Тёмный
No video :(

TARTANKA CUNTO CUNISTA SACIIDO VS HAMDI 

Towfiiq Films
Подписаться 28 тыс.
Просмотров 197 тыс.
50% 1

#subscribe__like__share

Опубликовано:

 

20 июл 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 745   
@atalyare3004
@atalyare3004 4 года назад
War nio like iigu cimaamad hadaa xarfaan tahay
@dirislecabdi5735
@dirislecabdi5735 4 года назад
Makucayilee
@hurdaayehalal5752
@hurdaayehalal5752 4 года назад
Wllhi wo dhamaday xishod kk
@mccsabriyelimited9714
@mccsabriyelimited9714 4 года назад
💵💵💵💵💵💵💵💵💵💵💵💵💵💪💵💵💵💵💵💵💵💵💵🎉🎉🎉🎉🎉😚😚😚😚😚
@barkhadlegtc2326
@barkhadlegtc2326 4 года назад
Aakhiru samaan
@al-hidaayatv6213
@al-hidaayatv6213 3 года назад
Subscribe saar wll chennalkan mahadsanid ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-pr1VKK6cRfQ.html
@mudalibaxmed9897
@mudalibaxmed9897 4 года назад
Nabi muxamed scw saarlayk
@mudalibaxmed9897
@mudalibaxmed9897 4 года назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohhaazhijr.764
@mohhaazhijr.764 3 года назад
Scwscwscwscw
@foosmcn7692
@foosmcn7692 3 года назад
Scw scw scw scw scw
@Ayanle_0
@Ayanle_0 3 года назад
Scw scw scw scw scw
@kadarshariif4471
@kadarshariif4471 3 года назад
Scw Scw Scw
@abdih855
@abdih855 4 года назад
Barnaamijka kusoo dara TARTAN KA QUR'AAN KA, XADIISKA, TAARIIKHDA, SPORTS KA, IYO SIDOO KALE TARTAN KA XISAABAADKA.
@Salman-jk6li
@Salman-jk6li 4 года назад
wll Allaah kabaq Gbdhaha durufta ha ugu faidaysan adoo radinayo fiyuus waa la ogyahay gbr duruf haynin meshan masofarisan lahayn sharafteeda ilaalsan lahayd, hoyadaada ama walaashada in saan cml aduunka looga dawado majeceshahay? gbr iyo wiil isku mid ma ahan.
@nasrobilenasro3045
@nasrobilenasro3045 4 года назад
Wllhi been ma sheegin alle ha Ku xafido wll
@magacmall5646
@magacmall5646 4 года назад
Ya soo qasbay wa shaqo sxb sixun ha u fikirin
@Salman-jk6li
@Salman-jk6li 4 года назад
@@magacmall5646 duruf aya soqasabty mrka drfta miyad uga faidaysanaysaa
@fardowsojama9878
@fardowsojama9878 4 года назад
Runta waye wlh
@muhanadcade7835
@muhanadcade7835 3 года назад
Sax weye Dee walalayal
@moderninformation7931
@moderninformation7931 4 года назад
Ilaahay ka baqa cuntada aad ku ciyaaraysaan masaakiinta siiya . Nebigu csw wuxu yidhi calooshaada saddex u qayb cunto biyo iyo hawo caafimaad darro waa laga qaadaya
@abdirazaknurabdulle5715
@abdirazaknurabdulle5715 4 года назад
Barnamij qurux bdan wda pro lkn aragtideyda ma qurux bdna in gabdho tartan lso geliyo wyo dhqan uma lihin in gabdhahena ay dadka hortoda wax ku cunan wyo gbdhahena wa kuwa xishod bdan ✌✌
