Тёмный

TEEY KUDHIGTAY NINKII DARTIIS LOO DAYRIYAY MARKUU WARQADEEDII FURINKA USOO DIRAY AYADOO MEL AY ULABA 

Ayaan Gobdoon
Подписаться 221 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

#qisooyinka #qisooyinka #caalamka #

Развлечения

Опубликовано:

 

18 апр 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 90   
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 3 месяца назад
Ayaaney waa mahadsantahaa Allaah haku xifdhiyo
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 3 месяца назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 3 месяца назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢
@salmomohamedahmed9331
@salmomohamedahmed9331 3 месяца назад
Qisadan wlhi wxe si weyn u tabane walidka in usan ciyar ciyar ahen yarabi habar walid iyo habar umadada islamka ka magan galay🤲😢😓
@khadrahaji3161
@khadrahaji3161 3 месяца назад
Subxaanallah 😢mahadsanid walaashay Ayaan quruxey. Allaha ku xafido xabibti ❤❤❤
@HudaMukhtar-gy1pz
@HudaMukhtar-gy1pz 3 месяца назад
Ayaane naga nolo bad tahay xappti alle ha ha dayo
@user-ly5zl4xk3o
@user-ly5zl4xk3o 3 месяца назад
Keep going ayaan gobdoon ❤❤
@falishassan528
@falishassan528 3 месяца назад
Ina goobdoon sharaf badan inan teena ❤❤❤❤❤
@ikraanabdirashid5806
@ikraanabdirashid5806 3 месяца назад
Mashallha Ayaan ❤❤
@farhiya5072
@farhiya5072 3 месяца назад
Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢
@canabqardho7963
@canabqardho7963 3 месяца назад
Wcs ayaan qurux waa sax walidka waa ged har wen wlhi qofkii harkaa ka hos baxa baa xanun iyo dhimata adun daremi karo kuwii walidkoda u bari noqoda rabi ha inaga dhigo❤
@user-lj9ky3oz2v
@user-lj9ky3oz2v 3 месяца назад
Ayan wankusalameh waneh kutagerah❤
@Ayki181
@Ayki181 3 месяца назад
Ayan indhawayan sethay ❤❤
@nimcoipraaahim4507
@nimcoipraaahim4507 3 месяца назад
Ayaan gobdoon naag nool❤🎉
@user-fd6dm1um4f
@user-fd6dm1um4f 3 месяца назад
Ayaaney wey icajabisey🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@jumlotv2756
@jumlotv2756 3 месяца назад
Wcs hawar yarey Allah kudhooro
@xaliimosheeq6929
@xaliimosheeq6929 3 месяца назад
Wcs xbbty❤❤❤❤❤❤❤wakujeclahay quraxey ilahay darti carabiga jh wllhi halahoo kabartay qaliyeey❤
@abdiadenmursal3375
@abdiadenmursal3375 3 месяца назад
Waa qiso layaab leh
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 3 месяца назад
Xbbti inaad caafimaad, qabtaan rajynayaa waanan kuu xiisee😂
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 3 месяца назад
WCS SCW ♥️ SCW 🕋 SCW ♥️
@user-rp3rj2vr7q
@user-rp3rj2vr7q 3 месяца назад
Axsan qiso waaye
@user-wq9km1oq4o
@user-wq9km1oq4o 3 месяца назад
dhirigaliso ayaan goobdoon alaha kuxafido abaayo mcnto❤❤❤❤❤
@sheikhabdullkhadir8772
@sheikhabdullkhadir8772 3 месяца назад
Ayaney wnku salamey dar alle ayn ku jeclahay
@abdiadenmursal3375
@abdiadenmursal3375 3 месяца назад
Maansha Allah
@RaxmoCabdulaahi-yy6df
@RaxmoCabdulaahi-yy6df 3 месяца назад
Masha allh ayaaney ❤
@fatxiali5603
@fatxiali5603 3 месяца назад
Wlhi wansaray leg wan saray❤❤😂😂😂😂
@SahdiyaSahdiya-eo2st
@SahdiyaSahdiya-eo2st 3 месяца назад
Ayaaneey xbbti qisadadey away 😊waan sugi lah nahy wlhi laso dhaqso indho weney ❤😊
@amranabdirahman7060
@amranabdirahman7060 3 месяца назад
First comment and first like ❤
@azmaahmed2103
@azmaahmed2103 3 месяца назад
Habo qisadaadii Soo daaa aankuu ducayne pls
@nanogzan
@nanogzan 3 месяца назад
masha Allah have nice and strong character 😊
@aludahir8102
@aludahir8102 2 месяца назад
Abaayo aad Aya u mahadsantahay caadi ma aha qisada
@deeqojaamac2762
@deeqojaamac2762 3 месяца назад
Ayaaney waa qiso layabkeda wadato sas horey u tiri mahadsanid xabibti ❤❤❤
