Тёмный

Tirada Fananiinta Qabrigoda la iibinayo dambiga sh. Wajiis & Xasan 

Dal Jire Tv
Подписаться 394 тыс.
Просмотров 31 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

11 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 90   
@zaytum
@zaytum 2 месяца назад
Jamac galan waxaa tahery wadani Somalia alaha ku barakeryo amin❤❤❤❤❤❤
@abdirahmanguddiabdirahman7068
@abdirahmanguddiabdirahman7068 3 месяца назад
Allaha xasan sheekh ummadda ka qabto
@haweya2745
@haweya2745 3 месяца назад
If iyo Aqiro ma iloowday ❤❤❤❤
@user-ic3ht8jx2b
@user-ic3ht8jx2b 3 месяца назад
Wasiir ku sheegii Inaalilaah wa inaa ilaah rajacuun war kan neen badanaa goormeey if iyo aqoro qabuuro ahaan jirtay gurryihii shaqalaha daganaan jireen beey aheed yarabuunkii maqayad baa ku talay alaha u naxariistee maxamuud qaliif oday la yiraahdo baa lahaa dhanka kalena banooni baan ku coyaari jirnay isbahaydiga intaan masjodkii arabta noo dhistay intuusan noqon wuxuu ahaa duur cidlo ah oo geedo ku yalaan war waxaan jaahilka ah umada uu beenta u sheegaayo xagee joogaan sooma oga in dad dhulka kala yaqaa ab ka ab soo joogay ineey joogaan
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 3 месяца назад
Xasan xaraash,Cali Wajiis iyo Madaale Idam Allaah dhulku idin diid markaad dhimataan. Aamiin
@shukriabdi8342
@shukriabdi8342 3 месяца назад
Soomaaliya waligeed bay qabriyada dhisanayeen aabay If iyo aaqiro buu ku jirey waana la duldagey jidkaan Horuu u jirey waana waxa soomaliya udagi weydey
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 3 месяца назад
Heesahoda Noo Soo Saar Waa Fananintii Qaranka
@SakariyeHaanbuge
@SakariyeHaanbuge 3 месяца назад
War nio rag tagay maxad heeso hooda ku falaysaa ma danbi baad u korninaysaaa
@SakariyeHaanbuge
@SakariyeHaanbuge 3 месяца назад
War nio maxaad heeso hooda ku falaysaaa ma danbi baad u korninaysaaa
@user-de3iu8yu3w
@user-de3iu8yu3w 3 месяца назад
Xurmada meydka iyo having mudawin ayaa lugu xadgubay sheekha waxaa sheegay waa tug lacag la siiyay
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 3 месяца назад
Ra'iiisul wasaarihii waddanka iyo xukuumadii meel ku sheega ?
@ubahmahamud9046
@ubahmahamud9046 3 месяца назад
Hassan maalin tii uu ku guuleystay kursiga ban Somalia ka samsay hada maahan wax aan la yaabayo 😢😢😢
@user-vq7ir2vu2v
@user-vq7ir2vu2v 3 месяца назад
Inalilahi wainna ilaahi rajucuun Cuntada io ganacsiga galay meytida tolow malaguceshi doona yarabi yarabi 😢 ilahay idinma calfo 😢😢
@saladkalla7813
@saladkalla7813 3 месяца назад
Waa waxaad kasbateen waaye. mar aad mucaaradaan kilna ka ku haboon hogaanka & mar aad bilaayo barbagaandho aad hurisaan
@dee287
@dee287 3 месяца назад
Walal jama diiniyen waa hadii loo Baan yahay oo dawladu u baahatay.insga allaah
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 2 месяца назад
Illaahow naga soo gaar oo naga qabo hassan meyd xaraashte 😢
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 3 месяца назад
Dadka ayagaa lacag laga qaadayaa ee ayagu lacag laguma siiyo inay madkooda baxsadaan Dad badan ayaa shakay meesha ugu soo noqday markii lacag la waydiistay
@burhansalad1701
@burhansalad1701 3 месяца назад
Waad mahadsantahay Jaamacoow in aadan kala reebin Xassan iyo Xamza
@wardahbawazir2445
@wardahbawazir2445 3 месяца назад
Sheekh iyo kaabo qabiil iyo wax garad duli ayey noqdeen oo waxey diintoodii iyo sharaftoodii iyo cabsidii ilaahey ku badasheen doolar iyo kursi dhulka ilaahey idinlagoo salsaal iyo cudur aan daawo laheyn ayaan ilaahey idiinka baryeynaa idinka iyo xukuumadaha soomaaliyeed oo dhan
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 3 месяца назад
Corona virus ka yimid qabuuraha soomaliya ayaa laga baqayaa. Dadka qabuurahaan ku duugan dad badan baa corona virus u dhintay.
