Тёмный
No video :(

Tartanka Cunto Karinta ee Dhadhan Wareega 1aad Tartanka 3aad | Bisha Ramadaan | Astaan HD 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 93 тыс.
50% 1

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2020

Опубликовано:

 

26 апр 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 356   
@yuusufmohamed9425
@yuusufmohamed9425 4 года назад
wlh gabdhaheena soomaaliyeed dhagaxaanta hadey biyo noogu daraan waan ku qanacsan nahay waana cuneynaa alle hanoo dhowree we love gabdhaha soomaaliyeed ❤❤❤
@ashaahmedbiid7614
@ashaahmedbiid7614 4 года назад
sido kale wilashen alh nodayo ayag wax ku nah
@safiyosiidcali1758
@safiyosiidcali1758 4 года назад
Maasha allaah yuusuf waxaa tahay wiil qalbi wanaagsan aad ayaan kaaga mahad celineynaa hadaa nahay habeenka soomaaliyeed
@caashocilmi766
@caashocilmi766 4 года назад
Yusuf sidoo kle wll alah idin dhowro adinkaaa wax idinku nehee wiilasheena somaliyed shrf iyo ciso ayey naga mudanyhiinee😍😍😍
@nasraabdimoha671
@nasraabdimoha671 4 года назад
Masha allah
@suhayladheman5842
@suhayladheman5842 4 года назад
Mansha allh wiil qalbi wanagsan thy wllo😘😘😘
@zackhan3873
@zackhan3873 4 года назад
gabdhaheena in aay farxad ku nooladan ayan jeclahay, Allah idin dhowro gabdhaha somaliyeed dhamantood.
@fardowsaabdullahi7020
@fardowsaabdullahi7020 4 года назад
Horta arinkaaan maxuma lkn dhaliisha oow leeyahay ayaaa ah waqtiga oo yar teeda kale gudiga tartamaha dul imaaanaaayo maxoow yahay gabdhahaaan sidii naaago loo shaqeeynaaayo cml dadka kor taaagan wixii igu ra ayi ah like
@fariixa9636
@fariixa9636 4 года назад
Nasra abtidoon wa gabr qalbi nadiif leh mash allh
@thebosslady8000
@thebosslady8000 4 года назад
Nasra waa qof ixtiraam Bdn wlhi
@mohamedabdulkadirahmed3806
@mohamedabdulkadirahmed3806 4 года назад
masha allah guud ahaan hambalyo sumayo iyo maryanruun gaar ahaan hambalyo hambalyo hambalyo sumayo daahir
@maryammohammad3585
@maryammohammad3585 4 года назад
Masha allaah Ramadan Karim guul waca Somali ween ❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😘😍❤️❤️❤️👌👌👍🏾😍😍😘😘💕❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴 iyo kuli muslim ninka masrika ah ahlan wasahlan bil Somali
@nasriin2070
@nasriin2070 4 года назад
Asc dhamaan somali waxan cood san lahaa garsora yasha please haa ahadaan somali because tar tamayasha waa somali yana la niyad jabin hablaha please 👍🇸🇴🇨🇦
@Nico.Robin7
@Nico.Robin7 4 года назад
Wow such a creative idea for the Somali community mashallah. Well done
@maryanalijabriilmaryan9891
@maryanalijabriilmaryan9891 4 года назад
Guushada sida ugu faraxaday wan ka helay😍hamblyo
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 4 года назад
Pancake 🥞🥞wn aqaanaa wxan ka bartaay nasro abtidoon labo mar ayaan kariyeey😋😋
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 4 года назад
Pancake ma Svelle aan u uaqaan wuxuu ku macaan yahay brunnost. 😋
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 4 года назад
@@barlinmahamudsabriye6471 waa luuqade svelle
@amranquruxsan9287
@amranquruxsan9287 4 года назад
Masha allah Nasro abtidoon idil iyo astaan ❤⚘🙏
