Тёмный

Timaha jajawan waxa u fiican 

Zacki & Amal
Подписаться 242 тыс.
Просмотров 92 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

17 окт 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 447   
@sihaamkheyre3597
@sihaamkheyre3597 3 года назад
Ala rerkan jecliyaaa inta sidayda ilaahay dartiii ila jecel like me ❤❤❤❤❤❤❤❤🤘
@shuumohamed3354
@shuumohamed3354 3 года назад
Say mashaallh tabaaraka allah
@amalahmed1776
@amalahmed1776 3 года назад
Alle haysu barakeeyo mnsh aallh
@sabirinmukhtaar6625
@sabirinmukhtaar6625 3 года назад
Zaki iyo amal markan maqlay waan soo rooray inta ila mida like dhac igu siiya
@asminholove425
@asminholove425 3 года назад
inta Mogadishu joogta oo qaadka ka xun hadana zaki io amaal rafaad ku dawanaya like zare 🤣🤣🤣🤣❣
@lovelywithlaylla5635
@lovelywithlaylla5635 3 года назад
Walaaaley anigaa kula mid ah oo rafadkas iheystaa gacan I xanuuntay😅
@asminholove425
@asminholove425 3 года назад
@@lovelywithlaylla5635 🤣🤣🤣🤣izka zaMir
@aminaabdi892
@aminaabdi892 3 года назад
Alaah hayiidka Saaaro wllhayi
@anabwarsame3463
@anabwarsame3463 3 года назад
Wlhi dayac ku fiirsanoyaa😂😂
@saynabahmed3994
@saynabahmed3994 3 года назад
Hhhh
@shukriali2912
@shukriali2912 3 года назад
Amal quruxey and duma wanisalamy team amal ismujiya👌
@shukrihariir4377
@shukrihariir4377 3 года назад
🤍Amaaley. Waan ku jecelehee kawaran walipah dar Alleh ku jecelahay ♥
@qayuuncabdi1470
@qayuuncabdi1470 3 года назад
qof 2 laba qof oo kaliya iga soo horeyay like hayla dhaafin ❤
@ustadfoodcadde8984
@ustadfoodcadde8984 3 года назад
Asturnaanta ku qurux badan tahy ee is astur wllo Allah qurux waa ku siiyey alxm dheh oo is astur wllo
@queenmaryama9237
@queenmaryama9237 3 года назад
masha allah manta dhar qurux badan oo asturan baad xiratay m.a queen 🥰❤
@amjanm4924
@amjanm4924 3 года назад
diwada marko qawow jiro galada xita wa asturan yihin sista
@deeqaaden62
@deeqaaden62 3 года назад
Masha Allah Amaleey mahadsanid Thank you for sharing awesome ❤️❤️
@alaay9762
@alaay9762 3 года назад
Masha allah thanks sis
@_zanchinabintuupdy_7372
@_zanchinabintuupdy_7372 3 года назад
Wllhi wali ma BILAABAÑ video markaan idin arkey orodkaan soo qaadey waa layaabey bilaahi riyo ay ila noqotey Imiss you dadkeyga💋💋💋❤❤🙏
@tamatfarah6601
@tamatfarah6601 3 года назад
mashallha amal qurux iyo saki allha iidin dhooro❣️❣️❣️🥰💞💞❣️
@inayusuf3614
@inayusuf3614 3 года назад
Mashallah Allah haa idiin xafiido 👸🏽🤴🏽❤️
@fardowsaxaashi7377
@fardowsaxaashi7377 3 года назад
qadka muqdisho asago xun idin dawanaya sidaa idin jclhy maqiyasi kartaan amal
@rahmaabdirahman7632
@rahmaabdirahman7632 3 года назад
Masha allah walashey amal hormar wacan huuno quruxey 🥰😘
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 года назад
Amal and saki inta tagerta like bash ka sii😎😍
@fatxiyasomaliaofficial9034
@fatxiyasomaliaofficial9034 3 года назад
Asc lamanaha quruxda badan allaha idin xefdiyo wa idin jeclahay masha Allah tabarakalah😘😘😘😘💖💝❤💯
@U.A.E111
@U.A.E111 3 года назад
Class ban ka habsaamayaaa hadana waan idin dawanayaa 😁 You guys qalbiggaa igaga taaliin wlh ♥️ Plz reply My fav couples 🥰🥰🥰
