Тёмный
No video :(

Tartanka Cunto Karinta ee DHADHAN 2023 Wareegga 1aad Tartanka 2aad | Bisha Ramadaan. 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 51 тыс.
50% 1

Tartanka Cunto Karinta ee DHADHAN 2023 Wareegga 1aad Tartanka 2aad | Bisha Ramadaan.
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Опубликовано:

 

23 мар 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 109   
@bilkhayr2354
@bilkhayr2354 Год назад
😢qofka xta kisto niyada udhisa wah hadaladiina aad ayey u xanun bdn yihiin idinko ushegaayo inaysan gulaysan ayaad si fudud o naxariis kujirto ugu shegi kartaan qaasatan gabdha yar aad ayay uyar tahay waxyabo bdn uma dulqaadan karto💔
@Peysoney
@Peysoney Год назад
Ha wllhi wa niyad dhisa 😢❤
@abdiseed3363
@abdiseed3363 Год назад
Waxas ad adeeg aye ka qade rer xamar cuqdad mayaqanan
@bilkhayr2354
@bilkhayr2354 Год назад
@@abdiseed3363 qalbi jab iyo cuqdad farqi udhaxeya wllkei qalbi jabka waa dareen xlda aad kujirta waqtigas la xiriirayo wa la isku raacay guuldaradu inay guusha ku horsedayso lkn midaan uma aqaano tnx
@abdiseed3363
@abdiseed3363 Год назад
@@bilkhayr2354 mesha tartan waye wlashey hdana wa dawatay wax xun lama dhihin marka gabdha way so dadale next time not big deal
@bilkhayr2354
@bilkhayr2354 Год назад
@@abdiseed3363 tartan gul iyo gul daraba wa file bas qofka in lagu ixtiraamo aya fican wuxu sameyay say ahaatabo wllshna hor mar wacan urajena🥰
@abdulahimohamed9696
@abdulahimohamed9696 Год назад
Dabcan tartan markii lagalo mid unbaa hadhi balse dhanka soojeedinta iyo qiimaynta dhaliil ayaa ka muuqata. Dhanka kale Fadumo yar dhiiri galin gaara ayay mudnayd waayo waan dareemi karaa ilmaha yar moraalkiisu sida uu noqonayo. Mahadsanidiin Ramadhaan Mubarak
@kifahmoha9785
@kifahmoha9785 Год назад
Gabdhuhu miskiinsanaa adeer tijaabo hooyaday macaan baa iigu filan naag inaanan soo hor istaagayn aysan igu kala bikaacinayn😂
@mulkihaji5679
@mulkihaji5679 Год назад
Gabadha yar wey hadliweyse gudiga barta qaabka wanagsan e qofka loo qanciyo nasra uroon 2 kale caadi mahan San wx kabadala
@Muhanat744
@Muhanat744 Год назад
Mashaallah abaayo yaal ilaahi gacmaha haydiin barakeeyo dhamaan gabdhaha somaliyeed
@caaliyacabdijaamac8461
@caaliyacabdijaamac8461 Год назад
Tan inanta yar Ku leh eber thy😢 macnaheedu waa maxy😢
@abdiseed3363
@abdiseed3363 Год назад
Barnamijka shaqo badan ayu u bahan yahy kow inta barnamijka bilabay aya la rabay in labaro jikada melaha wax kasta yalan so they feel like home hadan gabadha yar waxa ka muqta wal wal korme wax macanene
@iqroclaahixiirey6921
@iqroclaahixiirey6921 Год назад
M.ALLAH wax quruxbdn waaye dartanka 🥰 balse halmid Fadlan background music naga yareeya markey hadalyaan tartanyaadh ✋ mhdsndina ❤
@RockStar-gk3hj
@RockStar-gk3hj Год назад
Gabadhaha niyad jabka kaa dayaa Astan Tv 😢qof cunto kariyey oo lagu leyahay ani kama helin sidaad u sameysay 😢😢😢😢😢
@muwadah5671
@muwadah5671 Год назад
22:26 this is soo sad gabdhaha yaryar yaa laga qeyb galin tartanka ayagoo la egaayo qalbiyadood😢
@ubahabdirazaq1300
@ubahabdirazaq1300 Год назад
Sida dadka lola hadalo barata plz qofka niyada lagam jabiyo
@ifraaxxalsanguutaalei2585
@ifraaxxalsanguutaalei2585 Год назад
Woow m.a gabadha wariyaha ah qaabka ay usabarsiisay gabadhii laga guulaystay waan ka helay wlh masha allah ilaahey haku cafido n.carabiw❤️
@laylaali8812
@laylaali8812 Год назад
Faadumo ha is asturto
@inabashiir2024
@inabashiir2024 Год назад
gabdha hartay ad be u niyad jabtay xita dhunta xirantay sorry sis😢
@aaminoladan8839
@aaminoladan8839 Год назад
Niyad jab caadiya ah waaye Sheekadan kama helin oo cad war qofta waqti ayaaa galay xoga niyada udhisa😂😂😂
@xafsocabdi7902
@xafsocabdi7902 Год назад
😃😃qof aado asaga qaldan
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 Год назад
Masha allha Ramadan mubarak 🌙☪️❤️❤️
@alishaaxmad5732
@alishaaxmad5732 Год назад
Waa u hanbalyaynayaa inaanta yar waayo iyado da yar bay heerka marysa mnshallh gudidan waxan odhan lahaa qofka marhadu sidan u yaryahy dhirigelin dhaarada siya Astan ahaan inshallha wax karajeeynya inaanta yar inay sikhasa u hanbalyo siyan
@MukhtarMo
@MukhtarMo Год назад
Inaad Qimeeye Noqoto kama dhigna Inaad Positive dhan aadan Arkin Waxaa ii muuqata inaad fadumo yar Dhaliisheeda kufogaateen.