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 4 года назад
masha allah somalia waa horu martay cook school baa laga furay holand baan xiisan jiray tartankooda cajiib cajiib noolada gabdhahayaga
@Hanmor3412
@Hanmor3412 4 года назад
tartanku waa masha allah laakin ukeena hablaha mishiinki gacanta si uu ugu fudaydiyo howsha
@abdishakuradan6850
@abdishakuradan6850 4 года назад
Gabdaha Somaliyeed waa queens 👸
@saddadMH
@saddadMH 4 года назад
masha allah dhamaan inta kaqeyb gashey iyo gudiga iyo tvgaba mahadsanidiin, dadka tartanka kaqeybgalaayo fadlan farxad muujiya waayo barnaamijka waa aqoon kororsi marka fur furnaan muujiya mahadsanidiin
@jawharatualmurabia466
@jawharatualmurabia466 4 года назад
Aad iyo aad gabdhaheena aan dhiira galino
@nasiimali7828
@nasiimali7828 4 года назад
Nasra walhi waa qof reer magaal ah lkn gabadha kle waxbaa ka qaldan mooshi 🤔🤔 wiilka somaliga kaba daran
@siciidomaxamed437
@siciidomaxamed437 4 года назад
Kkkkk
@ayanabdullah3979
@ayanabdullah3979 4 года назад
Mashaa allaah meesha wax sisax ah caddaalad usameenayay nasra jirtay
@xadratube8161
@xadratube8161 4 года назад
Walaal like isaar👍👍 MAHSANID
@faadumodaahir3149
@faadumodaahir3149 4 года назад
Inta ila argta nasro abtidoon farta taga
@cizzaqurux1136
@cizzaqurux1136 4 года назад
Waa arkoonaa walaaleey mcnee Ok Ma,arkoosiin kulahaa Ar tanaa
@selmasacid7720
@selmasacid7720 4 года назад
Waa tuma nasra abtidoon
@faadumodaahir3149
@faadumodaahir3149 4 года назад
Hadad aqoon iskada hada nh habarne 🤣🤣🤣🤣🤣
@muscababdirisakofficialcha8703
@muscababdirisakofficialcha8703 4 года назад
@@faadumodaahir3149 miyay habaartay
@abdihakinjamadaar147
@abdihakinjamadaar147 4 года назад
"Miyireey dhibtaydiyo Meeraysigaygii Dhegahaad ka maratoo, Hadal mooyi keliyaad Mahuraan ka dhigatoo, Maya baad ku koobtoo, Il muggeed wax joogiyo Midig baad ka talisee; Hawraar magooshoo Ubax iyo man bixisaan Kugu meherin laayoo, Marriinkaaga hees iyo Maahmaaho yaabloo Nin magtii ka culus iyo Murti baan ka dhigi laa. Mudan baad u noqonlayd Dumarkiyo marleydoo, Masallaha jacaylkaad Maamuli lahaydoo, Gabaygaan madhxinayee Hore ugu masuugaan Kugu madhin lahaayoo, Cidi kulama maasheen Maskaxdaydan curatoo, Malyan kula gudboon oon Muuqaaga arag oo Maqlay sheekadaadaa Ku majeeran laayoo, Inta gabadh is mooddaa Masayr kuugu iman layd. Murankaagu duniduu Maandhaaf ku ridi laa, Kuwa maqasha raaciyo Makastaa ku baran layd, Jidka waxad ku mari layd Sacab iyo mashxarad oo, Miyi iyo magaalaad Maamuus ka heli layd. Midabbada dhabeesha ah Quruxdaadan maydhee Rabbi kugu manaystaan Hadba meel ka sari laa. Madaxuu ku socon laa Mar qofkii dhegeystaa Keexaanahaygoo, Midho laysku baantaan Kuu marin lahaayoo, Muqdishiyo Hargaysaan Madaddaalo waayeen. Hadba mahadnaqaagaan Mirta dhexe la kici laa. Gacalkiyo mataanaha Wedka kala muquunshiyo Haddii mawdka geeridu Iga kaa hor mariyaan, Kama aad maqnaateen Maankayga gelinoo, Magac baad ka dhiman layd. Marti soorka Eebbiyo Inta meleg ag joogtiyo Marwadii Rasuulkaan Magan kaaga dhigi laa. Qabrigaaga maansiyo Murugiyo xusuus iyo Mahadhaan ku qori laa, Maka iyo Madiiniyo Halka Maxamed yaallaan Calan kuugu mudi laa."
