed him????
@Qalbi___Nool
@Qalbi___Nool Месяц назад
Walaal lamaa dilin ee Tii Alle aya uu timiday
@bassflix5982
@bassflix5982 27 дней назад
@@Qalbi___Nool Xaguu ku dhintay?
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 22 дня назад
Mar hore ayuu dhintay ​@@bassflix5982
@munamohamed3264
@munamohamed3264 21 день назад
Xajka
@HEEGANMAN
@HEEGANMAN 15 дней назад
Ninkan waa la dilay sucuudigaana fuliyey dilkiisa 😢 idinkana waxaa la idinka dhaadhiciyey xaramkii Buu Ku dhintay waana ehlul jano wake up guys wax baara oo daraaseya. Ugu Dan bay suaashu waxay tahay. Yaa Ka danbeeyey dilkiisa?
@matanibnujibril1601
@matanibnujibril1601 Месяц назад
Dadka qaaar badan ayaaan fahansanayn
@abdi5852
@abdi5852 Месяц назад
Jiraan gaabloowasoners waxba kama taqaano ha badowsan afrta ilkaha dhaahdheer ee tb-da qabta
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 Месяц назад
Dowladaha ayeey u tababaraan Corruption and leadership !!, Si loo corrupt gareeyo diin, Cultural and economical, Dad salafiyiin sheegta Ayaa ugu badan .
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 Месяц назад
Ma sii balbalaarin kartaan Si aan aad ugu fahansiino Dadkeena soomaaliyeed.
@abdigah5364
@abdigah5364 Месяц назад
Tororogta wadaadata Islaamka waa cuqdad iyo xasad ay u qabaan Israel . Waa sababta 30 dawladood oo magaca Islaam la yidha sita ay Israel 🇮🇱 sanka uga toshay . Waa bahdilaad Rabbaani ah
@Hasanali-kt2xh
@Hasanali-kt2xh Месяц назад
Dayuus baa tahay bila caqli ah. Gaalo raac.
@abdigah5364
@abdigah5364 Месяц назад
@@Hasanali-kt2xh Xaarwalwaal baa tahay waxa aad aaminsantayna waa khuraafaad iyo been beri hore koox budhcad ahi samaystay immikana wadaado ku xoogsadaan xaaraan
@user-qr6lv2pb1r
@user-qr6lv2pb1r Месяц назад
Israail hadaad tageertay meel xun baad ku socotaaa illahy meel xun ka tuur
@abdigah5364
@abdigah5364 Месяц назад
@@user-qr6lv2pb1r Adiga iyo wixii ku afbaray ma gaadhikartaan kabaha reer 🇮🇱 Israel .Waxa tihiin xaarwalwaal iyo baranbarooyin
@abdigah5364
@abdigah5364 Месяц назад
@@user-qr6lv2pb1r Adiga iyo wixii ku dhalay miyuu ilaahay habaarkiinna aqbalaya qudhmuunyow
@omarhussien8958
@omarhussien8958 Месяц назад
Wahabiyada ayaa mansooniyada kamid ah sida AS, midka hadlayo ayaa kamid ah.
@maowali6725
@maowali6725 Месяц назад
Jaaxil caqliga kuyar teh wll Allah kucaafiyo
@MJ-no4jf
@MJ-no4jf Месяц назад
Kuwa lasoo dirsaday ee mashaariicda lasoo siiyay ayaad kamid tahay waan ku fahansannahay ee howshaada iska wado. Waa lagula socdaa!
@omarhussien8958
@omarhussien8958 Месяц назад
@@MJ-no4jf Wahabiyada ciyaalka libido ku laynayo ayaa lasoo dirsaday jahiloow!!
@MJ-no4jf
@MJ-no4jf Месяц назад
@@omarhussien8958 , dadka ayaad rabtaa in aad khaladid! Kuwaas Khawaarijta ah iyo adiga qaabkan u hadlayaba isku meel baa laydiinka soo dirsaday! Qorahihiinnana waa mid oo ah la dagaallanka, ceebeynta, iyo ugafidda diinta ayaa laydiin soo wada dirsay! Waanse idiinla soconnaa!
@nadifoomar9161
@nadifoomar9161 10 дней назад
Subxanalah skiikhan afkaga kasar illhe xanuun an dawin laheen hakuriide
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 16 дней назад
FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 16 дней назад
MUSAAD SEE YOU 👀
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 16 дней назад
CIA
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 16 дней назад
CIA CIA CIA CIA CIA CIA CIA CIA CIA CIA
@AbdisalaanDahir-wc5mz
@AbdisalaanDahir-wc5mz Месяц назад
Allah ha u naxariisto
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 16 дней назад
CIA
Далее
Самый БОЛЬШОЙ iPhone в МИРЕ!
00:52
Просмотров 905 тыс.