@marisa44550
@marisa44550 Год назад
Gudiga niman halaga dhigo naagahaan walac eh halaga leexiyo meesha
@amiiraarale3121
@amiiraarale3121 Год назад
😂😂😂
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 Год назад
😂😂😂😂😂😂
@umzakariya3553
@umzakariya3553 Год назад
Maasha allah
@ayanmahamedabdulahi1167
@ayanmahamedabdulahi1167 Год назад
Gabdhaha gudika please luuqada adeegsaneysaan dadka niyada ayay ka dileysaa hadalka wanaajiya qofka waa daadaly iyo qaabka wax u qiimeyneysaan. In la dhaho mafiicno eber ayay ahayd kam helin qof dhan juhdi uu galay saas looma qiimeeyo 🙃
@bmk111
@bmk111 Год назад
Labada gabdhoodba waxaan leeyahay waa dadaasheen waxkasta waa is ku day lakin faduma quruxey guul waa tan aaqiro ha is qaawin maro sas shabaq u ah in aad meel public ah ku imaato ma fiicna tan kale gabdhaha gudiga waxaan leeyahay hadalka wanaagsan waa sadaqo waa fiican tihiin lakin hadalka halka u wanaagsan ka aada adinka oo waxa saxda ah na sheegaya
@hamdiabdullahi3694
@hamdiabdullahi3694 Год назад
masha allah gabadha warixaha ah naima arabow waan kahelay qaabka eey u qancisay cunugta yartaaaa
@Malekmedia24_7
@Malekmedia24_7 Год назад
Faadumo guulyso👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
@Aasiyayr277
@Aasiyayr277 Год назад
Misss joooo inantaan jclhy Hormar wcn wlalo❤❤❤
@leylaladan6909
@leylaladan6909 Год назад
Aniga wxn.rabaa inaan ka qeyb qaado dhandhanka
@cukaashmohamoudahmed4123
@cukaashmohamoudahmed4123 Год назад
Kuwan weji maba lahan maxa waye, dadka ayey niyada ka dilayaanbe🥵
@claahimaxamed68
@claahimaxamed68 Год назад
Aniga waxaan dhihi lahaa Cuna dhadhamis barnaamij maahee wax kale noo keena
@aishamohamed8282
@aishamohamed8282 Год назад
Idil aad ayaa gabdhaha ugu gacan furan Nasro gacan adeeg
@AsmanuuraAsma
@AsmanuuraAsma Год назад
M.a runtii waan ubogay barnaamijaka aad baadna umahadsan tihiin sidoo kale waxaan aad ujeclahay wllshey nasra abtti soon nasra ilahay dartiis baan kuu jeclahay iyo wanaagaga
@jihaan8318
@jihaan8318 Год назад
Meeshan hadii tago lee haley bahdilo 🙃
@aichaadam7326
@aichaadam7326 Год назад
Mizz jojo like always stunning masha allah ❤
@amiiraabdisamedabdiwahid
@amiiraabdisamedabdiwahid Год назад
Codka ayaa aad u hoseeyo ama fasiix ma ahan waxbaa ka dhex dhawaqayo inta kale wa ok😊
@ashoabdi-kl7hf
@ashoabdi-kl7hf Год назад
2daan gabdhoda wa dadaleen moyee chief mahan cunta karisana shaqa kuma lahan
@asadmahamed809
@asadmahamed809 Год назад
Waa ku salaamay wax mindi ah ma taalo miyaa
@zakiadams6291
@zakiadams6291 Год назад
Catosh yare albitaro ma laga dhigo
@naimahashi8175
@naimahashi8175 Год назад
Drs idil mclimaday cunto karin ❤❤
@boodayare5749
@boodayare5749 Год назад
Tan dhexda ku jirto Gabadha niyadayba ka dilayshay Kama helin maku loho 👹
@Nasrashiilaofficial3146
@Nasrashiilaofficial3146 Год назад
Walee waa noolaateen dhadhamis leee😂😂😂
@xafsocabdi7902
@xafsocabdi7902 Год назад
😀nasra dhoni
@UMUAMIIN119
@UMUAMIIN119 Год назад
Barnamijkan gudi waxa ku ficnana laha CAD IO CAANO kuwan hada gudiga iska dhigayo ayaga ubahan inla tartansiiyo
