Тёмный

Tilmaamaha ku baran lahayd Luqada Englishka ama luqada rabto adunyada!!😇 

Salmaan Maadow
Подписаться 111 тыс.
Просмотров 180 тыс.
50% 1

Muqaalkaani waxaa kugu soo gudbin 9 xeeladood ama farsamo ama tilmaam aa ku baran karto luqada englishka, anigoo 9 xeeladood kuu kala dhig dhigayo iyadoo aa adegsanayo technologyda, waxaan rajayn inaa ku faaidi doonto haduu allah idmo.
-------------------------------------
Thanks for watching
Please Subscribe to Our Channel
Haduu Videoga ku cajabiyo La wadaag walaalahadi kale hadii Hada nagu cusubtahayne nagu soo biir Adoo tabanaya "Subscribe" hana iloowin ina iconka gambleelka tabato.
Iga soo raadi cinwaanadeeda baraha bulshada
🔗igala soco facebook
/ salmaan.maadow
🔗 igala soco instagram
/ salmaan.maadow
🔗si aad ula socota naqshadahaan sameeyay
www.behance.ne...
Mahadsanidiin waa walaalkiina salmaan maadow

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 476   
@Kaafiso345
@Kaafiso345 3 года назад
1=mexey tahay sababta luqadan u baraneysid 2=dulqaad yeelo 3=inaa joojiso dagdagta _________________________ 1=ha xifdinin erayada Web:youglish 2=haku mashquulin grammar 3=dhagayso luqada Beretish cancel Voice america 4=tartiibso 5=practice 6=baro Englishka runta ah 7=keydi Quize let 8=fikiraada tijaabi 9=adeegso English to English
@theqodax
@theqodax 3 года назад
Shaqo fiican baad qabatey, xalay aniga oo raba in aan qoro ayaan ka seexday. Mahadsanid.
@ahmedzaki3695
@ahmedzaki3695 3 года назад
MAHADSANID walashey rahma shaqa fican noqabatey
@kotburothmanmuhamad2672
@kotburothmanmuhamad2672 3 года назад
My big Teacher
@daadirshiraye0192
@daadirshiraye0192 3 года назад
Maamule hada kahor ayan mr isu dayya inan ku biiro wan ku biiray lkn lcgta marki an dhiibay isbuuc ma ana jokin wayo ani wan madax adagahay tan kale si dar tiib ah ayan wax ku fahmaa wlh marka hore erayda kadib wan fah maya inkasto qurbo an so maray
@waxogow971
@waxogow971 3 года назад
M.a
@maykalyare7926
@maykalyare7926 2 года назад
Ustaad Salmaan talo walaaleed lagama maarmo ee mahadsanid Waan daali jiray Buug dhan qor indho xanuun Xifdis Wlhi waan ku wareeray Dhiiri galiyaha Dhalinta Soomaaliyeed Masha allah Walaal qaaliya🤍❤🤍❤💯👍
@abdow4104
@abdow4104 Год назад
Mashallaah shukran 🤲 اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد🌼🤲❤
@maryammohamedtawakal
@maryammohamedtawakal 3 года назад
Wcs, Wax baddan oo intaan ka fahamsanaa luuqadda ii sii kaabi doonna waan kaa faa'iiday, Mahadsanid markalle iyo marwalba ustaad Salmaan. 🙏😍
@zakariyeabdulle9698
@zakariyeabdulle9698 3 года назад
Aaad ayaad u mahadsantahy Ustaad keyga Salmaan madow JAZAAKALLAAH. Waa qodobo aad u muhiim ah 🤗👏
@somcreative4733
@somcreative4733 2 года назад
Video gaan wax weyn buu ii tarey jazakallah macalin salmaan
@nastehashiree7548
@nastehashiree7548 2 года назад
Walal ma baratay luqad mise hada bilabaysa ilahay nowa fududeyo