@iqroali50
@iqroali50 4 года назад
Nasro waa gabr fcn wlhi m.a
@fadumohassan1054
@fadumohassan1054 4 года назад
Aniga gumeysi ayan u arkaa sidaan wayo qofka jaanis ayaa la siinayaa sidii dooro ukun dhaleyso ayey ugu kor wareganee dadka jaanis hala siiyo weji furana halagu soo dhoweyo
@selmasacid7720
@selmasacid7720 4 года назад
@Fadumo Hassan tartanada caalamiga ah aya ka daran sidan qofka waxa laga raba inuu ku shegaya under stress. Marka wax gumaysi ah mesha mayalan.
@zunaliitaapea4265
@zunaliitaapea4265 4 года назад
Wow m.a tartan qurux badan ayaa noo soodeyseyn horay u socda astaan
@ladanahmed5852
@ladanahmed5852 4 года назад
Maasha allah macalimadeyda Nasra Abtidoon waxay taqan sida dadka loo ixtiraamo nolow xbt
@ayaanidil9254
@ayaanidil9254 4 года назад
Mnshalhh gabdhu way dadaalen Lkn mar hadii ay tahy wax tv laga soo daynayo in gacanta burka lagu qaso Maha maxa yelay nadaafada kuma jirto Ma wxaa laga waayay magaalo dhan Mashiinkii burka lagu qasaayay Tartamayaashu khalad maleh Lkn dadka soo abaabulay ayaa dhaliisha leh Lkn gabdhaha tartamayasha waxan leyhy Hore usocda wad dadaasheen 👍👍👍👍👍💪
@Ceeblacaabi
@Ceeblacaabi 4 года назад
Kan ggacanta xitaa waa lugu Qasaaa
@ayaanidil9254
@ayaanidil9254 4 года назад
@@Ceeblacaabi Haaa wa sidaas maadama uu nin ajanib ah mesha fadhiyo bulshana dawanayso way iska ficnan lahayd
@queenali9475
@queenali9475 4 года назад
Ayaan Idil waa runtaa waxa wangaasan machine ka lagu qaso waayo sidaan waaa dhib wuxu yeelaan buur buur ah hadaan machine lagu qasina
@shukriali3899
@shukriali3899 4 года назад
Ramadan mubarak all muslimin🌙🌙❤🙏
@hamidaabdi7065
@hamidaabdi7065 4 года назад
Masha Allah Ramadan Kareem ⭐🌙⭐🌙⭐🌙⭐🌙⭐🌙😋😋😋😋😋👌👌👌👌👌
@yusracompany6393
@yusracompany6393 4 года назад
Mansha Allah Hampalyo sumaya maryan adigana waa dadashy mcnto hor mar wacan
@siciidomaxamed437
@siciidomaxamed437 4 года назад
Mashalaah
@mariaomarmohamed6220
@mariaomarmohamed6220 4 года назад
Abaayo nasra tartamayaasha sfcn bay ula hadashaa masha allh abaayo
@queenazam799
@queenazam799 4 года назад
Ramadan mubaarak dhamaan muslinta miilkasta ay jgaaan
@maandeeqair5656
@maandeeqair5656 4 года назад
Sidoo kale wll 🔥
@queen_handaa6969
@queen_handaa6969 4 года назад
Maalinka shaaha lagu tartamayo ila so socod siiya plz🤣🤣🤣
@aslielmi9236
@aslielmi9236 4 года назад
Sumaya dahir guul wacan
@sagalsimansalaad9870
@sagalsimansalaad9870 4 года назад
Maansha Allaaah waa arin fican waxan huba daqidaha hadey intaas ka badnaan laheyd ineey wax qurux badan so bandhigi laheyn.
