Тёмный

ramadan cunto karis 

Zacki & Amal
Подписаться 242 тыс.
Просмотров 82 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

20 апр 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 227   
@Amiinzimba
@Amiinzimba 3 года назад
Gabar walba iyo wiil walba oo comment keyga arke waa walalkey ama walashey mcn 🥰 subscribe ✌🏻🔥
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 года назад
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah tabarakallah oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
@king...3695
@king...3695 3 года назад
Wll ku sali nabiga scw,
@fatxiabuukar4676
@fatxiabuukar4676 3 года назад
Amaly aabaha aawy 🥰hal maalin adgo shgyo ma arkine🥰😌🥰🥰😍❤💋
@khadramirejama9289
@khadramirejama9289 3 года назад
Cunug baad nujineysaa wllo bisbaska iska yarey calol majiir aya ku dhacayo iska illaali marka tnx u🙏🇸🇴🕋⭐🌙
@hassanfaysal7968
@hassanfaysal7968 3 года назад
Amal & saki Dad la wayey Ramadaan mubarak 👇👇👇 Like saar
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 3 года назад
Ramadan kareem all Islam❤❤❤🕋🌙
@abyanahmed5909
@abyanahmed5909 3 года назад
MashaAllah tawarakaAllah familie qurux badan ilahey haa idii xafido💐♥️
@nawaalslaman6920
@nawaalslaman6920 3 года назад
M,a
@Vanessa-jy4if
@Vanessa-jy4if 3 года назад
Maasha Allah afurka caadi ma ahan 😍😍😍
@ayannamaxamed5154
@ayannamaxamed5154 3 года назад
Ramadan Mubarak❤️🌙
@rihannaali1990
@rihannaali1990 3 года назад
Ramadan Mubarak💜I missed you!
@yullioadmin1188
@yullioadmin1188 3 года назад
Ramadan mubarak Adiga family qurx badan Allah xafido Inshallah 🤲🤲 masha Allah 😋😋👌😍💞💖
@nouraaidid6567
@nouraaidid6567 3 года назад
😄😄😄amaly soorta saan cunto kale u moodayay sow waa shuurada
@ikramfarah2118
@ikramfarah2118 3 года назад
Masha allah famili is jecel baa tihin
@nemonasir3569
@nemonasir3569 3 года назад
Ramadaan kariim amal❤
@maxamedm.jeemis4259
@maxamedm.jeemis4259 3 года назад
Bismillah aaladhaa markaad cuntada bilaaweysid amaaley bismilahi r.raxiim qaladwaaye yaahe
@faraxabdiahmed6819
@faraxabdiahmed6819 3 года назад
Amaley soonka dartiis ilaahey ha idinku soo hanuuniyo dhamaan aamiin
@hindisac7758
@hindisac7758 3 года назад
Congratulations abaayo for 200k well done beautiful ♥️
@HANIOSMANQEYT
@HANIOSMANQEYT 3 года назад
Masha Allah anaa ugu soo horeeyo
@sumeyasumeya6186
@sumeyasumeya6186 3 года назад
Ramadan mubarak 🌙 Abayo mcn
@nazeemmoh6085
@nazeemmoh6085 3 года назад
masha Allah Ramadan Karim adi iyo amiira
@raliyamohamed8676
@raliyamohamed8676 3 года назад
Mashallah les deux sœurs adorent ❤😘
@hamdaxilkas7210
@hamdaxilkas7210 3 года назад
Wn nureysan mansha allaah alle ha idin daweyo amaley
@habsoozil256
@habsoozil256 3 года назад
Amal jelle wn ku xise abyo runti one love♥️♥️
@AWOOWO33
@AWOOWO33 3 года назад
Ramadan lamida wll amal 😍😍😍😍
@mandeeqmaanka3028
