Тёмный

Waxaan Ku Riyooday Anigoo Xabaal la I galinaayo anigoo Nool! 

MM Somali TV
Подписаться 496 тыс.
Просмотров 37 тыс.
50% 1

Fasirka Riyooyinka MMTV iyo Sheekh Dr. Saciid Maxamed Faarax.

Опубликовано:

 

29 дек 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 74   
@user-cw4yf9ux9h
@user-cw4yf9ux9h 5 месяцев назад
Asc Waxa Raba in sheeka aan waydiyo riyo ee fadlan maheli Kara nabarkisa idinko raliya❤
@BoussadAbdi-ih5md
@BoussadAbdi-ih5md 3 месяца назад
Sheekh marwalba waxan kuriyoodaa
@shukriclaahi95
@shukriclaahi95 3 месяца назад
Sheekh waan idin salamy dhamantiin sheekh waaxan ku riyoda daba ku dhacy kadiban oyaya
@attakontitan2244
@attakontitan2244 7 месяцев назад
Asc sheedh waxan ahy hooyo xaas ah waxaan ku riyooda aniga oo qaf iwado oo aana nagaranen gofkas sidow iiwaday gofi wanan ku tagnay qaburo dhedoda aniga aya waxan eegay xabal dhinac bidix iig xigtay waxan ku arkay lafo dhexyal oo ah labo qof qof yar iyo qof waeen misan qoka waen wa hooyade hoyaden weyno shahay riyas wax ku reyooda labo mar wa shugran
@user-gv9gg2uj1h
@user-gv9gg2uj1h 7 месяцев назад
Masha Allah ta❤ barakala
@user-ww2md4xq7w
@user-ww2md4xq7w 2 месяца назад
Asc Sheikh magacyga wa raxmo waxan ku riyoday anigo aroos ah madaxana iqawan yahay oynayoo walalaheey dhahayaa maxa madaxa iga Qawiiseen? plz sheikha igarsiiyaa su"ahaa
@user-qq9zf4to3j
@user-qq9zf4to3j 7 месяцев назад
asc shekh manshalah
@Haliimo-pr6oi
@Haliimo-pr6oi 2 месяца назад
Asc shiiqa waxan waydina waxan ku riyoday ayadoo uu owr I ceyrsanayo mana oo waan ka cararay lkn wuxuu qabtay gabaryar oo aan eedo uahay oo walalkey dhalay gabadhana mahadasho waana shanjir bal ii so fasir shukran shiiq
@Ifrahina
@Ifrahina 24 дня назад
Asc. Shekh. Wan kusalamey. Adiga. Iyo wallkey. Marmarka qaar waxaanku. Iryooda. Aniga oo. Akharinaayo. Qur aan. Hada. Aragtin. In aad. iijibaabeysiin. Ayaan. Filaaya. Jazaakulaah. Qeer
@azmamaxamed2406
@azmamaxamed2406 6 месяцев назад
Asc wllo waan salaamayaa sheekha iyo dhamaan hawlwadeenada mm tv waxan ku riyooday anigoo ilkahaygu ay idhiigayaan oo ay isoo dhaadheeraadeen oo waliba labada fool ay ilig kale iģa soo baxay و بلاهي توفيق
@azmamaxamed2406
@azmamaxamed2406 6 месяцев назад
Sorry wll warbixintii waan ilaaway waxaan ahay gabdh yacni aan laqabin waxaan jooga hargaysa magacayguna waa azma mahamed
@user-ip4gf8my2t
@user-ip4gf8my2t 2 месяца назад
Asc sheeq waxan ahay gabar morwo ah magacegane waa Asmo waxan heesta 6 caruur alx sheekh waxan ku riyoday anigo qof ibursanayo qofki marku iqabto oo aniga dhigax wijiga ugu dhufanayo sheeq iisoo fisir alah ku barakeyo
@user-yo6ns8pv4l
@user-yo6ns8pv4l 6 месяцев назад
