Тёмный
No video :(

Tixmaal- Idaajaa 

Jabuuti TV
Подписаться 109 тыс.
Просмотров 144 тыс.
50% 1

Tixmaal- Idaajaa
ANNUITY , DONATE, CREDIT,

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 84   
@ahmedqanimuqdishawi3491
@ahmedqanimuqdishawi3491 5 лет назад
Yaaa igu taageeray in darwiishki soo laabta somalia
@fayuismail343
@fayuismail343 5 лет назад
Ninkii wax kaa sheegaa Waa nin aan taariikh Lahayn iyo nin aan cidna waxba u ogolayn Maskaxdaada fiican Waxaan leeyahay Maa shaa Allah
@abdirahmanadenweli4909
@abdirahmanadenweli4909 9 лет назад
Idaajaa waa qoraa suugan yahan ururiya xikmada soomaalida ilaahay ha daayo waa muwaadin Soomaaliyeed
@fayuismail343
@fayuismail343 5 лет назад
Qoraagii weynaa axmed farax cali idaajaa intaad nooshahay ducadu waa caafimaad hadaad dhimatana ducadu waa janno firdowsa..
@abdifatahnadir2421
@abdifatahnadir2421 4 месяца назад
Aad baan u jaceyleysan lahaa in qoraa Idaajaa cod noo dulsaaro sheekada Maanafaay ee uu qoray AUN qoraa sare Maxamed Daahir Afrax.
@abdirahmanhussein9488
@abdirahmanhussein9488 5 лет назад
Idaajaa Raxmatullahi caleyhi waa nin qiime badan
@abdulqadirawil1235
@abdulqadirawil1235 8 лет назад
aadan carab waa abwaan xikmaawi ah
@cabdimaaliksiciid6806
@cabdimaaliksiciid6806 3 года назад
Gar iyo gardaraba waanwataa dhulbahante
@samsamm5996
@samsamm5996 6 лет назад
Waa nin qabyaaladi qaadatay idaajaa ilaahay cadaab qab yaaladeed Ha geliyo
@manayermussaed145
@manayermussaed145 5 лет назад
Samsam Mohamud nayaa Waa edeb darantahay. Balaayo cuqdad miiran. Wecel yahay!
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 года назад
Samsam haduu idaajaa ka sheekeeyo gabyaa reer kiina ah waad amaani lahayd iska daa qabyaalada ilaa xadkaasa gabadhna waad tahay
@Awilsomali77
@Awilsomali77 5 месяцев назад
Inta aadan habaarin keen kuwa gabya oo laguu amaaano ama kuwaan iska dhagayso
@ghboy2914
@ghboy2914 6 лет назад
Idaajaa wuxuu baaraa taariiqda qabiilkiisa well done
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 года назад
Hadeer haduu nin aad isku reer tihiin uu ka hadlayo wàad amaani lahayd
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
​@@gedefletv6049wallhi waa xaqiiq daarood keliya ayu ka warramaa cuqdad baa dilaysa aakhirka malaa caruur bad dadka u haysataaye , taariikhda daarood ban ka waramaa bu odhan kari waayey da' duu yahyna waad aragtaa
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 3 года назад
Maxamed Daahir waa nin Balaadhan oo Soomaaliyeed oo aan Jecelahay. Cabdalle xoogaa waa nin Ciise. 😆✌️
@hanadsiciid1672
@hanadsiciid1672 7 лет назад
Idaaja waa abaha soomali
@dayibaden4005
@dayibaden4005 6 лет назад
Buugaa xageen Ka heli karaa
@abshirmohamed4025
@abshirmohamed4025 6 лет назад
Mansha Allah abwaanada somaliyeed waxan ka dhaxalnaaba waa gabayga iyo suuganta somaliyeed allow u naxariiso inti dhimatay kuwa nooln dhawr
@mahamudsaid5899
@mahamudsaid5899 7 лет назад
zaki zayk sifiican baad ugu jawaabtey nacaska
@somalilanderdhalada7348
@somalilanderdhalada7348 6 лет назад
Waa abwaan somalidii hore tarikhdoda iyo xigmadii uruuriyay iskuna taxaluujiyey lkn waa mid ku kooban reerkisa waan jeclaa in uu noqdo nin balaadhan
@halloyeelo6480
@halloyeelo6480 6 лет назад
Waayelka Jaqafsada Hhh walaal wax walbe Oo wanaagsan ceeb wa Lo yeeli karaa Lkn wanaaga in laga eegaa wanaagsan
@Abdirahmaann
@Abdirahmaann 6 лет назад
ADAAA MOODEY
@mms9640
@mms9640 7 лет назад
garac miiran oo qabyaalad dhishay baa soomaali ku badan
@user-mu1xo8ot2n
@user-mu1xo8ot2n 3 года назад
Ma idaajaa baad caayaysaa mise aadan carab?
@cabdicali5053
@cabdicali5053 8 лет назад
salan sharaaf dhamaantin axmad farax cali idaajaa iyo daahir abdudon iyo abweeninta reer djibouti ano aa bad mareen reer djiboutiya
@AhmedMohamed-ms6ll
@AhmedMohamed-ms6ll 7 лет назад
cabdi cali
@deiqomohamed646
@deiqomohamed646 4 года назад
Asc Ilaahey___Haku___Xafido___Awoowe___IdaaaJaaaaa
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 года назад
Taariikhdu waa maguuraan
@sulthancdeh6148
@sulthancdeh6148 4 года назад
allah haw naxariisto
@ahmedqanimuqdishawi3491
@ahmedqanimuqdishawi3491 5 лет назад
Dhulbahante dawiisha waaye
@mahamudsaid5899