@somcreative4733
@somcreative4733 2 года назад
@@nastehashiree7548 hadan bilaabi rabaa insha Allah
@asioaxmed875
@asioaxmed875 3 года назад
Mahdsanid ustad waxn ka codsanaya in ad nosodyriso sida loogabaro cilmga diiniga maktabada layirhdo مكتبة شامله 👍❤♥️💞
@kingeero4050
@kingeero4050 Год назад
Mahadsanid teacher inshallah dhamaan wa dhaqan galin donna wxna rajenayaa xafafka leyhy inan gaaro 🙂💯
@suhaybahmed8714
@suhaybahmed8714 3 года назад
oh my gosh, this is the best way that you can learn any language that u wanna be learn, thankz teacher a lot
@abdi1985
@abdi1985 2 года назад
oh my gosh. are you cadaan afsomaliga wafahantaa miyaa
@dramaqueen9455
@dramaqueen9455 2 года назад
@@abdi1985 😂😂😭 oh my gosh what ur name are uh indian 😂
@jaynaani_yare
@jaynaani_yare 3 года назад
Thanks teacher xaqiiqtn dhiiri galin baan ka qatey qodobo aan ku fikiri jirayna waad igu dhiiri galisey shukran Akhii
@abdirahmanburyar
@abdirahmanburyar 2 года назад
sir, thanks a lot, its one of the best channel I have ever found in my journey to English learning.
@pharahmoge533
@pharahmoge533 3 года назад
I'm wacting this vedio after 9 month thank you for your advice 🙏
@farhanmohamed4791
@farhanmohamed4791 Год назад
Waa tilmaamo wanaagsan runtii aad ayaan uga helay, mahadsanid
@abdilatifboss
@abdilatifboss 2 года назад
thanks you A. lot intructorn salman maadow i support U always thanks for how shoring best feeling teacher
@abdallamohamed9414
@abdallamohamed9414 3 года назад
AJ Hoge barnaamij fiican ayuu leeyahay oo 6 bil loogu talagalay, cashirkaan ayuuba kuwada saabsan yahay system kiisa mahadsanid sxb salmaan
@abdifataha.habbane7347
@abdifataha.habbane7347 Год назад
Sagaal talo oo Luuqadda aad baranayso lagugula talinayo: 1.Ha xiftiyin erayada 2. Naxwaha ha isku mashquulin. 3. Dhageysiga Luuqada aad baranayso badi. 4. Ha degdegin ee si degan wax u baro. 5. Luuqada aad baratay isticmaal/ practice 6. Luuqada la isticmaalo mar walba baro. 7. Kaydi jumladaha aad baratay/ buug ama moobilkaaga adoo ku qoraya. 8. Buugtad akhriday ka sheekee/ soo koobid aad ku samayso. 9. Qaamuus adeegso/ isku turjumaya luuqadda aad baranayso.
@idbacidbac2026
@idbacidbac2026 3 года назад
Mahadsanid ustad salman aad ayan kaga mahad celinayaa taladaada wngsa allah haku xifdiyo
@abdifitaxkhaliif3283
@abdifitaxkhaliif3283 3 года назад
Thanks A Lot_ Instructor Salmaan Maadow I support U always thnks for how sharing yr best feeling teacher
@muniirmufti1794
@muniirmufti1794 2 года назад
Macalin aad iyo aad ayaa kugu mahad celinayaa sida wanagsan ee aad u qaadal dhigday
@user-dl8tx2od1f
@user-dl8tx2od1f 2 года назад
Mahadsanid wll noo soo badi qofka mARKUU BILAwyhy iyo astaamo fiican uu ku fahmikoro alle haku bRakeeyo
@abdirahman8500
@abdirahman8500 Год назад
Muuqaalkan asbuuca mar baan daawadaa. Mahadsanid ustaad. Waxba kamaanad tagin.