@ladanmohamed1784
@ladanmohamed1784 Год назад
Gabdhoow guryihiina maad iska fadhidaan bahdilaad iyo in Views leeydunka raadsado inanta yar sideen ubahdileen eega Drs idil gabdhaha sidaa udhaan please
@nimoabdirahman2617
@nimoabdirahman2617 Год назад
Gudida qiimayntu waxa ay dhaheen nadaafada ayaan eegayna ...markaliyana lagama dhawaajin Waayo labada gabdhood farqi aaad u wayn ayaa u dhaxeeya dhinaca nadaafad ilaalinta marka ay cuntada karinayeen So halaga dhawaajiyo taas fadlan
@maahir610
@maahir610 Год назад
Tar tarka wiilasha noo qabta
@jihaan8318
@jihaan8318 Год назад
Hadii meshan tago lee haley bahdilo 🥴🧏🏼
@zeynabcumarxasan3097
@zeynabcumarxasan3097 Год назад
Woxood bahdil wye wlhi😂😂😂😂😂😂
@umuasmaart5237
@umuasmaart5237 Год назад
Asc bahda astaan sidee ugaqaybgali karaa aad ayaan u daneynayaa barnaamijka dhadhan ee astaan
@hayatmohamed5153
@hayatmohamed5153 Год назад
Qaabka wax sheegida dhalinta niyad jab ba ku jirta
@safaahmed3256
@safaahmed3256 Год назад
Addunka niyada laiskuma dhiso si daacad ah qofka wx logu shego si uu iskaga saxo wxii ka qaldanaa
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Год назад
Dumarku xata haddii aad wax hagaajiso sideyda wax Kuma siiya uuf wàa necbahay in aan naag Ii saxdo
@hindacapdilahi7295
@hindacapdilahi7295 Год назад
Waan jeclalahaa inaan galo
@ubahabdirazaq1300
@ubahabdirazaq1300 Год назад
Somaaali
@abdiseed3363
@abdiseed3363 Год назад
Codka iyo camerada marki wax la waresanayo unprofessional
@hiddengirl5838
@hiddengirl5838 Год назад
mizz jojo dadka sida ula dhaqmanesid totally waa wrong please dont discourage gabdha miskinda
@deqaomarabdalla6968
@deqaomarabdalla6968 Год назад
Thanks, Tartamayaasha background wax halaga bedelo xitaa species ka kala habeeya.
@Naruura4
@Naruura4 Год назад
Dubista way dhamatay😂
@deqaomarabdalla6968
@deqaomarabdalla6968 Год назад
@@Naruura4 Ok i think it was all ready anyway thanks sist
@ikrancabdilaahi6945
@ikrancabdilaahi6945 Год назад
Naa ada eber inanta yar haniyad dilin
@abdirizaak1920
@abdirizaak1920 Год назад
0 waye wax macqul galayo ma ahan at least xoga wa liita xita ma iska dhahdid polshit🙄
@hibocabdinur1796
@hibocabdinur1796 Год назад
Astaan plz musalsalka 3doob ino bilaaba
@ibnuxaajiabuukarmahmed5505
@ibnuxaajiabuukarmahmed5505 Год назад
Waa lasoo daayay abyo 2 saac ayuu yaalaa. RU-vid gadaal u raac
@nimcoaxmed-yd9vn
@nimcoaxmed-yd9vn Год назад
Niyda haka jabinina tartiib wax ugu sheega
@abdiasiiisfuaad7847
@abdiasiiisfuaad7847 Год назад
Dhalada ka dawada dee
@saedasaytuni9548
@saedasaytuni9548 Год назад
Ani waxa soo jedina gabdhaha tartanka galayo inaysay u arkin tartanka wax wayn ama dhib badan hadi ad wax wayn kadhigato waxy kula nowonayan wax wayn waxadna dhuminysa control kaga wad ilobaysa wax walbo o ad taqany wad jaraynaysa waxad dhuminysa dhibco is tus adigo jakadadi joga mida kle astan group wa inay gabdhaha wajigoda firiyn so dhaweyan dajiyan intaysan dhihin waqtigaga wu bilawday si barnamijka mid heer sare ah u noqdo gudi aan hadalka io muhimada tartanka ka aan karin dhaman waxy dhawacysa barnamijka🙏
