Тёмный
No video :(

Tartanka Cunto Karinta ee DHADHAN 2021 Wareega 2aad Tartanka 3aad | Bisha Ramadaan | Astaan HD 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 23 тыс.
50% 1

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2021

Опубликовано:

 

26 апр 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 62   
@honeybae1108
@honeybae1108 3 года назад
CadNaan still on the building CadNaan inta guusha larabto
@MaryamaMaryama-vv9tv
@MaryamaMaryama-vv9tv 3 года назад
Anaa ka midahay cadnaan guuleyso
@yahirtheo4976
@yahirtheo4976 3 года назад
a trick : watch series on Flixzone. Me and my gf have been using them for watching a lot of movies during the lockdown.
@jasiahchristian6653
@jasiahchristian6653 3 года назад
@Yahir Theo yup, have been watching on Flixzone for years myself =)
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 3 года назад
Mashaaa alllah cadnaan aad ayay cunakarintiisu uwanaag santahy alow isha aadanaha kahay suu usharaxo baan kasiihelay waxaan kuurajayn guul midaan kawayn oo kaalinta koobaad in aadkuguulaysato dhamaad ka tartanka
@zamzamidaan8365
@zamzamidaan8365 3 года назад
Mnsh Allha, both of you guys. Congratulations again Adnan.
@sagalin555
@sagalin555 3 года назад
Cadnan. Wlhi wiil dagan aqlaq leh nadafad qibrad cuno karin masha Allah hanbalyo final kuu rajeynaa insha Allah
@asmasaed2692
@asmasaed2692 3 года назад
Cadnan waxad tahay CHEF xarifa Allah hakusiyadiyo cilmiga 🤲
@drsnaimahussein8109
@drsnaimahussein8109 3 года назад
Masha allah hambalyo bro cadnan inta dhimanta sidas iyo si ka fcn insha allah
@deqadalka9953
@deqadalka9953 3 года назад
Cadnaan il alaha ka haayo wlh waa mashaa alah
@sumayaabdullahi8280
@sumayaabdullahi8280 3 года назад
aameen yaa RABBI
@queenganiglassdahab353
@queenganiglassdahab353 3 года назад
Cadnan markoo ilmada iska dirayey ilmo ayaa iga timid wlhi wuu yahay dacad allaha dhaafo hambalyo hambalyo wllke
@shukriabdiaziizmoha4068
@shukriabdiaziizmoha4068 3 года назад
Hamplyoh hambalyoh cadaan guul ayn ku rajeynaa wareega 3aad insha allh
@suniitaahajji3918
@suniitaahajji3918 2 года назад
Wlhi cadnan waa another level
@makkadagan876
@makkadagan876 3 года назад
Majiga ama maraq jumbaha inu dhaqsi ku dhilalo hadad rabto biyo qandac aya lagu qasta Hurmar wacan Keep going 🥰
@amreenfarah9017
@amreenfarah9017 3 года назад
Masha Allah congratulation adnan walhi wey ka muqata hooyo wanagsan in ay ku so korisay, hoyada kher alle hasiiyo. Si professional ah uso ba uso sameysay fish grill ka Guul bn ku rajeynaya nololsheda oo dhan insha Allah. Ahmed mashallah aad bu udadaalay sido kale best of luck for the next computation Ahmed.
@cudoonmursal9993
@cudoonmursal9993 3 года назад
M.a m.a abowe gacantada Alle ha kuuu barakeeeyo abowe
@zapriinppe7625
@zapriinppe7625 3 года назад
Masha allah ugu dara wiilka loogu yeerayo cadnaan il bini aadam yeysan qabane m.a il cadow kuma aragto wll🤲
@minamaxamed4075
@minamaxamed4075 3 года назад
Haa waa run qofka masha Allah in la dhaho ayaa fiican mesha ka dhihi laheed waa cajiib
@abdihakimgaraad
@abdihakimgaraad 3 года назад
Another record 90 points mr cadnaan👏
@saeynbmaxmed6770
@saeynbmaxmed6770 3 года назад
Mnsh Allah mabruug cadnaan yare alle ha ku xafido bowe
@queenofgame1050
@queenofgame1050 3 года назад
Congratulations adana gul inshallh
@kowsarhoreeye229
@kowsarhoreeye229 3 года назад
M.A wiil dagn dagnanta hormar lgu garaa ADNAAN
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 3 года назад
Lkn cusbad ku dishan ma ogtahay in kalunku uu leyahay cusbo ilahay ugu talo galay mideda kale qoladan dhadhan ku dhalecaynaya maraq jumbaha waxa aad ugu fcn cusbada iyo filfisha mahadsanidin
@cimraannuur550
@cimraannuur550 3 года назад
Cadnaan m.a waa wiil wangsn so waxa isugu daba ridayo aanba ka yaabay
@shshss1192