@ladanabdirisaqfaraah7897
@ladanabdirisaqfaraah7897 3 года назад
M.a macalin wlhi aadba ugu dhibnaa luuqada lkn adigaan kaa helay talooyin wlhi lkn app maka helaya
@Mohan-tq7it
@Mohan-tq7it 3 года назад
Mhadsanid ustat anoo daawn ayaan kuu mhdcelinaaa Waayo waa mawduuc aad iiku muhiim ah
@nuuxmc6525
@nuuxmc6525 3 года назад
Guyz ,turn your eyes on this video .I 've taken this way when I was studying this language .nowdayz easiest way to study a language is a self-taught
@sultancali972
@sultancali972 3 года назад
Sxp nuux mc wanku salamay
@rahmaibrahim4742
@rahmaibrahim4742 2 года назад
Maan sha allh macalin ale haku xifdiyo wllhye ani luqada hada kucusbahaye waxaan jooga markanka wllhye wax kufakara sida ubaralaha ale haku xifdiyo 💯💯💯💯💯💯
@abshirali
@abshirali Год назад
ustad salman wad mahadsnthy 🙏
@ZamZam-bl7ue
@ZamZam-bl7ue 17 дней назад
Wad mahad san tahay mclin waxa isiisay talo wanagsan ❤❤❤
@dariiqaguusha4013
@dariiqaguusha4013 3 года назад
maasha allah ustaad alle ha kaa abaal mariyo cimri dheer iyo caafimaad alle ha ku siiyo
@Xogaha.calamka
@Xogaha.calamka 2 года назад
Tartiibso marka dhahesid wlhi ana caadi Ii fahantay 😅😆
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 2 года назад
Maadada Xisaabta baa kamida waxyaalaha aan jecelahy inaan heer sare ka gaaro muuqaal noogasoo samee ustaad kheyr allaha ku siiyo
@Motivation-71717
@Motivation-71717 17 дней назад
Mahadsanid ustaad 💯👏
@abdirahmanarab7010
@abdirahmanarab7010 3 года назад
Masha allah ustaadi . Alle haku karaameeyo mowduuc muhima oo aan aad ugu baahnayn . In nana kasiiyo tips aan raacno baad nala wadaagtay ..
@caaishaxasanyuusuf9344
@caaishaxasanyuusuf9344 3 года назад
Macalin salmaan aad ayaad ugu mahadsantahay talo siintaada quruxda badan, lkn waxaan jeclaan lahaa aadna aan ugu baahanahay inaad naga wadaagto broadcasts af carabi ku baxaayo. Mahadsanid.
@nasiixachannel5624
@nasiixachannel5624 11 месяцев назад
Thanks ustad slmaan maadow
@aminashire1548
@aminashire1548 3 года назад
Salman madow mahadsanthy Alle haku dhawro ❤️ somaliyey hala dhiirigaliyo Salman o subscribe Io liketa halogu roondo keep going bro
@sucaadsamaara4315
@sucaadsamaara4315 Год назад
Macalin aad iyo aad u mahadsantahay muddo 2sano ah isku dayaaye ina barto luqada English wax xifdis iyo grammar ba ku daalay Insha allah manta ka bilawdo dhageysiga badina mhdsnd
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 Год назад
2 sano oo garamar ah 😂😂😂
@sucaadsamaara4315
@sucaadsamaara4315 Год назад
War wa jah warersana 😂
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 Год назад
@@sucaadsamaara4315 hada kawaran mabaratay luqadii ma ku hada shaa maxa iska kaa bedelay
@sucaadsamaara4315
@sucaadsamaara4315 Год назад
@@mohamedahmedqasaali3243 hhh ku hadal ma gaarin lkn 2dan bil waka ronhy 2badi sano
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 Год назад
@@sucaadsamaara4315 sidee wax u bilawday xagee se ka bilawday ani bishii 10 ayan bilaabay
@sadiaofficial8655
@sadiaofficial8655 3 года назад
thank you a lot ustaad walhi waa mawduc aan donayay inad mar uun ka hadasho mahadsanid
@HappyAnglerfish-jj8ts
@HappyAnglerfish-jj8ts 8 месяцев назад
Alle haka abaal Mario my teacher ❤❤thank you
@user-fl4by4xx1g
@user-fl4by4xx1g 11 месяцев назад
Barshadeeda dhip ayaa iga hysta wn jclhy oo Igama baxayso inan iska days iso duceeyay 40 qof ducooda wa la aqbalaa
@abdinaasirmohamed6251
@abdinaasirmohamed6251 2 года назад
M.a ninkan nin fican xasidna ma ahan whi wuxu shegay o dhan run waye waxna wanka fa iday qer allaha kusiyo
@maogtahay.