Asc walalo magacaygu waa xafsa waxaan ahay xaas hooyo shan caruura dhasha uurleh ilmihii lixad waxaan ku riyoday wiilkamida caruurtayda oo sida caadigaaba leh xanuunka naqaska dadiisuna waa ilaa sagaal jir isagoo u dhintay xanuunkii naqaska ee walba uulahaa intaan riyada ku jiray hadana waxaan arkay isayiiyoo nool oo ku ciyaaraya guri habaryartay ledahy oy dagantahay sheekh ii fasir riyadaa insha allah mahadsanidiin mmtv
@kaltunaden5100
@kaltunaden5100 Месяц назад
Asc wll wn idin salamay mm tv iyo shkh ba waxan kuriyoda ayayday oo dhimatay oo iso korsatay iyadoo nool oo xanusanaysa oo dayacan oo aan is leyahay wax uqabo mar waxan ku riyoday iyadoo haysata liinta cagaran waxay iwaydiisay liin cas plz wll iso jawaab way idhibtay riyadasi
@saxaarlaIsmail
@saxaarlaIsmail 4 месяца назад
Asc yasheekh
@FaysalAbdirahman-mv4eb
@FaysalAbdirahman-mv4eb 4 месяца назад
Asc wall waxan jeclaa inan ka qayb noqdo dadka su Allaha shiikha waydinaya marks xage lagaga so xidhidhayaa
@user-dw2ze7xm7k
@user-dw2ze7xm7k 5 месяцев назад
Asc walal waxa marar badan igu so noqnoqda riyo aniga waxan ahay xaas 5 carur ah wan dhaley waxanse ku riyoda ano nin kale an gursanayo ona ku farax san wa marar badan ?fadlan iso jawab sheikhow❤
@nimcoxasan9639
@nimcoxasan9639 5 месяцев назад
Asc shekh waxan ahy gabadh single waxan kuriyoday aniga oo diryaarad raacaya oo kursi qurux badan la ii dhigay oo quran akhriyaua oo cod macan ku akh riyaya marka shekh fasirkeedu wa maxay
@hassani5y276
@hassani5y276 7 месяцев назад
wll xaggee Suaalaha lagu soo qoraa?
@cashaxaji1141
@cashaxaji1141 6 месяцев назад
Asc Sheikh wxn ku riyooda anoo adhi la jooga meelo cidlo oo dooxyo ah dooxyona ka bixi kariwayaye baqayana
@kalidnasri2718
@kalidnasri2718 4 месяца назад
Asc Sheekh waan ku salaamay mageyga Khalid waxaana ku riyoodey anoo haya ilma yaroo dhicisa hadana nool farteyda leeg hadan markiiba ahaan waayey oon don doonaya reer ma lihi sheekh
@user-gv9gg2uj1h
@user-gv9gg2uj1h 7 месяцев назад
@user-mc1hq6cn4k
@user-mc1hq6cn4k 5 месяцев назад
Asc sheeqoowNawiga muxamed scw ayaakuriyoonjiray balse hada kumariyoodo
@qnnajax
@qnnajax 4 месяца назад
Asc shiikh waxan waydiinya shiikha waan xanuusatyi waxan yeeshayi xanuun cilaaaj kadib markan ka ladandayi Ayaan Mar walba niyad iska dhaha Wad dhimanysa maxayi noqon karta
@faadumaabdulle5876
@faadumaabdulle5876 4 месяца назад
Asc sheeqa waxan ka codsanay inu u riyada calamadeyo ama tarikh Maße magaceda ciwaan nogu sameyo wayo dhaman ma awodno in an dhaman aqrino
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 3 месяца назад
Asc, Sheikh. Waxaan jeclaa inaan ku weydiyo riyo iga hadhiweydey muddo 20 sano ah. Xaggeen ku soo diraa?