@raynamohamoud7121
@raynamohamoud7121 4 года назад
@Nasra_Abtidoon Ixtiraam ba ka muuqda iyo Ninka soomaliga ah❤ Halka Cadaanka iyo inanta kale si qaloocan bay udhaqmayaan🤨
@qalanjomoha1833
@qalanjomoha1833 4 года назад
Cadan majoge waa carab xoga afkena iska adagbad moda inay erayada ixtiramka anbadana laisticmalin lkin way wacantaha in erayada ixtiramka laisticmalo barnamijka nocana kale adbey uwacntaha
@faliscadeychannel9499
@faliscadeychannel9499 4 года назад
Masha allah wan ku faraxsanahay inaa arko gabdho walalhen ah oo cunto so bandhigayo lakin astan waxan dhihi lahaa u fududeya gabdhaha pancake u isticmala makinadaha tas oo u fududeyneyso gabdhaha howsha insha allah wan bari donaa walalhen waxbadan ay ka faa iidan mahadsanid
@ninkarmeed4220
@ninkarmeed4220 4 года назад
Ilaahay wuxuu nasiiyey gabdhaha aduunka ugu quruxda badan uguna cunta macaan. Guuleysta gabdhaha soomaaliyeed.
@shukriali2093
@shukriali2093 4 года назад
Horta gabdha madow ee okiyaalaha qabto ma ixtiraamayso dadka oo hadalla adag bay ku waajahaysaa in meesha laga wareejoyo ayay ku fcntahy
@abdullahifathi
@abdullahifathi 4 года назад
Ixtiraam daro nuuce ah ayey sameysay.?
@hodanhayaan121
@hodanhayaan121 4 года назад
Absolutely
@user-sl7oq6iu2e
@user-sl7oq6iu2e 4 года назад
Abaayo ayga maal galiyay hadeesan ayga sixina yaa saxayo marka ogoowna waqti ine galiyeen 😊
@marwomohmmed234
@marwomohmmed234 4 года назад
hhhhh abaayo ma ila aragty sas iska dhigeysa naag aqon leh o Dr nasra abtidon god wlhi jcliya nsra
@marwomohmmed234
@marwomohmmed234 4 года назад
@@user-sl7oq6iu2e sida wx looma sx wyba ka nixineysaa qofkii iga tg dheh naag fiicn maha igda
@superlula2674
@superlula2674 4 года назад
masha allah horumar wacan waaye san bulshadan u bahan tahay
@Ceeblacaabi
@Ceeblacaabi 4 года назад
Hambalyo Hambalyo Sumeya Maryan sidoo kale waad Dadashay Keep going sis don't Give up Plz Marka dambe Gacanta wax Haku Garaacina Waa iga Talo✌✌👍👍
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 4 года назад
Masha Allah debdhheen somaliyed gulesta hor usocod Aabyo masro masha Allah
@samiyocalicabdi753
@samiyocalicabdi753 4 года назад
Hormar wacan astan horay isocdaa
@zeinabali7639
@zeinabali7639 4 года назад
Gabadha cas masha Allah baad tahay nio fariid caleek
@aasoowcooking1282
@aasoowcooking1282 4 года назад
Masha allah
@Isgokumaxrizzeditz
@Isgokumaxrizzeditz 4 года назад
Wax wanaagsan Astaan.. Waxaan talo ku bixin lahaa in la iska yareeyo adeegsiga luqadaha qalaad marba haddii barnaamijku ku baxayo Afka hooyo. Panncake Iwm.
