Тёмный

Tiktoker-kii La Sheegay Inuu U Geeriyooday Cuntada Wadooyinka India Uu Ka Cunay. 

Hosow Pro
Подписаться 494 тыс.
Просмотров 102 тыс.
50% 1

GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
Booqo Website-keyga : www.hosowplus....
Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
My Facebook Page : www.facebook.c...
Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD RU-vid KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Кино

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 190   
@FardowsaFardowsa-c4h
@FardowsaFardowsa-c4h 2 месяца назад
Hal mar aan kusalino nabi Muhammad scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@RahmaFarah-c5n
@RahmaFarah-c5n 2 месяца назад
Saw saw saw saw saw saw saw ❤❤❤❤
@jamalyasin3327
@jamalyasin3327 2 месяца назад
Scw
@abdishakurosmanraahid5141
@abdishakurosmanraahid5141 2 месяца назад
Scw❤
@mahamedkamalsharif6148
@mahamedkamalsharif6148 2 месяца назад
SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤
@islaantoniosport8722
@islaantoniosport8722 2 месяца назад
Hoosow sxb bugeyga igala qeb qado sxb buug Somalia ka hadlaya qoraye sxb
@0name530
@0name530 2 месяца назад
Buuga aad qortay xagee ban ka heli karaa
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 2 месяца назад
Alx Soomaaliya hadii aan wasaq lagu caayin ! Hindiya waa meel dhimtay amaan darro iyo cunto nadiif daro ma muuqato
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 2 месяца назад
ALLAHU AKBAR☝️🥺💯❤️
@axmedkalluun9228
@axmedkalluun9228 2 месяца назад
Waa geesi haduubo isku dayay in uu cuno cuntadaas 😂😂😂😂
@SuleimanDerow
@SuleimanDerow 2 месяца назад
Hosow watching you from mandera love u so much❤❤❤❤❤aad ban kutagera you deserve 1m
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 2 месяца назад
SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺
@AbdirizakBakar
@AbdirizakBakar 2 месяца назад
An kuwada salino nabigee swc pin isar walal hooso si dad badan ugu saliyan nabigeena swc😍
@Free_Man143
@Free_Man143 2 месяца назад
Hosow meehsa waa waa wadan bilaa nadaafada wlhi social media waad yaabayasa waxa laga soo gudbiyo 😂
@ZackBandz-pw9gm
@ZackBandz-pw9gm 2 месяца назад
Subhanallah nadaafadda waa shey aad u muhiim ah
@HAMSTERCOMBAT5555
@HAMSTERCOMBAT5555 Месяц назад
Wallahi Mar un noloshayda Hindiya in aan tago ayaan jeclaa oo kaymaha iyo dhululka quruxda badan leh ee kuyaalo iyo kashmiirta lahaysto iyo bubjabka dhamaan inaan boqdo ayaan jeclahay ilaa iyo haddana fikradayda ku'aadan hindiya isma badlin❤😊🎉
@PiatikPiatik
@PiatikPiatik 2 месяца назад
Hossow zxp kasoo hadal arinta Ka taagan ardayda Bangladesh ❤
@cafiyomohamed7623
@cafiyomohamed7623 2 месяца назад
Mxaa ka taagn😮
@Xogahachannel
@Xogahachannel 2 месяца назад
Macalin hossow taageero ayaa iitahay 🎉🎉🎉🎉
@Dhooley..
@Dhooley.. 2 месяца назад
Hosow tagero Ayan Ku ahay my brother..❤
@guuldoon1
@guuldoon1 2 месяца назад
Hindida iyagoo cunto wasaq ah iibinaya dadkana arkaayan hadana iskama dayn karaan sapapta hindida ganacsigooda waxay u adeegsadaan sixir ay dadka isku jecleesiiyan . Maalmo ka hor aya waxa dhagaystay Jiheeye odayga Canada joogo wuxu yiri dadkoo dhan waxay saf ugu jiraan Coffee ay hindi samayso xitaa Starbucks suuqa ayay kala baxeen Qofkana mar haduu cabo ma awoodo inuu iska dhaafo sababta sixirka jecleesiinta
@canabiinadia
@canabiinadia 2 месяца назад
Inaaalilah
@user-ul4fq8fy4x
@user-ul4fq8fy4x 2 месяца назад
Hadaba hindi wax ka gato sixir ha isiiyaan
@hamzah99000
@hamzah99000 2 месяца назад
Hosow zxp willka YouTubarka fidas oo noqday xildhiban European Parliament kasohadal zxp 🙏🙏
@mahadhassan9757
@mahadhassan9757 2 месяца назад
Waa Qatar walhi cunun taada India
@FardosoIsaaqnuur
@FardosoIsaaqnuur 2 месяца назад
😂😂😂uff
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 месяца назад
Sitoos ah ayaan u arkay. 100% Boqolkiiba Boqol Cuntooyunkooda Wax Qof Damiir leh uu Cunikaro maahan.