@hibomohamedshire4278
@hibomohamedshire4278 4 года назад
Tartankan iwaca kaalin marapo lkn leeflefowga rabaa😂😂😂😂😂😂
@muscabcabdalla449
@muscabcabdalla449 Год назад
Waxaas yaa kayelayo hee quruxey😂😂😂mise xoog ku galee💪💪☺☺
@fatuushcabdi3051
@fatuushcabdi3051 3 года назад
Qof walbo oo qoralkeyga arko isoo ducey wll murada leyahay 🤲😢
@sultaanomar
@sultaanomar 3 года назад
Alle haku fududeeyo muraadkaga anigana alle haifududeeyo muraadkeyga .qofwalba oo muraad rajeenaya alle hau fududeeyo
@maxamadshariif3806
@maxamadshariif3806 2 года назад
Allaah haku fududeeyo
@Imaan92546
@Imaan92546 Год назад
alle haku fududeyo muraadkaga muradkeygana iyo muraadka muslim kasto dhibeysan lle ha inoo fududeyo
@asal21production48
@asal21production48 4 года назад
sida hablahaan okale qof lama joogto taagero la aan rgana sidaas okale sameeya mcnaha ilma gaajo heeso hortooda yaa wax lugusiinin raga tartamaya
@MohaMed-ly5hd
@MohaMed-ly5hd 4 года назад
Kugu racsanhy bro👍
@skrtelali3231
@skrtelali3231 3 года назад
Cunto walasiya sxib
@mahdicadde1504
@mahdicadde1504 3 года назад
👍👍👍👍👍 sax Wll
@warfageedi2581
@warfageedi2581 4 года назад
ASC. walaal Allah kacabso Gabdhaha muslimiinta kataa soobandhigista. kana saar Alaah kacabso. majaclaan laheeyd Walaashaa ama Naagtaada AMa Hooyadaa. Inee maadiyaha lasookaliyo.... Digniin ... Kafiirso arintaan ninyahoow.. waxaad tahay qof muslim ah ......
@Ma-jabe
@Ma-jabe 4 года назад
Bahidoo laga faa iidaysanayaa, Allah how gargaro.
@faisalabdiali8336
@faisalabdiali8336 4 года назад
Lama qasbin lacag shaqeysteen adiga 300sh ma siini laheed
@Salman-jk6li
@Salman-jk6li 4 года назад
adiga ama hoydada ama wlshada sofarisi
@Amirajamac
@Amirajamac 4 года назад
Warfaa mxaa la ooyneysaa nin weyn cml.u hdl mxaa indhaha maa la dahay mise dhagaha waa ujedaa iney raali ka yihiin ooy lacag ku qadanayanee iska hdlka ma fiicno ee udhaqan sidi quf weyn😡
@khalidomar8498
@khalidomar8498 4 года назад
Gabdhaha waa asturan yihiin qaan gaarne waye wana ku faraxsanyihiin abaalmarin neh waa jirtaaa sxb dhanka wanaaga ka fiiri gabdhahan lama taatabanoiya ma nikonoyan kaliya tartan lee galeen waliba cunto cunis Wanaaga looma jeedo miyaa
@xasanxaaji7137
@xasanxaaji7137 4 года назад
Xishood wuu dhamaadey gabar cunto ku tartameysa walhi mafeecna ee allah halaga cabsado wllyl
@cabdala_____yare_7132
@cabdala_____yare_7132 4 года назад
Cunto ceeb mahn wllo
@sharmarkejamac18
@sharmarkejamac18 4 года назад
Kuwan dhaqankii gabadhaha Somaliyed lagu yaqanay malaha.