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq 2 месяца назад
Sheikh cali wajiis Kalimad Xaq ah ayuu Baadilnimo u adeegsaday!!
@AbdiHandule
@AbdiHandule 2 месяца назад
😊😅😅😢🎉😂❤ 9:10 9:10 😊😅 9:10
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 3 месяца назад
Cali Wajiis iyo Bashiir Salaad ayaa fatwooday Ahlu Qubuurka reer Muqdishu oo in la barakiciyo lafahooda la iibsado
@xiisconstructioncompany9931
@xiisconstructioncompany9931 3 месяца назад
Alle haunaxariisto dadka soomaaliyeed eehore udhintay hadana maanta lasoofaagay alle haunaxariisto
@haweya2745
@haweya2745 3 месяца назад
Soolama soobixin qabuuraha if iyo aaqiro 😢😢😢😢😢
@ahmeddirshe3141
@ahmeddirshe3141 3 месяца назад
Ilaa xukumadii Aadan cade & gumeystihii sancadaaga Ahaa owax hada Ah maaha xasan qofdhintat & qofnol midna dawladiisu uma ogola xaq mawadiyintii uma ogola emarkudhinto dhulku hadiido yarabii jasahoda saskadhig Aaaaaaaaamiiiiiii
@osmansheikh6190
@osmansheikh6190 3 месяца назад
Hadii danta dalka loogu daneynaayo dhulkaas siday dowladu sheegayso in xero ciidanka badda laga dhisaayo waa sax dhib ma leh laakiin dadkaas dhintay waa in meel ku haboon loo wareejiyo dowladuna ay dhiibto qarashka bixinta iyo duugtaba hadiise ay noqoto in kooxdii dhul boobka er magaca dowlada ku boobeysay dhulka danta guud ha ka dhisaano boqolaal dabaq waa lesaga daba imaanaa xasan iyo kooxdiisuna way tegi markaa waa in indhaha lagu haayo waxa socda
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 3 месяца назад
Alle idin soo qabay mar dhow xasan xaraash iyo Cali Wajiis
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 3 месяца назад
Ama haystaysto maydku ama yuu is haysan waa xanuun in maydkagii oo la soi faqay😢
@abdia9872
@abdia9872 3 месяца назад
Xamse ha ku dambaabin Xamse arriintaan wax kuma leh cid dhulka la boobayo wax lagama waydiyo. Waa nin meesha magac ahaan u jooga wana asal ma doorsha.
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 3 месяца назад
Goormay Xamar Jasiirad Nokhotay oo Dhulku Naguyaraaday illaa aan Qubuurah iska bixino si aan dadka Noolnool dhul Ugu helo?