@queenlulah4836
@queenlulah4836 2 месяца назад
Hadana soomalida cafimaad beyba u adaan
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 месяца назад
@@queenlulah4836 haa lkn inta badan Somalidu ayagaa karsada Cunadooda
@zakimohas
@zakimohas Месяц назад
7 snap joogaa wax dhiba kuma qabo lkn somalida hada nahay yemen iyo afqaan iyo somali maqaaxiyadooda ayaa cunaa
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Месяц назад
@@zakimohas waa sax bro.
@OlaOli-d5i
@OlaOli-d5i 2 месяца назад
Walalo cunta ayaa cunaye waan labalabodey
@ghst4487
@ghst4487 2 месяца назад
Isku mid aniga xitaa cunta ayaa cunaayay
@JimcaaleCabdiraxmaan-rj9fk
@JimcaaleCabdiraxmaan-rj9fk 2 месяца назад
Best youtober hosow pr0 ❤
@AhmedAbdullahi-el8lq
@AhmedAbdullahi-el8lq 2 месяца назад
Hoosow macal BelgiuM Kasoo Hadal codsi waaYe
@FunnyCr-zy4jf
@FunnyCr-zy4jf 2 месяца назад
First Commenta biga man Hosow Reply sxb
@boqoradajiliinka6668
@boqoradajiliinka6668 2 месяца назад
First like and comment 🙌❤️
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 2 месяца назад
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 2 месяца назад
SUBXAANALLAH☝️🥺💯
@SaamiyaAbdirashiid
@SaamiyaAbdirashiid 2 месяца назад
illahey ima cunsiyo cuunto hindi io kuwa galada ba 😢waba ka baqaa ani cunto qof gaal ah hada cuno 😂😅
@NuurAxmed-xv4vr
@NuurAxmed-xv4vr 2 месяца назад
@FaadumoMuuse-mg5mp
@FaadumoMuuse-mg5mp 2 месяца назад
7:04 hossow waa iga qoslisey markaasaan u maleynayaa inuu run run u bixi doono😂😂
@abdrahmaanjigo
@abdrahmaanjigo 2 месяца назад
Hossow pro reply 😊
@ahmdadn9165
@ahmdadn9165 2 месяца назад
will somali ah oo truck le ah ayaa cunto indi uu cunay ayuu allergy ka qaaday kadibna u dhintay ilhay ha u naxariisto ,digaraha qaar ayaa dadka qaar xasaasiyad ku qaba . arintan waa aan maqlay
@AliMohajim
@AliMohajim 2 месяца назад
Haduu ku laabto india waxaa ku dhici doonta geeya geeya hala gubee asagoo nool weliba😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdullahimohamedabdulle3446
@abdullahimohamedabdulle3446 2 месяца назад
Street food baa la dhaha malin baan cunay mus qusha akteda kursi dhigtay 24hrs 😅😅😊
@user-jawahir
@user-jawahir 2 месяца назад
Wiligey matagi dono Hindi illaheyna ima.geeyo
@SakaiFaarax
@SakaiFaarax 2 месяца назад
halkaa waa la yaqaana waxay yihiin dad nadaafa daraa 😂😂
@adandiiriye4333
@adandiiriye4333 2 месяца назад
India 🇮🇳 nadaafad malahan nacalaaa dhalleeee ish dheh
@SaamiyaAbdirashiid
@SaamiyaAbdirashiid 2 месяца назад
bisnka 😢
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 2 месяца назад
😅😅😂reality marka damo ayow run run ubaxi dona walahi 😅
@WorldlyWork
@WorldlyWork 2 месяца назад
Waa la yaaba marka so xasusta ina jeclan jiray cuntooyinkoda 😅😅
@Hafsahubi
@Hafsahubi 2 месяца назад
Yac😂
@canabiinadia
@canabiinadia 2 месяца назад
Wasaq ka dharagtay wlhi
@SakariyeSakariye-l8w
@SakariyeSakariye-l8w 2 месяца назад
Legend hosow 🙏🇸🇴
@ikraanAbdullahi-xw1uc
@ikraanAbdullahi-xw1uc Месяц назад
Allaa. India laabo labo waye wllhi illahow an kaa cunin cuunto😢
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 2 месяца назад
Subxaan Allah 😩🥱😱😱
@qaalibeauty2544
@qaalibeauty2544 2 месяца назад
Omg😮
@DeeqCali-hz1cl
@DeeqCali-hz1cl 2 месяца назад
😅😅 north korea haduu aado toosuu ubixi doonaa aaaaa hosow caadi matihid wlh.