@kingga6733
@kingga6733 4 года назад
Waba amini la ahay Ila hada markan maqley
@samirzain7212
@samirzain7212 4 года назад
@@cabdala_____yare_7132 ceeb maahan lkn dumarka iney bulshada cuntada sidii midgaanimo ucunaan waa ceeb ee adiga arintan masameen leheed aan kuweydiiye
@awoqali4151
@awoqali4151 3 года назад
@@samirzain7212 subxanalah midgan waa dad kula mida hadalkaga sax marka hore wll ok
@farhanciyow1951
@farhanciyow1951 4 года назад
Cadaalad ma sameynin Towfiq films Qof aya hor dhameyay side isku lacag uga dhigteen. Wan ogahay lacag sida u badan mahan lkn waxa fiicneed ina qofka 1aad siisan 200,000sh qofka 2aad 100,000sh
@caishamaliindi4784
@caishamaliindi4784 4 года назад
Sax wlhi in uu siiyo ma ahen ama 50 in uu siiyo be ahed xijaab gaduudan ba resay
@farhanciyow1951
@farhanciyow1951 4 года назад
@@caishamaliindi4784 Mahadsanid wlshy🙏
@sadiyamohamud4683
@sadiyamohamud4683 4 года назад
Walahi xijaba gaduda ayareysay
@awadosman2173
@awadosman2173 4 года назад
Inta ka heshay magacyada Xamdi leef leef iyo saciido rubac 👍 like ta ha ila dhaaf nacalaa sheeydaan ku yaalee waa maskiinkii shilinka reeba
@ismahanmohamed9082
@ismahanmohamed9082 4 года назад
Subxanallah allow dumarka ceebtoda astur yarabi 🤲😭
@asadabdi2628
@asadabdi2628 4 года назад
xamdi lef lef😂😂😂 sacido rubac magacyo cajib ah
@cabdisalaancalijilibey1889
@cabdisalaancalijilibey1889 4 года назад
asad abdi like
@queenbulbulaahmed2098
@queenbulbulaahmed2098 4 года назад
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh wanba ka heleey wlhi magacyada leflef rubac
@aragsanabdalla706
@aragsanabdalla706 4 года назад
😂😆magc xumaa ngahn😀😀😀💔
@marwanmarwan182
@marwanmarwan182 4 года назад
Meeshaan Lacag iyo leeleefoo Laisu helaayo inteewaaye
@hanabello8390
@hanabello8390 4 года назад
Maxishoonayan dumarkan illahey kabaqa ceeb waye inaa dhuuni tihiina la idin arkaa waxan mustaqbal seek subhanallah
@abdifitahsaancha4541
@abdifitahsaancha4541 4 года назад
Kulahaa saciido rubac Wajigas aaba lix kiilo ah beeH🤣🤣🤣🤲🤲🤲
@faizadakash5590
@faizadakash5590 4 года назад
😂😂😂😂😂😂
@iammaslah9869
@iammaslah9869 4 года назад
Qofteyda casho u waday habeen ayado bahan balse marki cashada la kenay wax dhan ma cuneyso wena bahan thy wan fahmi wayy marki hore lkn wan daremay ine xishoneyso tak awey ayan udiyariyay borasada ayan u galiyy ayadon ogeyn kadib xfda ayan geyay mrkas ayan u shegay borsada ine cunto ugu jirto😂😂
@scdiyaluulchannel4474
@scdiyaluulchannel4474 3 года назад
Good job 👍
@sabarinfaysal9674
@sabarinfaysal9674 3 года назад
😂😂😂😂😂😂good boy
@osmaliyare1899
@osmaliyare1899 3 года назад
Masha allah🤩🤩🤩
@a..b8253
@a..b8253 3 года назад
iam maslaH hhhhh walahi Qatar aya tahy
@iammaslah9869
@iammaslah9869 3 года назад
@@a..b8253 dadka gbdhaha gajadoda ka faideysanaya ciil iga haya😂😂
@mowsiribrahim4744
@mowsiribrahim4744 4 года назад
Wow good job
@nidolzack7052
@nidolzack7052 4 года назад
Hhhh wlhi wa tartan culuus oo funny ah 😂😂😂 wasoo dhaweynaynaa tartankaan iyo gabdhahabo intii ku heysato in la badiyo qeebta gabdhaha like dhac ku sii
@Hussnimubaarak
@Hussnimubaarak 4 года назад
