Тёмный

TRUMP IYO KU XIGEENKIISA OO MINNESOTA UGA HANJABAY MUHAAJIRIINTA 

VOA Somali
Подписаться 543 тыс.
Просмотров 148 тыс.
50% 1

Mar walba nagu xirnow
🟠 Si aaad u hesho muuqaallada cusub, fadlan subscribe www.youtube.co...
🟠 Muuqaallo kale oo dheeraad ah ka daawo halkan: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey kala soco: www.voasomali....
🟠 Ka mid noqo saaxiibadeena Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 79   
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Месяц назад
TRUMp illahay xilka oma dhibo o kuma guleyo madaxtinimada dalka America cusuriga xun e caloshisa la ciyara
@mustafamohamed3761
@mustafamohamed3761 Месяц назад
Alow naga badbaadi Mardhaw ayaan soo galay wadanka
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 Месяц назад
@@qaalidqeys135xaasid maxaa u saadalin walaalkaa
@ilwaaddegan4564
@ilwaaddegan4564 Месяц назад
Walaal kay wixii alle kuu qoray cidna kaa celin kari mayso ilaahayna hakaa bad baadiyo shar kooda shaqso wax na meel dhigo intaad awoodo
@ilwaaddegan4564
@ilwaaddegan4564 Месяц назад
@@qaalidqeys135dhibkuu soomaray waad ogtahee maxaad ugu digan adba maadan jeclaateen in lagu soo tar xiilee
@mustafamohamed3761
@mustafamohamed3761 Месяц назад
@@ilwaaddegan4564 thanks sweet
@mustafamohamed3761
@mustafamohamed3761 Месяц назад
@@qaalidqeys135 xaasid maxaad ka dheefee anoo katiinadeysan somalia leeykeeno 20 kun dollar iga soo baxday
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 Месяц назад
Ninwalbo malin bu yimid America lama kala xigo ee wa laso kala horeyay inte bu ku celinaya ma wadan dagal ka socdu u celinaya refugee meel lo celiyo ma garanayo✌️
@Aminasacdia
@Aminasacdia Месяц назад
Trump waxba nooma diiidi karo waxna namasiin karo ilhay bey gacantiisa kujiraan wax kaste midkoo doonaba hasoogalo
@Shihaab464
@Shihaab464 Месяц назад
Horta yaa Dooran doono waaaye Donal trump Mujrim weyn waaaye tan kale Somalia 🇸🇴 Waaa laba mas wax isma dhamaan Republican and Democrat
@IbrahimFarah-gh5cf
@IbrahimFarah-gh5cf Месяц назад
This time iam going to vote for Donald Trump in Minnesota
@mustafamohamed3761
@mustafamohamed3761 Месяц назад
Inuu dhibtuu ahaay wacalka 20 kun iga soo baxday Inuu naceluyuuna rabaa Yaa rabi alow adaa ii maqan
@abdi4316
@abdi4316 Месяц назад
Ilaahay haidinka xijaabo walalkey rabbi baa idin la jira inshaAllah
@bintimohamed7864
@bintimohamed7864 Месяц назад
Allhaikbar 🤔
@aminamohamed5406
@aminamohamed5406 Месяц назад
Ilahaw ka muslimka uroon nooken iyo somalida
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Месяц назад
ILAAHEEYBA IDIMA SOO BIXIYO
@Fowzia69
@Fowzia69 Месяц назад
@@barsaqanbarwaaqo4110 MA SOO BAXAAYAAN HA KA SUGIN
@Fowzia69
@Fowzia69 Месяц назад
@@barsaqanbarwaaqo4110 HABAARKAAGU DADKA KAA BADAN AYAA JOOGA OO DUCADOODU KACDO HA IS DAALIN ADIGA HA KUGU NOQDO ADIGU YAAHUU SUBXAANALAAAH
@user-fk6fl9ho5h
@user-fk6fl9ho5h 17 дней назад
Trum waa nin buka oo aduunka oo dhan ladagaalay
@ayanjama3170
@ayanjama3170 20 дней назад
Dalka iyo danta reer American waa thump
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj Месяц назад
taram wa cunsuri xun ka fogada somali weyn ha ugu shubinaha codkiina
@CiiseDiinCabdulqadirCapt-tx1pf
@CiiseDiinCabdulqadirCapt-tx1pf Месяц назад
Hhh war somalida iida cadaw isku ah kuwa hada so gale arki la yihiin asigeena ugu wada shubayan wa xanun san yihiin dhamantoot
@AliHusseinMohamed-ig3qr
