Тёмный

TOOS munaasabada soo dhaweynta markabka baaraya shidaaka soomaaliya 

SMS Somali TV
Подписаться 58 тыс.
Просмотров 3,8 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 18   
@iskufilan1223
@iskufilan1223 34 минуты назад
Masha Allah tabarakallahRW and madaxweyne ❤️❤️❤️🙌guul Somalia 🇸🇴 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙌🙌
@iskufilan1223
@iskufilan1223 23 минуты назад
Walahi madaxweyne 😭😭😭😭in the deep ka hadlay i laahay naa dhali nabad waarto barwaaqo waarto guul Somalia 🇸🇴 ❤❤❤❤❤❤❤❤️🙌🙌🙌
@iskufilan1223
@iskufilan1223 44 минуты назад
Wallaheena Turkia guulesta❤️❤️Masha Allah madaxweyne Hassan sheekh mahamuud❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 20 минут назад
Umada somaliyeed guul guul guul
@maxamedabdullahaadan6366
@maxamedabdullahaadan6366 16 минут назад
Masha Allah waa arin lagu Farxo SOOMAALIYEY waxaan jogaa South africa Hadii si fiican ay dowladu umaamusha kheyraadkeena shidaalku ku jiro aysana dhicin qolo gaar ah ama madaxda ay Kala tuurtaan anogo og in aysan intoda badan iimaan Laheyn wax deeqana aysan Jirin marka hadii si wanaagsan loo maamulo waxaan hubaa in dadkeena dibadaha uhayaamay ay laabandoonaa waliba ay ka dhicidoonto go home ayn rabaa
@MohamedAli-rt2lw
@MohamedAli-rt2lw 57 минут назад
Alhamdulilah that I’m Muslim
@iskufilan1223
@iskufilan1223 42 минуты назад
Guul Somalia 🇸🇴 ❤❤❤🙌🙌
@hubantichannel3476
@hubantichannel3476 Час назад
Madaxwayne sharaf badan baa tahay walee hadal aadab badan ayaa ku hadashay
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 54 минуты назад
Hambalyo Hambalyo somalia iyo dawlada Hasan sheekh hogaaminayo Waxii wanaag iyo horu mar ah waa idinku hambalyaynaynaa Cid kastoo wax idiin hagaajinaysana inaa heshiis la gashaan ,Halka aad Kaga mashquulsantahay inaad ka daba qayliso wanaaga iyo horu marka Jumhuuriyada Barakaysan adoo aan waxba ka qaban karin ,Qaxiiqdana iska indho tiraya ,
@MubYus
@MubYus 17 минут назад
Hadiiba wax la helo, hadii meesha shidaal ku jiro % 70 Turki ayaa leh % 30 Soomali maryoolay. % 30 xabad muufo ah ma goyso baahida meesha taala.
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 39 минут назад
In badan oo Daarood dool kuma qanacsana in MD Xasan sheekh heerkasn gaaro laakiin loo joojin maayo waa dad qabyaalad dilootay...
@truecomment3650
@truecomment3650 Час назад
Dowlad aan loo sineen adeegeeda iyo dheefteeda oo sharci aan ku shaqaynin, khayraatkeedana loo sinaan maayo marka dadka wax isku dilaan bada yaan loo dhigin
@Shide77
@Shide77 Час назад
Zero protocol😢
@Gelle-g9d
@Gelle-g9d 21 минуту назад
Wax aan la hubin miyaa sidaas soo dhan loogu dabaal dagayaa
@MubYus
@MubYus 14 минут назад
Shidaaal been ah oo la baarayo 100 sanadood ee ugu danbaysay ayay Soomaliya ka socotay, waa sheeko aan dhamaan.
@Hamse_10
@Hamse_10 30 минут назад
Waar islaamahn meesha ka fadhiisiya
@MubYus
@MubYus 16 минут назад
Waxaan waa sheeko ciyaal iyo borobogaandho.
Далее
Why is it different from what I thought?
00:15
Просмотров 3 млн
Fastest Build⚡ | Doge Gaming
00:27
Просмотров 1,3 млн
SAFARKEENNII BAYDHABO & KOKO BULLE
10:47
Просмотров 5 тыс.
Why is it different from what I thought?
00:15
Просмотров 3 млн