@bidhaanmediab.m5108
@bidhaanmediab.m5108 3 года назад
Saki iyo Amaal Waxaa idinka codsanaa Share In aad iisameysaan allah reerka idin Barakeeyo ❤️🙏
@fahmaabdi7784
@fahmaabdi7784 3 года назад
Masha Allah 💌 my family ❣️ love u 💋 Allah in xafido ❣️ wan in xiisay run tii ❣️❣️❣️❣️❣️
@fartuunsocial5057
@fartuunsocial5057 3 года назад
Abayo mcn allh ha idin xifdiyo adiga io zeygada 💖
@haweyahajir1065
@haweyahajir1065 3 года назад
Masha Allah wlahi manta sifiican ayaad usoo Labiisataay
@soumeya806
@soumeya806 3 года назад
Machaallah allaha isku kun dhaafo Zaki❤Amal 😊💥💗
@suleimannur4387
@suleimannur4387 3 года назад
ماشاء الله تبارك الله
@abdikhaliqmukhtar9849
@abdikhaliqmukhtar9849 3 года назад
WANISALAME ✋✋✋✋💕
@fatimaimaan079imaan3
@fatimaimaan079imaan3 3 года назад
I am the first say in next video hi ❤️❤️
@quruxdatv5722
@quruxdatv5722 3 года назад
walaalaha kaaleya is quruxiya oo si dabiici ah isku cadee am isku cayili ama is caatee🎉🎉👌👌🙏🙏💯💯
@faisacudoon2497
@faisacudoon2497 3 года назад
Wlhy lamanahan wn jeclhy sidii dad asxaba bey u dhaqman halka kuwa kle suro iyo bbe NAFTA noga qabtan nolasha aya shidan wana san jeclhy inan noqdo insh allh 🥰🥰🥰🥰
@nastehaabdirahmannasteexo6287
@nastehaabdirahmannasteexo6287 3 года назад
Masha Allah lamano qurux bdn
@obamalee9079
@obamalee9079 3 года назад
Masha Allah keep it up cute couple much love brother and sister
@FathimaFathima-ly4cf
@FathimaFathima-ly4cf 3 года назад
Masha Allah ilahay haidin xifdiyo insha Allah 😍😍😍😍👍
@najmaadan9529
@najmaadan9529 3 года назад
Maanshlh barakooba familje qurx bdan ❤️😍
@fatushfiican8227
@fatushfiican8227 3 года назад
Masha allah illaahey ha isku kiina daayo amaaley saan taageero kugu ahay habeen hore kugu riyooday wlh 😍 farxad sidii waligeey inaan kujasi jiray cml😂😂
@malikaahmed4202
@malikaahmed4202 3 года назад
Zaki & Amal family 4ever iska jeclahay runtii❤❤❤
@najmanalka2028
@najmanalka2028 3 года назад
Amaaley wllo ani timahayga ma jajabayan lakin iyago dhadher ayay gunta kaso go ayan weliba wax yar ma go ayan malin walba waxan dhaha timo ma kugu hadhayan wax u fican iso sheeg qali thank u 😍😍😍😍
@dowloofficial8941
@dowloofficial8941 3 года назад
Ceeb amaaley waxas jooji odaygaaga ixdiraamo kugu leeyahay💯💯👍👈
@makkadagan876
@makkadagan876 3 года назад
Lamaane an jacelahy ❤️ ilahay haidin dhowro wani salaamay Amal amd Zacki
@ikranbashir6108
@ikranbashir6108 3 года назад
Masha allaah amal qurux
@ayaanmahamedali4341
@ayaanmahamedali4341 3 года назад
Tack 🙏🙏🙏❤️
@barlinyusuf8803
@barlinyusuf8803 3 года назад
Waaw masha alah qatar waye shukran
@nasteexolk3706
@nasteexolk3706 3 года назад
dariska xalaasha keep going 🥰✌️
@maniishademan2958
@maniishademan2958 3 года назад
Wewew masha allha amal oi zaki waa ina wata hore mar wacan 🥰🥰🥰
@ranomaxamed3572
@ranomaxamed3572 3 года назад
😍😍😍♥️Thanks amaal quraxii
@fowziyoxassan2363
@fowziyoxassan2363 3 года назад
Shukran xabiibti❣️💛
@xawoxasan7623
@xawoxasan7623 3 года назад
Amal qurux iyo zaki allaha idin xafido wadajira abid mataano iskudhala insha allh
