Тёмный
No video :(

Tartanka Cunto Karinta ee DHADHAN 2021 Wareega 3aad Tartanka 1aad | Bisha Ramadaan | Astaan HD 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 38 тыс.
50% 1

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2021

Опубликовано:

 

1 май 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 61   
@nafisoxasan8176
@nafisoxasan8176 3 года назад
aniga waxan ku hestay kega abdu shakur yaa ilamid ah
@umuuneysnur7820
@umuuneysnur7820 3 года назад
Cabdishakuur wllo mashaaallaah kuiraahdo. Dolsho calami ah ayad sameysay runti. Hdii anad sobixin xitaa wlhi chef an inabo caadi aheyn ayaa tey wlhi. Guuuul wllke somaliyedow.😍😍
@ifraahali1038
@ifraahali1038 3 года назад
Cadnaan hambalyo waliba waxan kuu rajeynaa kalinta 1aad insha allah
@jiijocadey1425
@jiijocadey1425 3 года назад
Waa la iga raayay cabdi shakuur ayaan taageersanaa
@asmasaed2692
@asmasaed2692 3 года назад
C/shakuur adiga waxaad ogaata in aad tahay CHEF xariifa xataa hadanad sobixin 👍👍👍
@zamzamidaan8365
@zamzamidaan8365 3 года назад
Mnsh Allha runtii Labo Wiil on kaladhicin ayaa tartamay cawa Cadnan & C/shakuurba hambalyo waa labadii qof kawatay meesha Cadnan hore usoco guul wacan markale insh Allah. C/shakuur adna inaad cawa hadhay kama dhigna inad wax garanen Chief wayn ayaa tahy hambalyo. never give up🤞
@somali7840
@somali7840 3 года назад
Sidani cadalad maha abdishakuur cake qurux badan so bandhigay
@AragsanBillaBeautyandcosmetic
@AragsanBillaBeautyandcosmetic 3 года назад
Mash alh Tabarakalh Waregi kowaad ilaa kan u danbeyo team Adnaan cadanaan Daacad Waa naxsanaa Cawa madama wiilkan laftirkiisa qatar ahaa labadooda waxaa fiicneyy nasibku kala warejiyo final isku arkan lkn Insh alah Walalaka Cheff ka weyn Mr Daacad waxa rajeynayaa in cup kan CIDNA ku heysan oo qaadi doono 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🥰🥰🥰🥰😍😍
@sacdiyahassan1095
@sacdiyahassan1095 3 года назад
Waa guuleystay
@AragsanBillaBeautyandcosmetic
@AragsanBillaBeautyandcosmetic 3 года назад
@@sacdiyahassan1095 woow mash alah hanbalyo tnk u qali hada so fiirsanaa
@sabirinabuukar.6296
@sabirinabuukar.6296 3 года назад
masha allh nasro mesha ugu shidan hormar wacn kuleyhy nasro cady
@munaahmed4317
@munaahmed4317 3 года назад
Masha allaah daganan this ayaan ladhacay guu leeyso adnan
@sagalin555
@sagalin555 3 года назад
Masha Allah habalyo cadnan waan filayay inaaa final soo baxeesid hanbalyo
@nasrohajiabdihamid1186
@nasrohajiabdihamid1186 3 года назад
Wa qofki ugu horeyey aan tagero oo guleysto adnaan 🥰🥰
@ainanshemohamedmuse6766
@ainanshemohamedmuse6766 3 года назад
Cabdishakur iyo cadnaan ma kala dhicin lkn nasiibkaa kala reebay waa labada inan oo khatar ah masha allah
@abdulahimohamed9696
@abdulahimohamed9696 3 года назад
Qiimeeyeyaasha waxaad moodaa inayna khibrad ulahayn doolshaha uu sameeyay Cabdishakuur taas oo keentay inay cadnaan soobaxo oo sameeyay doolshe soomali. Hanbalyo labadiinuba.
@shaneconnor5088
@shaneconnor5088 3 года назад