@siradm
@siradm 2 месяца назад
Dadka afka dheer, ama edebta daran ma jecli, waddan ayaa la tagaayaa waa la aflagadeynayaa. Kuma qasbanayn inuu cuno, waddankasta si ayaa looga nool yahay marka si edebsan ayuu u soo gudbin karay, saan camal showiste nimo waaye
@apdiaziiz4662
@apdiaziiz4662 2 месяца назад
Wadanka wax lagu arkay waa la sheegayaa hadii uu xun yahay iyo hadii uu wanaagsan yahay
@adnannineninemrsmart7262
@adnannineninemrsmart7262 2 месяца назад
Waa la diliba haduu ku laabtee😂
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 2 месяца назад
waliga indian street food ha cunin
@Memoo-farah
@Memoo-farah 2 месяца назад
Best youtuber hossow pro ❤🎉
@mohand17
@mohand17 2 месяца назад
Indian food street igu so Arad mahan😂😂😊
@mame-jh4gt
@mame-jh4gt 2 месяца назад
SCM warxma wllkyaw Hosow horta wa ku salamay waxan ku nolay dalka India mudo 7sanno ah horta ma diidni dadkaasi inay jiraan lkn se dadkan cunada ay iibiyaan waa cuntooyinka ugu macaan waxaasna waxa keenaya bahart ka ama xawashadka iny dhadhan u yeelato markaa cunooyinkanna waa digir ama baradho iyo waxyalahaas India waa dadka ugu badan ee baahiyuhu hayaan waliba qofku isagoo lacag haysta ayuu ka dhimanayaa inuu cunno cadi ah ku cuno kaliya baaldi bariis qabaw iyo suugo qabaw lagu hayo ayuu ka door bidayaa waxa laga yabaa inuu week gii kasta hal Malin ka cuno resturant ka hal waqti waliba inta kale kuwasuu ful saar ku yahay
@LeoMessi-ww4ry
@LeoMessi-ww4ry 2 месяца назад
India bad country
@mohamedomar610
@mohamedomar610 2 месяца назад
HOOSOW PRO RU-vidRKA UGU FIICAN ❤❤❤
@dauddahir4170
@dauddahir4170 2 месяца назад
Allah mahad iska leh oo Islam naga dhigay
@abdirahmanfarahabdirahman164
@abdirahmanfarahabdirahman164 2 месяца назад
Hoteelada India Cunto kasoo samee bal India usocdaa lye
@canabiinadia
@canabiinadia 2 месяца назад
Gacantada ku karso walal😢
@abdirahmanfarahabdirahman164
@abdirahmanfarahabdirahman164 2 месяца назад
@@canabiinadia kkkkk
@mohamedciro5237
@mohamedciro5237 2 месяца назад
First comment
@Ayaann3
@Ayaann3 2 месяца назад
Muxuu social media yaha kusoo gala?
@CabdicasiisMacamed-s6m
@CabdicasiisMacamed-s6m 2 месяца назад
Iindi is the country in the world
@نونومحمد-ر9ض
@نونومحمد-ر9ض 2 месяца назад
اصلا حتى لو اشتغلوا المطاعم الفخمه لبسه مره معفنه مره مره وسخ😢😢😢
@ExmanarovaExmanarova
@ExmanarovaExmanarova 2 месяца назад
𝗜𝗻𝘁𝗶𝗶 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶🇸🇴 𝗜𝗹𝗮 𝗔𝗵 𝗟𝗶𝗸𝗲 𝗱𝗵𝗮𝗰 𝗞𝘂𝘀𝗶𝗶.😂😂
@Everythingmunish
@Everythingmunish 2 месяца назад
Street foood waxan u jeclahy lelefooow😭😭😂
@nastedave9842
@nastedave9842 2 месяца назад
Horta lelefowgan waan maqlaa mar walbee maxaa laga sameeyaa.