@ahmedmohamudroble7133
@ahmedmohamudroble7133 5 месяцев назад
Shikhunaa anigu caawa ayaan riyooday waxaan ku riyooday meel aan joogo dadka aan la joogo iyo dad Kaloo is cunaya oo aan ku wa aan aqaano la hadlayo oo an leeyahay war waxaan Iska daaya waxay na I dhahayan wan Iska deyneyna wayna is cunayaan dhiigana way cabayaan Shiikhunaa telkaaga ma aqaano lkn intaas bal ii fasir in sha Allah
@NinaAden-hg6ir
@NinaAden-hg6ir 5 месяцев назад
Asc sheikh sacid . Wxn joga jabuti wxn ku riyoda anigo libax dilaya
@MaxamedYare-wg7lt
@MaxamedYare-wg7lt 2 месяца назад
Asc shiiqa waxa kuray weiladika oodhita degladhxmar angu. Ku dhejira oo heshsanya oo kaxumad shiiqa
@user-rm9jv7gy7q
@user-rm9jv7gy7q 3 месяца назад
Asc wllo waxad iwaydisa walalkay oo dhintay ayaa riyo igu inada isago lamodayan in idhi tay
@mohammedhazzanmoha8572
@mohammedhazzanmoha8572 4 месяца назад
Asc mm tv wan idin salamay Shekha waxat iweydisa Allah barakeyo waxan ahay single mida 1 aad waxan ka riyody anigo nimcada Allah ila 3 qof uga wacdinayo iyo riyada kale waxa jira gawar an guur ku balimny riyada an arkayo waxay tahy aniga iyo wallasheyda isla fadhino is haysano aniga nah ka faraxsanhy oo waxy ka rabtidi malahn ee gurso leey dhahayo Subxanallah waa walasheyda please shekha garsii
@user-rz7bi1iv5m
@user-rz7bi1iv5m 7 месяцев назад
Asa wanidinsalamay shekha iyo mm tifi waxan kuriyoday aniga oo uu cabdi salan herir.sijayad iyo.shalmad.uuidhibayo udhahayo iga ibso sishayad aaduqurux badan ayayahayd cagar.midabkedana.aha ifasira
@user-lk7ro6nu1z
@user-lk7ro6nu1z 4 месяца назад
Acs shekh piliis iso jawaba aad ayan ucabsady shekh waxan ahy gabadh xas ah waxn ku riyoday nin kayiga oo dhinty kadibna uu soo labty isago roxana dadka dhana arkan anuna murugo iyo oyiin ayaan ku jira anoo arko hadanaa waxan ka cod sanaya inu igur sado isagoo roxana😢😢😢😢
@Amouchy
@Amouchy 4 месяца назад
Ninkaga cimri dheero hela abyo sidas wye ilthy
@asmakaaba2175
@asmakaaba2175 2 месяца назад
Asc waan idiin Salamaya luuqman iyo Shiikhaba iyo shaqala MM Tv shiikha magacayga waa umu cadnaan waxan waydinaya hadi laay waydiyo Inaantauda oo an Dhalay oo ku riyotay yado qof diishay oo Jelka gashay habaynkii oo Dhana oo yeeysay iyado cood Dheer ku Oyaaysay oo naso Tosisay Ohintedu wana inan yar manay Guursan waa 17 jir Burco ayaay jogta hadad ii aragtan plz iyo Jawaba aniga oo Gabdha Hooyadeda waxan ku Riyoday Hooyaday oo idhashay oo Gabdh indunusiya u Dhalatay dishay oo mindi Gelisag Hayso Fasiro waan idin salamay asc
@mohamudqaaid4565
@mohamudqaaid4565 7 месяцев назад
Asc magacyga nuura axmad dadayda 26 Xaas ayan ahay waxan ku riyoody iyado cirka iyo dhulka qiyaamihi ayan uqaaty qiiq ka kacayo wakhtigana baadiye ayaan tagay
@muhibafarah2513
@muhibafarah2513 3 месяца назад
Asc sheikh I dreamt that a black dog is purging in front of my house an I m in the house subxanalah what is it about sheick
@yuusafabuukar8379
@yuusafabuukar8379 2 месяца назад
Asc sheekh waxaa kuri yoday anigo lidilaay ooligo dilaay qoori
@user-qi6kf5sk6t
@user-qi6kf5sk6t 5 месяцев назад
Asc sheikh waxan kuriyodaa anigo melan aan kagali la,hay lo,a weyn Anna waan cararayaa markasta