@shshss1192 3 года назад
Cadnaan mashallah horay usoco maybe inuu xataa ku guuleysto birnaamijka ama wuxui noqon doonaa tartame adagtahy ina laga guuleysto👏🏼👏🏼
@atolffhiddler1668
@atolffhiddler1668 3 года назад
Cadnan waa inuu ka shaqeeyo Maqaayad Casri ah mashaAllah
@haalmohamed8815
@haalmohamed8815 3 года назад
M.a kii guulystaaba hmplyo leenahy
@ramlakatiin4434
@ramlakatiin4434 3 года назад
Masha Allah illahey gacantada hakuu dhowro cadnaan wllky samigiisow
@naftanolasha5709
@naftanolasha5709 3 года назад
Mansha alaah cadnan wllky guul baa kurajiynaa
@caashocuud9105
@caashocuud9105 3 года назад
Mash allh cadnan isha allha kqbto
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 года назад
Masha Allah tabrikllha guul wacan cadna 👍👍❤❤❤❤❤
@Theacademichouse
@Theacademichouse 3 года назад
22:26 ninkii weynaa ba qalin wax ku cunaya war waaku sidee Alla yaa dadkan Gordan Ramsey ugu yeedha ha hurgufee 😂😂😂
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 3 года назад
Hhhhhhhh
@ayanabdi7199
@ayanabdi7199 3 года назад
Congratulations
@Nora-yx6eq
@Nora-yx6eq 3 года назад
Nin cunto Karis yaqaan yaba iska helo 😅😅😅😅😅😅
@ubahabukar7244
@ubahabukar7244 3 года назад
Masha Allah Cadnaan
@suleeqacumar3967
@suleeqacumar3967 3 года назад
Hambalyo hambalyo Cadnaan
@aminodahir4555
@aminodahir4555 3 года назад
chef Adnan 💯
@naimamohamed1822
@naimamohamed1822 3 года назад
Cadnaan Guul tartanka 3na gulaa kurajayna
@aminaabdi2569
@aminaabdi2569 3 года назад
M.a hamblyo Adnan wilsha Somaliyed sida Adnan ogakle hanoqdan
@umeimawabar8477
@umeimawabar8477 3 года назад
21:03 Adnan muxu sameeyey anyway wuu dadaaly
@Nora-yx6eq
@Nora-yx6eq 3 года назад
Why Adnan is crying baby don't cry😅😅😅😅😅 Am here with u lol
@aminocali9771
@aminocali9771 3 года назад
Astaan inta jecel like iisaar
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 3 года назад
Tartan hebel iyo waxaas inaa naga deysaan, cuntada lagu tartamaayo magaceeda noogu soo qora si ay xiiso goonni ah u yeelato.
@MK-ph4oc
@MK-ph4oc 3 года назад
Asc astaan ilaliya nadafada macalinka qalinka ayuu isticmalayaa marka uu malayga gonayo
@maahirmaahir8341
@maahirmaahir8341 3 года назад
Markiihorana ma tobanbuu helay
@mamamadino4750
@mamamadino4750 3 года назад
war hadaa tol nahay cadnaan igu raadiya 😂😂at least hal maalin lee casuumaad ii samey dhihi lahaaye
@sumayaabdullahi8280
@sumayaabdullahi8280 3 года назад
soo diyaar noqo cadey waa lagu casuumi😊
@mamamadino4750
@mamamadino4750 3 года назад
@@sumayaabdullahi8280 😂😂😂😂walaashiis maa tahay haa idheh xaaskiisa maba nqoneysid waa ogahee 😃😃😃
@sumayaabdullahi8280
@sumayaabdullahi8280 3 года назад
@@mamamadino4750 hee maxa iidiidayo in aan xaaskiisa noqdo
@aqoontaislaamkabaro
@aqoontaislaamkabaro 3 года назад
BARO CARABIGA MEELKASTO JOOGTO
@somaliboy447
@somaliboy447 3 года назад
Walal subscribe Isaar waa codsi 1a
@cksflower8724
@cksflower8724 3 года назад
aniga cadnan halaygu daro hadan tol iyo qaraabo nahy somali maxamed
@mamamadino4750
@mamamadino4750 3 года назад
adi mase ani iska tanaasul hno😂😂😂
@saynabcadey2627
@saynabcadey2627 3 года назад
@@mamamadino4750 hhh iyada ka soo horeysey
@mamamadino4750
@mamamadino4750 3 года назад
@@saynabcadey2627 😃😃😃 hayeh waayahy anigaa tanaasulay 😂😂
@ashahenna9390
@ashahenna9390 3 года назад
Chefkii Dhan Aa qalin Wax Ku cunooyo Teeda Kalena Maxaa dhacay Oo Hal Microphone liskugu wada dhiib dhiibayaa Carona Jiro safe Ma ahan Next time halaga Taxadaro
@ahmedabdirashiid7797
@ahmedabdirashiid7797 3 года назад
Lagu kala bax
@umutasniim6808
@umutasniim6808 3 года назад
Adnan wuxu u egyahay atarisho baadiyo
@laylaqaali3463
@laylaqaali3463 3 года назад
yaaaaaa
@laylaqaali3463
@laylaqaali3463 3 года назад
oo cadaa
Далее
Муж на час 😂
00:37
Просмотров 1 млн
Qado laga sameeyay qamadi  ama sareen sided utaqaano
11:50