Waa arin laga fiican yahay in dumarka baahidooda laga faaideysto e muuqaalo laga soo dubto waxayna wax badan u dhimeysaa mustqabalkeeda ilaahey ka cabsada dumarka u sharfa sidi walshiin in loo dhowro lona dharfo
@queenlucky7479
@queenlucky7479 4 года назад
Subxanallah naa hana cebeynina wan ciryarnahaa dhahnaye hada nhy gbdho😀😀😀😀😀😀
@abdalakaasim8754
@abdalakaasim8754 3 года назад
Xijab gaduda wey shixaysa runtii inta ila aragtay like isara
@abokortayzan9390
@abokortayzan9390 4 года назад
Wa marki igu horeysay en dawado barnamij nocan ah wan ka helay runtiii
@mohammedsahal2919
@mohammedsahal2919 4 года назад
Wllow gabadhan canimo may kuradinayan mise adiga ku radinaysid khalad an laifahmin maxayelay waa gabdhihi igu horreyay oo an gabar Somaliyay acunto kutartamayah waxanag waxa laga royahay weye gabadha somaliyed oo walahayah waan ugadanwayay waxano kole waa logaron yahay waan uga digayah gabdhah somaliyed ogada inad tihin gabadho boqorah oo musliminah waxana waxa laga ficnyahay weye wlshy iyo wlkyow waan idin salamayah dhamantin umada somaliyed waan Ina jecelahay wlyow asc
@hafsasalaad532
@hafsasalaad532 4 года назад
Wuuuuw anina mxa lii wici waayay😂😂😂😂😂😂
@muqdishotube3659
@muqdishotube3659 4 года назад
telka shashda ku qorn la xariir wll
@MultiLoverboy13
@MultiLoverboy13 3 года назад
koleey waa lacag yar ,naftoodayna qatar galiyeen , oo neeftaa ku dhagi kartay , marka Towfiiq films waxaan kaa codsanayaa inaad soo diyaarsatid gargaarka deg degga ah qof yaqaanna oo hadday wac dhacaan la tacaali kara , sida kale guuleeyso insha allah!
@mxali6824
@mxali6824 4 года назад
Waqtiga oo dhamaan bey kasoo baxeyn kaalintooda isku mid weeye xaqa sima qof laga raayey maleh👌👌
@najiibcosople478
@najiibcosople478 4 года назад
Jamaal igu salaama from nairobi kenya Sxbkey qaaliga
@najiibcosople478
@najiibcosople478 4 года назад
Jamaal meel laga helo xataa isoo qor what appkisa
@axmedcilmi4928
@axmedcilmi4928 4 года назад
Waaaaw keep going
@AliAli-yx5sv
@AliAli-yx5sv 4 года назад
Asxeebeey islaan teeyda ayan tartan kula juraa ee like iyo subscribers iiku hiiliya
@amiinaali1025
@amiinaali1025 4 года назад
😂😂😂😂
@AliAli-yx5sv
@AliAli-yx5sv 4 года назад
@@amiinaali1025 wll subscribers ii saar
@faahiyechannel2410
@faahiyechannel2410 4 года назад
Gabdhihii xishoon jiray meeyey😥
@cudooninamire8135
@cudooninamire8135 4 года назад
faahiye channel Wll waa aduunyo kadoon wlhi
@amaalbintuabdirahman5977
@amaalbintuabdirahman5977 4 года назад
Allow ceebtayada astur adaa casiize 😓😓😓😓😓😓😓😓😪😪😪😪😪😥😥😥😥😥😥😥😥
@yusra11_
@yusra11_ 4 года назад
Gpdhoh inay kiso dran ma ahyen🤦🏻‍♀️yacey😕
@bc8447
@bc8447 4 года назад
Duqa waan jooognaa mala dhamaan wali
@darishore814
@darishore814 4 года назад
Gabdhihi xishoon jiray waa kuwa tiktok iyo meelaha kale futada ku luxa ee kuwan iska daaye bal adigaba gurigiina xaalku siduu yhy 😂
@mohammedhussein8608
@mohammedhussein8608 4 года назад
Leefleef kkkkkkkkk wale waa naanees
@mubaaraksaney4812
@mubaaraksaney4812 4 года назад
.kkkkkkkkkk Xiiso gaar ah mshAllaah kkk. Waan soo dhaweenayaa in ay gabdhahana fursad helaan. Mahadsanudiin.
@abdisalammansuur1518
@abdisalammansuur1518 4 года назад
Hablaha in laga reebo tartanka ayaa haboon saaxiibayaal. Ragga ayaa ku habboon tartankan Ee dumarka waa in la xushmeeyaa.
