Тёмный

Toos: Xildhibaano Taageersan Xamse & Xasan sheekh oo u jawaabay Mucaaradka Dowladda 

Daauus Media
Подписаться 210 тыс.
Просмотров 1,8 тыс.
50% 1

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Опубликовано:

 

6 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 13   
@abcbc4008
@abcbc4008 Месяц назад
Asc masha Allah mareeye waa Runtiisa waxow sheegay.mucaaradka Qaska wado Allah hanaga Qabto Amiin yaa RBbi.xadbunAllah wanicmalwakiil
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 Месяц назад
Comments kayga waa runtiis xildhibaanka waa in xasaabasa laga la noqdaa kuwa dowlad nimasa dhaawacaayo.
@abdullahiabdijama8165
@abdullahiabdijama8165 Месяц назад
Alla markii xil laguu magacaabo oo aadan damiir iyo waxa wadanka ka jira aad iska indha tireyso xumaa
@mowliidmacaani3141
@mowliidmacaani3141 Месяц назад
Run sheeg hala soo xiro xildhibaansdaas
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe Месяц назад
Nin digir gadi jiray ayuu hasan munaafaq u dhiibay wasaarada gaashaandhiga raashinkii ciidamada inuu gatay miyaad diidan tahay. Wasiir maareeye 30 sano ayuu iska fadhiyaa iska jiqayaa hasan munaafaq hubkii caabudwaaq baa laga dhacay hurdo la'aan baa ku dhacday nacalad haku dhacdo hasan munaafaq....
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 Месяц назад
​@@MohamedAli-nm8oewaxaad arkaso dhami waamucaaradka iyo N iyo N wim marka waala ogyahay oo waalga feejigayahay loojoojin mmaayo
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir Месяц назад
Mareeye wa jago raadis 10 xildhibaan jaa ifeeyay ma shrci buu u haystaa
@FartunK
@FartunK Месяц назад
mareeye waryaa xasan shiikh hambada iyo reereebka inta la Idin soo siiyo microphon haku hunqain
@yusufwarsame9682
@yusufwarsame9682 Месяц назад
Maareeye iyo odawee caadaqaateyaal ayaad tihiin.
@user-nt9ge9cy9i
@user-nt9ge9cy9i Месяц назад
Maareeye afkaagu yuu ku iilin ku soco intii aad dadka indho sarcaadin kartid si aad u xejisato kursigaaga. Daldal beentaada iyo dalkaa hore u socday intii gurguurte iyo tuugta aad ka mid tahay dadka iyo dalkaa qasaysaan.
@somdhabah6059
@somdhabah6059 Месяц назад
Maxay sheegaynaa labadaan tuug, caado qaatayaal oo u shaqeeya munaafac culusoow.
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Месяц назад
mateey fito daayet iyo kan uege odawaa labadiina somaliya dhibta kuwada labadiina dabiila
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc Месяц назад
Waar aamus khawaariishtaba adaa kamadax ah!
Далее
Мама знает где все документы
00:21
Прохожу маску ЭМОЦИИ🙀 #юмор
00:59
Siyaasi Amxaari Oo La Qarxiyey!!!
8:16
Просмотров 934
Мама знает где все документы
00:21