@maogtahay. 3 года назад
Macalin waxaan u malaynayaa in aad ogayd waxa maskaxdayda ku jira. Shalay ayaan qorsheeyay qaabkaan u baran lahaa. Balse fikaradii aan dajiyaa qaar ka mida talooyin baad iga siisay. Mahadsanid
@yasminxasan2010
@yasminxasan2010 2 года назад
Mabaratay
@maryamamaxamuud4886
@maryamamaxamuud4886 2 года назад
Abyo 13bishn ayan qorsheyay talo igasii mbaraty
@fatimayussuf
@fatimayussuf Год назад
@@maryamamaxamuud4886 adi ma baratay
@mohaak2266
@mohaak2266 Год назад
@@fatimayussuf adi ma barataY
@ahmedshuqeyri4034
@ahmedshuqeyri4034 3 года назад
M.A mclin waan kadhergay mawducaan waa mwduuc muhiim ah جزاك الله خير
@maankahaajicawil7451
@maankahaajicawil7451 3 года назад
Thank you soo much ustad salmaan❤️🤴🙏🏿
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics 2 года назад
Thanks ustad Salman maadow
@faraxxuseen3834
@faraxxuseen3834 3 года назад
"Waan kaa sugay naa, flash cards ama Quiz let".N.B.!!!
@abdirahmancadoo691
@abdirahmancadoo691 3 года назад
Ustad madow aad iyo aad ugu mahadsan tahay sida wanagsn inoogu soo gudbiso video faaido leh wax badan ayan ka faiday 👍👍👍👍👍 link yada hadad naso racin lahed wey ka sii wanagsan laheed
@somaliahanoolato349
@somaliahanoolato349 3 года назад
Mahadsanid ustad salman madow wa no faideyse allah ajar ha ka siiyo
@axmednourmaxamuud9991
@axmednourmaxamuud9991 Год назад
Azc salmaan maadow magacaygu waa Ahmed nour waxaan rabaa inaad ka sameyso video sidan oo kale oo lagu baran karo luuqada Arabiga plz wll .
@ramlayusuf8017
@ramlayusuf8017 3 года назад
Maasha Allah ustad salmaan hore usco hormar wacan guuleyso waligaa 🤩😍😍
@abdillahious6193
@abdillahious6193 2 года назад
شكرا أستاذ
@rahmaibrahim4742
@rahmaibrahim4742 2 года назад
Macalin wax kaa codsanayaa adoo raliya inaa casharo noso galisid
@Best.gyy22
@Best.gyy22 3 года назад
Bilowga muuqaalka noogu bilow inta Aadan daawan muuqaalka like Saar. Mxa yeeelay dadku mrkay muuqaalka daawadaan wey ilaawaan like.ta
@maryanxasan3895
@maryanxasan3895 Год назад
Hada ma baratay
@caliqorane2221
@caliqorane2221 Год назад
Thank teacher your think good
@shugriduhul2170
@shugriduhul2170 Год назад
Jzk macalim Allaaha ku Barakeeko
@mohamedkhadarkakaa4119
@mohamedkhadarkakaa4119 3 года назад
Wlhi sxb mcn part 4 anigey iquseysaa ayan umaleyna 😂😂😂wlhi ultimo wankacajisey luqadi dhamed lkn mash allah taloyinkan iyo kuwokale badan wan isku wadaa waxan rajeyna inan keeno 🙏