You prolly dont care but if you are bored like me atm you can stream all the new movies on instaflixxer. Have been streaming with my girlfriend these days xD
@antoniorhys261
@antoniorhys261 3 года назад
@Shane Connor yea, been using instaflixxer for since december myself :)
@caspiangus1793
@caspiangus1793 3 года назад
@Shane Connor yup, I've been watching on instaflixxer for months myself :D
@lihaancadey1030
@lihaancadey1030 3 года назад
maasha allah hambalyo cadnaan hori usoco wll ilahey dartiis iigu soduceeya 😢😢
@abdullahijama2423
@abdullahijama2423 3 года назад
mxa kugu dhacey wll
@Ummu-ayash
@Ummu-ayash 3 года назад
Doolshada abdishakuur sameeyay waa mid meeshaa jooogo aad loogu jecel yahay waana qaali waxaa is dhahaayay woo soo baxaayaa wiilkaan. Soomalida ma yaqaanaan naagahaan sidee u cunaayaan mexee thy midna hoosee aaday oo kii koree iska qaaday midna korkee ka cuntay labadooda in leesku dhadhamiyo ee eheyd
@AragsanBillaBeautyandcosmetic
@AragsanBillaBeautyandcosmetic 3 года назад
Ok madama cake ga qeybta hoose uu yahay waa in la firshaa dhadhanka iyo inuu bislaaday qeybtan kore waa decoration bes uun
@codkashacabkagarisa0077
@codkashacabkagarisa0077 3 года назад
Mashallah cadnan wa wil dagan hambalyo Brother keep going from Kenya Nairobi
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 3 года назад
Mashaaa alllah hambalyo cadbaan guul iyo koobka cuntada karteeda kuu rajayn isha aada nuhu kaadadan
@abdallawacane2126
@abdallawacane2126 3 года назад
Hamigeega wuxuu ahaa waligee barfasoor jaamacadeed inaan noqdo waxaan iigadhiman muddakyar 4Sano Waxaase rajeenaa caawa lagabilaabo inaan noqdo cunto Kariyo I.a
@saynabcadey2627
@saynabcadey2627 3 года назад
Wllkay adiga oo barfasor jamac ded wax yar kaga hareen maxaa cunto ku faleysaa mid kle wa baran kartaa cunto adiga oo barfasoora
@abdallawacane2126
@abdallawacane2126 3 года назад
@@saynabcadey2627 walaashy waa xirfad xirfadna abaayo yaraan magasho May be in xaaskeega kucaawiyo it's primary life
@keysecumar2883
@keysecumar2883 3 года назад
Masha Allah waa talanti fcn wllhi wxn aad oogu hambalyeynaa cadnaan dacad oo ah qof yaqano Allahi abuurtay hadan umahad naqaya oo aan marnaba himameynin m.a guuliso ayan kuleyhy wll sare insha Allah
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 года назад
Masha Allah tabrikllha guul wacan cadn insha Allah hor usocod astan TV Ramadan Mubarak 🌙⭐❤❤❤❤❤
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 года назад
Mnsha Allah isoboqda wlalaha qalbiga oo ramadankan igarsiiya meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
@hamdia6591
@hamdia6591 3 года назад
Cadnaan waxuu u egyahay Muniir aqaa, walaalkiis miyaa tallow
@naimamohamed1822
@naimamohamed1822 3 года назад
Cadnaan guul kalinta 1kowaada ku rajeyna
@carawelocuntomcn8967
@carawelocuntomcn8967 3 года назад
Gudigan hala badalo wlhi cuntada ma yaqanan cuntada jaamacad aya Loga so baxaa gudi wax bartay keena mesha wiilasha ha niyad jabinine
