Тёмный

Toos: Beesha Cayr oo dhax gashay dagaalka Mareexaan & Dir kuna baaqday xabad joojin.. 

Daauus Media
Подписаться 218 тыс.
Просмотров 2,6 тыс.
50% 1

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 16   
@Cabaadi1986
@Cabaadi1986 3 дня назад
Waad mahadsan tihiin culimo
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 3 дня назад
Guul nabad ha laga dhigo hadii islaam la yahay
@XasanAdan-x1w
@XasanAdan-x1w 13 часов назад
gob iyo gobonimo beesha cayr waa hadal sax ah waa in aad kala dhexgashaan walaalaha dhhigodu qubanayo madama dad walalo ah oo wada dega aad tihiin insha allh ilahay ha idina garab galo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir 3 дня назад
Allaha idin barakeeyo culimada isxilqamay yaa rabi nabad
@Nafteeda
@Nafteeda 3 дня назад
Mooriyaantan ayaanle ceyr dagaalka ku jiraa miyaa culumo uu taqaan kuwa isbaarada balanbal hortoda taal. Kuwaan mahadsalad ayay cod uu doonayaan
@maryanalifandhe8423
@maryanalifandhe8423 3 дня назад
Cayr inuusan dhexdhexaad noqonkaren ilahay iyo umadiisu waa ogyihiin, somaali caqliga Rabbi ha usoo celiyo, beenta iyo xaaraanta hatiska daayaan.
@ciyeyare6033
@ciyeyare6033 2 дня назад
Allah Caza Wajal ha kala qaboojiyo shaydaankana Allow ka dhexsaar , Jazakumullahu khair odayaasha beesha cayr shaqo wanaagsan baad wadaan Allah ha idinku guleeyo
@samirr546
@samirr546 3 дня назад
Haani Gun bay ka tolantaa!! Yaa u taliya horta dhalinta dagaalka bilowda!!! Ma jiraa cid lala soo xiriiro oo la waydiiyo sida la yeelayo marka hal qof ku xad gudbo qof cida kale ah!!! Markasta ma marka dad badani dhintaan oo laysnaco cuqdaduna sii badato ayey yimaadaan cuqaal ku sheegu inta aan dhibku bilaaban intay jiraan!!!!
@AbdirizakJama-o5j
@AbdirizakJama-o5j 3 дня назад
Allaha qaboojiyo, ajar iyo xasanaad allaha idinka siiyo. Wll waa intaas kii khaldan in la qabto. Waxaan iidinka saxayaa laba arin. Qabiladooda hasheegina ee magalooyinkooda sheega. Sure oo dhan iyo mareexaan oo dhan in aysan dagalamayn baa macquul ah. Mowqifkiina in aad cadaysaan waa sax, dad kale arinkaan nabadayntooda ha loo igmado.
@Abdinur-s2n
@Abdinur-s2n 3 дня назад
Cayr meel na ma dagaalka buu kaga jiraa meel na nabad waa yaab timaha dhan iskugu dubta
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 День назад
Waa arin aad u wanaagsan in walaalo la heshiisiiyo ilaah ayaa raali ka ah
@ShugriBashiir-xx2lo
@ShugriBashiir-xx2lo 11 часов назад
Maashaa alaah jasaakalaahu qeer
@MohamedGas-r1s
@MohamedGas-r1s 3 дня назад
SURE IYO MAREEXAAN BAABA KHALAD AH REER DALAL SURE DHAHA
@lulshire7831
@lulshire7831 3 дня назад
Wamarki u ugu horasa hawiya nabad don ah manshalah
@ayaanleabdule4715
@ayaanleabdule4715 3 дня назад
Asc Asxaabeey Ceyr wax garad ma leeyahay mise haduu yeeshay Shalay waa kuwii Dil iyo Boobka ku Sun tagnaa mise Xoolo kii aay Somali ka Biliqeeys teen ayeey rabaan Nabad aay ku cunaan ma fahmin Ceyr dhiig Umada Somaliyeed u Naxayo Dantu Xageey jirtaa Mise Diinta ayaa hada u soo Dagtay taladiin ba day Shalay
@Nafteeda
@Nafteeda 3 дня назад
Balanbal airport isbaaro dhiigteen 😂 dagaalka Ayaanle ceyr baa ku jiraa
Далее
Dagaalka Qabiil ee Galgaduud oo waji cusub yeeshay!!
14:35