@mandeeqmaanka3028 3 года назад
Soor muufo bariis afuraa bismilaah 😳
@yasmincookingshow8779
@yasmincookingshow8779 3 года назад
Masha alah
@AWOOWO33
@AWOOWO33 3 года назад
I.m first views one love 😚
@queennuney8063
@queennuney8063 3 года назад
First one amaley💓💓💓
@quruxdumar9816
@quruxdumar9816 3 года назад
Ramadan mubarak masha allha my sister❤❤❤❤❤❤🥰
@ayanhuseen1845
@ayanhuseen1845 3 года назад
Mansha allaah allaha idin barakeyo
@falastiinwil9845
@falastiinwil9845 3 года назад
Sooor love ku ahy 🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺❤❤❤
@zalmamuhudiinzuuraaleey2154
@zalmamuhudiinzuuraaleey2154 3 года назад
zoor ogaali Love you plhi 🌹🥀❤Amaalay Rmadan kreem
@hayaabintusln3122
@hayaabintusln3122 3 года назад
Amaliina cdey Walgu xiis ☪️❤
@xabiibaasiya684
@xabiibaasiya684 3 года назад
Ramadan mubarik Amal Zaki comontigi ugu hereyay
@Queenberlula
@Queenberlula 3 года назад
Ramadam mubarak hore usoco xbbti amal iyo amran and zaki
@hodanosman6989
@hodanosman6989 3 года назад
Mahalh baayo ado catA ku oga 😍😍
@amiiradaqueen8118
@amiiradaqueen8118 3 года назад
Anaga socodkaaga xitaa noso dub waku dhahay 😂😂😂❤💪🇸🇴
@ireallydonthavename.736
@ireallydonthavename.736 3 года назад
😹😹
@bishaaraboss7348
@bishaaraboss7348 3 года назад
Masha allh amal iyo amran cuntadu cadi mahan wax kale ❤❤❤🤙
@amranali6737
@amranali6737 3 года назад
amal iyo amran wllhi wn idin jecly mar uun waa isla kulmidonaa wayo wadanka jogtin ayn idinkugu imana insha alllh 🌷dadkeyga allow idin dhowr🌷❤❤🌷❤❤❤amal hada farintedada arakto iso jawaab waiga codsi 🌷❤❤⚘❤
@sabaxibrahim2634
@sabaxibrahim2634 3 года назад
Ciwaan cusub u fur zaki ✌✌✌✌
@yaxyetool2699
@yaxyetool2699 3 года назад
Mansha allah my famly
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 года назад
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰💞💞💞💞💞💞💞
@anabh5771
@anabh5771 3 года назад
Mashaa Allah ilaahey ha ku xifdiyo xbt ramadan MUBAARAK abaayo sidaan ku qurux badan tahay is astur markasta aduukaan labo maalin waye
@Iqrujaadnaan
@Iqrujaadnaan 3 года назад
I love you sooor amaal cml😁😁❤❤❤
@abdirahmanmohamud5466
@abdirahmanmohamud5466 3 года назад
Wooow❤❤❤💯
@fatxiyachanel8946
@fatxiyachanel8946 3 года назад
Bisha barakeysan ee rabadan darteed #subscribe# yaan lila dhafin waa codsi abowe iyo abayo alle muradkiin ha idin siiyo amiin yaa rabi 🌙🌹🙌
@rahmoahmed6521
@rahmoahmed6521 3 года назад
Ramadan mubarak
@sacdiyocookenbeauty3737
@sacdiyocookenbeauty3737 3 года назад
Masha Allah Amal quruxey
@hajirayahye5622
@hajirayahye5622 3 года назад
Amal iyo amran horay uu socda💋😘I miss more❤😘
@mankacabdi2240
@mankacabdi2240 3 года назад
Msha allh amaal jeele
@MahdiAhmed-nv9nc
@MahdiAhmed-nv9nc 3 года назад
Www amal la wayay
@aishaabdiaishaabdi7046
@aishaabdiaishaabdi7046 3 года назад