@FatAhmed-fg3jw
@FatAhmed-fg3jw 3 месяца назад
Macay gu waa fadumo waxan ku riyoodaa nag dal qalato ah oo ieryanaysa imana qabato habeenkii iigu dabaysay aniga iyo inanan an dhalay ayayina eryanaysay waxay igu tidhahad garabkan kaacunaya imana qabato
@FarhanAbdillahi-ol2cl
@FarhanAbdillahi-ol2cl 2 месяца назад
Sheka waxan joga Djibouti waxan ahaya askari bada ka shaqayo waxan Ku hawawiya anigo gogoshayada madhayo ifasila
@hibonuuraaxmed1950
@hibonuuraaxmed1950 2 месяца назад
Asc azxbey iso sheega numberka lagu diro riyooyinka blease iso sheega
@user-tf4ju7em9i
@user-tf4ju7em9i 4 месяца назад
Waxan kuriyoiday shikh aniga joga Guryo badan oo wada dhalo ah oo qolkiba sideed albab leyahay e ifasir
@muhibafarah2513
@muhibafarah2513 3 месяца назад
Asc sheick i dream that I m traveling in a bus with a lot of people with my young brother an he is standing the first line of the bus but I am sitting in the middle of the bus but when the bus drive of I become za faceted I can’t breathe out but I come out fr the bus an the then the bus left with my brother an I remain in the ground an I feel better.
@MaxamedYare-wg7lt
@MaxamedYare-wg7lt 2 месяца назад
Shiiqa waxa ku riyad hooyad oodhita angu dahba uxiraya iyo iyo dhasha ilama gabr shiiqa ta ma ifasar
@SimraanQurux-mq5mz
@SimraanQurux-mq5mz 2 месяца назад
manoshahay hoyada mise
@ismahaanomar-kg1lg
@ismahaanomar-kg1lg 4 месяца назад
Asc sheq waxan ku riyodi anigo Malaga nafta iga qadi
@user-rm8zs1rc9u
@user-rm8zs1rc9u 5 месяцев назад
Wllo iwaydii waxaanku riyoday anigo olaybixinayo, mesha waxa joogtay hooyo odhimatay xata ninkana waan gartay kadib waanyabana waxaan laha walayqaba sideninkale laygu daraya waa laygu qoslayey kadib xajiga iqaba yimi markasan kacay wllo iwaydi fasirka
@shukriclaahi95
@shukriclaahi95 3 месяца назад
Asc sheekh markan seexdo dhulkaa ilago ha
@saciidaali7398
@saciidaali7398 5 месяцев назад
Asc
@aliibrahim4772
@aliibrahim4772 7 месяцев назад
Shiekh asc waxaad ee weydesaa anigo xaar cunaayo Ayn kureeyodhi e fisir shiekhow
@maxamedfaraweeyne2899
@maxamedfaraweeyne2899 6 месяцев назад
ASC mmtv adiga iyo shiikhaqaba wan idinsalaamay magacaygu waa maxamed cismaan sh. waxaan ku riyooday aniga oo gogoshayda jiifa ayaan isku kaadiyay hada waa kaadi tosa oo dharka qooysay shiikhow ii fasir
@zakariemohamed9954
@zakariemohamed9954 6 месяцев назад
Sheekh magcygu waa sakariye waxan ahay nin dhalin yaro ah oo dada 20jirka ah yarntna diinta aad u barty inksto imka dhalin yar nimo I qaday riyda aan arko oo wlipa 3jeer aan arky ayaa ah angoo tuknya oo markn salda u istaago wadnuhu I xanuunyo oo wlipa aan istaga ka dhacyo dadka kle ee igu agtknyna iska sii wadnyan salda lkn angu aan ku dhex suuxyo masjiga sheekh ii fasir
@Faysa-um6lr
@Faysa-um6lr 5 месяцев назад
Waxaan ku riyooday aniga iyo hooyaday oo cunayna beerka cunug aan dhalay sheekh iga soo jwb insh allah
@user-tk7ew8rt1b
@user-tk7ew8rt1b 2 месяца назад
Sheikha intee ka helaa runti aadban urabay
@simba3935
@simba3935 2 месяца назад
ASC laboo jer oo haben kuriyoday, gabar mindi gcanta kuwado ayu idili rabo.