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 3 года назад
Masha Allah beautiful hair 🥰🥰🥰
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 3 года назад
maasha Allah tabaarakallah
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 3 года назад
Manshallah qurux 😘❤👍
@deeqoali3277
@deeqoali3277 3 года назад
Masha allh Amal and zaki
@fardowsahaffow2655
@fardowsahaffow2655 3 года назад
Masha Allah abayo
@aliyaaabdirizak2185
@aliyaaabdirizak2185 3 года назад
I miss you 😘 dadkeygi yes video quruxbadan iyo iskusolabasho wacan 🙏🏻💙💉💯🩸blood
@deqoali6646
@deqoali6646 3 года назад
Maasha Aallah 👍👍👍🌹🌹🌹
@aminahasan1394
@aminahasan1394 3 года назад
masha alaah macaando ilaahay hakuu xafido kalarka gabadhaada umara san waan ka helay walaahi gabdhahaan umar san lahaa
@yaxyehazzan8412
@yaxyehazzan8412 3 года назад
Moncha Allah wad zii Quruxbadnatay Amaleey
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 3 года назад
Thank you so very much Amal qurux iyo aboowaheen zaki boorsadana waa in aad qaado adadayga iskadaa
@halimomohamedkaali6172
@halimomohamedkaali6172 3 года назад
Masha allah Amlley
@nacimomaxamuud288
@nacimomaxamuud288 3 года назад
Masha allaah abaayo ❤️❤️🌹🌹
@mohamedmuuse24
@mohamedmuuse24 3 года назад
Masha Allah abayo huray usoco waaaw
@nimcorashiidcali7385
@nimcorashiidcali7385 3 года назад
Mansha allah🤩
@saafisimaansaafisimaan3083
@saafisimaansaafisimaan3083 3 года назад
Maashaalh abaayo wada qurux badantahy marakda. Tintaad ad asturto seen le ku soco mcnto daki dareen igu saaln🤣👍🤱🤱🤱🤱🤱🤱👪👪👪
@nimcoqaali9824
@nimcoqaali9824 3 года назад
Masha Allah ❤
@kingofcaptin7786
@kingofcaptin7786 3 года назад
Ilahey ha idin xafido walalyal mcn
@miskilucky8485
@miskilucky8485 3 года назад
Mashallah tabarakallah
@sadiasiman1883
@sadiasiman1883 3 года назад
Markasta aan vidiogiina firsado farxad ayaan ka qadaa. Masha allaah
@ahmedmohamud9501
@ahmedmohamud9501 3 года назад
Mnzha alla famly qrux badn keep going
@faatmammm5604
@faatmammm5604 3 года назад
Masha allaah wan kahelay wlhi gacanta alle haku barakeyo insha allaah yaarabi lamane aan jeclhy wlhi isku wara awid insha allaah 🤲😘🌹
@maysocabdirashid5712
@maysocabdirashid5712 3 года назад
Weeeeew amal iyo zaaki daren hormar wcn family an jeclahy ❤️❤️❤️❤️💋
@naimoabdullahi338
@naimoabdullahi338 3 года назад
Amaley adi zaki chelengiydin so celiya wlley💉💋💟wixi rer muqudisho eh dawanyo meshan salan ba hawad idin marinyaa🤣🤣🤣
@lajecleydaxafada1682
@lajecleydaxafada1682 3 года назад
Masha allah allah haiidin xafido
@foosmohammed9519
@foosmohammed9519 3 года назад
7:10 kan waxaa waaye mobile ar zakariyaa😂😂🤣🤣🤣🤣🤣
@honey-wp6ji
@honey-wp6ji 3 года назад
Firs view And First Like
@juweriaabdulkarim2598
@juweriaabdulkarim2598 3 года назад
Masha Allah
@sacdiyobusuri2286
@sacdiyobusuri2286 3 года назад
Masha allaah xabiibtii ilaahay haku barakeeyo adi Zaki ilaahay dartiis aa nii jecelyahay❤❤❤❤💋💋💋💋💋💯💯💯💯💯
@xasanmaxamedsiidow3603
@xasanmaxamedsiidow3603 3 года назад
keep going sister and brother
@nimcoladan9927
@nimcoladan9927 3 года назад
Qamarka Sidan mar walba u xidho xppti qurux ku tahee timaha qari