@xamdaapdy6514
@xamdaapdy6514 3 месяца назад
Ayaaneey naag nool ayaad tahay qisadu way icajabisay ❤❤❤
@user-dh4xl2fn5s
@user-dh4xl2fn5s 3 месяца назад
ayaaney qisadaada tahriibka nooku Soo sheekey
@fartunmohamed-ee9pk
@fartunmohamed-ee9pk 3 месяца назад
Ayaney qisadda waa icajabisay
@fatuunabdi1587
@fatuunabdi1587 3 месяца назад
Ayaaney qisadan cajawis wey dhaaftey xaqiiqti
@HamdiMohamed-ki6ct
@HamdiMohamed-ki6ct 3 месяца назад
Wcs abayo
@user-tk6eh9zw9g
@user-tk6eh9zw9g 3 месяца назад
Wsc ayaaaney m. Anaa fasti ah wwww team ayaan ples isooduceeya exzam lagi rabaaaa i.n ❤❤❤❤
@UbaxMaxamuud-nv1po
@UbaxMaxamuud-nv1po 3 месяца назад
Ayaaney nag nolaathy waa icajibisay qisada
@user-ks1bn5ku1b
@user-ks1bn5ku1b 3 месяца назад
Ayan nice to see you my sister. From London UK. Ayan are you best. Masha Allah. 😊❤
@lugayar9163
@lugayar9163 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂subxanallah
@Xaliimokhaliifmagool
@Xaliimokhaliifmagool 3 месяца назад
Qisadaan waxan kabartay inaysan niman ku caqli lahayn 1 kii gabar laqbo damcay 2 Kan xaaskiisoo garab taagan ka shakiyay 3 kan kan guur karaba gabar nin kii furay dilaysa 4 kuwa lacag tarteed qof udilaya !!!!!!!!!!!!!!!
@SahdiyaSahdiya-eo2st
@SahdiyaSahdiya-eo2st 3 месяца назад
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 3 месяца назад
Wcs abaayo macan
@saadiamuse8299
@saadiamuse8299 3 месяца назад
Qisadan qiao xanun waye 😢😢
@Mindcoldchannel
@Mindcoldchannel 3 месяца назад
Second coment
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 3 месяца назад
Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW
@falishassan528
@falishassan528 3 месяца назад
Dhiin dhiin
@Muhima2495
@Muhima2495 3 месяца назад
😂alla ayaaney dhib badanidaa muqaalka like waaba ka bilaabaa😅
@rahmahassa5306
@rahmahassa5306 3 месяца назад
Waa kugu xool qabsadey mahdsanid 😂
@SabariinCabdishakur
@SabariinCabdishakur Месяц назад
❤❤❤
@IsraAanoy-ez6kr
@IsraAanoy-ez6kr 3 месяца назад
First like and first views
@rahmahassa5306
@rahmahassa5306 3 месяца назад
Asc ayaan waa mahdsanthy ruunti waa qiiso qiiro leh
@AyanishAbdullahi-tx6fn
@AyanishAbdullahi-tx6fn 3 месяца назад
❤❤❤❤
@falishassan528
@falishassan528 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤
@keyfali7959
@keyfali7959 3 месяца назад
❤❤❤❤❤🎉
@farduus8081
@farduus8081 3 месяца назад
Masha allah xbpti wadnacjabi say qaali nagnool ayadtay mahdsand
@nasteexomohamed7831
@nasteexomohamed7831 3 месяца назад
Ninkada maihi waku fure sida udhahde kuqosle 😅😅
@NoortoAden-xr1hm
@NoortoAden-xr1hm 3 месяца назад
Allahuma Sali çalaa muhamadin ❤❤🎉
@nimcoabdi5901
@nimcoabdi5901 8 дней назад
Asc wll qali anigaba waxa igu dhacay wilal ayaan conto ukarin jiray badan dedna waxbay baranjireen oo waxabrashadii ayaa u dhamaaty way kala tageen markaa mid ayaa ka masul ahaa kaas ayaa ku shaqo lahaa lacgtayda rabadaan tii hore ayay ahyd wali kama hayo tilifonkina mashqolbu ku xidhay waxan ku idhi intaan ayaan arka malin iiga qimo badn ayaad ii keeni ramadn ayaan anoo sooman cunto idiinkarinayee dhibmaleh wlhi shaqo anan filayn ayaan helay hadeer labo ragco ayaan tukaday labo bil ayaa udhaxaysay wlhi markaan helay shaqada kle oon ahyn tiihore markaa samirku waa qaali wll
@sahro7878
@sahro7878 3 месяца назад
Alla ayaan indho weynayyy 😂
@ikraanabdirashid5806
@ikraanabdirashid5806 3 месяца назад
Ayaan abyo waxan haya gbra chanalak ku xiranaa abyo murdaa layayhay eso ducayaa adi iyo Asxbdaa inshallha ❤❤
@roodoramaas9256
@roodoramaas9256 3 месяца назад
Alle haku sahlo muraadkaga abyo
@user-jl7cr9oz7c
@user-jl7cr9oz7c 3 месяца назад