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 3 месяца назад
GALADOW WAXAYBA AHAYD IN DADKU YIRAAHDEEN ANNAGA WAAN DUUGNAYE WAAJIBKEENI WAAN GUDANAYE ADINKA HADAAD SOO SAAREYSAAN ADINKA ALLE IDINKULA XISAABTAMAYA EE AMA ISKA SAARA AMA ISKA DAAYA
@AbdiganiIbrahim
@AbdiganiIbrahim 2 месяца назад
Asc labcagta uu ka helayo meedka lasoo faqayo ilaahay ifka ha Ku cadaabo
@silverloola726
@silverloola726 3 месяца назад
Xasan Shiikh dadkoo dhan baa habaaraya
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 3 месяца назад
Wadaadkan Sow kii lahaa xassan dhiiqo oo Ayax ah hala adeeco Walee xassan dhiiqo iyo kuba Qabyaalada ku daba yaacaya Waa In dalka Somaliya laga badbaadiyaa
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 3 месяца назад
Xasan sabriye afrax ma dhintay xasan gareed
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 3 месяца назад
Qadaad weyen dadka Nool baye xalane ku gadi jireene hada lafahii Meyetida Ayey kala gadanayaan Yaaaaaaaaaaaaahuuuuuuuuuuuuuuuu
@NurRoble
@NurRoble 3 месяца назад
Waxa aay bilaawatay sultanate yacquub ee abgaal jabkii boqrtooyadii ujuuraan kabacdi waxaana jabiyay ujuuraan oo boqorkoodii kudilay ceel cawl darandore oo horkacayay abgaal wagtigaas ayee bilaawatay sultanate yacquub waxeeyna xukumeeysay xamar oo madaxtooyadooda aheeyd shangani meeshaas ayee Ka bilaawatay yacquub sultanate sidee aay xukunka iskaga Kala danbeeyeen. 1 suldan daameey. 2 suldan cumar abihii abubakar. 3 suldan abubakar. 4 suldan axmad l 5suldan maxaad l 6 suldan axmad ll. 7 suldan maxamuud. 8 suldan cali. 9suldan cismaan. 10 suldan maxaad ll. 11 suldan axmad lll. 12 suldan xssan cabdulgadir waxeeyna xukumayeen ilaah saciid barqash Ka xoog roonaado quryo ayuu watay Agana quryo ma aayna heesan askana talyaanigii ayaa Ka danbeeyay marar badan ayee isku daneen in aay saciid barqash iska Ka ciyaan laakiin kuma guuleeysan 1860kii
@M.Duran71
@M.Duran71 3 месяца назад
Mooryaan Ali wajiis dheh nacalatullah..waa shaydaan nacalatullah
@u.j4515
@u.j4515 3 месяца назад
Mayidkaaga labax lagaray laakiin lacag kiin waa yaab, akhiru basan😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 Ma wax kale baye waayeen intay ka soo baxayaa mootida gurya hooda😢😢😢😢😢😢i
@MohamedAli-cq5wh
@MohamedAli-cq5wh 2 месяца назад
Marwo cabdi dheh
@MohamedAli-cq5wh
@MohamedAli-cq5wh 2 месяца назад
Shamso daadsan ma dhimatey Maba ogeyn
@CeeldaahirSchool-iw5ck
@CeeldaahirSchool-iw5ck 3 месяца назад
Aadan galad yaan ladhegeysan dhanbuu kararanyahay
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 3 месяца назад
Lacag qaado majirtee lacag keena ayaa meesha taala ee xogtaan kulaabo
@hamdimahdi769
@hamdimahdi769 3 месяца назад
Bahsaan haji Ahmed
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 3 месяца назад
sax eheladoda ma dagana sax
@cumarmaxamed8253
@cumarmaxamed8253 3 месяца назад
Shamsa maxamud xersi daadsan waa xaaskii maxamed Cali kaariye
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 2 месяца назад
Wajiis horta muxuu yahay. Waa yaabe
@abdullahijama9690
@abdullahijama9690 3 месяца назад
BEENLOOW AA TAHAY...NAGA TAG
@ameerkhadardaawad4613
@ameerkhadardaawad4613 3 месяца назад
Cali Wajiis waxaa uu soo qaatay ayaad Quraan ah, waxa uu yiri dhulku waa waasac waana ku filan yahay dadka nool iyo kuwa dhintay, Cali Wajiis ha la waydiiyo Illaahey ma dadka nool ayuu la hadlayey mise kuwa dhintay,
@user-fg2fw9jk5f
@user-fg2fw9jk5f 3 месяца назад
Subaxnallaah subaxnallaah subaxnallaah
@hassanali4821
@hassanali4821 3 месяца назад
Xamza. Iyo. Xassan. Sheikh. Waa. Qabuuru. Qotayaal. Aan. Rajo. La hayn
@mohameddahir7293
@mohameddahir7293 3 месяца назад
Baahi loo qabo in xabaalaha loo burburiyo ma jirto aan ka ahayn dhul boob. Sh Ali nijaas waa siyaasi qabiil dalka ku haya, Wuxu u fatwoobay oo kaliya waa raali gelin shakhsiyaad madaxda ka mida raalin gelntooda , waxa ka kaw ah XSM is iimaan laawe.