@user-sv1ek9wl5b
@user-sv1ek9wl5b 2 месяца назад
​@@nastedave9842cambo lakariya iyo raqay wyo
@asiaqurux
@asiaqurux Месяц назад
​@@nastedave9842RU-vid ku qor qaali wa cambo yanyo raqay basbas laisku kariyo dadka qar bur iyo warango ayey ku daran hada cunto sidi shaha ku qabana 😂
@old_isgold_1438
@old_isgold_1438 2 месяца назад
anaa uhoreyo❤😂
@habibamohamed1079
@habibamohamed1079 2 месяца назад
Subxanallah maanta ayaa Dosa ka cunay maqayad hyderabad ku taalo 😢calooshaa i xanuunee isoo duceeya
@csalaanibraahim1247
@csalaanibraahim1247 2 месяца назад
Oo run ah😮
@ahmednuur197
@ahmednuur197 2 месяца назад
Hees waxaa jirto cuntaas la saaro markan maqlo waa qoslaa😂😂
@AnnoyedEagleRay-rj4fx
@AnnoyedEagleRay-rj4fx 2 месяца назад
Meow meow meow SaaS CML waaye
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 2 месяца назад
Miii mimi mimii
@barakaat728
@barakaat728 2 месяца назад
Sound of bacteria 🦠 kkk hadaa tiktok search ku dhahdo waa arkee dadka ula baxayn 😂😂
@IsraismaeilIsra
@IsraismaeilIsra Месяц назад
Allah akbar 😢
@liibaanfagadhe
@liibaanfagadhe 2 месяца назад
Akh😂😂
@abdiasisabdulaahi7428
@abdiasisabdulaahi7428 2 месяца назад
Aad iyo aad 😂😅😢
@Fadumobilan790
@Fadumobilan790 2 месяца назад
Canjeelo iyo macsaro ayan so habeestay odeyga kilkishiisa markan arkay matak canjeeladiba wan ncy India cunadeeda badaasa ka galy 🤮🤮🤮
@IimanCade
@IimanCade 2 месяца назад
😂😂
@farhiyomohamed9160
@farhiyomohamed9160 2 месяца назад
WLH HOSOW BRO MASHA ALLAAH ADUNKABA ADA KA RAYAY SOMALI MARYOLEY QURUN KODA IYO QABIL IYO QABYALADODA KOR AA UGA BAXDAY WLH HOREY USOCO AJANIBTA WAX QASARO SAMEYAN AABA NOO DHANTO WAXAN QASHINKA EE SOMALIDU WADAN WAA QOSLAY BALCK QOSLAA WLH MARKAN FIRSADO QASAROYIN AAD NISO RADISO ANIGANA QASARO KU QOSOL AALEY DHABA 😂😂😂😂😂😂😂 THANKS BRO
@SamatarMahamoud09
@SamatarMahamoud09 2 месяца назад
La meilleure personne qui ait jamais été la plus compétente et la plus brillante de tout ce qu'Allah a créé est le prophète Mohamed scw❤❤
@CabdirahmanYare-s8x
@CabdirahmanYare-s8x 2 месяца назад
Ilahey haunxaristo 😢😍🤣
@hamaaan1105
@hamaaan1105 Месяц назад
Aniga maqaxidaha nadiifka ah ayaan gali jiray markaan meeshaa tagay
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi 2 месяца назад
Comment,akhris waad awoodaa lakiin subscribe inaad iisaarto maxa diidey.👍❤ badalkeda allah muraadkaga on macsi lahyn haku siiyo🤲😘
@user-fx4pf8nf2d
@user-fx4pf8nf2d 2 месяца назад
Ku saaray wll😂😂
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi 2 месяца назад
@@user-fx4pf8nf2d thank you
@mowtrucker3921
@mowtrucker3921 2 месяца назад
Wlhi aniga ahaan 10 yrs ago waan jeclaa lakin last 10 yrs maya sxb cidaas raashiinkooda waa joojiyey markaan arkey sida raashiinkooda videos kaas cml wlhi waa iska dhaafee dhamaan walaalaheeyna iska dhaafa ayaan dhihi lahaa.