Amal wall markaad dhashay waxbadan iska ka badal sidaadi hore ku so noqo i know culees jiro cunug 1aad kugu cusub weyaan lkn hanoqon gabadhaha hal cunug markey dhalaan isku dhex daata
@ayaanibraahimmohamed8257
@ayaanibraahimmohamed8257 3 года назад
Masha allh 💟💗💗😍😍💝💝
@najmaciise3003
@najmaciise3003 3 года назад
Naag masersan ayaaa kentay kulaha Amal funny aya tahay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@bbe_foos4983
@bbe_foos4983 3 года назад
Mash alh abyo
@farhiaali5107
@farhiaali5107 3 года назад
Ramdaan MUBAARAK dhamaantiin reer zaki dareen Amaal iyo Amran
@Haniayanlehussein
@Haniayanlehussein 3 года назад
Abyo Ramadan karim qali ❤️🥰
@najmataxim4621
@najmataxim4621 3 года назад
The first person to comment 🥳🥳🥳
@niciimcumar2326
@niciimcumar2326 3 года назад
Amaal wllo mcn imisada ayaad afuurtan🤘👸🥀
@BirimoNaqlan
@BirimoNaqlan 3 года назад
Amran my samideyda
@cabdinaasirmaxamuud2860
@cabdinaasirmaxamuud2860 3 года назад
Wllshy amal jelle
@deqolulnur9666
@deqolulnur9666 3 года назад
Labadina bidixda ku conosiin xaaraam Subxanallaah
@bureeqacadey4812
@bureeqacadey4812 3 года назад
Maye wll camerda aya gadinaysa
@QURAN-KAREM01
@QURAN-KAREM01 3 года назад
Ado iso boqan karo walalal istag hai agmaran ale darte igu saar 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@adontiallah6890
@adontiallah6890 3 года назад
Amaley bas baska iska yare canuga nuujebeysa abayo uma ficna carurta yar yar masha allaah
@mankabashka1750
@mankabashka1750 3 года назад
Amal jele apyo qali allaha ku xifdiyo
@faadumomaxamed1058
@faadumomaxamed1058 3 года назад
Oo ma soomanthy umul baba tahe se camal
@sabiriinaxmed7012
@sabiriinaxmed7012 3 года назад
Waaa idiin xiisay ramadan Mubarak mcnto aniga bariiskaa ku hastaa
@Mohamuth_khalif
@Mohamuth_khalif 3 года назад
🙏💯🌙🌙💞RAMADAAN KARIM WLZHY MCN
@naimaali1494
@naimaali1494 3 года назад
Oow first comment
@sabnahaji2389
@sabnahaji2389 3 года назад
My family 💖👑
@nawaalabdi5341
@nawaalabdi5341 3 года назад
Shuuro gacanta lagu cunayo waa ii kow
@abuuyaziid2839
@abuuyaziid2839 3 года назад
Forslund leey ii Dagane ed masha allah walal qali horay usoco Aniga reer Stockholm cml ii bashaal
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 3 года назад
Masha Allah ❤️❤️
@cabdinaasirmaxamuud2860
@cabdinaasirmaxamuud2860 3 года назад
Alle Haku Dhawro🥰👸❤️😘
@bilalsaid5362
@bilalsaid5362 3 года назад
Abaayo amaley waad cayishay wllhi
@sumayazain8548
@sumayazain8548 3 года назад
Abayo wan kuxisnay wlhi tedakle abayo videoga daqiqadisa 10 daqiqo bas waye qof aniga okale oo video yadada jecel wey kuyartahay pls abayo kuso dar pls abayo love you
@sahrahared2599
@sahrahared2599 3 года назад
Masha allah
@ashtaqueen9845
@ashtaqueen9845 3 года назад
Afur iyo soor iga cilmi bdn amaleey😂
@nuuradinislow4370
@nuuradinislow4370 3 года назад