@nalkahirsi8472
@nalkahirsi8472 Год назад
Waa duni qaru saman gabady lagu tartan sinyo waa na xoshida ragu gabadha xihaodka ku xushane subaxnlaah
@zoyahali9106
@zoyahali9106 4 года назад
Illhay hau daaweeyo🖐 wax waa cuneene
@abukarali6787
@abukarali6787 4 года назад
Fadlan Tartanka Gabdhaha Ka Saaar🙏
@sihamm908
@sihamm908 4 года назад
😂😂keep going sxb
@macamarzaki4721
@macamarzaki4721 4 года назад
Xamda waay xishoonaysaa wallhi 😎😎😎😎
@Muhiima_sharaf
@Muhiima_sharaf 4 года назад
Maaasha allah kkkkk waan qoslay walaahi kulahaa waxba na looma reebin waa barnamij fiican 👌👌👌
@quruxsan70
@quruxsan70 3 года назад
Bisinkaaa rag canto cunayeen ayabaaa kalalabonaay dumarkiiina majogan bisinkaaa allow hanagu sodayniiin
@umuabdallachanel1548
@umuabdallachanel1548 3 года назад
Wlhi gabdhahan way xishonayaan siiba mida xijabka cas wll alle kabad oo gabdhaha waa wllaha oo kale gaajada ha uga faaidaysan wiesna haku raadinina
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 4 года назад
Masha Allah keep going 👌👌👍❤❤❤
@dr.nasiib5466
@dr.nasiib5466 4 года назад
Tartanka nuucaan ah badiya siiba spicy pasta ama ama baasto basbaas suugo looga dhigay ilaa inta uu qofka sii wadi karo
@MuhammadAhmad-wu5tm
@MuhammadAhmad-wu5tm 4 года назад
Yusuf khaliif gacan kuu taagay hore u soco sxb
@mohaamin2475
@mohaamin2475 4 года назад
Marnaba haiskudayin ina kafaiideysatan gabdhaha dharufeysan
@AliHassan-bo6jy
@AliHassan-bo6jy 4 года назад
Allah kacabso wll gabdhaha qari cebtoda
@shaaficishafinho9703
@shaaficishafinho9703 4 года назад
keep going macalin yuu
@rahmaahmed4317
@rahmaahmed4317 4 года назад
Kaalay wuxu siday wx u cunayaan mxaa ka da'aya akhaseey waanka wis wisay wlhi oooooooc🤮🤮🤮🤮
@ruweidhaabdi308
@ruweidhaabdi308 3 года назад
Wa yaaab walhi🥵
@fadumoaadan8403
@fadumoaadan8403 3 года назад
Dadkan sidooda ayeey ku cana maleen yaab lkk
@siraadcumar6415
@siraadcumar6415 4 года назад
Subxanllaah caloosha yee niiga baqin dacuun niigu dhicin😳🖐️
@tjgaming2.0
@tjgaming2.0 4 года назад
😂😂😂😂
@aajuuofficiall5518
@aajuuofficiall5518 4 года назад
Keep going asxaapey rer yaaqshiid qasatan Towfiiq waxaan idin leyahay dadaalkiina halkaa ka siiwada marnaba haniyad jabina Never give up full respect All 🙏🙏🙏🙏🙏🙏💯💯💯 like iisaara adinkoo mahadsan thanks everyone ♥️♥️♥️♥️♥️
@omargk4454
@omargk4454 4 года назад
In naba caadi mahan😁😁😁😃😍
@mohamedabdirahman3232
@mohamedabdirahman3232 3 года назад
Nin walbo waxu leyahay away gabdhihi xishon jiray wax walbo dumarkena sharaftodii dhulka galiyay wa inaga gabdhahenow naga raali noqda 😭😭😭
@cumaryare4280
@cumaryare4280 3 года назад
Gabar saan wx udileysa rabaa
@rayannuura1904
@rayannuura1904 4 года назад
Tawafiiq anaa ugu horeeyee diinta soo dir