@ibtihaajmohamud3394
@ibtihaajmohamud3394 4 года назад
Shiiriyada lasheegayo aanba fahmin allow naag cuna aqon ahay dhib badnaa😂😁
@anizaabdulahi9197
@anizaabdulahi9197 4 года назад
Ibtihaaj mohamud abyo wa sokor iyo biyo la isku dhala kadib liin logu daraa mac macanka hor loga shubaa
@ibtihaajmohamud3394
@ibtihaajmohamud3394 4 года назад
@@anizaabdulahi9197 shukran abyo qali waa iifaideysay
@allahwithme1310
@allahwithme1310 4 года назад
ibtihaaj mohamud anaa kula mida aan aqoon
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 4 года назад
@@anizaabdulahi9197 saxix bayo bur aan sokor lagu darin xitaa markaa shiilato waa lagu darsadaa
@ibtihaajmohamud3394
@ibtihaajmohamud3394 4 года назад
@@allahwithme1310 inaan barano waye saan dhib waye😂
@istarlinsharif68
@istarlinsharif68 4 года назад
Maasha Allah
@bilalbenrabah6008
@bilalbenrabah6008 4 года назад
Hormar wacan dalkeyga
@hamdaabdilahi1017
@hamdaabdilahi1017 4 года назад
hambalyo labada hablood nasrana waa gabar naxriisbadan lkn gabrta kale ee madow xooga isla waynaan ku jirte
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 4 года назад
islaweynida illaha neceb marka illahay wuxu.necebyahay cidkugu jeclane maleh gabadhas allaha kadulqado islaweynida wa qof muslim ehe
@radiomarkabley1830
@radiomarkabley1830 4 года назад
MAGACA TVGA LA ISMA QAATO WAXAA LA RABAA SIDA ASTAAN OO KALE IN LAGA DHABEEYO RUNTII MASKAX AYAA FADHISO HORAY U SOCDA WAA WARBAAHINTA GOBALKA GEDO
@shamsaahmed408
@shamsaahmed408 4 года назад
Lkkkkkkkkkkkkkklkk Caano maadan ku darin sax kulahaa xoog miyaaa helveti.
@rawdahadam4278
@rawdahadam4278 4 года назад
🤣🤣🤣🤣
@shukriali3899
@shukriali3899 4 года назад
😂😂😂😂😂
@xamzamohamed9740
@xamzamohamed9740 4 года назад
You have to
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 4 года назад
Maaashaaallah mucalimiiin fiicn
@ilhaanmoha3105
@ilhaanmoha3105 4 года назад
Hambalyo sumaya 🥰
@mimimankin111
@mimimankin111 4 года назад
nasra abtidoon cadaalad waye masha allh
@fardowsafilsan608
@fardowsafilsan608 4 года назад
Sumaya ❤🤗
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 года назад
Aar dhadhan iyo normal lala ogaada hadad noonaysan inaan happy noqono✅💯👌😍😊
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 4 года назад
Aad baad ugu yaraysay waqtiga
@mustapharooraaye3522
@mustapharooraaye3522 4 года назад
Chef idil iyo carabka waan ka booday labadoodaba.