@haalmohamed8815
@haalmohamed8815 3 года назад
MashaAllah
@MuhammedAli61765
@MuhammedAli61765 3 года назад
Hambalyo hambalyo Adnan inshalah guulaa ku rajenenaa
@nimconalka7880
@nimconalka7880 3 года назад
Time nasraay iyo dhaman mcalaminta mad school cunto karin noo furtaan hada nahay rer muqdisho shukran
@ruuniitaamussa9234
@ruuniitaamussa9234 3 года назад
Hamblyo Adnan
@roodoarab6684
@roodoarab6684 2 года назад
Clshakuurba cuno macaan qurxoon mase yaqaanan soomali
@zaiabdi7558
@zaiabdi7558 3 года назад
Labadaan wiil inay isku so adaan ma rabin runti finalka inay isku arkan baan jclaa
@anhaar8247
@anhaar8247 3 года назад
Aniga o team cadnaan eh ayaa hadane wilkaan u aha qofki labaad o cadnaan igu xigay aan tageero runti mayareesto asagbo
@safaanuur8419
@safaanuur8419 3 года назад
Wiilkaan abdishakuur la dhaho walhi kaasa cake ka qatarsanaa blse gudiga i dont know wxa ka qaldanaa. Wxaa dhihi karaa cheif abdishakur nasiibka sacidi waye sorry brother
@sacdiyoali2128
@sacdiyoali2128 3 года назад
HAMPALYO adnan
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 2 года назад
Schoolkaan Hargeysa iyo muqdisho maku yaalaa
@ahmedwaareibrahim2837
@ahmedwaareibrahim2837 3 года назад
Ciyaarto markey Doorshe ama keeg sogartey Ban ogadey in ay Adkaatey 😂😂✌🏾
@cafiifanur2373
@cafiifanur2373 3 года назад
Hanbalyo wllky cadanan cawan waa inaad noo saysa kan camal hhh❤❤❤❤❤
@saqiqa
@saqiqa 3 года назад
Ani ahan laha walahi 1hours iguma filna subxanallah
@abdirahmanabdulahi1989
@abdirahmanabdulahi1989 3 года назад
Ciyartii finalka ehed cwa ayey dhacaday
@ifraaxkaahiye8312
@ifraaxkaahiye8312 3 года назад
Cadna aniga Waxan dhihi kara in u yahay wilka ku gulaysanayo kalinta kuwad hanbalyo aya ku leyahay gul wacan
@deeqomire2504
@deeqomire2504 3 года назад
Hambalyocadnaan
@naftanolasha5709
@naftanolasha5709 3 года назад
Cadnan wan kuwataa sxb
@istahilmohamed8676
@istahilmohamed8676 3 года назад
Gudida halbadlo midna waxay cunaysaa kurka midna hoosta ee badlu gudida badlu badlu
@indhodeeralayabdirahman6705
@indhodeeralayabdirahman6705 3 года назад
😂😂😂astaqfurallah
@amalhasan903
@amalhasan903 3 года назад
Akhseey ceeb wayna waar xishooda
@qalbinadifhassan1325
@qalbinadifhassan1325 3 года назад
Intuw aday barnamijkan manta le arkoya
@amalhasan903
@amalhasan903 3 года назад
Dhismaha wadooyinka iyo guryahay barta shaqadii naagaha tani weeya
@nimoelmi8230
@nimoelmi8230 3 года назад
Ninka istirtiraya wajiga iyo surku muu washay jikuu kujiraye uff waba kawiswisey gamcaha marwalba waa ladhaqaa inta aad jikada kujirtana meelna lama taabto
@hatethatiloveyou7939
@hatethatiloveyou7939 3 года назад
One mistake waa laga badinaa Yaa ila arkay
@safamarwa3597
@safamarwa3597 3 года назад
Nabada markay jirto waxaa lagu fekerikaraa horumar colaada dagaalkuna waxay kaa hor istaagaan fikirka
@shamsamahamed5482
@shamsamahamed5482 3 года назад
Astaanta horta jikadod weyni bdn golba la moda
Далее
Maxan sameya duhurki qebtii2.......
10:07
Просмотров 78 тыс.