@Macalimow48
@Macalimow48 3 года назад
Mahadsanid ustaad salmaan madow
@SACKMEDIA
@SACKMEDIA Год назад
The basti advice ❤
@HappyAnglerfish-jj8ts
@HappyAnglerfish-jj8ts 8 месяцев назад
Alle haka abaal Mario my teach er ❤❤thank you ❤❤
@fattimohamed2925
@fattimohamed2925 3 года назад
Haqabtiraha nolosha SALMAN MADOW wll wanag dadkisa lajecel noolow wll
@user-lv9vk2lw8e
@user-lv9vk2lw8e 11 месяцев назад
Insha Allah wax yaar Ayan bartay english
@mahadcqaadir5502
@mahadcqaadir5502 3 года назад
Walahi Wax Baban kafameya Ilaha Ajir Hakasiyo Macalin
@macruuffaysal
@macruuffaysal Год назад
War nio appka waan waa yey ee ma dhagsan caraa kan somalida fasirayaan😊
@ayanabdi1132
@ayanabdi1132 2 года назад
Thanks teacher ❤🙏
@ibnufaatima3983
@ibnufaatima3983 3 года назад
Aaad io aad ayaad umahdsanthy imbadn ustaad asked for allah to make you anytime happy thanksgiving
@mohamedimaginary7184
@mohamedimaginary7184 3 года назад
Ustaad salmaan aad ayaa u mahadsantahay si aad noogu soo gudbisay cilmigaaga iyo research aad samaysay iyo si aad noogu faa'idaysay.
@Ahmedabuukarqulateen
@Ahmedabuukarqulateen 3 месяца назад
Masha allah
@hamdikhadar9984
@hamdikhadar9984 Год назад
l loved language English but when am try English l feeling crazy
@samajecelchanelc.aamusane5402
@samajecelchanelc.aamusane5402 2 года назад
M.a sxb waad naga farxisay ale Haa kaa dhigo kii cadaw kiisa badbaado sxb m.a
@ilyaasaadan1237
@ilyaasaadan1237 3 года назад
Thanks ustaad cimriga Allah ha kuu daayo
@zakariyeahmed3078
@zakariyeahmed3078 3 года назад
Thanks my dear teacher Ustad salman madow
@istarmaxamuud
@istarmaxamuud 11 месяцев назад
Macalin waan rabaa inaan barto English waa. Aqrin karaa lkn ma fahmayo mana ku hadli karo
@farasomalison3011
@farasomalison3011 3 года назад
Waxa codkaaga ka daba jajabaayo managa reebi karta marka dambo. Mahadsanid sxb
@mariya5605
@mariya5605 2 года назад
Thanks alot salmaan amazing tips
@FatimaAhmed-ju5hs
@FatimaAhmed-ju5hs 2 года назад
Waad mahadsanthy ustaad talooyin aad u muhiim ah ayad nasiisay
@maanka117
@maanka117 3 года назад
Thank you, mr salman u gave us great trips
@xilkasabuukar9275
@xilkasabuukar9275 2 года назад
I am watching this vedio after one year thank you teacher
@abdirizaksiyadhussein4773
@abdirizaksiyadhussein4773 3 года назад
Mahadsanid Ustaad S.M
@abdinasirmohamed5313
@abdinasirmohamed5313 3 года назад
Muuqaal muhiim ah , mahadsanid.