@vaadlimited4222
@vaadlimited4222 4 года назад
Walhi 2 sano ayan radinayay kun subscribe ah ila hada maahayo Ee iso cawi please
@waabari111
@waabari111 4 года назад
Kaynan waan kusaaray adna isaar wll
@foosyusuf4068
@foosyusuf4068 4 года назад
Waaaaw maasha allah wakufaraxsanay gabdho somaliyed cunta karis kutartamaya
@baxsaninaxasan1235
@baxsaninaxasan1235 4 года назад
Masha allaah guul wacn
@phaizaguray4992
@phaizaguray4992 4 года назад
Akhas 4tan sac sac isma dhaamaan walipa 2da nin kan somaliga ah igu daran cuuu caa ku hayaa war isa soo dhisa idinku sida wax loo qiimeeyo soo barta horta
@naturechannel8026
@naturechannel8026 4 года назад
😂😂😂😂
@hafsaosman169
@hafsaosman169 4 года назад
Kkkkk kkkkk whyi igaqoslisay haaa waaruntaa kan carabka ahna whyu islawayni baaadishy
@avvvvo7000
@avvvvo7000 4 года назад
Ja xishood ninka wuu dadaalay
@fatushmohamud2881
@fatushmohamud2881 4 года назад
Somali maryoley cadi iskadhig jahilinyahy 😐
@mbulaale2759
@mbulaale2759 4 года назад
Waaba yaabe somalida dhanka naaquska dadka maxaa ugu qiimena yasir allah caay iyo aflagaada lala soo taagan yahay allah idin soo aruursho
@abdulkadiraialithanks1304
@abdulkadiraialithanks1304 4 года назад
Masha Allah, waa meel qurux badan lakiin SUMEYA waa loo qishey , Ninka carbeed waa garsoore daacad ah ,
@sahraabdi4803
@sahraabdi4803 4 года назад
Maashaa alaah hablaheena horumar wacan
@aqoonraadis135
@aqoonraadis135 4 года назад
Waxay Meesha Eberta ah Lugooyo waaye saan
@ayanbadan333
@ayanbadan333 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@mohanjr
@mohanjr 4 года назад
😂😂😂
@nimcodagan4698
@nimcodagan4698 4 года назад
Nasra gabdh ixtiràm Bdn runtii mashalah
@mushtaqchannel7646
@mushtaqchannel7646 4 года назад
Waw m.a wlhi hormar wacan astan
@abdishakuradan6850
@abdishakuradan6850 4 года назад
Waraa carab no daa hablaheena dulufyahow
@canabmohamed9572
@canabmohamed9572 4 года назад
Wlhi wa ga qaldantahay
@mohamedyusuf4020
@mohamedyusuf4020 4 года назад
Wallahi waa runta aniga somaalinimo ayaa kusoogalay carabi ayaa igahoryimid
@sofiyoaadan6522
@sofiyoaadan6522 4 года назад
Masha allah Dr idil aqontada allaha ku siyadiyo
@abdelahsomali173
@abdelahsomali173 4 года назад
Masha allah sumaya dahir hambalyo waa gawar dadaaaleysa hore usoco wllo guuulo bdn ku rajeynayaa
@hanisoali9952
@hanisoali9952 4 года назад
masha allh mabruug abyo wlhi marki an firsanayy iida ila eked guulestaha👏👏👏👏👏
@fartunabdi520
@fartunabdi520 4 года назад
War aniga mesha raba bur ceyrin idinka dherjin lahaa
@yuusufmohamed9425
@yuusufmohamed9425 4 года назад
Fartun Abdi wlh gabdhaheena soomaaliyeed bur ceeriin ayaad sheegeysaaye hadey ciida ama carada ay biyo noogu daraan wlh waan ku qanacsan nahay alle ha idin dhowree ❤❤❤
@fartunabdi520
@fartunabdi520 4 года назад
@@yuusufmohamed9425 kkkkkk thanks wll qali ceyrin laidinma quuro
@hanisoali9952
@hanisoali9952 4 года назад
masha allh rer astn
@naimaahmed1932
@naimaahmed1932 4 года назад
Maasha allah waa barnaamish fcn halkaa kasii wada. Gabnahana galofis u xira.