@AliHusseinMohamed-ig3qr Месяц назад
​@@CiiseDiinCabdulqadirCapt-tx1pfwadnka idnka lheen miyaa rabtaan
@HassanHassan-so4lh
@HassanHassan-so4lh 29 дней назад
Hadhaadigu.waykanaxayaan.trumtrump.baa.,soobaxaya.waayo.Waa,write,american.,harris.waa.black.waxna,mahelayso.,trump.guul
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Месяц назад
Next president trump
@xiinxiin8922
@xiinxiin8922 Месяц назад
Sharma boy soo celiya plz😂😂
@haniaden2700
@haniaden2700 Месяц назад
Maxad ka faidi hadii la so celiyo
@MariaMudan
@MariaMudan Месяц назад
Dhulka Allah LA Jaro mareykan balaayo Allah ku salido
@haniaden2700
@haniaden2700 Месяц назад
Ale Kuma guleyo
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Месяц назад
Qaxootiga somalida iyo dambiilayasha ku dhuumanaya USA 🇺🇸 waa tarxiilayaal
@AbdullahiAbukar-uo7jg
@AbdullahiAbukar-uo7jg Месяц назад
Usa oil exloration coastline company are now finalising 3d seismeic survey eich is last survey next year will be drilling and turkey oil company will start another blocks so east african community which is somalia joined will produce oil iganda Tanzania.kenya has oli reserve and somalia has the lergest reserve
@CaliCsameh
@CaliCsameh 23 дня назад
Soomaalidaay ha cabsanina e dhulkiina iskaga soo noqda 😂
@QaasaaliQaasaali
@QaasaaliQaasaali Месяц назад
ZS : Donald Trump ma ogolaan doona in la soo codsaddo visa shaqooyin si dalka U.S.A. loogu soo shaqo tago. Dalalka Europe wali waxa jirra caqabaddo hor taagan ajaaniibta aan aqoomaha jaamacada aan lahayn ee ka yimi shaqo la'anta baahsan ee caalimga ah. 🫰
@lucymax2178
@lucymax2178 Месяц назад
Somaliland >>>> Donald trump will recognise Somaliland
@imaanaadan2298
@imaanaadan2298 Месяц назад
Trump aabihi qaxooti buu ku yimid america
@AliHusseinMohamed-ig3qr
@AliHusseinMohamed-ig3qr Месяц назад
tramp wa cadaan wana is leyhin somali wa dad madow😂
@Fowzia69
@Fowzia69 Месяц назад
@@AliHusseinMohamed-ig3qr CADAAN MAAHA TRUMP WAA YAHUUD AWOOWGIIS WAXAY LAGA DIIDAY IN UU QAXOOTI KU NOQDO GERMANY TRUMP HOOYADIIS WAXAY AHAYD UKRAINE QAXOOTI BAY AHAYD ENGLISH MA AQOONIN WAXAY KA SOO JEEDAAAN YAHUUDA RUISHKA DEGANAYD LA ISKA SOO ERYAY WAANA YAHUUD EE LA SOCO CADAAN WAXBA OOMA GALIN
@AliHusseinMohamed-ig3qr
@AliHusseinMohamed-ig3qr Месяц назад
@@Fowzia69 Yahuuda ayga USA maamula Midab ahaan Marekan u Egyhay Somalia Biadan iskuma Eka Wadnkina hadii nila so celiyo imaansada
@Fowzia69
@Fowzia69 Месяц назад
@@AliHusseinMohamed-ig3qr WADANKEENA WAXAA HAYSTA REER YURUB OO XALANE DEGAN IYO MOORTAAN MAAMUL AQOONIN MARKA YAA U SOO SOCDA ? IN UU HORAY U SOCDO LA DIIDAY YAA IMAANAAYA? Mida kale YAHUUDA MARAYKANKA MA HAYSATO MANA LAHA YAHUUDA DHAQAALO WAY HAYSTAAN LAAKIIN WAXBA MARAYKANKA KAMA AHA HADA CADAANKA MADOWGA IYO KUWA Spanish ku hadlo IYO IMMIGRANTS AYAA HAYSTA WAXAY RABAANA LOO SAMEEYAA YAHUUDA HADA WAABA LAGA NACAY EE ADIGA OO MARAYKAN JOOGIN MIYAA NOOGA SHEEKAYNEE?👀🤣🤣🤣
@abdulahisalad1353
@abdulahisalad1353 Месяц назад
Nacas isaga miyuusan Ahayn Jarmal muhaajiriin myxuu isaga saarayaa wadaka Maraykanka dadkii lahaa waa la og yahay sidii loo galay heerka la gaarsiiyay
@faizaali2889
@faizaali2889 Месяц назад
Minnesota wa in somalida laga safeeyo
@mustafamohamed3761
@mustafamohamed3761 Месяц назад
Xaasid
@Fowzia69
@Fowzia69 Месяц назад
@@faizaali2889 MAXAA LOOGA SICAYN?MEESHA NACAYB IYO QABYAALAD MA TAAALO ABAAYO SOMALIA MIYAA U MALAYSAN?