Soor lagu afuraayo amaal wa iga cilmi badan tahay walh kkkkk alla ni daaweyo salan sare all famly
@hananmohamed203
@hananmohamed203 3 года назад
Walhi ani cml waye amaal ani hbeen horaa ku afuray soor iyo maraq 😂
@suhaylaaadam5356
@suhaylaaadam5356 3 года назад
fiican qaali
@user-uk8nt2sq9s
@user-uk8nt2sq9s 3 года назад
Asc RaMADAN mubaarak abaayo midigta kucun raashika
@sumayoibrahim5107
@sumayoibrahim5107 3 года назад
♥️♥️😘😘
@yssirabdi6864
@yssirabdi6864 3 года назад
@aniilahassa2538
@aniilahassa2538 3 года назад
Wcs Ramadan mubarak. Amaley indha sooman malihin xeytahay hee 🤔😄 Amran miskiin ani cml waaye wuu hayaa soonka ilahey hanaga aqbalo dhamanteen ya rabi
@Fatima-qw8yj
@Fatima-qw8yj 3 года назад
Asc walalahy qali Ramadaan kaarim fadlan iso boqoda illaahay waxad jeceshahay haa kugu bishareyoo inshallh 🙏🙏💖💖
@marianuriyaqarzonibrahim7188
@marianuriyaqarzonibrahim7188 3 года назад
Amaal Bidixo nolashu kuma XumayZo DunxariiRa TahaY Keep going
@haboonchenell9378
@haboonchenell9378 3 года назад
Galada ma soomantahy amaleey abyo 😂😂😂😂
@barlinhassanabulqader6534
@barlinhassanabulqader6534 3 года назад
Waa ka qadney abayo
@hananabdirahman3922
@hananabdirahman3922 3 года назад
Ramadan kariim
@hamdahonesty6318
@hamdahonesty6318 3 года назад
Umushii make baxday afur hakuu danbeeyee
@ilhaancumar719
@ilhaancumar719 3 года назад
Magalada cidlo aa anaga reer muqdisho Hadan nahay suuqeena wa la is dardaraa yaab
@ikhlasabdi5722
@ikhlasabdi5722 3 года назад
Naagta lawaayay waa idin salamay
@xamdiahmed1631
@xamdiahmed1631 3 года назад
😘😘😘😘💛💛💛💛
@mohamettmukhtaar3329
@mohamettmukhtaar3329 3 года назад
AMaL Jelle family🥰
@munaali6041
@munaali6041 3 года назад
Awaal iyo akhiir xagiii islamhaaa. Duuq la daaq ma tahy adiiga
@FathimaFathima-ly4cf
@FathimaFathima-ly4cf 3 года назад
🤣🤣🤣😂 Sabuun dhacadsy
@amalrooz
@amalrooz 3 года назад
Gacanta bidixda maku cunta foodka? Amal Jelle
@rahadeyadam9642
@rahadeyadam9642 3 года назад
Asc ramadaan Mubarak alaabtan sucudiga lagu so arkay salada aya lagu dukanayaa mara salaad aya ladhaha gabdho ogada
@keefshaxmadkeefshaxmad9310
@keefshaxmadkeefshaxmad9310 3 года назад
Xeytahayhee dad muslim ah oomisana gacanta bidix kucuteynaya
Далее
cilaan saaro eid Mubarak asxaaabteyda
8:45
Просмотров 77 тыс.
Vlogg iga sugeesen asxaabta
12:27
Просмотров 64 тыс.
Наше обычное утро 💕
00:42
Просмотров 914 тыс.
2DROTS vs RISENHAHA! КУБОК ФИФЕРОВ 2 ТУР
11:31
MAALINTA 3AAD RAMADAAN ROUTINE
16:24
Просмотров 123 тыс.
Afur karis ramadan
9:53
Просмотров 34 тыс.
Iso duceya asxabta
11:00
Просмотров 196 тыс.
ninkeyga Ayaan xadaa ?...
22:01
Просмотров 60 тыс.
Вот почему 😐
0:59
Просмотров 3,3 млн
Spot The Fake Animal For $10,000
0:40
Просмотров 165 млн
Chinese kung fu ||#shorts
1:00
Просмотров 14 млн
Stay on your way 🛤️✨
0:34
Просмотров 13 млн