Тёмный

Toos Dood Iyo Falanqayn Adag Go'aanka Dowladdu Kudhawaaqday ee Doorasho Qof Iyo Cod Iyo Qaylada Muca 

Anfac Media
Подписаться 260 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

23 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 14   
@HaredDuale
@HaredDuale 2 месяца назад
DANI LAGA YEELI MAAYO Anigana igu doorta nin iyo cod Federaalkana isbaaraan idiinka dhigayaa inaad doorasho la yeelataan Dadka puntland maaha ari nin meel ugu xeraysan Soomaaliya kuligeed doorasho nin iyo cod guul guul iyo hor usocod No no dan shakhsi iyo tayda iigu shuba
@sahromahamud
@sahromahamud 2 месяца назад
Musuuliyiina Wadankoow Ummadda Ooyeysa Ood Barakiciseyn Illaaheey Ka Baqa u Naxa Oo Habarakicinina 🇸🇴🙏😭
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 2 месяца назад
Wuxuu Arkey Inmugdisho Aynalaheyn Damiis& Waxfahan!!!
@abdullahiyarowmohammed2264
@abdullahiyarowmohammed2264 2 месяца назад
A.s.c. waxaa.lawareestaa dadkuwaalatis lx alqayaala iyo wxlamid ahi qiimo mayeelinaayo iyo wxlamidahi
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 2 месяца назад
Waxaas wax ka jira ma jiran & wax socnayah. Al qabyala waa reer badiyaha uguh weeyn 91kii dhiv ka horeyay ma jirto.
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 2 месяца назад
Soowtaadlaheyden Shansanokahor Qof& Codwaalaqabankaraa Seed uledahay Hadalamaqabankaro???
@HaredDuale
@HaredDuale 2 месяца назад
ILAAHOW NAGA QABO ILAAHOW NAGA QABO KUWA SHACABKA GAAJADU DHAMAYSAY SANAD WALBA LA DABA TAAGAN KHAYAANO IYO MURAN ILAAHOW WAAD ARAGTAA INEY WADA DHERGEEN IYAGA IYO CARUURTOODUBA ANAGA CARUURTAYADIINA XERYO QAXOOTI GAAJO UGU DHINTEEN ILAAHOW NOOGA QABO QABASHADAADII SHADIIDKA AHAYD KU QABO INAKA ANTA CALIYUL CASIISUL QAHAARUL KABIIR YAA RABANAA ILAAHOW MID KAMIDA HAKA TEGIN OO ILAAHOW NOOGU BEDEL KUWO LAMID AH ABUUBAKAR AL SADIIQ IYO CUMAR BINU C/ CASIIS DHAMAANTOOD ILAAHOW XASUUQ DEGDEG AH KU QABO MANAXARIISTAYAASHA DHIDARKA KA CAQLIGA XUN OO NAGU DUL CIYAARAAYA
@HaredDuale
@HaredDuale 2 месяца назад
TALO MUHIIM AH cidii ka hortimaada doorasho codka shacabka ah Ogaada waa cid ushaqaynaysa cadawga soomaaliyeed Waxa ayna rabaan in lagu doorto lacago ay bixinayaan dawlado ah cadawga 1aad ee soomaaliya sida imaaraad jabuuti kenya iwm Waana in shacabka soomaaliyeed Meel uga soo wada jeestaan
@abdijaliilabdi7847
@abdijaliilabdi7847 2 месяца назад
kansarka simaliya kujira waa budlaan
@HaredDuale
@HaredDuale 2 месяца назад
CODKA UMADA SOOMAALIYEED waxaanu taageersanahay qof iyo cod Hal Madaxweyne oo xun ayaa ka shar yar 10 madaxweyne oo Hal dal isku haysta Waa in la mideeyaa maamulka ciidanka talada iyo xooga soomaaliyeed Tafaraaruq dooni meyno
@abdirashidbareali6780
@abdirashidbareali6780 2 месяца назад
Yaa Qancin Kara Puntland been maxaa la'isugu sheegaa nin garanaya ma leh Puntland waxay dooneyso ilaa inta la'ogyahay markasta caqabad bay ku aheyd horey u socoshada umadda Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴
@AbdihersiWarsame-kq2wi
@AbdihersiWarsame-kq2wi 2 месяца назад
BBC waxladhagatsto mahan
@HaredDuale
@HaredDuale 2 месяца назад
WASIIR QABYAALA YAAN WAXBA LA WEYDIIN Shalay farmaajo ayuu lugaha ku dheganaa oo xsn ka daacad Sanaa Hadana wuxuu leeyahay yaan lugaha laysku dhegin Luga isku dhegidana waa guruubkii suneeyey oo dhaqanxumadaas bilaabay Maantana tuubaa malab ugu jirta oo in lugaha laysku dhego wey la kharaaraatey hhhh Adkayso adeer qolaba marbaa lagu dhegaayaa ilaa qiyaamuhu inaku dhaco inagoo dayacaas aad umada ubilowdeen ku jirna Aakhirana kuwa loo haysto kiiskaas foosha xun adigaa no1 ka ah
@abdimali5445
@abdimali5445 2 месяца назад
Beenl8w alqabyala
Далее
iPhone Flip станет ХИТОМ!
00:40
Просмотров 132 тыс.
Team Spiderman True Or False Mask,nono #Shorts
00:37
Paint Projects
00:17
Просмотров 4,9 млн
iPhone Flip станет ХИТОМ!
00:40
Просмотров 132 тыс.