Muraadkaga o an macsi lahyn alleh haku sahlo wllo
@canabqardho7963
@canabqardho7963 3 месяца назад
Ale ha ku fududeyo muradkaga
@ikraanabdirashid5806
@ikraanabdirashid5806 3 месяца назад
@@canabqardho7963 amiin qali shukran
@MunaIsmael-my7ug
@MunaIsmael-my7ug 3 месяца назад
Asc ayaan waligay qoral kuma soo qorin 2020-2024 ku dawanay wll mcn horta xanuusanya isoo duceya adiga asxbtada adigu horta waa ku jecelahy hadan ku daawan Wlhy qalbigu ima dago 5 months oo aan ku daawa oo haben walbe waxan isku mawalin jiray Ayaan dhiiran malin wada daawan aniga gurigag waxah lagag yaaqanaa ayaan dhiiran from Usa 🇺🇸 isoo duce 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@canabqardho7963
@canabqardho7963 3 месяца назад
Cafimad tam ah ale ha ku cafiyo wll🤲🥺
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤🎉
@user-lx9kr4wu1r
@user-lx9kr4wu1r 3 дня назад
Ayaaney walsheydiyee arikass ba ihesta lakin iyar ban ka dubanhy Walhi mar wan oyaa Marna waxan dhaa ilhy ba wey disay wikaas ino rali kahy calm kugu tuse marna bas waye walidkaga kador biday Marna wan oya marna wan is dajiya ilhy so xasus to Nolashey qiso halis ban so mary walhi 😭😭😭😭😭🥺🥺🥺
@faizonuur5898
@faizonuur5898 3 месяца назад
Wcs abaayo ❤
@user-dk6iu3le1p
@user-dk6iu3le1p 3 месяца назад
Ayaan abaayo shekada oroda uso galay like wa iga heesata ❤Allah ku xafido ayaan dhira galisadena aya thy❤
@farxiyacaloofi1647
@farxiyacaloofi1647 3 месяца назад
Markaa soo sar i dhahday saray like 😂😂
@Sihamali137
@Sihamali137 3 месяца назад
Ayan sheeko walba wey icajabisa mashallah
@adnamohammed666
@adnamohammed666 3 месяца назад
Ilaahay waxn kabaryayaa ayaan gobdeny inan malin u is aragno❤
@jamilojimcale2543
@jamilojimcale2543 3 месяца назад
Ayaan qurux ❤
@xamdiabdullahi8362
@xamdiabdullahi8362 3 месяца назад
😂😂😂😂
@user-vz5kf8gr2k
@user-vz5kf8gr2k 3 месяца назад
My sister I love you so much so I want to have relation with you but answer me please
@user-ll1sx5ow2j
@user-ll1sx5ow2j 3 месяца назад
way icajabisay ayaabeey😅
@deeqodahab9737
@deeqodahab9737 3 месяца назад
Gabadhan in aan ninba waligeed shukaansan ayaad noshegatay kadibna kii uhoreeyay ayaagursaday ee gorma ayay kanu jecla
@Faaizomohamed-qk2sd
@Faaizomohamed-qk2sd 3 месяца назад
Asc ayaan iyo time keda cawa ducana marti idiinka ahay plz sii niyada ah igu so duceya waxan ahaya hooyo heysato 5 ciyal ah oo lagu deyariye marwalbo aaan shaqo radiyo an rajo fiicn lehe 100%80 isa lehe wada heleysa hadan waan waya waxa walbo isku dayo waa iga fishila mayan hada gura isku dayo hadan ganacasi isku dayo hadan shaqo radiyo intaba quuus ayeey kuso dhamanayan ma aqano meshey waxa ka qaladan yahiin aniga dhana waxa isku arka fashiil socoda 😢😢😢 plz 🙏 iso duceya albaba qeyar qaba inu alle ii furo
@HodanBadri-mm9xp
@HodanBadri-mm9xp 3 месяца назад
Abaaayo mcn muradKaaga oo macsi la aana rabi Haku siiYo 😢
@HodanBadri-mm9xp
@HodanBadri-mm9xp 3 месяца назад
War aad ku faraxdana Rapi Haku sahlo
@Faaizomohamed-qk2sd
@Faaizomohamed-qk2sd 3 месяца назад
@@HodanBadri-mm9xp amiin yarabi mahadsanid abayo
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 3 месяца назад
Baryada Alah badi oo ha quusan maalin uun baa najaxi
@naimahussien8092
@naimahussien8092 3 месяца назад
😅😅😅😅😅 waka shaqeysiiyay indha weyney
@deeqodahab9737
@deeqodahab9737 3 месяца назад
Yaab qasrigi8n bolis ayaa kasaray waraaqdiina ukeenay ayaad dhahday shekoyinkaaga inbadan waanlayaaba been ayaaykusalaysanyihiin
@qadanmuuse9361
@qadanmuuse9361 3 месяца назад
Scwscw scwscwscw scw scwscw scwscwscw scw scwscw scwscwscw scw scwscw scwscwscw
Далее
Ещё и в кредит
1:01
Просмотров 3,8 млн