@bisharoxuseen834
@bisharoxuseen834 4 месяца назад
Sxb kaso waran riyada biyaha lagugu sayrayo
@saxaarlaIsmail
@saxaarlaIsmail 4 месяца назад
Yomul qiyamihi odhacay ayan kuriyoday waxa kalon kuriyoda marwalbaba anigo xabalo dhax joga
@ismahaanismahaancusmaan7019
@ismahaanismahaancusmaan7019 5 месяцев назад
Shiiq waxn ku riyoad rasulka sacw
@khadiradagan
@khadiradagan 3 месяца назад
Mchallh nsibad ledy
@ismahaanismahaancusmaan7019
@ismahaanismahaancusmaan7019 3 месяца назад
Ilehyb halsano ka barey intan dhiman inuu riyo ig tus wahi wan arkey wan ile hadley
@abdifidhin6729
@abdifidhin6729 3 месяца назад
You’re right 😂but 😂it’s
@user-wf1di3sp8x
@user-wf1di3sp8x 5 месяцев назад
Sheikh mxaa wyye caloosha oo iween oo wax ka dhaq dhaqaaqyo ku riydooday mxaa wyte
@habebkeke584
@habebkeke584 4 месяца назад
Hhhhhhh cuntda bdn joji nio ddka xfda cuntdi waka dhmysy malha
@user-rz7bi1iv5m
@user-rz7bi1iv5m 7 месяцев назад
Xasbana ahay
@baxsan698
@baxsan698 6 месяцев назад
Bismisahi Sheikh waxan kuriyoday wiil an dhalay oo iga lumaya ama iga cararay Wxn Kalo kuriyoday aniga walashey iyo hoyaday oo isla socona ayaa libax na soo weraray libaxi walashay u cunay hoyan u dhawacey sheikh iso fasir please mahadsanid
@Salmo_sheeko
@Salmo_sheeko 3 месяца назад
Sheeq..riyafa..maska..cagaaran.waa..maxay
@user-hb7hc9wi3i
@user-hb7hc9wi3i 5 месяцев назад
Gandhi. Baa. Ijiidhay
@user-mc1hq6cn4k
@user-mc1hq6cn4k 5 месяцев назад
Sheeq gawar aanjeclahay ayaa arkaa haweenwalba iifisir riyadaas
@user-mc1hq6cn4k
@user-mc1hq6cn4k 5 месяцев назад
Asc
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 4 месяца назад
Inshaa allah dhawaan ayad is guursaneysan wil iyo caano ayan ku leyaahay niiyadda kheyr u sheeq asc
@ismahaanomar-kg1lg
@ismahaanomar-kg1lg 4 месяца назад
@user-hb7hc9wi3i
@user-hb7hc9wi3i 5 месяцев назад
Gandhi. Baa. Ijiidhay
@Maxabo3Qorane-cl6uj
@Maxabo3Qorane-cl6uj 5 месяцев назад
Asc
Далее
Anigoo Indho la’ Ayaan ku riyooday ii Fasir Sheekh?
18:34
Наше обычное утро 💕
00:42
Просмотров 741 тыс.
Fasirka riyada iyo Sh. Dr. Saciid Maxamed Faarax
26:25