@user-de3iu8yu3w
@user-de3iu8yu3w 3 месяца назад
Waa mucjiso soomalida ku dhacday iyo musil imaanka beelay oo horara
@karlesk6498
@karlesk6498 3 месяца назад
Waa yab dadka cali nijaas wadaad u yaqaan ayaan la yabaa Waxaa kale oo ka mid ah ,gerenaal,cabdi kariin yusuf dhegabadan, abdi kahiye haragshabel taliyahii ciidanka bambeyda ,abdinuur idoow jangow
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 3 месяца назад
WAR CALI WASAAKH SHEEKH MA AHANE WAA WASKHAN. OGOW DHULKAAS DADKA. XASAN DHUL BOOB UU DHULKA U BALAN QAADAY AYU KU JIRA WAANA LA ARKI DOONA AWALBA BIDCI AYU AHAAYE CALI WASKHAANE. KOLEY ALLE HORTISA AYEY KU ,XISAABTAMI DOONAAN MADAXDA SARE DALKA EE HADA IYO WADAAD BEENALHABA IYAGA IYO MEYDADKAASBA
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 3 месяца назад
Xaawa xuriyo
@aliaar95
@aliaar95 3 месяца назад
Iyo seynab shiikh cali baxasan qaran
@a.h.h4482
@a.h.h4482 3 месяца назад
Saynab Xaaji Cali Baxsan
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 месяца назад
انا لله وانا اليه راجعون البقاء لله Dadka qaarban garanayn dadkoodi hlky ku aasanyin
@SukritiXasan
@SukritiXasan 2 месяца назад
Saado cali warsame Kuma jirto miyaaa
@user-de3iu8yu3w
@user-de3iu8yu3w 3 месяца назад
Xasan tuug inuu yahay waa wax leyska ogaa balse dhulkii dowlada shacabka ugu shaweynayay ayuu xadi jiraay balse imika ahlu qabuurka inuu dulmiyo waa dulmi cad oo taarikhdisa meadow ku noqoneyso
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 3 месяца назад
GALADOW XATA WAXA KU JIRA CALI MATAAN XAASHI OO GOLIHI SARE EE KACAANKA KA MID AHAA
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 3 месяца назад
ileen qabuuruhu waxay ahaayen qabuuro qaran, war musiibaa dhacdeee, balse waxaa ka sii daran in dhulkaas loo gacan geliyo dad khaasa
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 3 месяца назад
M.sanid .
@shireabshir2535
@shireabshir2535 3 месяца назад
Saado cali maxaad uga reebtay.