@KingUkofficial
@KingUkofficial 4 года назад
M.a hormar wcn
@towfiiqfilms670
@towfiiqfilms670 4 года назад
All All asxaabtaada aan jeclahay waaku mahad santihiin Qoraaladiina qiimaha badan Abaal weyn ayaa idinkaaga haay doonaa insha alah 🙏🙏🙏❤❤❤
@heesoqiiroleh7651
@heesoqiiroleh7651 4 года назад
Okey masuul sare guuleeso
@faisalabdiali8336
@faisalabdiali8336 4 года назад
Soo badi sax gaar ahaan dumarka funny weeye lkn ninkii aroosi laheed dhip ku qabo qarashkooda badan
@faisalabdiali8336
@faisalabdiali8336 4 года назад
Waa tartankii igu horeyy oo dumar wax cunaayo aan arko somalia ah adiga mahadaas iska leh
@maxamedcaabud9425
@maxamedcaabud9425 4 года назад
9
@apaaznourchannel4713
@apaaznourchannel4713 4 года назад
Aniga Waxba kuma dhahaya Lkn Waxan Iskdhaf Naagaha Howl Kala Raadi Wll Waad guulesane Adiga Mahadsan Aduunka Wawenyahi Sidan Can Haku Radin Wax kale Radiba Wan fila In aad Tix galin Dontid Codzigeyga
@marwanboy8480
@marwanboy8480 4 года назад
Waaw beela wye khaasatan ninka tabinaayo waxaan idiin leeyahay hora usocod mudan asxbta
@derickzeanimal1502
@derickzeanimal1502 4 года назад
Gabadha xijabka guduudan indhahaaga mashallaah
@xadarisomali
@xadarisomali 4 года назад
Yaawuu waar way gajoonaya
@amalmaxamed2813
@amalmaxamed2813 3 года назад
Hanbaliyo xamadileefleef mashallah ilaaheey akubar keeyo
@barisresmii1021
@barisresmii1021 2 года назад
Allaha idhin daaweyo
@abdillahimohamed8145
@abdillahimohamed8145 4 года назад
Leef leef inaba caadi mahan👍👍👍
@makoaxmedshire177
@makoaxmedshire177 3 года назад
Akhlaaqda badiya waa suldaan xayawaano
@abdirahmandahirali6586
@abdirahmandahirali6586 4 года назад
Sxii qaali ah keep going dadkaan somalida ah ayaan aqaanaaa hadeey koobi dhahayaan Lkn ninkaa xassan top woow dhamaa waxboo ogalyahay lacag iyo cunto 🙄😁😁😁
@munajirde3183
@munajirde3183 4 года назад
Leefleeli 😅Nafis bay Ku cunaysa ta kale eegitaan ba Ka dhamaday Bisinkoow aniyo kuwana duni Ku wada nool
@rahmoali1789
@rahmoali1789 4 года назад
Waaw wale wan uxise xafadeyda
@hudeyfaofficial7273
@hudeyfaofficial7273 4 года назад
Tartanka jareer lee miyaaa
@xuseenmaxamed1081
@xuseenmaxamed1081 4 года назад
Keep going 👏👏👏
@ishaaza_abdi8094
@ishaaza_abdi8094 4 года назад
Hhhhhh ar bajiyo iyo leef leefow anigalee iiwaca 😭😭😭😭
@sabcajasiirachannel1
@sabcajasiirachannel1 4 года назад
Keep going wacdaro aan caadi aheyn ayaa ka dhacay
@maxamedaxmed3361
@maxamedaxmed3361 3 года назад
Kaamarada kafogeeya gabdhaha
@cumarabukar5203
@cumarabukar5203 3 года назад
Subxanallah hablaheenad sharafta ka qaaday adiga sharafta ka tagaye
@abwaantimo233
@abwaantimo233 3 года назад
Gabdha cunto karis ama tartan kale u qabta waa aragtidayda mahadsanidiin.