@farhiyasaiid3253
@farhiyasaiid3253 4 года назад
Masha allah farxad ayey la ilmeysay aniga ahanteda marka ay qasesay ayaa ka helay waayo waqti badan ayey qasesay
@coolguyibroos290
@coolguyibroos290 4 года назад
Congrats sumayo
@kowsaralas2645
@kowsaralas2645 4 года назад
No no no no waa qalad aduun weeynaha waan dawanaa tartamo cuna karis saan maahan adinka iyo carabkaba no more qalad kaanoo kale
@qadrocusmaan6003
@qadrocusmaan6003 4 года назад
Masha Allah
@msundusmohamed8201
@msundusmohamed8201 4 года назад
Yaah caadi ma aha
@sumayaabdirahman5931
@sumayaabdirahman5931 4 года назад
Mashallh Sumaya wllhi ina guleysty cml u faarxy guuul ku rjena samideey ❤️
@muniraandikarim6159
@muniraandikarim6159 4 года назад
Inanta yar baa guulaysan inshlh
@susana_11
@susana_11 4 года назад
Gabdha guulesatay marke ilmesay wlhi wan ilmeyey guuleso abayo
@aminam1535
@aminam1535 4 года назад
😳🤔Waxan la yabay sababta ninka carabka Namber one ☝️ loga dhigaayo su asha cuntada setahay lo dhahayo wayo cunto somaali waye waxa la karina wixi dontaba hala kariye wa in qof somaali ah o Wiil Somaaliyed Namber one noqda wax laga su ala kadib qofka labad ha hala galiyo wiilkan walalken ah muslim ka ah balse mudnaanta kobad qof somaali ah ba iskaleh ku haboneyd ,,, qaarba is dhahaya way cunzuriyey neysa sida la donaba u fahma e balse mesha anigu wan salugaya .astan tv🤔
@abdinormohamed1501
@abdinormohamed1501 4 года назад
Princess Mina Official aad iyo aad wakugu racsnahay
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 4 года назад
wadama kale waxa mudnanta leh qofka dalka udhashay lkn anaga somali iyo africanta kaleba ajanibka mudnanta siinaa
@aminam1535
@aminam1535 4 года назад
quruxley qalanjo taas wa qalad walashey wana in an taa iska badalna ka somaalia ahaan hada nahay wayo wa inan anaga is qadarina hadeynan anaga is qadarin cidna nama qadarinyeso wadan walbana qofka muwadinka ah e u dhashay aya is kale mudnanta kobaad wayo waxa barnamijka leh laguna qabana wa anaga wana wadankena marka lama ogolado hooygaga ama gurigaga in lagugu mamulo martida waxa sora qofka lo so martiyay marka isla sida madama u shaqsiga marti ino yahay wa u leyahay qadarin balse mudnanta kobaad malahan taas ayayna tahay muhimadu ,,,waxana rajeynaya in ay ibala fahmi donan walalahay Somaliyed dhamaantodba ,,,is qimeya isna qadariya hana noqonaha dad ay martidoda mamusho . Wan fahmaya xuman kama ahan e qadarin bay ka tahay balse marka hore qata adinka qadarinta kobaad ,,inta ayay iga tahay . Especially marka sano kale ay tahay wa in wiilka somaliyed la siya mudnanta kobad marwalbo second wilka martida kadib gabdhaha sidasa aya aniga ahan ila qurux badaban ,,,hadana astan tv wan kaga mahad celinaya madaba barnamijki xalay ay sida ay ku haboneyd ka so dhigen sharaf ba mudan tihin astan tv hadu hadal kayga xanaf yeshayna wan ka rali gareynaya , 🇸🇴
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 4 года назад
@@aminam1535 macanto wakusaxantahay wana kulaqaba rayigas ilakaha qof kaso horjesanayo shacab ah inu jiro inyar moye abayo dalalkale dhana muwadhinka aya madaxmelwalba ka ah ajnabina ayaga ushequlyo muwadinka ama first maha lkn manoficna sida africanta an dinta lehen e cadaanka cabuda okale inan udhaqano anaga ka somali ahan sharaf ayan lenahay wayo slam aya nahay hadana wxa kuxunahay wixi cadba waxa ka aminsanahay in lagu faano o waiska hormarina dalalkoda marka lajogana somali cidiba masul kama dhigato soryy nin masri hada muxu dheryahay wilashena somaliyed ... .. somaali haguleysato illahay aya guul uweydinaya👐
@aminam1535
@aminam1535 4 года назад
quruxley qalanjo ❤️❤️❤️🙏🏻👍
@umuabdallah1155
@umuabdallah1155 4 года назад
Aad ayan uso dhaweynaya barnamijkan lakiin gar sorayasha gabadha ookiyalaha dadka si ad adag ayey kula dhaqmeysay diktatoornimo waxan dhihi laha dabecadas iska badel ee dadka si bini adanimo ula hadal haddii kale mesha isaga tak thaks.