@maymunibrahim5513
@maymunibrahim5513 3 года назад
ما شاء الله تبارك الله
@faatimaabdrizak7377
@faatimaabdrizak7377 3 года назад
Amalay waxan sugnaba afar indhod oo soo jeeda ilahay hakula keeno bby sugana l.a ❤❤❤
@neehageediofficial6119
@neehageediofficial6119 3 года назад
Thank you amaal❤
@maruun1912
@maruun1912 3 года назад
Wow waaniila wayay malamahaa amal qurx wankusalamay abyo
@Import4l
@Import4l 3 года назад
We miss u guys 🥺❤️👸🤴
@faizamohamed3127
@faizamohamed3127 3 года назад
Amal xbbti ilh haku fudu deyo foosha💋💋💋🍂taem zaki dareen✌
@respectperioddftm7426
@respectperioddftm7426 3 года назад
Asc Amal thank
@nouraalinour6122
@nouraalinour6122 3 года назад
Asc Amal jelle iyo Zaki Kkk mashallah 🤩😘🤩🤩
@istahilsahane9456
@istahilsahane9456 3 года назад
Talow meqa qof igahoreso wasodahay manta♥️we miss u amaley
@mumtasahmed1485
@mumtasahmed1485 3 года назад
Keep going ziz amal❤💋
@Niciimaa
@Niciimaa 3 года назад
Amal jelle wlhi you’re so cute🥺 Ani idinman fiirsan jirin lkn mantan idinkaso arkay waraysiga nuradin kl iyo atarisho baadiyo walahi wan idinka helay😁❤️انتو حلوين You are my favorite couple now☹️❤️
@naimomohamud4406
@naimomohamud4406 3 года назад
Masha Allah amaal 💉❤
@makkadagan876
@makkadagan876 3 года назад
Xabibtii aniga. Ku sacidayo Wa inad mar walbo marsata sii ad u aragtid faidadeda ama Natijada Wa sax abayo hal mar wax iskama badalayano wa inad isbuc kasta marsata shukran xabibtii ❣️ aniga manta ayanba ka bilawa insha Allah 🌹🙏
@asyayosef5149
@asyayosef5149 3 года назад
Hello, My lovely couple waa ini salaamay team Amal✌🏾 Olaaaaaaa❤️👍🏾
@honyhamdi8036
@honyhamdi8036 3 года назад
Love u Amaal & zaki💋wallhy waan idin jeclhy
@roodacabdirahman5354
@roodacabdirahman5354 3 года назад
Hhh sakariye wlhi waa shactiro midhan tuur tuur bacda kulahaa🤣🤣
@tahanim.2463
@tahanim.2463 3 года назад
I hope you do translation to arabic, you have many arabic followers and they will help you in reaching a million and more. You are so cute couple masha allah.
@osmanamina1580
@osmanamina1580 3 года назад
Keep going wll masha Allah
@zandamohamoudmohamed1217
@zandamohamoudmohamed1217 3 года назад
Masha allah wan so tijabinaya hadu alle idmo
@mohamedzacad5218
@mohamedzacad5218 3 года назад
Only love zaki amal😍
@falisibraahimofficial6496
@falisibraahimofficial6496 3 года назад
Alla m.a lamano qurux badan m.a
@farhiaali5107
@farhiaali5107 3 года назад
Maasha alaah abaayo
@sacdiaabdalla9415
@sacdiaabdalla9415 3 года назад
Masha allh from atariisho badiyo
@ashainacilmi3328
@ashainacilmi3328 3 года назад
M.a allh idiin xfido❤❤❤abyo
@farduusmohamet8683
@farduusmohamet8683 3 года назад
Zaki nd amal lamaane aan jecelhy❤🥀
Далее
Vlogg iga sugeesen asxaabta
12:27
Просмотров 64 тыс.
Labo daran mid dooro
17:13
Просмотров 114 тыс.
Marka igu horesay yazan madaxa loo jaro
11:01
Просмотров 51 тыс.
OOMAR BAR BAR IYO SIR BADAN OO IDINKA QARSOON
16:21
Просмотров 264 тыс.
ramadan cunto karis
10:17
Просмотров 81 тыс.
Xaflad iyo bashaal
12:12
Просмотров 59 тыс.
Всегда проверяйте зеркала
0:19
БАТЯ И ТЁЩА😂#shorts
0:58
Просмотров 3,4 млн