@sultanlife5385
@sultanlife5385 3 года назад
Xamdi leef leef inaba caadi mahan dhuuniyed
@riyaamohamed8659
@riyaamohamed8659 4 года назад
😂😂😂😂saxamnka mrkii dhaq lgu dhaho leef leef maa ku dhaqdaa😂😂
@falxadaxmed725
@falxadaxmed725 4 года назад
Sub xana allah xishodkii wuu dhamaday ba ila arka hablihi iney ka tagen xishodkii maxaey ehed gabar bablig la soo istageyso rashin eey cuneyso allow noo gargar yaa rabi
@user-xz2uw1vq3q
@user-xz2uw1vq3q 3 года назад
Ceeb ka weyn majirto gabdh wax cunaysa oo camero hor fadhida alle sharafta iyo karaamada gabdhaha somaliyeed ha usoo celiyo badankood dhaqankoodi waa ka tageene subaxaan
@alibaaba11
@alibaaba11 4 года назад
Hoshaa ha socoto
@towfiiqfilms670
@towfiiqfilms670 4 года назад
Thnks cali
@rayaansaafi4486
@rayaansaafi4486 4 года назад
Ar tartanka makasoo qeeb gali karaa😁😁
@muqdishotube3659
@muqdishotube3659 4 года назад
ha la so xariir telka shashda ku qorn
@indhoderaleey9825
@indhoderaleey9825 4 года назад
Cadi mahan👍👍👍👍👍👍👍
@mahirahmed142
@mahirahmed142 4 года назад
Meeshan magacyo ka xadaa lkn gabdhaha waa ceeb ka daaya meeshan✅
@najmaegal6731
@najmaegal6731 4 года назад
sharafteeday lacag sisaty alle ha idin asturo wabad isla saxntiine
@mahadyaremeema423
@mahadyaremeema423 4 года назад
Keep going Pro
@mohammedabdirazak1055
@mohammedabdirazak1055 4 года назад
keep going geys love you 💖💋💋💯🇸🇴👍🔥💯💯💋💖💥
@alisignal4338
@alisignal4338 4 года назад
Barmijkaa oo kale waxaan kadawajiray West Africa towqfiiq aad ayaa umahadsantihiin
@somgalaxy4445
@somgalaxy4445 4 года назад
ani cuntada markan ka dhargo hadaan sii wado matag baa isoo gujiya,hada kadib waa inaa gabdhaha cashir ka qaato.
@queenkafisa5959
@queenkafisa5959 4 года назад
Xamda leef leef hore usoco 😂😂😂😂😂❤❤
@smallingcade3338
@smallingcade3338 4 года назад
Horay usoco sxb mesha aanhada jogoba markasta tartankaan waalaga qabtaa waana tartandagan
@ahmetibnuabdi5148
@ahmetibnuabdi5148 4 года назад
Cunta cunistan waxey noqene mida ugu cunto mcn meshan san ma ahaheso ogada horay usoco
@isocadey8811
@isocadey8811 3 года назад
Waaaw wale leef leeef waxkle
@samiiramiirullqalbi9054
@samiiramiirullqalbi9054 4 года назад
Naag waxaas dhan cuneeysaa macbuudkoow
@yusra11_
@yusra11_ 4 года назад
😂😂😂
@dirislecabdi5735
@dirislecabdi5735 4 года назад
Ninki guursada dhip kuqabq
@sharmakesharaf1400
@sharmakesharaf1400 4 года назад
Horay usocoda sxbayal wan idin taageera
@hanahamud8549
@hanahamud8549 4 года назад
Cuntadi disgustin ka dhigen Dumrku soka qunyar u cuni jiren Frxal lga dhigten SUBHANA ALLAH reer xamr wa xolo o kle
@baliilcadeofficial828
@baliilcadeofficial828 4 года назад
Www walhi we ika qosliyeen
@aweeshussien5687
@aweeshussien5687 4 года назад
Bro dadaal adag ayaa sameesay horay usoco libaax
@abdifitaahalimire3353
@abdifitaahalimire3353 4 года назад
Tartankaan awal waan taageeri jiray balse markaa gabdhaha keenteen baaa nacay fadlan gabdhaha kadaaya ama walasha keeen
@An8oza
@An8oza 4 года назад
Xishod maahane halabashalo halatumto
Далее
Это конец... Ютуб закрывают?
01:09
Tartanka cunto cunista S.Naayag Vs Ali shandile
15:30
Kulan Darbi (Gongon vs Joosee)
32:48
Просмотров 69 тыс.
Cuntada Wadooyinka Burco | Street Foods In Burao
12:43
Baladweyne vs Hiliwaa Shubka iyo Daanya
23:55
Просмотров 16 тыс.