@mahamudsaid5899 7 лет назад
M m s anaa kuwasa
@user-ib5sg9ox1p
@user-ib5sg9ox1p Год назад
Hilacdheere taarkhdi suuganti
@rodahussein7254
@rodahussein7254 7 лет назад
ilaah baa og zaqiiqda
@abdirahmanmohamed499
@abdirahmanmohamed499 9 лет назад
aabaha qabyaalada idaaja
@MrSendrik
@MrSendrik 5 лет назад
1=iidoor ilaah kama baqaan.tan iyo aabiile. 2=Waa niman amxaarada jecel iyo ehelka naareede. 3=Oromadaa Walaalnimo Karoon Waadna-aragtaane. 4=Waa niman uraaga-ah dhammaan Waana-urayaane. 5=Abtirsiinyahood Waxaa-ay gashaa, banii-israa-iile. 6=Waa niman isaaq uun Sheegto,aabahood garane. 7=Waa niman awoow iyo awoow, Odayba aan-galine. 8=Ku -ekaade Naag uurleh iyo habar,Magaadleeye. 9=Arboow yaabay aniguye isaaq,Miyaan aabe uu dhalin. ----😂Kkkkkkkkkkk😂---
@dayibaden4005
@dayibaden4005 6 лет назад
Mansha allaah murtida soomaliyeed
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
Qabyaaladayste 😂😂😂 tolow yuu khaldayaa
@abdihassan1610
@abdihassan1610 5 лет назад
War meesha taariiqbaa laga hadlayaaa waxaay qabiilka iyo qurunka sheegaya. Malaha way ka hinaasinayaan ileen ayagaa bilaa taariiiq ahe
@sabirjamac1940
@sabirjamac1940 Год назад
Idaajaa waxa quraanka baray madhibaan marka uu taarikhaha ka sheekaynayo tunta kama sheego sidoo kalle ma sharaxo tusaale ninka uu ka sheekaynayo ilaa hada dadka uma sheegin waxa keenay In uu intaas oo qabiil ugalo oo uu ragna ka laayo sababta keentay in uu dilio ragaad maxay ahay? Muxuu umada ugu qeexi waayay
@ahmedqanimuqdishawi3491
@ahmedqanimuqdishawi3491 5 лет назад
Somalia taariikh baa ka hadhay
@amarehnickel9309
@amarehnickel9309 4 года назад
Haa waa Djibouti
@garadidle4886
@garadidle4886 5 лет назад
Buugaagtan dalka Malaga helaa. And if yes, in which library
@maxamedxuseen7369
@maxamedxuseen7369 2 года назад
Haa
@kamalkani5258
@kamalkani5258 5 лет назад
Odayaaal junfo miirana ayaaa ujiibinaya
@shacabkakhaatumo5059
@shacabkakhaatumo5059 7 лет назад
DHULBAHANTE Boqortooyo Sugaanta Yaga laga so Gaadhay Abwanadodi Waxa ka mida#Aadan Carab # Cali Dhuux # Ismaaciil mire # SAMATAR BAXNAAN # Cilmi Carab Cabdi # JAAMAC KADIYE # Cismaan Cabdinur Xaashi WALEE SICIID HARTI boqortooyo
@kalashube345
@kalashube345 7 лет назад
Shacabka Khaatumo xine xiiray aun
@carfonali9194
@carfonali9194 6 лет назад
Shacabka Khaatumo th uh uno
@abshirmohamed4025
@abshirmohamed4025 6 лет назад
Allah naxariistisa hasiiyo
@taariikhogaden1029
@taariikhogaden1029 2 года назад
Sugaanta Gabayada OGADEN weeye wll
@Awilsomali77
@Awilsomali77 5 месяцев назад
waaa saas inader dhulbahante iyo darodba cidi ku gaadhi mayso gabayada
@saedosmanmohamoud5456
@saedosmanmohamoud5456 5 лет назад
Abwaan Aadan iyo intii xikmada inooga tagtayba Allah haw naxariisto
@burhaancaabi1677
@burhaancaabi1677 3 года назад
Waanaqaan asaga run codkaas aalayiraa ismaaciil mire xaqiiq aankuusheegay
@kamalkani5258
@kamalkani5258 5 лет назад
Ok
@mohamedqalpih8848
@mohamedqalpih8848 Год назад
Qabyaaladayste weeyan idaaja taarikh darood ee macmal ka ah ayu dadka ka iib geeya
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 6 лет назад
idajaa miyaa afuuufayaa qabiil faan iskii miyaa tvga jabuuti la tegay
@keysejama5286
@keysejama5286 7 лет назад
beentii Daarood markay Hawiye iyo isaaq ka iibsan waayeen ayey ula tageen masaakiinta reer Jabuuti.
@saedosmanmohamoud5456
@saedosmanmohamoud5456 5 лет назад
Waa loola wada tegay maadan daawan c qays, gaariye, gadhle iyo kuwa kaloo badano intii yarayd ee snm la tegay ilaa waxkale mahayne kuwa maa waxka sheegto
@Awilsomali77
@Awilsomali77 5 месяцев назад
Anigu Waan kaa abwaano badanahay wan kaa taariikh wanagsanahay maxad hysaa adi
Далее
Sirta Nolosha By Hadraawi in Somali and English
44:37
Просмотров 460 тыс.
Cute kitty gadget 💛💕
00:23
Просмотров 4,3 млн
Mansaadi daalaley ee Hadrawii
10:25
Просмотров 62 тыс.
Sheekadii Hure Walaanwal iyo Cambaro oo dhameystiran
1:36:56
Djibouti: Mansonwiki seyyid Muhammed Abdullahi Hassan
53:50
Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran
1:11:11
Просмотров 554 тыс.
Djibouti: Suugaanta Soomaalida
1:58:45
Просмотров 120 тыс.
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
Просмотров 1,5 млн