@saacid-i3z
@saacid-i3z 2 месяца назад
😢
@abdinajibmwalimu4387
@abdinajibmwalimu4387 2 месяца назад
Mashaallah
@shaamabdullaahi6492
@shaamabdullaahi6492 2 месяца назад
Subaxallah
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 месяца назад
Waa yaab India way cunto macan tahay ban maqli jiray Shaw nadaafayday ka dhinteen
@نونومحمد-ر9ض
@نونومحمد-ر9ض 2 месяца назад
🤑🤑🤑
@Haffyy
@Haffyy 2 месяца назад
Kuley maraq ban umaleynaya kulaha 😂😂😂😂😂😂hosow legend
@waliyoguhaad3721
@waliyoguhaad3721 Месяц назад
❤❤
@amiirarashiid5720
@amiirarashiid5720 Месяц назад
Hda sidii hore active ugama tihiid RU-vid mxa kugu dhacay hno ma nabad qabta platform kle oon ka waydiyo xldada ayanan garanayn sidasan xgn kaga waydinaya wax waliba ma fican yhn
@iknowubbe910
@iknowubbe910 2 месяца назад
Atatata wllhi kaa kil kilada wx ku samaynaya shahbn cabayo waan tufi gaadhay 😂😂
@khapip
@khapip 2 месяца назад
North korea kkk
@FartuunMaxamed-wb1dr
@FartuunMaxamed-wb1dr 2 месяца назад
Walal
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 2 месяца назад
😂😂😂😂wlhi daacad uqoslay
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 2 месяца назад
😂😂😂
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er 2 месяца назад
Kani Somali ayuu kusoo socday haynaga joogo
@Thesonof-sf3rr
@Thesonof-sf3rr 2 месяца назад
2:18 odegaaa Instagram ku nacay markuu iga soo baxo
@UgbaadXasan-th3cw
@UgbaadXasan-th3cw Месяц назад
Indiya wallee matigi doono 😂❤
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 2 месяца назад
Iska ayaaba u badhedhay somaha
@Ayaano1993
@Ayaano1993 2 месяца назад
Yaa
@ogaancusb
@ogaancusb 2 месяца назад
hhhhhhhhhhhhhh waa run hinda waa meel bilaa nadaafad ah
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 2 месяца назад
bisinka 🤮🤮🤮🤮
@user-xv6ch2kt8w
@user-xv6ch2kt8w 2 месяца назад
😂
@cabdinaasirduqow
@cabdinaasirduqow 2 месяца назад
India 10 sano ku noolahay waligayna wado cunto kama cunin
@farhiyomohamed9160
@farhiyomohamed9160 2 месяца назад
❤❤❤❤❤
@user-dg6ir3vv3d
@user-dg6ir3vv3d 2 месяца назад
India cunoo yin keeda wadoo yinka 🤢🤥
@naimaabukar3170
@naimaabukar3170 Месяц назад
😂Marka NorthKorea loogu damen doona
@itzManha125
@itzManha125 Месяц назад
Hindia waa meel jiro meel muslimka lagu dhibah qofkii islaam ah taganah aaqiraka wuu dhintah sun mee siiyan .mase wadankooda saas ah arka soomalida tagteye isbitaalkooda ama hindia ku dhintaan ama markeye imadan ee dadkeena uga diga yee aadin wax yee nooga keenin china iyo hindi sun waye waxoogda
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-vb7yf7ol3k
@user-vb7yf7ol3k 2 месяца назад
# free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤inchallah 🙏
@yasmiinsalim4096
@yasmiinsalim4096 2 месяца назад
Osmanow shanmalin cunto ma cunu karo waxaan maxaa waaye
@HANIAbdi-k5k
@HANIAbdi-k5k 2 месяца назад
Ar India filim lee ka fiirsada cuntadeed chaina aaba dhaama 😊😂😂
Далее
Ma Aamineysid DILAAGA Ku Dhex Nool QOYSKAAN !!
12:29
Просмотров 125 тыс.
Sheekada Dilaaga TIKTOK Caanka Ka Noqday - Wade W!lson
15:27
Каха и жена (недопонимание)
0:37