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 Месяц назад
Minneapolis waa meeshii Soomaaliya laga badbaadiyeey CID xaaqi karta malaha xaasidad aan waligeed guul gaari doonin
@faizaali2889
@faizaali2889 Месяц назад
@@mohammedpalle5934 Kkkk ma adigaa cid kale xaasid ku sheegaya qadaad wayn
@nuradinofficial2179
@nuradinofficial2179 Месяц назад
Adigu ma oroma tahay madan Somali aheyn😂
@zakinice59hakim
@zakinice59hakim Месяц назад
Somali badan aya muqdisho, hargeisa, beydhabo,kismayo,bosaaso, Lascanood,GARIGISA, LAGU SO CELINAA ,marka hada haka so baxaan inta laso tarxilin hatagaan wadamada dariska ,wa iga talo .
@Mohamoud_1_YusuF
@Mohamoud_1_YusuF Месяц назад
Qofka Hadi Uu Citizen USA ah noqdo maka hartaa xaqiiqada ah Inu mar ahaa Soogalooti isago qaxooti ah wadnka yimi ama waalid qaxooti ahaa ay dhaleen?! Qofwalba Ha Jeclaado fursadii uu isba shaley helay in Qofkaloo aadame ah isna helo maanta.
@Fowzia69
@Fowzia69 Месяц назад
TRUMP NAFTIISAA AH
@AliHusseinMohamed-ig3qr
@AliHusseinMohamed-ig3qr Месяц назад
​@@Fowzia69taraam dadka wadnka jooga wa is leyhin somalia American ma ahan 😂
@Fowzia69
@Fowzia69 Месяц назад
@@AliHusseinMohamed-ig3qr SOOMALIDU TRUMP IYAGAA KA AMEERICAN SAN TRUMP WAA YAHUUD XUN OO CADAAN KU GABDA MANA AH NIN WAX KALA OG WAA ODAY IIMAAN LAHAYN SOMALIDA MARAYKANKA AYAA KA WDANISAN KAN
@Mohamoud_1_YusuF
@Mohamoud_1_YusuF Месяц назад
@@Fowzia69 ha wa ogahy wll lkn saan isleeyahy isaga Cadaanka Xagjirka ah Codkooda ayuu kudhacsanaya
@Fowzia69
@Fowzia69 Месяц назад
@@Mohamoud_1_YusuF ODAYAAGAAN XANUUNSAN EE LACAG DOONKA AH WAX DOORANAAYA MA JIRTO ISKA ILOW
@Fowzia69
@Fowzia69 Месяц назад
MINNESOTA MUHAAJIRIINTOODA LAMA TAABTAAN WAAYE LAMA TAABAN KARO TRUMP DOQON CAR WAX HA KA DHAH ST CLOUD TUULO NAGA FOG WAAYE WHO CARES CAR IMOW DHEH CAASIMADA IYO MINNEAPOLIS
@mohamedabdi9233
@mohamedabdi9233 Месяц назад
Is ilaali yay ku tarxiilin
@Fowzia69
@Fowzia69 Месяц назад
@@mohamedabdi9233 Horta ma joogtaa ayaa ka horaysa Anigu waanba ku dhashay USA
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 11 дней назад
Trump halla doorto waayo dagaaladan cid walba saameeyey ayuu soo afjarayaa maadaama ay isku fiicanyihiin ruushka iyo Israel
@user-eq2gf6jq3c
@user-eq2gf6jq3c Месяц назад
Trum wuu saxan yahay dalkiina aada kudheh muhaajirinta maxa yeley nin dalkiisa dhisin wayey muxu kadonayo dalkale oo dadkiisa dhisten
@sahraahmed4810
@sahraahmed4810 Месяц назад
Adiga sow kama mid ihid in shaa allaah trump heli maayo cunsuriga iyo cunsuriyiintiusa tii
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Месяц назад
TURMp DOWn DOWn DOWn insha Allah Cusuri xun o mangab ah Caloshisa la ciyara weye
Далее
Аруси Точики ❤️❤️❤️
00:13
Просмотров 389 тыс.
Friends
00:32
Просмотров 914 тыс.
Full Keynote: Introducing Copilot+ PCs
1:07:52
Просмотров 414 тыс.
How did Turkey change Somalia's fate?
23:42
Просмотров 270 тыс.
Аруси Точики ❤️❤️❤️
00:13
Просмотров 389 тыс.