@MuseAfrah
@MuseAfrah 4 года назад
Plz subscriber isaara Dar alle frist ban ahay
@sabariinmohamud9300
@sabariinmohamud9300 4 года назад
Masha alh hore usocoda
@safiamoalin5417
@safiamoalin5417 4 года назад
Xiiso maba lagu fiirsan karo canaan badnaa gabdhaan chef idil..gabdhaha u naxariiso he niyad jebinin plz
@nafiso7959
@nafiso7959 4 года назад
masha allh hambalyo sumaya lkn gabdhaha tartama ayan la hadlaya maxad uxanaq san tihin daalkina hooyo ayad jogtan weliba aqoon tina kuso baan dhigesan ma ahan inad is caburisan farxa oo asagiin dhafa dad mel so istagay tar tama aya tihin guul io guul darana walo joga hora lo yiri niman guul daresan ma gulesto marka farxad mujiya waxa leydin moda dad laso qasbay ama xoog lagu adejiya
@warda4257
@warda4257 4 года назад
Gabdhaha wey dadalen lkn waqtiga wuu ku yaaray masrigan yu idinka naxsan horu mar wacan
@nuurcalaanuur8010
@nuurcalaanuur8010 4 года назад
Maasha alaah
@marianhalane4927
@marianhalane4927 4 года назад
Masha allh waaa barnamij ficn lkn waqtiga gabdhaha ku yareysen gabdha jigada ula meresaneysana dhafa o fadhigina ku qimeya
@farxiyobilew5934
@farxiyobilew5934 4 года назад
Wan laooyay gawadha yar 🙏🙏🙏❤️❤️❤️ habo
@sowdadahir2223
@sowdadahir2223 4 года назад
Nasra abtidon wa qof ree magala wlhi m,a idil ixtiram malihid hada adi taqan kariska micnaheda maha inaad kaficantahy gabdhaha kibirka maficna
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 4 года назад
sax kibir cidna kuguma tagereyso bal dadka ayuba kuwada nacsinaya kibirka allaha kafwado walashas islaweynida
@simansamiitachannel556
@simansamiitachannel556 4 года назад
Masha allah wlshy hormar wcn
@qureyshaabdulahishaafow1625
@qureyshaabdulahishaafow1625 4 года назад
Mashallah
@nastahyuusuf3351
@nastahyuusuf3351 4 года назад
sumaya adan horay usoco astaan TV thanks
@fadumomohamed2857
@fadumomohamed2857 4 года назад
Masha allaah gadhaha waxa ciilay dharka wawayn in ay iska dhigan ayay ahayd sababto ah xijasbka lahuma shaqayn karo runtii in an ka qab gali wan jaclan laha cunto karis oo wali a an arday soo saro anigu sida wax loo samaynayay kama helin lakin way dadaleen ayan dhihi kara gabdhuju inkasto waxa ugu dhibka yar loo diray 🙏👏👏👏👏👏👏👏👏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@Abdirizakmrashid
@Abdirizakmrashid 4 года назад
Qof yahey xisho waxaad ku hadleso iska hubi xijaabka miya u diidesa.
@asmamohamed5267
@asmamohamed5267 4 года назад
ar naaga xasisanaa 10 ma siisay ku lahaa shoowiste dheh🤔🤔🤔😏
@zamzamali2095
@zamzamali2095 4 года назад
Hambalyo sumayo
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 4 года назад
Nagta Madow Waa Xasidad😄😄😄 siday dadka ugu jawabaysan ka arka Ala Nag Madow Alla Kamagan Galay🙌
@iqromohamed1225
@iqromohamed1225 4 года назад
Wax noomadan reeban wleee
@zahraabdullah2359
@zahraabdullah2359 4 года назад
Waa macalimada wax soo bartay tan schoolka cunta karinta u furantahay
Далее
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 4 AAD
25:03