@sacdiyaabdihayiadam9867
@sacdiyaabdihayiadam9867 Год назад
idil Qofka inaa iskala weyneesiiso Camal ula hadleesaa xitaa haduu waxa soo bandhigay Aysan fiicneen qofka Niyada haka dilina🤌🥵
@ikranabshirdhore1247
@ikranabshirdhore1247 Год назад
Gabdhahaan maya qaanaan qaabka qofka looga faaloodo naga badala Nasra ayaaba uroon dhaqan ahaan waxa ka qaldamay la wadaag qofka eber aatahay maxay tahay waad afxuntahay wallo😡😡
@sihaam1
@sihaam1 Год назад
Wll sidee ugu soo qayb geli karaa
@Naruura4
@Naruura4 Год назад
Marhore dhamatay dubista😂
@sihaam1
@sihaam1 Год назад
Maahe 🤣🤣🤣 ilaa berigii hore arki jiray 🤣
@nasriinc.salasn9071
@nasriinc.salasn9071 Год назад
Kuwan kuwii sanadkii horaa dhamey wlhi
@yasinhussein-lc2ce
@yasinhussein-lc2ce Год назад
Hhh waxa qaldan nidamka u dhadhaminyaan
@hiddengirl5838
@hiddengirl5838 Год назад
Sida dadka lola hadalo barata plz qofka niyada lagam jabiyo jojo
@zakariye_Abdirxmaan
@zakariye_Abdirxmaan Год назад
Kuwan gabdhii yari niyada bay Ka jabiyan wlhi sorry sister 🥺😔
@Nadiaa_07.
@Nadiaa_07. Год назад
Tan dhaxda ku jirto hala badalo😡
@nimcomohamed3784
@nimcomohamed3784 Год назад
Shame on you astaan tv gabadhayare inaad tartan aad kaqeeb galisaan waa qalad oo hadana naago shoobistayal ah meesha keentiin😢😢
@roodoxasan301
@roodoxasan301 Год назад
War ani isoqabto
@Naahiliihamiddurrii
@Naahiliihamiddurrii Год назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Hdi7CTJfEOM.html PART 1 NIN WALIGIIS SOOMIN AA MAANTA SOOMAY QUSULKA ADONKA 🤣🤣🤣
@nastehadaud2604
@nastehadaud2604 Год назад
rootiga gacantaa lagu soo jartaa kadib ukunta la idin sameeyi aa la kor saartaa gudi jaahiliin eh
@maryammoha512
@maryammoha512 Год назад
Dhoocisha madowda 😡😡😡
@arwaabdi1625
@arwaabdi1625 Год назад
Dhocil ma ahan waa naag weyn an aqlaaq laheyn 😂😂
@najma3220
@najma3220 Год назад
Naagahan hala badalo dadka niyada ka dilayan uff
@sacdiyoabanuur2949
@sacdiyoabanuur2949 Год назад
Barnamijkan mar walbo miya mise sanadkii hal mar sidee logu qeebgalikaraa
@amjadcade1041
@amjadcade1041 Год назад
Sanadkii waye
@anisabeela7806
@anisabeela7806 Год назад
Inta Ramadanka la gaarin aa diwaangeliska laga qayb galaa
@sacdiyoabanuur2949
@sacdiyoabanuur2949 Год назад
Kadib Ramadan ka cuntoyinka lakarina miya mise kohor waladuwa kdb Ramadan ka malasodeynaa
@anisabeela7806
@anisabeela7806 Год назад
@@sacdiyoabanuur2949 Haa Abyo barnaamijkan Ramadanta kahor la duuba kadib lasoo daaya
@sacdiyoabanuur2949
@sacdiyoabanuur2949 Год назад
Haa m.a ina ka qeeb galo rabay
@marianruun1157
@marianruun1157 Год назад
😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡💔💔💔
@caishasayid3348
@caishasayid3348 Год назад
War gabdha niyada haka dilina wtf
@muniiraqurux77
@muniiraqurux77 Год назад
hadaba idin imado o niyada iga jibiya😂
@fatuushinacismaan
@fatuushinacismaan Год назад
Sorry faadumo Hanbalyo fartuun
Далее
Муж на час 😂
00:37
Просмотров 1,2 млн
Qado laga sameeyay qamadi  ama sareen sided utaqaano
11:50