@quenbeauty1365
@quenbeauty1365 2 года назад
Keep going brother Allah give right more thank you l find parmamisaion
@ahmedabdullahijama4511
@ahmedabdullahijama4511 3 года назад
Waa barnaamij qiima sxp thanks
@Jamaalmw22
@Jamaalmw22 3 года назад
Thanks brother halka dhib aan qabo waa fudeed iyo dag dag taasna waxaan rajeynaa inaan iska dhaafo
@MSSCUDOON-pu4fl
@MSSCUDOON-pu4fl 3 месяца назад
Mahadsanid teacher ❤
@yussufdubat1415
@yussufdubat1415 Год назад
I'm one of u fun bro keep going
@abdiato21
@abdiato21 2 года назад
Thank U Teacher..❤🙏🏾
@haawomohamed8411
@haawomohamed8411 3 года назад
Mansha allah thanks you su.aal grammar ardi bilow ah tusaale pronouns and subject and object and preposition and demonstrative arday English ku cusub yahay miya barta grammar casharada hada so qoray kuma jira
@mohamedmohamoud7775
@mohamedmohamoud7775 2 года назад
Waa sax waad baran kartaa laakin waxa la diidaya garammarka badan oo marwalba kuu sabbaya inaad fakarto oo tenses iyo waxayaabo badan ka fakarto oo uu ku hadalka kaa hor istaagaya. Markaa waa inaad garamar badan isku dawakhin. Jumladaha ayaa garammarkii hoosta ku wata oo jumlad walba garammarkeedi ayey ku dhisan tahay markaa hadaad jumladaha ku dedaasho adaaba si automatic ah iskaga baraniya garammarkiina.
@hannaansamiir2026
@hannaansamiir2026 3 года назад
Masha alllah tilmaaame aadbaad umahad santahay. Ustaaad
@ZamzamZamzam-uf5rt
@ZamzamZamzam-uf5rt Год назад
Thanks wa badan kafaidy ad iyo ad umahasanthy
@user-im1yc6bd7t
@user-im1yc6bd7t 11 месяцев назад
thanks❤❤
@hindacarab6301
@hindacarab6301 Год назад
Thanks mr salman madow
@mohammedyasin1051
@mohammedyasin1051 3 года назад
MashaAllah waad mahadsnthy ustaad Guulyso InshaAllah
@ridwaanxasan7207
@ridwaanxasan7207 3 года назад
Mahadsanid ustaad salmaan maadaw 🙏🙏
@AbdiRahman-nb5ho
@AbdiRahman-nb5ho 4 месяца назад
Mahadsanid ustad
@abdishakurmohamed5067
@abdishakurmohamed5067 3 года назад
Jazaka allh ustad salaman madow
@Ahmedabuukarqulateen
@Ahmedabuukarqulateen 3 месяца назад
Mahadsanid ustaad
@farhiaelmi745
@farhiaelmi745 3 года назад
مشاءالله تبارك الله يحفظكم الله 😇😇😇
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 2 года назад
Waa fikrado aad u fiican waa run qaababka ugu fiican waad xustay😍
@ibraahimmursal4349
@ibraahimmursal4349 3 года назад
Mahadsanid usataad #Abdiwali khaliif Sida aad ila wadaagtay linkigaan
@deeqasabriye6205
@deeqasabriye6205 3 года назад
Masha Allah aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay ad anku fahmay
@AhmedAli-lt1ic
@AhmedAli-lt1ic 3 года назад
Mahadsanid macalin salmaan maadow.
@user-xd7st5wf5q
@user-xd7st5wf5q 9 месяцев назад
Asc salman madow tanks
Далее
🌟Habka aa ku dhisan lahayd Caado Wanaagsan 🌟
18:01
ПРОСТИ МЕНЯ, АСХАБ ТАМАЕВ
32:44
Просмотров 2,3 млн
Tilmaamaha ku doran lahayd Laptop cusub.
14:44
Просмотров 65 тыс.
SIDEED NAFTAADA U EDBIN KARTAA | ADNAN & SIRKA PODCAST
38:04
Sida oogu Fudud ee Luqad loo Barto!
10:53
Просмотров 132 тыс.
Sida goor hore u toosi kartid maalin kasta
12:36
Просмотров 38 тыс.
Si caqliyeesan ila xisaabi waqtigaada Todobaadlaha ah?
14:52
Sidee 6 Bilood luuqad walba loogu bartaa | TEDx Talks
23:49