@osmanhassanlatino4357
@osmanhassanlatino4357 3 месяца назад
Maxa Ku habalayn muse qalilnle
@qasimsharif24
@qasimsharif24 3 месяца назад
ugaadeenow marxuumkiinii me3l kusheega falastiin isu oohinayay aayadaha daliishanayay adeer meel ku sheega waxii laydin ku sheegayay saw masoo bixin hand man
@hassanali4821
@hassanali4821 3 месяца назад
Wadaado mahaan ee waa diinta been kasheegayaal
@hasaanodawaa1354
@hasaanodawaa1354 3 месяца назад
Xamse waxbo ma Oga waxna lama weydiiyo Awoodna malaha e Xasan Miyad kuqurxineysa waa Adiga isku qabteye
@salebanomar76
@salebanomar76 3 месяца назад
😂😂😂 2000 KUN OO QABRI OO 50 SANO AASAN HALA QUFO WAA TARIIQ 2024 XASSAN SH IYO XAMZA WAJIIS BASHIR SALAD ROOBOW CALI DHEERE KARATAY XISBU SHEYDAN WAHABI QAWARIJ ALSHABAB WAA ISKU MID LAFAHAS YAHUUD AYAA QASANEYSA LAFO HAWIYE 😂😂😂
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 3 месяца назад
amiiin amiin amiin ugaas
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 3 месяца назад
hoteeley ka dhisa rabaan
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 3 месяца назад
aragaane
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 3 месяца назад
war saado cali miyeey ku aasantahay toloow aan kala soobaxnee oo aan ku aasano dagaanada khaatumo bal nooga soo jawaaba
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 3 месяца назад
tuuga waa meed xataa waa baranayaan
@salebanomar76
@salebanomar76 3 месяца назад
😂😂😂 LAFAHII HAWIYE IYO DAROOD IYO XAMAR WAA BEEC YAHUUDA AYAA LOO IIB GEYNAA LAFAHA HAWIYE WAA QAAL XISBU SHEYDAN WAHABI QAWARIJ ALSHABAB IYO XASSAN SH WAA SHAQALE IMARAD IYO YAHUUD 😂😂😂
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 3 месяца назад
Lacagtan cashuurta ah ee maydka laga qaadayo maxay tahay? Gaajadan xasan ayax iyo dowladiisa ahaysa maxay tahay? Cajayib badana!
@HamzaRashadMussa
@HamzaRashadMussa 3 месяца назад
Lafa hawiye foolxumaa hakh 😂😂😂😂😂 mxaa nagaly waligiin is cuna kudayo puntland wxaas nama gaaraan anaga ilahy wx noogu darin tuugada
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 3 месяца назад
doqonyahow naga aamus oromka ah ma tihid reer Puntlad noo dhig magaceena sharafta leh ee Puntlad, umada maaskinta ka xishoo oo ixtiraaam ilahay ku dil bilaa damiir ayaad taahye
@abdulkadira-bv9sn
@abdulkadira-bv9sn 3 месяца назад
Wa runta wa علماء السوء والسلطة وتجار الدين
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 3 месяца назад
Qaareey
@MohammedfarahGagaale
@MohammedfarahGagaale 3 месяца назад
Deeqo heegan aa kamida
@user-gk1ie2sx5i
@user-gk1ie2sx5i 3 месяца назад
Eedo galadow waa aad aragtaa dawlada hassan sheikh sida uu wax wado wana adigii taageeri jiray ee farmajo aad iyo aad u dhaliili jiray weliba si xun. Qaar badan oo sidada u dhibi jiray wey qoomameyeen apology ina way ka bixiyeen. Adiga ilaa imika ma arag adigaa oo leh waa khaldana in aan moodaayey in uu farmaajo dhaamayo. Labadooduna runtii cirka iyo dhulka ayey isu jiraan
@xalimoxassanshero7663
@xalimoxassanshero7663 3 месяца назад
Wariye waa weriye farmajo iyo xasan kalma jeclo hadna meeshii Shilonka ka gallo ayuu Afka lagalaa
@HamzaRashadMussa
@HamzaRashadMussa 3 месяца назад
Adi African chinse ah miyaa ku dhaly mxaa indhaha kaaga dhay foolxumaa wuxu
@xalimoxassanshero7663
@xalimoxassanshero7663 3 месяца назад
Maashaaa Allah Allahii qalqay ayaa ka ed beelayoo qurix u djameeyay iyo Aftahanimo ee maka maka maseersantahay mise waa ku saameyay jamac galad
Далее
ГИГАЧАД МЭЙКЕР В PLANTS VS ZOMBIES 2!
00:49
iPhone 16 - презентация Apple 2024
01:00
Просмотров 129 тыс.